ABDIFATAH YARE IYO SHAADIYO SHARAF | THANK YOU MACAAN BADAN | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 тра 2021
  • TA KU QORAN KASHAYDAAY
    TURJUMAADDA XISKAYGAAY
    JACAYLKAAD TALLAASHA
    KUU TAAGEY GACANTEE
    TAAJIR HOOYADIISAAY
    THANK YOU MACAANN BADN
    ----------------------
    LAMMAANAHA QARNIGA
    SHAADIYO SHARAF & ABDIFATAH YARE
    -----------------------
    DABBAAL-DEGGA CIIDDA & HOBOLLADA DALKA
    EREYADA: ABWAAN IIDOOR
    LAXANKA: KHAALID KAAMID
    MUSIC: MUSTAF KARAAMA
    EDITED BY: ABDI ASKARI
    CAMERA CREW
    KABACADDE STUDIO
    ©ABDIASKARITUBE 2021
    ------------------------------
    Enjoy, Comment Accordingly, Share and
    Subscribe to our channels to keep up to date with
    All the latest news and updates,
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube​
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube​
    Instagram @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Our Main Channel … / abdiaskaritube​
    Our new Channel …. / abdiaskarimedia​
    ''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks.

КОМЕНТАРІ • 1,2 тис.

  • @subayrfantastic4366
    @subayrfantastic4366 3 роки тому +2015

    Shadiyo sharaf iyo cabdifitax waa lamanaha ugu hesaha mcn ee fananinta ya igu racsan ☝️☝️☝️

  • @mahdibeel-daaje2204
    @mahdibeel-daaje2204 3 роки тому +685

    Xaaskayga wan jeclahay wlahi wakhti adag bay ila so martay, markan xataa qalad qalo aan si kas ah u sameeyo way i cudur daarta, weligay arsaaqad aan uso shaqeeyay imay odhan waxani wu yar yahay, lacagta ma jecli ee adaan ku jeclahay ayay mar wlba igu tidhaahdaa, waxa kaliya ee aan ugu abaal gudayaa waa in aanan weligay la guursan doonin

  • @Malapo22__
    @Malapo22__ 3 роки тому +210

    Adoo ifogeeyay noloshaydana madow kadhigay ayaan kuleyahy thankz you mcaan badan😭❤

    • @shukriabdidahir2795
      @shukriabdidahir2795 3 роки тому +7

      Samir byo dunidaa saa is ka ahe😢
      Allah ku qabojo qlbga

    • @musictubemt1772
      @musictubemt1772 3 роки тому +15

      Qalbigaaga ka saar no calaacal wall haduu tashadey tasho adna

    • @farhiakaftan7689
      @farhiakaftan7689 3 роки тому

      Sorry xppti

    • @Lone97
      @Lone97 3 роки тому +6

      Srry wll noloshaba saas iskaa eh …kaac boorka iska jaaf horee usii socoo paayo..❤️

    • @faaizaluul9493
      @faaizaluul9493 3 роки тому +15

      😭💔 waa arki doonaa adigoo qofkaagii sxda helay oo jcyl drtiisa u daawanaayo mrkle heestaan😁

  • @guure1538
    @guure1538 3 роки тому +116

    Heestaan 1m markay gaarto like ii saar

  • @aasiyoibraahim404
    @aasiyoibraahim404 3 роки тому +48

    Allow umadeena adaa umaqan oo hanuuni bal kaali nin naag heesaaya hadana ay ku jiraan naago qaaban intii lawaanin lahaa ayaa waxaa lagu leeyahu mashalh si qalad baan u isticmaalny allow na hanuuni oo qaatumadeena qeur noogu dhig Aamiin yaa allah

  • @laftageelabadha5748
    @laftageelabadha5748 3 роки тому +129

    Inta heesaha ka raysatay😉😉😉

  • @Alihindi5481
    @Alihindi5481 3 роки тому +339

    shadiya sharaf iyo abdifatax yare isku waar
    Somali maxamedey Eid mubaarik kuli caam wa antul bikhyr👏👑❤️

  • @Zamzam_Ahmed12
    @Zamzam_Ahmed12 3 роки тому +55

    Marka ay turkiga tageen ka dib hadaad ila daawaneysid like ta iska saar🤣

  • @quenquman7548
    @quenquman7548 3 роки тому +65

    Heestan in ay million intii ila og liketa

  • @anuushwacays4883
    @anuushwacays4883 3 роки тому +458

    inta heestan tiktok kaso maqashay ismuujiya❤❤❤💯💞💗 thank you macan badan

    • @sucdiaxmed4190
      @sucdiaxmed4190 3 роки тому +3

      Ani cml pilh

    • @abshircail9209
      @abshircail9209 3 роки тому +1

      Kula midaaa ahy wlhi tiktok kaso maqlY🤣🤣

    • @sucdiaxmed4190
      @sucdiaxmed4190 3 роки тому +1

      @@abshircail9209 hhhh isku mida kanahy miya

    • @johncenawalaazhii6392
      @johncenawalaazhii6392 3 роки тому +3

      Anu zaaxibay tiktok kama zoo maqlinee xafada jaarka ayaa dhegeyzaneyzey ayaamahanoo dhan😅😅

    • @anuushwacays4883
      @anuushwacays4883 3 роки тому +1

      @@johncenawalaazhii6392 😅😅😅😅

  • @rizmalik870
    @rizmalik870 Рік тому +28

    I'm from India 🇮🇳,, i hve heard this just now.. I'm so happy to hear this song,, I'll put it on DJ of my wedding 🥰so many times

  • @juustomohamed4980
    @juustomohamed4980 3 роки тому +106

    Heestan cadi aye ii tabane wlhi
    Qof wax jecel aya daremi karo
    Waxa an daremoyo
    Thank you xbbbi

  • @Kadir_apdi
    @Kadir_apdi 3 роки тому +1226

    Inta sideyda cml sariirta kuciidaysa oo abdi askari hesihiis iska dawanaya is muujiya😂😂

  • @carayschannel6747
    @carayschannel6747 3 роки тому +375

    Labo qof oo lamida Soomaali kuma arag Lamaanahan, we wish you a happy and stress-free life.

    • @nimcafarah8943
      @nimcafarah8943 3 роки тому +7

      Shadiya Sharif waajeclahay walaahe kutaaga gacata macaanto 😘😘😘😘😘😘🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @sunshineARMY-vm3vr
      @sunshineARMY-vm3vr 3 роки тому +6

      Serious note😂 everything has expired😂 date 😂 so you have the greatest compliment we wish your not sure us well

    • @anisoosman455
      @anisoosman455 2 роки тому +1

      @@nimcafarah8943 hhJxh

    • @fadumoyusuf4849
      @fadumoyusuf4849 2 роки тому +1

      Mwkq🏘🌋🏜🌋🌐🗺🌍🏘🌍🌍🌐🏚🪵🏚🏚🏘🏛🏛🛖🪵🗻🪵🗻🛖🎖🏆🎑🏆🎑🎑🎑🎐🎐🏆🏆🏆🏆🏆🏆🎑🎑🎑🎑🎑🎑🎑🎑🎑🎑🎑🎑🎑🎑🏆🏆🎑🎑🎑🎑🏆🎑

    • @fadumoyusuf4849
      @fadumoyusuf4849 2 роки тому

      🥎🎑🎑🎊🎃🥎🏀⚾️🏐🏏⚾️🏅🎋🎀🥏🎁🏀🎁🎊🏑🥅🧩♥️🤿🪆🪢🪡🕹🪁🪁🎣🎰🕹🧿🎮🪁🕹🎣🕹🎣🕹🎣🤿🕹🤿🕹🤿🎮🤿🎮🤿🎮🤿🎮🤿🎮🤿🪆🤿🪆🪆🤿🎮🤿🎮🤿🎮🏓🎣🎮🎮🤿🎮🤿🎮🎮🤿🎮🤿🎮🤿🎮🤿🎮🎮🤿🤿🎮🤿♠️🎮🤿🎮🤿🎮♠️🤿♠️🎣🕹🎣🕹🕹🕹🤿🎽♠️🎽🪆🎽🪆♠️🎽♥️🎽♥️🤿♥️🤿♥️🤿♠️♠️🤿♠️🤿🤿🪆🪆🤿🤿♠️🤿♠️♠️🤿♠️🤿🪆🤿🪆🎱🪆🪆🎴🎴🎴🖼🖼🖼🖼🖼🖼🖼🖼🖼🖼🖼🖼🖼🖼🖼🖼🖼🖼🖼🖼🖼🖼🖼🖼🖼🖼🖼🖼🖼🖼🖼🖼🖼🖼🖼🖼🖼🖼🖼🖼🖼🖼🖼🖼🖼🖼🖼🖼🖼🎭🎭🎭🎭🎭🎭🎭🎭🖼🖼🖼🖼🖼🖼🖼🖼🖼♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @ablaamohanned7686
    @ablaamohanned7686 3 роки тому +150

    Codka
    Stylka
    Erayada
    Wax kle iga dheh eid mubarik somali wayn

  • @zimbayare5554
    @zimbayare5554 3 роки тому +99

    Khalid kamil ninka laxanadiza wale laga qayli♥️

  • @qiimobadan4681
    @qiimobadan4681 3 роки тому +134

    Laxankaan Khalid kaamil baa Kaso dhadhamaaayo 😅✊

  • @alisaidali8824
    @alisaidali8824 4 місяці тому +4

    I’m from Uganda. I love Somali songs despite not understanding the lyrics!!

  • @gabarhabargidir1834
    @gabarhabargidir1834 3 роки тому +138

    Labiska shadiya Cadi maha 🙄 wlhi 💯

  • @rosiina1120
    @rosiina1120 3 роки тому +30

    malintaan oo kale ana waan sugaa ilaheey agtiisa waxba kama ahan iiso duceeya somaliyeey in ilaheey owlaad baari ah isiiyo si uu ninkeyga iigu mahad celiyo ileen owlaad hadaad dhalin qof ku rabo kuu mahad celinayo malahane😢

    • @ambiahassan8908
      @ambiahassan8908 3 роки тому

      Haa wlhi abaayo ilahey ha kusiyo

    • @shukriismail6588
      @shukriismail6588 3 роки тому

      Ilahay hakusiiyo wllo qaali ilahayna bari markasta insha allah alle awlaad hakugu deeqo💞

    • @nihaalhassan8968
      @nihaalhassan8968 3 роки тому

      Abaayo ilhy haku siiyo kuwa baariyaal ah oo caafimaad qabaaan inshllh

    • @greatshidane
      @greatshidane 3 роки тому

      Dhamaan teen walal🤲

    • @yussufabdulrahman7758
      @yussufabdulrahman7758 3 роки тому

      Allah owlaaad baariyaaal ah hakusiiiyo walasheyda

  • @abdulsalamahmedsheikh3661
    @abdulsalamahmedsheikh3661 3 роки тому +106

    Laxankan inuu khalad kaamil saaray waan gartay wlh 😇❤

  • @xamsemohamed9523
    @xamsemohamed9523 3 роки тому +56

    Ma hindibaan dhagaysanayna mise Somali thank you MCN badan abdifatah yara iyo shadiyo sharaf best couples and best sound ever waa layaabay

    • @saaramohamed6778
      @saaramohamed6778 3 роки тому

      Fucking somali love

    • @khadarjeestooffcil8202
      @khadarjeestooffcil8202 2 роки тому

      M.a shadiye sharfa iyo cabdifataax yare

    • @ahmedhadid8493
      @ahmedhadid8493 2 роки тому

      Melody ga waa hees Hindiya walhi waan Soo saari kari laayahy

    • @deqoahmad5893
      @deqoahmad5893 2 роки тому

      @@ahmedhadid8493 dil to pagal heesta kujirta waaye are re are ayaa ladhahaa

    • @ahmedhadid8493
      @ahmedhadid8493 2 роки тому

      @@deqoahmad5893 Mahadsanid, way igu dhex wareegaysay melody ga

  • @fowsiyoabdirizakahmed253
    @fowsiyoabdirizakahmed253 3 роки тому +45

    Shaadiyo sharaf &Adbifatax yare lamanaha muqdisho isku wara eshcalaa hees thank you mcn badan🙏🏻❤️

    • @ismaaciilyare6234
      @ismaaciilyare6234 3 роки тому

      Hees tii haadban yahaw edhuul haw degan

    • @samedbery292
      @samedbery292 3 роки тому

      Wan kugu tis qado Taj bad isarto waaw nolada in badan

  • @xaawabaaqbi8084
    @xaawabaaqbi8084 3 роки тому +47

    Dadkad iga duwantihiin Lamanah Aduunka🌍Aad baan idiin jecelahy Shaadiya sharaf iyo Cfataax🤴👸🌹❤

  • @Mustafedollar
    @Mustafedollar 3 роки тому +46

    Best my fav couples shaadiyo Xaraabo🤣, Abdifataax Yare and best romantic song 🎧
    Mustafe karaama emotional 😭 music 🎵

  • @sudusabdirisak7401
    @sudusabdirisak7401 3 роки тому +20

    Heestan inta tiktok kaso maqashy is muujiya 😘✌

  • @Craxmaancirro
    @Craxmaancirro 2 роки тому +2

    Yaa u soo xiisay heestan caawa😋

  • @Boqorkatiktok
    @Boqorkatiktok 3 роки тому +6

    Inta khalid kamail laxankiisa ka heshay ku dhag siii👇👇👇👇👇

  • @queen___juweria7083
    @queen___juweria7083 3 роки тому +39

    Heestaan Waa sugi Waye Yaa iLa Mid Ah Farta Taaag😹❤✌🏼

  • @mohamedcaamir8866
    @mohamedcaamir8866 3 роки тому +8

    heesihiina waanku tashtaa wlh xitaa hadii aan jclkeega is daglaalsanhay heestiina ayaa nisku keyn kento thank you my couples😍😍😍

  • @ahmedmohamudismail7705
    @ahmedmohamudismail7705 3 роки тому +26

    Khaalid Kaamil Boqorka Laxamada Haloo Caleema Saaro.
    Heestaan Waxa Dareenka Kale U Yeelaya Dadkana Jeclaysiinaya Waa Laxankiisa Macaan Ee Cid Walba Dhagaysan Karto.
    Noolow Khaalid Kaamil

  • @siciidaxmed2764
    @siciidaxmed2764 3 роки тому +10

    LamaanaHa qurxoon waan tageraa anigU inta ila taageersan ismuuji🙏❤👑

  • @hayaat2209
    @hayaat2209 3 роки тому +152

    Aloora wiilka yar ee Mohamed ah wxaaa Mohamed loo raacinaa Mohmed taajir
    Waayo heestu waa taajir hoyadis iyo taajir aabihiis❤😘alla 2dan jecliyaaa
    Mahadsanidiin apyo and abowe
    Wllhi dar Ilahay idin jeclhy
    Idinma jecli fananimo❤
    Guuleysta Mohamed taajir aabihis iyo hoyadiz❤❤❤

  • @ahmedadow2343
    @ahmedadow2343 Рік тому +6

    Somalida waxan oranlahaa in loosameeyo iskuul lagubarto qiimaha qoyska si looga gudbo nolosha wada stress ah iyo waliba guurkan kaladaadsan all in all sbadiya+abdifatah long live to gather insha Allah amin

  • @moshire6645
    @moshire6645 2 роки тому +14

    Heestan Wan Maqli jiray un Qiimo badan agteyda kama laheyn lkn Caawa ayaa la ii qaaday Waxaana ku Qasbanaaday inan Halkan imaado hadaa iga dambeyso👍

  • @mrbajadofficial8315
    @mrbajadofficial8315 3 роки тому +23

    Ciid wanaagsan dhamaan umada islaamka meel walba oo aad aduunka ka joogtaan , ciidaan ciideeda kale nabad iyo barwaaqo allaha nagu gaarsiiyo
    🌻🌹

  • @tajihoyadisa3189
    @tajihoyadisa3189 2 роки тому +3

    Kan kutolan kasheydow turjumada xiskeygow jclylka talasha kutagay gacante Tajirabihisow thank you mon badn Tajirabihisow♓️🥰💋

  • @mulkihappy
    @mulkihappy 3 роки тому +56

    Cod hees farxad qurux intaba waxaa hantisay shadiyo sharaf thank you macan badan heesta wan ku raxeesanay 👍🙏

  • @CASKA1212
    @CASKA1212 3 роки тому +2

    yaasalam waar heestu macanaa lamaanahan waan ka helaa

  • @samiraabdi7465
    @samiraabdi7465 3 роки тому +9

    Axyaaaaa cod hees igadheh😢❤️❤️❤️laxanka khalid kamiil wxkle wlhi❤️🥰

  • @ikranbishar513
    @ikranbishar513 2 роки тому +23

    I love these two couples lyk crazy.... mashaallah.... Be blessed together ❤️❤️❤️❤️

  • @clipsjacayla3115
    @clipsjacayla3115 3 роки тому +148

    Inta sidayda xfda ku ciiday rajo naawilysa sidayda is muujiya😢🙄

  • @shakrashorts
    @shakrashorts 3 роки тому +7

    Alle uma kasee labadaan hdey kla tagaan taageerahooda xitaa wey saameynee(xanujine).
    Isku waara Abid🙏

    • @aragsanmohamed6545
      @aragsanmohamed6545 3 роки тому

      Alle matuso dhiboo dhn lamahn wan jeclhy allow xafid lawadooduba💋💘

  • @Hannad_Music
    @Hannad_Music 3 роки тому +35

    Shaadiyo Best Women Voice ❤🎉🥰
    Legend Abdi Askari Shaqo Wacan

  • @safiyowadani12
    @safiyowadani12 3 роки тому +5

    Shadiyo c/fitax guleysta dadka muqdisho nagu haayo🇸🇴❣❤❤❤✊

  • @kkk-rh7hz
    @kkk-rh7hz 3 роки тому +9

    1M marka ay gaarto haddu alle idmo aad daawanesi like iisaar👍🏾😉

  • @rushdahenna990
    @rushdahenna990 3 роки тому +2

    Alla dadka xaasid sana inta dawataba mey liketa dhac isaga siiyaan

  • @sargioramos287
    @sargioramos287 2 роки тому +1

    Afer two months hada da wanesid love dhac igu sii 😚

  • @mohamedfaluujaofficial8164
    @mohamedfaluujaofficial8164 3 роки тому +4

    Shadiyo iyo saygeeda
    Waa dad nafta sidhba isku
    Siiyay inta iguracsan ☝iitaaga

  • @nihaan5614
    @nihaan5614 3 роки тому +14

    Abdifatah yare iyo Shadiya Sharaf best couple and vibe songs big fan of the 2 awesome 👌👍keep going guys

  • @fajofaajoboy4523
    @fajofaajoboy4523 3 роки тому +5

    Mash allaah wan ku heeystaa hees tan tanki you macaanbadan

  • @ezmarkhan9197
    @ezmarkhan9197 3 роки тому +38

    The best singers and Couples 🔥🔥❤

  • @najmacadeey3930
    @najmacadeey3930 3 роки тому +8

    Nin saan idhaho goormee heli doonaa😭😭😭😢wabaaa markaa lama arko leeba jaceyl dareemaa

    • @dreamlife2925
      @dreamlife2925 3 роки тому

      Wad heli doonta mcnto😍iska sugo💫

    • @rashidhared1160
      @rashidhared1160 3 роки тому +1

      Sharafey waad ka kensani sidaan less worry

  • @safia1171
    @safia1171 3 роки тому +11

    Taamyeeshe noloshoo tiiranyo bi isee thank mcn Bdn❤️😓🥰

  • @nimochawaash2483
    @nimochawaash2483 3 роки тому +4

    Masha allh rabiyow isku daaa xaaasidna ka ilaali😩😭💋❤😘

  • @hamadabdi1861
    @hamadabdi1861 2 роки тому +6

    Heesta wan jacelay waxaan dhagaysan jiry mar an Africa an jogay mantan waxaan ku dhagaysan masha an inbad sugayay gurigayga America ah alx anigu hooyo noqda iyo xajigayge la fadhiya waxaan sugay inankayga abdixakiin taajir insha alllh

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 3 роки тому +8

    Jaas qurux cod macan say mchlah
    My beautiful family 😩❤

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 3 роки тому +6

    Masha alh eesh calaa voice lamaanaha ugu heesaha macaan qarniga shadiyo sharaf iyo abdifitah yare yaa ila mida farta taag ☝️

  • @mubarikosman1807
    @mubarikosman1807 3 роки тому +14

    Shaadiyo sharf cod +Qurxo + style Iyo Maweelo meel walba way ku ficanyahy 🥰🖐

  • @maxamedbare8377
    @maxamedbare8377 3 роки тому +5

    Team shadiya sharf hadd idhaaftan xumaan baan idi hyaa 👌👌

  • @nadarmohan5957
    @nadarmohan5957 3 роки тому +23

    Akram aabihiis thank u macan badan💋❤🌍 may be inaad adigan commentigeyga aqrinayo tahay akram aabihiis😹💋

    • @xiirmuse1401
      @xiirmuse1401 3 роки тому

      Wn qosly wllhy akram aabe wcn inuu yesho ban u rajyn insh alh

    • @nadarmohan5957
      @nadarmohan5957 3 роки тому

      @@xiirmuse1401 I.a walaalo ♥️🥰

    • @zaqafie
      @zaqafie 3 роки тому +1

      Akram hooyadisay wan aKhriyay commintigaga thank you mcnbdn😅

    • @nadarmohan5957
      @nadarmohan5957 3 роки тому

      @@zaqafie ♥️🥰😇💯🌍

    • @nihaalhassan8968
      @nihaalhassan8968 3 роки тому

      Turjumaada xiskaygow jacaylkad talashaan kuu taagay guarantee khaalid aabihisoow thnk macan badan

  • @bushrodiamon122
    @bushrodiamon122 3 роки тому +23

    Thank u apdi Askari😂😂💪

  • @abwaanmujaahidmaydal9260
    @abwaanmujaahidmaydal9260 2 роки тому +2

    Waxa jirta maalin qof walba wixi uu adduunka soo shaqaystay la daawad siinayo xumaan iyo wanaag ba waa bil ramadaane ilaahay ha inoo danbi dhaafo dunidu waa ayaamee

  • @MaxamadYare-vi9yx
    @MaxamadYare-vi9yx 25 днів тому +1

    Allow maaanta oo ah maalin cafo qof ogahay calaf igu dar ❤❤

  • @amounkeize4202
    @amounkeize4202 3 роки тому +14

    Inta qaypta Apdifth iyo codkiisa kuhaysata❤😜

  • @aishaahmed241
    @aishaahmed241 Рік тому +22

    Mashallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ my favorite song 🎵

    • @user-ue2oh4gc8x
      @user-ue2oh4gc8x 8 місяців тому

      ❤❤❤❤❤❤😂😂😂🎉🎉🎉🎉😊

  • @sinjozzjr2892
    @sinjozzjr2892 2 роки тому +13

    Shaadiyo is the most talented Somali woman artist I have ever seen. She is got everything in her. Full package

    • @salahahmedey367
      @salahahmedey367 Рік тому

      WeRdXbmd🌹♻️♻️♻️♻️👍👍👍👍👍💕💕💕😭😭😭

  • @monaabdulahi9839
    @monaabdulahi9839 3 роки тому +7

    Heeztaan wlh waa Rabay mcN wye 💕😇😇😇😇💕

  • @legendfuadherro3912
    @legendfuadherro3912 3 роки тому +5

    1m markay gaadho
    👇

  • @zmzmcardp
    @zmzmcardp 3 роки тому +4

    Dadka Qaadaayo, Codkooda, Stylekooda, Erayada All in All ❤❤❤

  • @hodanizha6003
    @hodanizha6003 Рік тому +1

    Ka dib kala tagooda hadii so boqtay hestan like 👍 wanka xumahay wlhi kala tagoodo waxey ahyeen my favorite lamano 😢😢❤

  • @mohamudhassan1622
    @mohamudhassan1622 2 роки тому +19

    Best somali couple 💑 ❤

  • @fartunqalbi-dahab4005
    @fartunqalbi-dahab4005 3 роки тому +5

    Thank u macaanow inaba caadi maahan heesta lamaane qurux bdn

  • @Zaky_garad
    @Zaky_garad 3 роки тому +18

    I Can't Wait When This Song HittinG🔥 Millions🔝💖👏.

    • @akramyare5444
      @akramyare5444 2 роки тому

      2m and above weye

    • @Siraaj23
      @Siraaj23 Рік тому

      @@akramyare5444 4.3 million waaye hada

  • @dacadinaali5365
    @dacadinaali5365 2 роки тому +1

    Laxanka ....Khalid kamil ....wale ninkaan waa fanan iyo abwan ....heso jcl oo qimaa bathann

  • @Banjuu432
    @Banjuu432 3 роки тому +3

    Weligayga waa heesti iigu horeysay an shadiyo iyo abdifitax ka dhagesto barnamijyadoda kale len la socon jiray hestani wn ka heley💯 taajir aabihisow thank you mcn bdn❤️ ereyadan jeceylkayga jeceyl kaluu kusii daray 💋

  • @nashatsaalax987
    @nashatsaalax987 3 роки тому +4

    Sidan u sugayey thank you lamanaha qarniga 👍👍👍💋💋💋😘😘

  • @kaanuulyrics9895
    @kaanuulyrics9895 3 роки тому +19

    Taajir hooyadiisay tank you mcn badan😢💋

    • @quenmeraquenmerascw8205
      @quenmeraquenmerascw8205 3 роки тому

      Yaa hoyadis faqirthy🤣🤣🤣😅😅😅🥰🥰🥰thank you mcn qarar badadane🤣🤣🤣🤣

    • @xamdaabiib3259
      @xamdaabiib3259 3 роки тому

      Waaaaaw

    • @quenmeraquenmerascw8205
      @quenmeraquenmerascw8205 3 роки тому

      @@xamdaabiib3259 xaa ladhaha waaaaaw

    • @theosantana7750
      @theosantana7750 3 роки тому

      @@quenmeraquenmerascw8205 faqiir magaac mahaa.. lakin tajiir wa famous name oo somalida la baxdo

    • @quenmeraquenmerascw8205
      @quenmeraquenmerascw8205 3 роки тому

      @@theosantana7750 kkkkhhh afsomalia ma.tqanid.miya.abowe🤣🤣

  • @abdishakaurawad3593
    @abdishakaurawad3593 2 роки тому +2

    Lamnaha qarniga
    Hesta qarniga
    Hes ka macan horat Loma qadin
    In la qadi donan u malyn mayo
    Best song💚🥰🙄

  • @bishaarcadaanigole6939
    @bishaarcadaanigole6939 3 роки тому +3

    Waxa heestan dhadhanka iyo Macaanka iyeelaya waa laxanka khaalid kaamil iyo malabeeyaha muusiga mustafe karaama
    Keep going

  • @nihaljoseph2609
    @nihaljoseph2609 3 роки тому +21

    Thank U mcn bdaN💯❤⛓

  • @akirtulzaturki8119
    @akirtulzaturki8119 3 роки тому +11

    Eshcalaa hees Mustafa karaama
    Thank you ❤️❤️❤️ walal macaan
    Waxa tahay Musikistaha jaceylka

  • @sirabdiwahidkj692
    @sirabdiwahidkj692 3 роки тому +1

    Laxankaan Qaatay Khalid Kaamilooow

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 2 роки тому +2

    Maashaa Allah up on hore usocdo best family ayaa tahay isha baxarka good Lucy. Abdifataax sacdiyo hadayicin Quran isasaara

  • @deeqsanqueen2844
    @deeqsanqueen2844 3 роки тому +11

    Thank you mcn bdn 🥺💋ilhey hasahlo😂

  • @frdowsaabukarmahamedfrdows3285
    @frdowsaabukarmahamedfrdows3285 3 роки тому +6

    Lamanaha ugu cod macaan shadiya and abdifatah my fav couple🌹🥰♥️

  • @asadmaxamed4640
    @asadmaxamed4640 2 роки тому +6

    Amzing walahi❤❤❤❤❤❤❤

  • @cmktiger4086
    @cmktiger4086 3 роки тому +11

    Amazing Amazing Amazing music and video emotional wow👍😥🎶🎵

  • @istanbulisse5034
    @istanbulisse5034 3 роки тому +3

    Maasha allaah hooyo macaan qurux 😍💯💯

  • @xuseenilkcse4329
    @xuseenilkcse4329 3 роки тому +6

    Wowww keeb going lamanah an jelhy love

  • @jaamacmohamed2360
    @jaamacmohamed2360 3 роки тому

    Laxamiistaha weyn khaalid kaamil

  • @farhiagutale1191
    @farhiagutale1191 3 роки тому

    Caadi maaho waaaw😍😍😍😍😍😍 lamanahan waxba lagama qaba karo waa tageen 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @mahamuttislam414
    @mahamuttislam414 3 роки тому +13

    "Taajir aabihiisow" halahaaz igaga gadan 🔥👌🔥❣
    Gabar idhahda mahelaa😝😃

  • @abdirashidgunburi5100
    @abdirashidgunburi5100 3 роки тому +3

    Best Song Thank You Mcn Bdan_____Qofaan jeclahaY DareenkaYga AyaY heestani Ka HadlaY wllhi
    Qiiro

  • @seynabadamabdi9803
    @seynabadamabdi9803 2 роки тому

    Thank you pro keep going

  • @fahmaaadan7792
    @fahmaaadan7792 Рік тому

    Wow lamaana is jecel . Alleh ha idin xafidho

  • @abdidaud522
    @abdidaud522 3 роки тому +3

    Xabibi ana tàajir hoyadisaaay thnk 🙏☺ u mcn bdn

  • @munamiski1627
    @munamiski1627 3 роки тому +3

    Dad ku dayasho mudan shaadiyo sharaf iyo xaajigeeda💯😍💖🥰

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf Рік тому +1

    Yaa Salaam Allaha iskukiin Dhaafo. Cadowga Allaha idinka qabto.🤲🙏❤️👏👏💐

  • @iqrofarxan7526
    @iqrofarxan7526 2 роки тому

    Www masha allah ilahy ha idin xafido