GURI DABAQ AH AAD U QURXAN IIB AH KUNA YAALA JUUN GAL CABIRKIISA YAHAY 20x20 SHARCI DOWLADI DHEXE

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 18

  • @somalishow2180
    @somalishow2180 Рік тому

    Masha allah abaayo aad ayaad umadsantahay sida aaad noogusoo gudbiso dhulka jaaniska leh keep going. Gurigaan waa janis qofkii heysta lacagtaas

  • @allowikaalmeyofficialchane4488

    Asc. Maansha Allaah waa guri qurxoon,laakiin lacag aan ku gato maheytee Allow irsaaqada noo waa sici oo lacag xalaal ah aan guri xalaal ku gadano oon degno Illaahna ku caabudno ALLAAHU ACLAM. Guriga $150 wuu u qalmaa boos aan dhisney baaba Xamar intuu marayo aragteen. Mahadsanid wlaashey nugu dhiiro geliso sidii maalkeena aan u maal gashan laheyn dhulkeena hooyo mahadsanid mar 2 iyo mar 3aadba.

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 Рік тому

    Masha allah.

  • @shlmhd7386
    @shlmhd7386 Рік тому +2

    Somaliya amni aheyn dowlad laheyn shaqo laheyn xagee 150.000 dollar laga keenayaa wa umad wareertay meele u socdaan iyo .eele ka socdaan kala garaneen qiimaha lacagta waxba ka aqoon

    • @omarahmad5053
      @omarahmad5053 Рік тому +2

      😂😂😂😂 walaal aniga naaktan ayaab igu daaran $200,000 150,000 waxay gu leedahay qiimo jaaban raaqiis waayey taalo nakta ma millionaire miya waba ka yaabay ??

    • @shlmhd7386
      @shlmhd7386 Рік тому +1

      @@omarahmad5053 wll hala yaabin wa dadki dowladi somaliya marke bur burtay kadib dhashay taas o keentay wax walba somaliya maanta kajira ine fowdo noqdaan

    • @hassanmohamed-n2g
      @hassanmohamed-n2g Рік тому +1

      @@shlmhd7386 naagtu waa xoolo caadi ah walahi marka aan arko waan ku qoslaa waayoo dadka la dala dhacayo waxay cunan ayay leedahay 150k waa raqiis

  • @hawosheik3670
    @hawosheik3670 Рік тому

    Maashaa Allaah

  • @luulmohmuod5837
    @luulmohmuod5837 Рік тому

    Guri xurxoon

  • @mohamedhuseen8235
    @mohamedhuseen8235 Рік тому +1

    Suurta gal maaha 150k

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 Рік тому

      meshan dhulkeeda ba intaas ku dhaw waaa raqiis

  • @makohassanyusuf840
    @makohassanyusuf840 Рік тому

    Lacagta aad u badan

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 Рік тому

    Ajmal service guryaha. wadooyinka geedaha aad u qurxoon markaan arko yaraanyeydii sn xasuuusta. Muqdisho 2010 iigu dambeyssy.. MAHADSANID abyo

  • @husseingullet3524
    @husseingullet3524 Рік тому +2

    Dadka maxaa ugudirtaa wadooyinka dhisida Misa aqoonyari dowlada baa kushaqaleh oo lacag ka'aruurisa misa waa kabaqee sida waxaa uha'dashaa inaa dadka xook kuleedahay iyo kibir

    • @ahassan1225
      @ahassan1225 Рік тому +2

      In wax la isku sheego ma xuma walaal adiga hadalkaaga waxaan u arkaa inuu qaldan yahay, dowlada ku filan inay wadoonka wada hagaajiso maanta ha haysanno, laakiin shacabka haddii ay is xilqaamaan oo inta qof walbo gurigiisa ku aadan uu hagaajisto waxaan filaayaa in degmo walbo ay qurux badnaan la hayd.

  • @hassanmohamed-n2g
    @hassanmohamed-n2g Рік тому +1

    meel kawaan ah oo dadka lagu qasho markaan guri ka bixinaayo 150k maan dunada ugu gato oo an cabsi la aan ku noolaado iyo qarax la aan naagtu way walatay malaha bal waxa ay inoo shegayso dhagaysta

    • @Seytun3482
      @Seytun3482 Рік тому +2

      Wadankena cabsidas ma ahe Wu u qalma lcgtas ka badan alaha nabad noga dhika qurbo faida maleh 😢