Birmade haloo sheego qalabkan inuu Villada dhigto haddii kale habeen kasta Drone derbiga uga dhuumo
Вставка
- Опубліковано 9 лют 2025
- Birmade haloo sheego qalabkan inuu Villada dhigto ciidankana u tababaro haddii kale habeen kasta Drone hakaga dhuunto derbiyada | Waa la yaabay wallee|
Xassan sheekh maxamud haddii lasiiyo lacag wuu dhacaa kuma soo gadanayo qalab saaxiib
MUDASAR MACNO YARE AQIIRO MOOG WAA SHERKO KALE DAL XUREEYE BIRMADE XASAN SHEIKH ADIGA U SHEEG ANAGA WA NALA XIRAA
إن الحكم إلا لله
Ninmanka solmaaliyeed dabanaageed iyo jaad inay cunaan maahane wax kale mahayaan tuug wadankiiba wey Laqeen
😂😂😂😂
Birmadee lacag mahayo ayuuta kugoan
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
😂😂😂😂
Xasan dhiiqo 😢😢😢 wa fulay
Birmade waa geesi
💩'XaarMaajo Marki 🎆🎇'BAARUD Lagu Agtuuray Uu HIQ Dhaho 🏃'Cararaye Xusuuso.
💩'XaarMaajo Wax'Ka FULAYSAN Ma'Joogaa 🌍'Dunidaan 😏?❔️
Sxb somaliya ilhay hahagajiyo😊
Xuduudihii Dalka oo Dayacan ayay Nabd ku Riyoona yaan 😢
Soomaali malaga waayay Qof miir Qabto?
illaa Xuduudka uu Gaar ka Qabto wiil Soomaaliyeed Nabad heyhaata ayay katahay Soomaali.
Xasan beeso lee inuu uruursado lee kasaa
Villa Qabyaala😂
Africa aala dhahaa ddkan weligod ma hormarayaan😂😂😅😅😅
Xalay madaxweynaha kaaraan ayuu seexday
Mana ceebeynehee😂😂
Ceeba noo astur
Soomliya gormey ilbaxee
Xuduudaha Dalka oo iska Furan Nabad iyo Xasilooni yaa lagu riyoon.
Droneska hubka loo isticmaalaa waa killer drones waana qori qaali ah sid lagu helaa waa adag tahay ama Iron dome oo kale ayaa soo ridi kara
Kkkkkkkkkk subxanaAllah
كلمتان خفيفتان علي ثقيلتان في الميزان حبيبتان إلي الرحمن ❤ سبحان الله وبحمده سبحان الله عليه
سبحان الله العظيم
Xasan ha iibsado
Dalka ha uubiyo dheh
Hantida Dalka ayaa laga gadayaaye MD Xasan iyo Dalka kala garta.
😊😊😊😊😊😊munasario ani yaaab waaba cabsaney daashka ku cararnay ee daroon lee maâ labursanaayey. 😂😂😂😂😂😂😂
Waar niyahaw waan ku dhagaystaa laakiin warka faahfaahi noo balbalaadhi codkana kor uqaad imika yaale diyaarada daronta yaa isticmaalaya macadaw mise dawlada
😂😂😂😂!!!!
Dad qabyaaladi dilootay dawo malaha bal arag waxay qorayan yaahuu yaakaafi
Hada inta ceeb miyaa ka dhigeysa ciidan ka afkaga qashinka ah ka da nacasow. Vus ba ka galey wa og nahay
Wadankan midba mid eedey ayo si qabyaaladrysan alle uu leeyahay
Munasar 😂😂😂
Wariyayaasheena waa dabaalo
dawladan maxay heysataa tuugsi talo ma noqdo beeraheena lagama faaiideysto warshado male dalka
xoolaha dadkii dhaqaaleyn jiray
xamaray ku soo uruureen dhukii dowlade buush ka dhistee yaa u maqan wadankan midba mod buu ee deeyaa di qab yaaladrysam
Dowladeena waa Qani laa,kin siyaasiga Soomaaliyeed ayaan lahayn han wadani nimo
Soomaali oo sabool ah cidi xabad kama rideen
1. Dhul isku xiro 3Qaarad
2. Dhul Qani ku ah Gaas Nafto Yuuraaniyam
Waa Soomaaliya.
Kan hana dhaafo!!? Munassarow, warkaada waa is burihaa. Xafladaha lagu tunto, diinta maxay ka qabtaa?? Munassarow Allah ka baq, dadka ha baadiyeynin
Aqliga Africanta saas eh😂
Afrikaantu wa,ayo somaliduba waa afrikane