CABIRKU 20x20 GURYAHA BEECA AH EE KUYAALA XAAFADAHA MADIINA EE BATAMAHA MOGADISHU INTA LA IIBIYO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 29

  • @mataanciiideed4046
    @mataanciiideed4046 2 роки тому +6

    Xamar dadkii hore guryaha ku laha baa laga haystaaa yaa is khasaarin reer xamarow nin kasta magaaladiisa ha dhisto federalka naga dhexeeya

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 2 роки тому +2

    Aniga Mogdisho kudhashay isbibitaalka martiini iskurara baan kuso koray teyatarka agtiisa reer xamar dhaba baan ahay waanakudhalay laakiin Hadaan gato ciyaal weero dhaba an Mooryaan

  • @sadiahassan8136
    @sadiahassan8136 Рік тому

    Mareykan ma adigaa leh

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 Рік тому

    Masha Allah.

  • @shiam1264
    @shiam1264 2 роки тому +1

    16 seconds asoo kujira daawanayaa www anaaba isla yaabay qaabka ugu taxanahay chennel kan

  • @cazamshaah9525
    @cazamshaah9525 2 роки тому +5

    Abaayo 350,000$ waxa guri uka heleysa marekanka sababta an xamar uka kadanayo xamar

    • @somali4154
      @somali4154 2 роки тому +1

      3 ilaa guri 4 qol ayaa ku gadan kartaa UK qiimahaas oo kiro aa galin kartid oo lacag fiican kaasoo galaysa bil walbo. Waxa xamar kasocda waa housing bubble wuuna dilaacmi doonaa oo qasaaro badan dadkasoo gaari doonta.

    • @CryptoSom
      @CryptoSom 2 роки тому

      sidaa ayaan ku fakarayay. two rooms apartment canada waxa ku helayaa 140.000 amni kuu dheer. mugdishu waxa ka jira maaha dagaan gadasho waa ganacsi qamaar ah.

  • @shacwac
    @shacwac 2 роки тому

    Yaan kala xiriiraa Gurigaan haduu wali yaalo

  • @hanaawanaag2326
    @hanaawanaag2326 2 роки тому +1

    Iabitaal madiino kama dhawa meeshaan abyo guriga wadada hormarto waxee keyneesaa waa wada isbaarada hore kan kle waa buulaxubey hormareyso xaafadaha xassan hilaac iyo iskuul sarre wadajir kan kle laamiga suuqa wayn wye kaa ku timidna cadayga iyo wada xaawo taako la dhahaa.
    Xafadaas waa deegaan fcn amni ah anagaa dagan alx dhib kma jirto waa haaf america masha allaah 🥰

    • @yaasirtikle.
      @yaasirtikle. 2 роки тому +1

      Aniga meeshan ku noola waqti badan ba kaso wareegatay hadda wa ii xasuus inaan daawado melahaas an kuso noola

    • @darishore814
      @darishore814 2 роки тому

      Xaafada aan ku dhashay ahaa jiiro maskiin iyo xaawo taako ee u dhaxaysa wadada laamiga xaawo taako aada reer junbur ee daris yihin 15 sano igu danbeysay bacadki aa Banoni ku ciyaari jiray

    • @hanaawanaag2326
      @hanaawanaag2326 2 роки тому

      @@darishore814 haa xaafada anaga ilaa hadda waa daganahy saaid u camirmatay mudo 2bilood ah guri ijaar ah ka la.nahay laga sii baxaayo dad aa joogo laga ijaaraa
      Barxadii bacaadka ahaa aaway hee guryo aaba laga dhisay dad aaba dagan.
      Meeshaan masha allaah wye ushii kor loo tuuraba dhulka imaaan meyso

    • @hanaawanaag2326
      @hanaawanaag2326 2 роки тому +1

      @@yaasirtikle. haa sax wax badan is badalay mar imoow waa yaabi doontaa see isku badashay

    • @darishore814
      @darishore814 2 роки тому

      @@hanaawanaag2326 walhi Masha allah xasuustayda iyo halkii xudunteyda ku duugneed ayaa ku sugan thy Masha allah adigaa Nasiib leh hada inta suuqa ween iyo bankiga kaso adeegataan beer fresh ah subixi ku quraacataan Masha Allah kaalay Iska arag

  • @waleedmohamed3311
    @waleedmohamed3311 2 роки тому +1

    Great job 👏

  • @sadiahassan8136
    @sadiahassan8136 Рік тому

    Dadka afsoomaaliga kuhadlaayo hadana caaynaayo muqdisho aqli hayeeshaan uf qurun ayey ledahy iyadaana ka dhalatay wadanka ay caayneyso war soomaaliyey wax iskula hara wadankina ha caaynina lama huraan weeye wadankeene dibadaha ad isku dhajineysaan ma idinkaaleh mese waxku darsaday waxad katahy madow loyaqaano xaar iyo daanyeer waana leyskakiin ilaaliyaa meeshaad cagta dhigtaan wadankiina cayda ka daayo

  • @امةالله-ج6و4ي
    @امةالله-ج6و4ي 2 роки тому +1

    Jidadkaan bacaadka ah waa in laami la saaro hadeysan jirin dowlad jidadka dhista waa in intii jidkaas saaran ay lacag isku darsadaan oo ay laami saartaan hadii caasimadii bacaad wali ay tahay doolarku muxuu idiin taraa lacagta wadankiina ku quruxsada wadooyinka dhan laami hala saaro oo wali tubooyin qaada biyaha roobka iyo balaacadaha haloo sameeyo marka qofkasta oo gurigiisa hortiisa balaacada marto lacag buu bixin dowladana halkaas faaiido ayaa kasoo galeyso abaayo waxaad soo sawirtaa meelo qurux badan oo baabuurta iyo socodkaba sahal u ah waadna mahadsan tahay

  • @khadijobusiri9517
    @khadijobusiri9517 2 роки тому +2

    Hal dolarna kuma iibsadeen xoolo iney yihiin qiimaha ayaa laga ogaana sabtoo nabad ayaa la iibsadaa waa wadan qumay
    Nabadba lagama yaqaano aan ka eheen kufsi dhac iyo dowlad qabiil iney xoolo yihiin Waxa kuu cad $190 000 bey waxey moodeen 190 shilin meel colaad baa bisay waye maan ku gato meelaha nabudu ka jirto guri caalami ah $20.kun somaaliyoo qurun tay aqas.

  • @halimahussein2000
    @halimahussein2000 2 роки тому

    maansha alaah keep going sister

  • @el_abdallahnoor9127
    @el_abdallahnoor9127 2 роки тому +1

    Dahab marina

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 2 роки тому +1

    Hadaan gato Abaayo ciyaal weero iyo Argagixiso iy Mooryaan makanabad galaya london baan daganahay misna Mogdisho meel aankajeclahay majirto nabada muhiim ah

  • @caliabdi5968
    @caliabdi5968 2 роки тому

    Masha Allah

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 2 роки тому +1

    Wcs wr wp

  • @shacwac
    @shacwac 2 роки тому

    Asc

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 2 роки тому

    Mashallah

  • @callidheere2600
    @callidheere2600 2 роки тому

    Gurigaa aniga ma awooda lkn waxaa awuudo noo soo duub