Kheyr Allaha ku siiyo walaashiis. Hawl weyn oo qiimo badan baad wadaa. Dad badan baad dalkoodii ooy wax kale ka aaminsanaan jireen baad jeclaysiisay. Sidoo kale inaad ruux hal abuur leh oo dadaal badan tahayna waan kaaga mahad celinayaa. Gurigu aad buu uqurux badan yahay lacagtiisuna jaban tahay marka laba boos inuu yahay loo eego iyo iyadoo laba dabaq uu ka dhisan yahay. Waa maasha Allah. Kaliya halka arin oo walwalka ah jira adoo raali ah waa in Huriwaa tahay goob ay shabaabku ku xoog badan yihiin arintaa darteedna qiimaha guryaha halkaa ku yaala ma kacaan oo berito hadaad damacdo inaad iska sii iibiso, qiimahoodu uma kaco sida guryaha kale ee degmooyinka kale qaarkood ku yaala. Allaha ku barakeeyo walaashiis Sacadiya
Walahi wa guri dhulgarir ah. Ya salaam. Allo jeebka wax ku rid
Wow m.a tabaarakallah waa guri aad iyo aad u qurux badan wuxuuna u qalmaa 300,000 oo dollar waayo waa 2 boos oo hadsne laamiga u dhow laba jidlane ah m.a ❤❤
Masha allaah wuu u qalmaa 165, wuxuu u egyahay guri dad madax ah ama qoys dhaqaale u saaxiib ah lahaayeen
Mashaa allah waye aadu u qurux badan yahay wanana raqiis oo wa u qalma waba lagu dhuma gurigan qofki gata ilahay ha u barakeyo
Caadimaahan muuqiisa dadkii dhisay dooq waanagsan ayuu lahaa .Masha Allah
Kheyr Allaha ku siiyo walaashiis. Hawl weyn oo qiimo badan baad wadaa. Dad badan baad dalkoodii ooy wax kale ka aaminsanaan jireen baad jeclaysiisay. Sidoo kale inaad ruux hal abuur leh oo dadaal badan tahayna waan kaaga mahad celinayaa. Gurigu aad buu uqurux badan yahay lacagtiisuna jaban tahay marka laba boos inuu yahay loo eego iyo iyadoo laba dabaq uu ka dhisan yahay. Waa maasha Allah. Kaliya halka arin oo walwalka ah jira adoo raali ah waa in Huriwaa tahay goob ay shabaabku ku xoog badan yihiin arintaa darteedna qiimaha guryaha halkaa ku yaala ma kacaan oo berito hadaad damacdo inaad iska sii iibiso, qiimahoodu uma kaco sida guryaha kale ee degmooyinka kale qaarkood ku yaala. Allaha ku barakeeyo walaashiis Sacadiya
Maasha Allah waa raqiis runtii, waa guriga aan ku hamiyo hadaan lacagtaas heysan lahaa waan iibsan lahaa walhi.
Insha allaah asaga iyo mid ka qurxoon waa helee Insha allaah abayo
ان شاء الله waa gaarey wax weyn ma ahan
@@kalafazii7055 jazaakallaah khayr
@@hajiahajiali4188 inshaa Allah
@@dalmar2499 inshaa Allah, ilaaheey hanoo sahlo wixii khayr ku jiro
MashaAllah! Wuu qalmaa ❤ quruxeey khair Allah ku siiyo
Walee waan aqaan gurigan waana guri aad uqurux badan wuxuu ku yaal xaafadeena.war ku yaaca waa janise yaa kala yaqaan xafada waa baqaar faysal agtiisa 🌹
Allaha unaxariisto ma gurgii axmed nuur Maxamed
Masha alaah waa qurux badanyahay walaahi
Wooow😍 it’s a beautiful house Masha’Allah
Sacdiyooy iska jir guryaha iigad lagu leyahay waxbadan kasoo ogaaw
ماشاء الله تبارك الرحمن اللهم صلي وسلم على النبي
Masha Allaah aad buu riqiis uyahay hadan awodo ima dhafen
Caadi maahan waan ka helay
Waan rabaa walalo waan kula soo xirirayaa
Gurigaan hada ma la gatay mise wali waaye walashay jazakallahu khayr
ماشاءالله تبارك الله. Bariiq waaye
Masha allh qli subscribe iisaar
Kan waan uu bahanaheey baaye xaage kala soo xarira meelihi hore xamarta barisamaadki ayan soo xasuusteey
Maasha Allah waaye laakiin $1.5 bakaaro malagugu geynayo ee iska hubi
Masha Allah waa raqiis.
Mahdsanid Habaryar
Gurigaan weli beec miyh ? Jzkh
Meesha uu ku yaalo, daris fiican maleeyahay ka horeysa?
100 anaa Diyaar la ah
Masha allah
Maashaa Allaah
Run ahantii 165 kun waa raqis foq dhisan maxa sababay hos udhaca qima inta la'eg
SHAQO BALAARAN BAAD NOO HEYSAA
Lacgtas waa uqalmaa
Ma guryihii lataabsaday baa
Masha alah waa raqiis lkn huriwaa lama jeclen hafan ogaa dadqasa aa daganaa ee abayoy dukumintigiisa ma hubtaa
Bal noo faahfahi halagaa fa ideyste ileen dulmi ma fiicne
Ex kantolke waaye ma midka afyooya mise kan balcad
Dabcan waa kan balcad
2 ex controlaa jirta afgooyaa mise balcad
Intu ku yaala! ma ciirka?
😂😂😂😂😂😂😂😂
Boos suuqa xoolaha ku yaalo 165k ma aha ee beenta ka joogi umada
Walaal waa labo boos oo 15×20 ah ee hal boos maahan
Hadal led wadaa waxa muhiimka ah ee kahadal
dalaal dadaalayo dantiisa taqaan aa tahay lkn wixi ruun ah soo raacsii xooga been beenttada waa la dareemooya 😂😂😂😂