GURI XARAASH AH KUNA YAALA XOOSH CABIRKIISA YAHAY 20x20 LABA JIDLE AH LEHNA SHARCI DWLDI DHEXE AH

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 83

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 Рік тому +8

    Wa Guryahay Bililiqaysteen Weeye Daarood Balaha

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Рік тому +1

    Waa Guri biliqo ah oo reer guriceel ay dhaceen waa guri agoome ay leeyihiin Dadkii lahaa u celiya tuugayahey

  • @dhacdada
    @dhacdada Рік тому +36

    Ok xisaabi xil maleh. Waxaa ku iibsaday 85 kun. Waxaana ku kiireyay 150 dollar 👍 sanadkii waa 12 bil lagu dhuftay 150. Waa 1800 halkii Sano. 👍 85 kun loo qeybiyay 1800. Waa 47. Oo macnaheedu yahay. 47 Sano ayaa ka helaysa lacagtii ad ku iibisay. Ok 👍 CAQligaas xamar ayuu ka shaqeeya miyaa ??

    • @ahmedtyson1225
      @ahmedtyson1225 Рік тому +3

      Guriga haddi aad dhistid aad vilada udanbeysa ka dhigtid 500 amaa 600 ku heleysaaaa

    • @abdulaahiaxmed7152
      @abdulaahiaxmed7152 Рік тому +2

      Maka 85,000 aan ka bixiyo 8500, aan ku dhiso oo 500, lagu ijaaro waa isla meeshii 30, sano qaraskiisa masoo celinaayo

    • @aadamabdi6148
      @aadamabdi6148 Рік тому

      Waa wiyaali. 85shan. Aad. Guriga. Ku. Iibsatey waa. Dhimanee. Mahee. Dib danbe. Kuguma. Soo. Noqoneyso.

    • @axmedfaarax766
      @axmedfaarax766 Рік тому

      ​@@aadamabdi6148😂😂😂
      260k ayaa lagu iibiyey mid qaraabada leh bil kama soo wareegan

    • @abdiqanimohamoud2158
      @abdiqanimohamoud2158 Рік тому

      Ma guryihii Faqashtu ka carartaybaa

  • @muktaribrahim7397
    @muktaribrahim7397 Рік тому +4

    Xamar iyo hargeysa guryaha kirada waa khasaare sababta Dhulka aad qaali ah Lakiin meesha Suuqyada meheradaha kirada laga dhargay

  • @abdisheikh8042
    @abdisheikh8042 Рік тому +5

    Asc Adeer Madiina ma aha ee waa Dharkeynley guuleyso

  • @intisarahmedabdi6429
    @intisarahmedabdi6429 Рік тому +2

    Waa boss fiican

  • @lulali8651
    @lulali8651 Рік тому

    Xamar guri ku yaalaa waa xaaraan, ciidii gadataana xaaraan beey bateen.

  • @SaynabSaynab-q4q
    @SaynabSaynab-q4q Рік тому +5

    Guurigaan waxaa LAGA yabagaa in daadki lahaa ladiiliy😮

  • @ima6291
    @ima6291 Рік тому +2

    Masha alah waa raqiis mhdsanid

  • @mohamedhuseen8235
    @mohamedhuseen8235 Рік тому +7

    85kun ijaarkana 150 dolar waa sheeko khiyaali ah

  • @MaxamedcadiSalax
    @MaxamedcadiSalax 5 місяців тому

    Walaley Ana rabo oo ijar ku Rafaday iso dir sawirka oo dhames tiran oo an wada shaqeyno abayo ok

  • @drf.m7782
    @drf.m7782 Рік тому +4

    Xoosh oo 85 kun !!! Qali way

  • @zayaamad3080
    @zayaamad3080 Рік тому +2

    85000 maraykan ayaan guri kaga oobsan lahaa 1000 dollarna waan ku kirayn lahaa

  • @cirodaadir2687
    @cirodaadir2687 14 днів тому

    Abaayo ma la qaate guriga walaashee

  • @marwosaid7990
    @marwosaid7990 Рік тому +1

    Maandheey waa gurigii daroodka laga dhacey miyaa xoosh areas nalaha dadweyne waa naqaan ee u celiya dadkii lahaa ee darood beeca ka daaya oo naadiya intaas waa iga waano

  • @rocky4066
    @rocky4066 Рік тому +2

    Wallaahi waaraqiis

  • @BAYUTADOW
    @BAYUTADOW Рік тому +3

    Guri fican waaye lkn meel abgaal degan yahay guri lagama gadan karo. Meelaha somalida kale haaa.

    • @Hawa328
      @Hawa328 11 місяців тому

      dir Aya kubadan gadsan

  • @fadmazahracabdinuur1643
    @fadmazahracabdinuur1643 Рік тому +3

    Xamar wadooyinkuu ka dhintey filooyinaa quruxbad hotoodana bacaad iyo qashin geed yuhuud arintaan halaga ilbaxo

  • @alisaalimsaalimali7125
    @alisaalimsaalimali7125 Рік тому +3

    War islaantaan war badanaaa acuudi bilaahi

  • @lalimohmmed5525
    @lalimohmmed5525 Рік тому

    Amin

  • @AMANAMOVERS
    @AMANAMOVERS Рік тому

    Abow abow Qaali waaye

  • @abdiyare-ww4dt
    @abdiyare-ww4dt Рік тому +5

    Xayesinta iska daa adigaaba guryaha qalinaaya

  • @hawosheik3670
    @hawosheik3670 Рік тому +2

    Maashaa Allaah

  • @q.a7698
    @q.a7698 Рік тому +3

    85.000.000 somaliya waliba xooosh wallaal wadankaan imaaradka uu lawareegayo intaas umaba qalmo

  • @JehaanAbdiraxman
    @JehaanAbdiraxman Рік тому

    Wlhi hadey nabad noqoto waa beelo lkn wadan keeni nabad maaha 😢

  • @AA-ks2tw
    @AA-ks2tw Рік тому +5

    qiimaha wanaagsan ee gurigan waa 60,000 USD. Taas ayaan ku bixin lahaa

  • @fertunali1007
    @fertunali1007 Рік тому +3

    Waa Masha alah qofkii nasib u yeesho aniga ayuuba igu fiicnan lahaa lakin lacagtiisa ayaa igu badan qofkii heysta lacag yar ayee 😂😂 ani lee ilabadan tahay mahane

  • @fowsiaismail7408
    @fowsiaismail7408 Рік тому +2

    walaleey 85 kun kula fududaa raqiis umada ha wareeriinin wax raqiiis mahane

  • @farhiyodheeman1492
    @farhiyodheeman1492 Рік тому

    Walaley warka badan iskadaa dadka weeydhibsaden

  • @Daqare666
    @Daqare666 2 місяці тому

    GURIGAAN IYO XAAFADAANBA WAXAA LA DHIHI JIREY BUULO QARAN GURYAHA NOOCAAN AH DADKII LAHAA WAXAY AHAAYEEN WASIIRADII HORE EE DOWLADII SIYAAD BARE NINKII KU DHAHAA ANAA LEH WAXAA TIRAAHDAA WASIIRKEE LAHAA GURIGAAN
    XAAFADAA WAXAA KU YAALAY SHIMEENO UBAX GURYAHAANA WAA GURYO LA BILILIQEYSTAY QOFKII GATAA IYO KII GADAABA ALLAH HA KA BAQAAN DADKII LAHAA AMA WAA DHINTEEN AMA WAA LAGA XOOGAY GURIGAAN WAAGII FOWLADII SIYAAD BARE KALIYAH WASIIRO AYAA LAHAA OO DAD SHACAB AH LOOMA.OGOLEEN

  • @Farhan-dd7mh
    @Farhan-dd7mh Рік тому +5

    Lkn maxaa dhaxdiisa nootusi weyse sidaan usugaye waba nooso gaba gabese kolbo waad naqancinosa wana noo dadaashe lkn dadaalkaga inu dhamestirmaa ficned siyan dhaxdiisa uga bogano, keep goin!

    • @abdiseed3363
      @abdiseed3363 Рік тому +2

      Dad aya dagan muhim maha se ilatahay

  • @abdallahidris3955
    @abdallahidris3955 Рік тому

    Yaa lahaa armaa daaroid ks qaxay oo lsguu qabssdaa

  • @aminaali5825
    @aminaali5825 Рік тому +3

    Warka dhaqsagoy habadinhadalka

  • @sacdiyomohamedrooble2132
    @sacdiyomohamedrooble2132 Рік тому +1

    Masha Allah

  • @omarbaalwi3544
    @omarbaalwi3544 Рік тому

    Mashaa allaah

  • @aminaali5825
    @aminaali5825 Рік тому +2

    Adiga wad dheresa hadalka hakahadheer

  • @mohamedmohamoudibrahim-lk3nt
    @mohamedmohamoudibrahim-lk3nt Рік тому +1

    Hhhhhhhhh 😅😅😅 Damujadiid iyo mahad salaad ayaaa hataa lacaktaa 85$ haya ee kaa ibiyaaa😅😅😅

  • @SaynabSaynab-q4q
    @SaynabSaynab-q4q Рік тому

    Guuri dowlaad lahaad SAA baad ugadaaysa somaahaan daangood yaab supxanalha iskuxishodah

  • @ahmedjama9604
    @ahmedjama9604 Рік тому

    Dadkii asal gurigaan iska lahaa ha la raadiyo!!! Xaaraan dooni mayno

  • @aminoamino3027
    @aminoamino3027 Рік тому +2

    Hhhh sideetan kun bisinka qaalsanaa dhismo malehee dhulkaa sideetan kin oh wax qaalmay raqiis makahadleysan daalaalaa

  • @abdulrahmanalfaqih1520
    @abdulrahmanalfaqih1520 Рік тому

    Mashallah Guriga waa raqiss wayee LOL

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Рік тому

    Booli Agoome ay leeyihiin iska jira mooryantani kuwa dhacey guryaha

  • @sahraaishachannel9297
    @sahraaishachannel9297 Рік тому +1

    😂😂😂xooshaaa

  • @laylabirjeeb9559
    @laylabirjeeb9559 Рік тому

    yaa iskaleh maantay ma dhaxal baa ku jira

  • @alihusseinali4412
    @alihusseinali4412 Рік тому

    Jagada banaan ee ku xigta ma qubuurbaa dad miyaa ku aasan

  • @ladanq5197
    @ladanq5197 7 місяців тому

    biliqo agoonta xoolahooda daaya Aakhiro xageed tagaysaan yaa Allah 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @citybern1493
    @citybern1493 Рік тому +2

    Maashaalaah ❤️ ❤️ ❤️

  • @mahadmcc
    @mahadmcc Рік тому

    85 miyaa xaraash ah hhhhhhh iyo 150 dolar ijaar yaahuuu

  • @R3dS3a
    @R3dS3a Рік тому

    Labatan ma ogoshihin duur uu kuyalaye hadhihin magalada dhaxdisa kuma yaale

  • @abdimoha9206
    @abdimoha9206 Рік тому +4

    Ciyaal weero miyaa looga cararay xaafada waa sidee qiimahaas

  • @alihusseinali4412
    @alihusseinali4412 Рік тому

    Laakiin waa ku fiicanyahay lacagtaas. Macnaha gurigu waa bilaash lacagta lasiisanaayo waa qof aad ugu baahan ayaa iska xaraashaayo

  • @abdirahmanadam8074
    @abdirahmanadam8074 Рік тому +1

    Laakiin bajaajlaydu ma marayaane

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 8 місяців тому

    Dadkii geele Iyo ariga raaci jidhey ee darood ayaa maqley 4guri darood leeyahey xamar ku yaala markasa dameer kasta ee xiqdi haweye naceb kooda dilodey komatiga soo qorey kaaley imaw ee sheego shurun shuro waxaasa hadlaya bacaac guri kasta darooda leh fackin

  • @saaradahi6675
    @saaradahi6675 Рік тому

    85,000$ old house?

  • @munaahmed1493
    @munaahmed1493 Рік тому

    Guriga dayroom ismaaciil iska leh dadkii lahaa aaway

  • @ahlanwasahlan.211
    @ahlanwasahlan.211 Рік тому

    Armaa lays kaga dava imaaadaa ?

  • @cosobtayeegtayeeg9214
    @cosobtayeegtayeeg9214 Рік тому +1

    Dhankee ayuu xoosh kaga yalla ma dhanka ex ko tarool afgooye mise dhanka dabqiinka plz noo kala cadee

  • @aminaamish242
    @aminaamish242 Рік тому

    Ilahaw muqdisha guri ankagatee safar xitaa ilahaw haigugeynin cabsi cabsi waaye 😂 🙄🙄🏃

    • @jeeymaanbilow2587
      @jeeymaanbilow2587 Рік тому

      😂😂😂 Dad baa waligood xitaa Somali dhaxdeeda safar aan uga bixin oo muqdisho lee kudoqooway mel kalena aan lagu sheegi karin 😅 adna sidaada leedahay

    • @aminaamish242
      @aminaamish242 Рік тому

      @@jeeymaanbilow2587 haa wlhii waa runtaa ilhy haugargaaro musliminta meel kasto coolad kajirto 🤲🏼

  • @hasanbalala4777
    @hasanbalala4777 Рік тому

    Qolalka jini ayaa kujiro noh qolalka ituus kulahaa reer aqiraad aya xoog ku heesto😂😂 arya kacarar🏃‍♀️🏃‍♂️

    • @aminaamish242
      @aminaamish242 Рік тому

      😂😂😂😂😂 jini kujiro miyaa 🤣👏😂

  • @zaaanc7008
    @zaaanc7008 Рік тому +3

    80 yurub looga iibsada guri. xamar oo la isku qasho. xita 50 kun ma istaahisho

    • @ruunabdullahi8745
      @ruunabdullahi8745 Рік тому

      War dhiigley 90k aalaga diiday inee bixiyan cid Muqdisho dadee yurub uga qalisan thy

  • @Lascanod.
    @Lascanod. Рік тому

    Ad buu kali uyahey kuriku, wayo dismaha kuriku iyo kimuxu ismalaxa!

  • @gesood1
    @gesood1 Рік тому +1

    69 kun

  • @lalimohmmed5525
    @lalimohmmed5525 Рік тому

    Masha allah