WALLHI WAA GURI QURUX BADAN AADNA RAQIIS U AH WUXUUNA KUYAALAA XAFADDA MACAANE EE GARASBALEY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 22

  • @MaryanHussein-nu9yd
    @MaryanHussein-nu9yd Рік тому

    Maashaa alaah ilaahey ha ku barakeeyo

  • @kamalali79
    @kamalali79 Рік тому

    Asc abaayo sacdiyo xasan waan ku mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsado ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasnaad ilaah haka siiyo walaasheey Amin Amin Amin howl fiican ayaad u heysaa dadka soomaaliyeed mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan abaayo sacdiyo xasan waan ku salaamay mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsado iyo macluumawdka qiimaha guryaha ku yaala magaaladeena muqdisho ilaah haku dhowro Amin Amin Amin mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan

  • @halimahussein2000
    @halimahussein2000 Рік тому

    maansha alaah beautiful ❤❤

  • @SalmanYare-w4g
    @SalmanYare-w4g Рік тому +1

    Mashaa allaah

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 Рік тому

    Mashaa allaah. Mahadsanid walaal

  • @sahrayusuf5382
    @sahrayusuf5382 Рік тому +1

    MaashaAllAh

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza Рік тому +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @kamalali79
    @kamalali79 Рік тому

    السلام عليكم شكرا اختي على الفيديوهات الجميلة التي تشاركينا بها دائما جزاك الله خيرا وبارك فيك آمين آمين.

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 Рік тому

    Masha allah

  • @allaaamintravel4817
    @allaaamintravel4817 Рік тому

    Masha.allha.abayo.

  • @faatihfaatih3398
    @faatihfaatih3398 Рік тому

    Dhulka somaliya murkusa ma dhamàado in taas ayaan ku nacay

  • @Sundus5946
    @Sundus5946 Рік тому

    Garasbalay

  • @abdallakuusoow2811
    @abdallakuusoow2811 Рік тому

    Qurux Xaardhexyaala ama Amni aan laheyn waxba tarimayso guri xili aad rabto tagikarin tuugo iyo kuwa bani'aadimnimada wax ka aqoonin meel ay joogan Garasbaalay waa aqaana waa meel xun habeen iskadaa maalinkii ayaa lagugu dilaa ama lagugu dhacaa

  • @nuryousuf5147
    @nuryousuf5147 Рік тому +2

    $60kun waxbo mahan somali iyo walideda waatas

    • @mujahidaali1259
      @mujahidaali1259 Рік тому +2

      Ma aragtay 6€ cml la tahay 60k Lee aa lagu dhahaa xamar meesheey u socoto ma aqaan

    • @NuurAxmed-xv4vr
      @NuurAxmed-xv4vr Рік тому

      Hhhhhhhhhh

  • @hassanhusein7210
    @hassanhusein7210 Рік тому

    60 kun maa yar iyaaaa dawlad la'aanta dhibkaas leedahy

  • @Sundus5946
    @Sundus5946 Рік тому

    Madane degmaday katiirsantahay sister

  • @Wow-qk2rb
    @Wow-qk2rb Рік тому

    Xagu kuyalaa dhulkan

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 Рік тому

    Dhab/ dhabbal aa la yiraahaa

  • @lorali445
    @lorali445 Рік тому

    take this video down. the image you used is not the house you advertised. Have some shame

  • @ruqiyoxasan8119
    @ruqiyoxasan8119 Рік тому

    Maasha allah