ABDIFATAH YARE IYO SHAADIYO SHARAF | MACAANKII NAFTAAY KUMEE | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 24 вер 2020
  • LABA WADA MURUGOODA OO
    MAR WADA FARXA BAYNU NOHOO
    MARNABA ISMA NICI KARNOO
    MANA KALA MAARMI KARNEE
    ALLOW NAGA MOOS IN DARAN
    ALLOW NAGA MOOS IN DARAN
    LAMMAANHA GUULAYSTAY
    ABDIFATAH YARE &
    SHAADIYO SHARAF
    NEW HIT SONG 2021
    ----- ------- --------
    EREYADA: CABDIQANI GADHKA
    LAXANKA: KHAALID KAAMIL
    MUSIC & VR | MUSTAFE KARAAMA
    CAMERA: BY KABACADDE
    DIRECTED BY: CABDIRISAAQ GACMA
    EDITED BY: ABDI ASKARI
    ©ABDIASKARITUBE 2020/ 2021
    --------------------------------------
    ABDIASKARI MEDIA PRODUCTIONS
    SULDAAN SEERAAR
    MISS XIIS
    KIIN JAAMAC
    NADIIRA NAYRUUS
    SHAADIYO SHARAF
    GULLED SIMBA
    XARIIR AHMED
    XIDIGAHA GEESKA
    JIGJIGA - HARGEYSA - XAMAR
    AROOSKA ISKALAAJI
    HOODO GARAYS
    -------------------------------------
    Enjoy, Comment Accordingly, Share and
    Subscribe to our channels to keep up to date with
    All the latest news and updates,
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Our Main Channel … / abdiaskaritube
    Our new Channel …. / abdiaskarimedia
    ''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 1 тис.

  • @harabaharaba4709
    @harabaharaba4709 Місяць тому +8

    In 2024 who listens 😢😢❤

  • @deeqdaljir7387
    @deeqdaljir7387 3 роки тому +722

    Hees walpo macaan waxaa kasii macaan kalaamka Allah💘💘

  • @yahyeali2003
    @yahyeali2003 3 роки тому +137

    Wax walbo macan
    Waxa ka si macan
    Kalamka Allaah
    🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷

    • @amiinsuudiye6836
      @amiinsuudiye6836 2 роки тому +3

      Waaa run allha

    • @user-gv1nd9fn9j
      @user-gv1nd9fn9j 10 місяців тому

      @@amiinsuudiye6836 bbbbbhh bnhbbhvbnnbbvnnhbbbbnbbbnnnnnbbhbbhbñb bhbnbbbbnnnv bb gbbb

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 9 місяців тому +2

      ❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 9 місяців тому +2

      ❤😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @BostowBostow-ci8ih
      @BostowBostow-ci8ih 9 місяців тому +1

      Allah is one☝️☝️☝️

  • @khadarabdirahmanvollgs6421
    @khadarabdirahmanvollgs6421 3 роки тому +2297

    Heesaha waxa ka macaan hadalka Allah ❤

  • @qeyrtoqeyre6951
    @qeyrtoqeyre6951 3 роки тому +248

    Fananinta hesaha alaha kawada ma dobeyo kulugood 1 fanan heso ha la wayo si anagana danbiga noga yarado 🤲

  • @amiiroyusuf899
    @amiiroyusuf899 3 роки тому +948

    Maxa Ka fiican Qof aad isfahmaysan Ood is jeceshihiin calafna iskukiin dary Alloow intii Is jecel isku daa 🌺❤

  • @haniilkacaz7573
    @haniilkacaz7573 3 роки тому +228

    Lamaanaha ugu shidan xamar farxad kuwaaRa❤🙏

  • @somaliICTtrader
    @somaliICTtrader Рік тому +17

    2 qof oo kasta oo is jecel waxan idin leeyahay faraxad ku nooolaada nolosheena waxa ka maqan waa jaceyl jaceylku waa farxad iyo positivity music gana noloshaa u baahan thank u cidkasta oo heestan quruxda badan kaso shaqeysay

  • @juweriyaabdillahi22
    @juweriyaabdillahi22 3 роки тому +88

    Omg 😯 gabdhani iyado nikiso aya igu danbeysey wlhi lkn hada wey is badashey qof dagn ayey noqtey ❤️💋🥰🙏🏼💝 wankugu haysta really

  • @najmaabdirahman3963
    @najmaabdirahman3963 3 роки тому +66

    Ani jacylkayga waan kala maqanahy isooo duceeya haduuu isooo socdaaye in allah nabad iiigu keeeno 🙏🙏🙏❤

  • @nimcancusman2256
    @nimcancusman2256 3 роки тому +44

    Lamaaanaha qarniga from Somaliland 🇭🇺🇭🇺🇭🇺hargaysa

  • @TheReal_Man
    @TheReal_Man 3 роки тому +129

    Heestaan Anay iya hadlasaa macaanka nafteey kumeeh Caaishooy macaaneey kumee ♥️❤😥😢

  • @kumarsanu5560
    @kumarsanu5560 3 роки тому +36

    Inta is Jecel alaha sweet ha isku daayo jeceylku hajiro waligi👉❤️✌️

  • @maykalelmi1289
    @maykalelmi1289 3 роки тому +68

    💝lamanahaygii...... From SOOL SOMALILAND 💚🌦❤

  • @user-rr8us6ms6g
    @user-rr8us6ms6g 3 роки тому +169

    somalaay alle dambigeen ha dhaafo wllkey iyo wllshey iso duceya waan xanuusanahay in alle xanuunka ika dulqaado🥰🤲😳

  • @abdirahmanhassan5618
    @abdirahmanhassan5618 3 роки тому +23

    Mcantiii naftaay kumee 🥰
    Nalkii mankaay kumee
    Milgihi noloshaay kumee 🧐
    🥰huda😊

  • @nayalabdull4992
    @nayalabdull4992 3 роки тому +50

    Khalid kamiil nin laxankiisa aan jeclahy

  • @caaqilali269
    @caaqilali269 3 роки тому +30

    Qof qoftiisa ama qofkeeda ka maqan baa dareema kara heestaan aax yaa jaceyl❤😥

  • @mo4logic530
    @mo4logic530 3 роки тому +17

    Wlhi heesta jcl iyo dareen ayey wadata shaadiyo iyo abdifitah yare isku waara abid farxad ku noolaada ❤💯

  • @mohamedgaiye7860
    @mohamedgaiye7860 3 роки тому +6

    Lamanahaa qaranka wan idhiin taagersanahy nolol farxad leh idhinkugu duceynaa🌸🌼 Sacdia sharaf big fans❤️

  • @Fahmi_Heego
    @Fahmi_Heego 3 роки тому +378

    Keep Going

  • @nimcomahamed4014
    @nimcomahamed4014 3 роки тому +26

    Shaadiya and abdifataax noolaada waan idin taageeraa from burco somalilnd

  • @user-dr2rn4wj8n
    @user-dr2rn4wj8n Рік тому +8

    Hees walba waxaakafiican kalaamka allaah❤❤❤

  • @mariamohamed6785
    @mariamohamed6785 3 роки тому +29

    Kaxda iney tahay meshan inta fahantay🥰😍

  • @rozinappeh668
    @rozinappeh668 3 роки тому +4

    Nolosheydi kume Husein😢😢❤❤❤❤imow dhaqso allow isku ken ken amin idhaha

  • @aranshow8562
    @aranshow8562 3 роки тому +17

    Nadiiro neyruus adee ku tala sxbtada wey kawata the best song shacdyo sharaf io xajiged ilove yqee 😚😴😘

    • @hodonadif5456
      @hodonadif5456 3 роки тому +2

      🤣🤣🤣🤣 somali lama karayo nadiira ku yacaadeen

    • @aranshow8562
      @aranshow8562 3 роки тому +1

      isku mid ma Aha wad u jeda heesta laapta ayaa kadareme marka dhagesatid Mize Ben waye▶

  • @bisharomohammed2181
    @bisharomohammed2181 3 роки тому +22

    I'm leaving United State in Minneapolis and I love you guys so much you guys have amazing voice you and your husband I'm a married woman I have two kids and I love you guys always are listen your voice and I love it thanks and have a nice day

  • @maxamedabdi9168
    @maxamedabdi9168 3 роки тому +57

    Unuka unuka lee waaye reer xamar hadaa tahay tageer buuxa siiya shaadi bil ixsaan xaasid nimada aan dhaafno unuka unuka lee waaye 🥰🙏

  • @_s8895
    @_s8895 3 роки тому +60

    LAMANAHA MUQDISHO TAGEERO IDIIN AHAY FROM CASIMADI HARGAYSA 😍

  • @hamdihajji2745
    @hamdihajji2745 2 роки тому +4

    Lamaanaha sanadka shaadiyo and cabdi fitaax isku weera👸👼

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 3 роки тому +22

    Team Skabulo uu Dirsle Abdi hoganka U haya ismujiyaaa 💙💙💙💙💙💙

  • @ibnubishaaromehmet2323
    @ibnubishaaromehmet2323 3 роки тому +8

    War Abdifitaax yare coduu leeyahay masha Allah ♥️👑

  • @simranabukarabdulkadir2388
    @simranabukarabdulkadir2388 3 роки тому +11

    Waxan ugu duceynaa in isku waraan I wishing happiness together forever inshallh 💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖

  • @abdiali4171
    @abdiali4171 3 роки тому +13

    This song deserves 10 million views
    Ereyo macaan jaceelka uroon

  • @salmaanbaala7295
    @salmaanbaala7295 3 роки тому +24

    mursal iyo hodan waa bareejesan cabdifiitax iyo shadiyo

  • @MohamedHassan-bf2oc
    @MohamedHassan-bf2oc 2 роки тому +2

    mar hadu laxanku leyahay khaalid kaamil
    Waa wada top heesta

    • @khaalidjr2691
      @khaalidjr2691 2 роки тому

      Badana heesaheedo khalid aya saray laxanka

  • @kowtharmohamedosman8977
    @kowtharmohamedosman8977 3 роки тому +5

    Waaw mMasha Allah xidigaha mogadisho guuleeysta oo isku waara abid noqda kuwii nolosha si dhab ah uwada qeebsada ubadna wiil lal iyo gabdho wada hela 😘

  • @najmaprincess3396
    @najmaprincess3396 3 роки тому +7

    Macaankii naftow kumee
    Nalkii maankow kumee
    Milgihii noloshow kumee
    Ilyaasow kume xppi😰❤

    • @ilyasmahamud3961
      @ilyasmahamud3961 3 роки тому

      Ruuxdii naftaay kumahayee kumeee Milgihii Qalbigaay kumee najmooy Boqoradii Ifkaay kumee bbe

    • @najmaprincess3396
      @najmaprincess3396 3 роки тому

      @@ilyasmahamud3961 nolshydii🥀💋❤😥👑👑

  • @fahmohassan4719
    @fahmohassan4719 3 роки тому +10

    Lamaanaha qarniga Shadiyo iyo C/fitax guuleysta Wallahy fahmo from galakcyo Putland

  • @omarsaeed2223
    @omarsaeed2223 3 роки тому +7

    Ninkani cod qurux badan buu leeyahay, Nice song wallahe 🤙

    • @siciidmaxamed7095
      @siciidmaxamed7095 3 роки тому

      Macnki NAFTA kume ❤🧡🤍🇨🇮🤎💦🤍🗯🗯🗯💯🗯🤍

  • @naciimocawil9036
    @naciimocawil9036 3 роки тому +13

    Wow laamane qurx cod isku darsadey alle idin xifdiyo wlh lamano shidan😘🤩🤩😘😘😘😘😘😘❤💓💞🧡💯💯💯💯💯💯💯💯💯💛💢💥💫💦❣👅👄👨‍👩‍👦

    • @maxamedmaxamuud4626
      @maxamedmaxamuud4626 3 роки тому

      Grvr9be7gwhr8jr6er9rjgo🇧🇧🇦🇶🇦🇷🇦🇴🇦🇶🇦🇴🇦🇬🇦🇴🇦🇴🇦🇮heywwet

    • @maxamedmaxamuud4626
      @maxamedmaxamuud4626 3 роки тому

      Je8rah82784schbhe

  • @marwonimcoyaxye826
    @marwonimcoyaxye826 3 роки тому +8

    Masha Allah lamane qurux badan ilahey haisku kiin dayo 💞💞💞💞❤️💞❤️💞😘❤️💞💞😘💞💞❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️😘❤️💞❤️💞😘😘😘

  • @abdullahihaji6970
    @abdullahihaji6970 3 роки тому +5

    Wow wow romotic shadiya iyo abdifitax macankii naftey ku mey hes jecel ah good song love 😍😍😍❤❤❤💕💕

  • @abdirahmanhazazi7677
    @abdirahmanhazazi7677 3 роки тому +9

    Abdi farax Cadow Shaadiyo
    Sharaf Apid wadda nolaada ❤❤✔

  • @dhagacade6794
    @dhagacade6794 3 роки тому +21

    Hees iyo bar Xamar labadiina ugu shidan 💙
    Labo hees oo mashxarad aroos ah oo aroosyada ugu bariiseesaan kaliyah ayaa idinka dhiman 😅

  • @abdirahmanmacaani452
    @abdirahmanmacaani452 3 роки тому +14

    Heestan Dhan waxa uso raadiyay kaxda lagu duubay baa leygu dhahay 😂😂Kaxdaa miss You 💖💖💖💖💖💖j.w

  • @sakirepere8256
    @sakirepere8256 3 роки тому +3

    Xidigaha mogadisho 🇸🇴✍ one love somalia

  • @bisharomohammed2181
    @bisharomohammed2181 3 роки тому +22

    I love you sister you look amazing every time every second every moment you have a good voice and I love you

  • @xabsainaaxmed7546
    @xabsainaaxmed7546 3 роки тому +7

    Heestan aad iyo aad ban u daremay wlhi😘❤️❤️keep going my favorite couple

  • @nimcosharif7523
    @nimcosharif7523 3 роки тому +8

    Waligina wadajira oo wadajoga intey nololjirto ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙏

  • @mrmanrog3806
    @mrmanrog3806 3 роки тому +8

    Waan idin wataa wlhi Hindi inaa dawanayo ayaan is moodaa Mashallah Boqortooyo ❤🔥✌

  • @adanmohussein
    @adanmohussein 3 роки тому +2

    Wooooow lamaanaha Qarniga farxadiina ha Siyaado💯❤️

  • @mustafecali9182
    @mustafecali9182 3 роки тому +4

    laxanka Khaalid kamil ayaan ka dhadhamiyey wlhi🙆🏾‍♀️

  • @quruxsanali1995
    @quruxsanali1995 3 роки тому +4

    Musbaxii bogow imaqal from mogdisho to uk nabad allah ha.inagu kulmiyo insha allah❤💍💑❤

  • @sahroxaji6819
    @sahroxaji6819 3 роки тому +3

    Hesti igu horese shadiyo ah aan ka hele🤩

  • @suleekhaciraxmaan4333
    @suleekhaciraxmaan4333 3 роки тому +2

    Waa jumce iiduceeya in ilahay isiiyo mid kheyrqaba oo isku farxsanahy iyagana alle habarakeeyo

  • @Alxmdullilah0219
    @Alxmdullilah0219 3 роки тому +6

    1:26 Ogide minit gudha Anuu maka marme kumee.... intaa Abdifataah markuu leeyahay ayan iska jeclhy runtii.♥️♥️♥️ Jacayl ayaa iskakay qabta inta mrkan maqlo🤣😂

  • @miskimohamed7969
    @miskimohamed7969 3 роки тому +6

    Weh! What a song mashaAllah 😘👌

  • @faizaabdiweli5283
    @faizaabdiweli5283 3 роки тому +47

    ❤❤

    • @MAXKAMADA
      @MAXKAMADA 2 роки тому

      Amiin

    • @mohanecadaani327
      @mohanecadaani327 Рік тому

      Qoftii Heestaan Ibarty e aan telkeda kadhigesan jiry calfna uma yelan ilaa iyo hddne dhibky iigesty wn la il daranhy

  • @fairuznahar7928
    @fairuznahar7928 3 роки тому +4

    Heestan Aniga cimaamada Waan ku tuuray 🔥🔥🔥

  • @bahjaally2613
    @bahjaally2613 3 роки тому +7

    Allow barakey jeceylkoda ...Ameen❤🤲

  • @cumarnuur6381
    @cumarnuur6381 3 роки тому +36

    Shadiyoy waxan jeclan lahaa inad nadiira heshis noqotan

  • @sayyesmarkocadeey3673
    @sayyesmarkocadeey3673 3 роки тому +2

    Oheey oheey heestan Aniga ayey igu socotaa inta kale ka aamusa please 😩😩💞

  • @ciiisecolow7933
    @ciiisecolow7933 3 роки тому +5

    Ani shaadiyo iyo c.fitaax waa jeclahay ❤❤❤❤⚘⚘⚘

  • @juweriahashi4515
    @juweriahashi4515 3 роки тому +5

    Best couple abdifatax and shadiyo 🤩🤩🤩

  • @mohamedabdullahinuurarab160
    @mohamedabdullahinuurarab160 2 роки тому +5

    This is what I can call love, 😎😎😎😎keep it up both of u, 😎

  • @ajmaalomar2093
    @ajmaalomar2093 3 роки тому +1

    Jecliyaa lamahnaa qarniga wada jira abyo iyo dumashi waligiin isku samra xaasidka allh haniiga qabto iyo ilxun msh allh farxad aan dhaad laheen insh allh ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @abasskhanbarrow482
    @abasskhanbarrow482 3 роки тому +16

    the two husband and wife ..with nice voice and style..I say to them thank u .for the song💞❤💕🇸🇴

  • @fadxaahmed7756
    @fadxaahmed7756 3 роки тому +6

    Waaw alow iskukiindaa hees mcn waaye wllhi❤️

  • @zaadiqhussein5671
    @zaadiqhussein5671 3 роки тому +6

    Waa lamaanaha kaliyo uqalma in ladawado 🥰❤👏

  • @queenyismail5158
    @queenyismail5158 3 роки тому +2

    Abdifatah iyo shaadiya💕Nolaada farxad kudhamaysta nolosh💕

  • @halimaahmed2009
    @halimaahmed2009 3 роки тому +2

    Wow keep going shaadiyo sharaf iyo abdifatah yare

  • @najmoali9039
    @najmoali9039 3 роки тому +5

    Waw dadan tagero ahaa hore usocda 💞💞💞💞💞💞

  • @abdisalanmohamed4459
    @abdisalanmohamed4459 3 роки тому +10

    Anaa uhoreeyo ♥️♥️♥️🔥🔥🌹💎

  • @SagalnaMohamed8
    @SagalnaMohamed8 3 роки тому +2

    Wowwww masheallah hasten waaa macaan Abdifatha iyo sacadiyo Saraf masheallah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥀🥀🥀🥀🥀🙄🙄🙄

  • @bahjaxamda7290
    @bahjaxamda7290 3 роки тому +1

    Esha cala ale yadankuw wadee ana mid sidasow kale iguw soo duceyaa

  • @drsladanoffical1069
    @drsladanoffical1069 3 роки тому +4

    Ayyy axzan heez👍 keep going

  • @cadeey4502
    @cadeey4502 3 роки тому +4

    Masha Allah royal family ♥️♥️😍😍

  • @nasrinahassan9098
    @nasrinahassan9098 3 роки тому +1

    Wow such a beautiful song. Marnaba isma nici karnoo❤

  • @khadankayse3809
    @khadankayse3809 2 роки тому +1

    Intii aad yara maqnayd mugdiyo mdow bn galoo😔 best lamaane❤

  • @barwaqoaragsan8271
    @barwaqoaragsan8271 3 роки тому +15

    Nadiira nayruus wad naga bareejaysay hada nahay team shaadiyo

  • @farhiyalyrics5537
    @farhiyalyrics5537 3 роки тому +18

    It makes me cry every time beautiful song ❤️❤️❤️❤️

  • @warsanmoalin6969
    @warsanmoalin6969 3 роки тому +2

    Beautiful
    Love it 😍

  • @feysalmjofficial4926
    @feysalmjofficial4926 3 роки тому +2

    Waligenaa wada jiraaa wllky mcn ❤️ ❤️❤️ abdi fatah

  • @ashkaanofficial5913
    @ashkaanofficial5913 3 роки тому +4

    Masha Allah Alley wixi isjecel baa isku dayo 💝❤️❣️

  • @nasriinquruxdumar543
    @nasriinquruxdumar543 3 роки тому +5

    Waw keep going couples I love ❤❤❤❤

  • @shamsoinaceynab3131
    @shamsoinaceynab3131 3 роки тому +2

    Shadiya sharaf iyo abdifitah yare mashallah alle ha niga hayo murugo iyo wax ni dhiibo abyo mcn

  • @munassarofficial193
    @munassarofficial193 3 роки тому

    woooooooooooooooooooooooooooooow ish calaaa heeeeeeeeeeeeeeeeees fiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiq wan wataaaa

  • @qadrayussuf6912
    @qadrayussuf6912 3 роки тому +3

    Wow macjug waye hesta💕❤️❤️💝

  • @anuushwacays4883
    @anuushwacays4883 3 роки тому +225

    Inta la socota in shadiya sharaf iyo nadiiro nayruus isku shidayan hesaha lamanayashoda laso qadayaan 😀😅😅😅

    • @nimcocali1371
      @nimcocali1371 3 роки тому +8

      shadiya ka shidan nadira sxb

    • @hanibashi1961
      @hanibashi1961 3 роки тому +10

      Nadiira kashidan shaqo iskuma laha nadiira ayaan wataa yaan laisxaqirin

    • @simransharaf3358
      @simransharaf3358 3 роки тому +9

      Nadiiro Aa shidan lkn nin maka wadato shadiyo waxa shidoyo ninkeeda😉

    • @aishahallale3183
      @aishahallale3183 3 роки тому +4

      Nadiira ka wadato kana cod iyo so jidasha badaN 😘

    • @nicimaibrahim5459
      @nicimaibrahim5459 3 роки тому +7

      Shadiya shidan &xaajigeda
      Nadiira labis xun niiko isku darsatay
      &nin qudhacana wu guursaday

  • @sumayomaxamed9148
    @sumayomaxamed9148 3 роки тому

    Keep going lamaanahaygA😍

  • @salmaanmahmoud9546
    @salmaanmahmoud9546 3 роки тому +2

    Maasha,allaah
    Guul baan idiin rajaynayaa 💌

  • @juweriyaabdillahi22
    @juweriyaabdillahi22 3 роки тому +5

    Hestan kama daalo 😥❤️💋🙏🏼👏🏼🥰

  • @mubarakmohamed1824
    @mubarakmohamed1824 3 роки тому +13

    Love you couple from Hargeisa❤️

  • @fatimaosmanmaow5615
    @fatimaosmanmaow5615 3 роки тому +1

    Masha allh shadiyo iyo cabdi fitaax allha nii dayo isku waare

  • @sumayocadeey6192
    @sumayocadeey6192 3 роки тому +2

    Keep going lamaanaha mugdisho

  • @fatimaahmed6329
    @fatimaahmed6329 3 роки тому +3

    M.a lamanahi qarniga ❤keep keep going abdi askari UA-cam ❤💋

  • @munnaadan4307
    @munnaadan4307 3 роки тому +4

    I love this song so much because I love this couples Masha Allah May Allah protect them from evil eyes

  • @maryanjeilanihaji591
    @maryanjeilanihaji591 3 роки тому +1

    Shaadiyo.qalanjo.iyo.abdi.fatax.l love you more than anything else heeskale.noo.keena.Thanks

  • @umalkhayrmahamed8102
    @umalkhayrmahamed8102 3 роки тому +2

    Nice ILAHAY hayskukiin barakeyo