Haboon Nuura ft Abdirasaq Carab | Jawiga Ila Soo Dalxiis | Official Music Video 2022

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 лис 2022
  • Ereyada iyo Laxanka - Mustafe Dollar
    Music - Haatuf
    DIrected and Edited by Monium
    Copyright@Hawraar Music

КОМЕНТАРІ • 876

  • @muniirhindi1723
    @muniirhindi1723 Рік тому +402

    Heesuhu waxay ka hadlayaan Dhaawaca qalbiga😢😢Quraankuna wuxuu ka hadlayaa daawada qalbiga❤️🥰

  • @alinur1481
    @alinur1481 Рік тому +454

    Hadii ay heesaha ku xasusinayaan qofkii aad jeclayd. Qur'aanku wuxuu ku xasuusinayaa allihii ku abuuray, Qofka aad jeceshahayna abuuray.
    • Ilaheyoow Qur'aanka Qalbigeena ku qabooji ❤️🙏

    • @abdirashiidsulaymanabdi4869
      @abdirashiidsulaymanabdi4869 Рік тому +5

      Aamin Alloow nagu qabooji🥰🤲🤲🤲

    • @ayaanabdi4637
      @ayaanabdi4637 Рік тому +1

      Aamiin alaw qalbigayaga qur'aan ku qabooji

    • @warfaaseed386
      @warfaaseed386 Рік тому +3

      Scw Alle xasuuso habooneey oo ashahaado malinka aakhiro tollo maxa ku dan beyndoona toolow Iska dhaaf heesaha oo ale xasuuso huno

    • @barwaakoomar9911
      @barwaakoomar9911 Рік тому +3

      M.a ilow nagu qabooji

    • @mehadabdullahi
      @mehadabdullahi Рік тому

      @@ayaanabdi4637
      WaNa KaN

  • @mushtqmohamed
    @mushtqmohamed Рік тому +247

    Qofki qoralkan arka ilahay Ramadanta cafimad ha ku gaadhziyo🥺🤲🏼

    • @con8146
      @con8146 Рік тому

      Amiin allahayow I caafi aniyo wixii Muslim ahba

    • @salaxaxbajinaeid3157
      @salaxaxbajinaeid3157 Рік тому

      You to yarta Snapchat so gala

    • @Nacnacey
      @Nacnacey 7 місяців тому

      Tbh I tried 2 avoid looking at ur comment because I thought you were saying nabikeena ❤suuban kusali 5:24 5:24 5:24 5:24 5:24 5:24 5:24 5:24 5:24

    • @MuunaAbdi-ph8ct
      @MuunaAbdi-ph8ct 4 місяці тому

      Alxm waa rsmadan😢❤

    • @cabdirasaaqcabdi5007
      @cabdirasaaqcabdi5007 3 місяці тому

      Amiin

  • @mahamedapuu4936
    @mahamedapuu4936 Рік тому +798

    Away dadkii jeclaay nabiga muhamed ﷺ ❤😍

    • @bushracarab1708
      @bushracarab1708 Рік тому +14

      isku xishoo nio mise diinta kugu yar music dhexdeeda miya nabiga (scw) ku soo hadal qadeysa 😡

    • @ifraaxibrahim2303
      @ifraaxibrahim2303 Рік тому +4

      @@bushracarab1708 dadkn wn layaby wlhi abyo

    • @mahamedapuu4936
      @mahamedapuu4936 Рік тому +1

      @@bushracarab1708 my sida doonto ufahan aniga hadafkeyka waa marwalbo inaa soxasuusiyo dadka saliga nabiga ﷺ dhamanteynana ajir uhelno hadda meeqa qofaa qoralkan aqrise kadibne kusalise nabiga ﷺ ❤

    • @nasrimaxamud3537
      @nasrimaxamud3537 Рік тому

      Sallalaahu calayhi wasalam

    • @seynabhariir9436
      @seynabhariir9436 Рік тому +1

      Waar magaca nebiga fasqiga kala dhex bax xaarimiyow

  • @bishaaroqasim2766
    @bishaaroqasim2766 Рік тому +318

    Hesasa waxa ka macn quranka❤

    • @xafzaahmet7691
      @xafzaahmet7691 Рік тому +4

      Wayahe maxa meeshan kuso dhex gal8yey eed u dhagesanesa😅

    • @delightyano3262
      @delightyano3262 Рік тому +3

      Lkn heesta qabta Tabe hindia noqoty habon hhhhh

    • @hodannisha8053
      @hodannisha8053 Рік тому +2

      Waan ognahay wllo 😊

    • @amaladan5579
      @amaladan5579 Рік тому

      Waan ognahey imisaad ku soo celcelisey heesta

  • @xidigadkeh235
    @xidigadkeh235 Рік тому +250

    HEES KASTO MACAAN CADKA ALE IYO QURAANKA KA MACAAN WALLYAL WE ARE ISLAAM ALX♥️❤️🇩🇯🇭🇺🇸🇴

  • @nafisocusmaan3148
    @nafisocusmaan3148 Рік тому +34

    Awey dadki nabiga Muhammad scw kusaliya rasulka scw❤❤❤❤❤😍😍😍♥️♥️

  • @apdirahmaanpaapoco2116
    @apdirahmaanpaapoco2116 Рік тому +76

    Mustafe Dollar ❤️🔥
    Fanaan,abwaan,laxamayste .War Ninku Talent badana mansha allh ✋🏻

  • @cabdixakiim141
    @cabdixakiim141 Рік тому +51

    1million markey dhaafto heyla dhaafin wll likta

  • @faizam523
    @faizam523 Рік тому +8

    Wow! Haboon nuura waqti aad u gaaban buu meel fog ku gaadhey fankeedu, masha Allah. Qurux iyo cod wada socda ayuu rabi kuugu deeqey.🥰💝💖💗💜💙🩵💯💥

  • @younesmohamed6317
    @younesmohamed6317 Рік тому +43

    Erayada 100%
    laxanka 100%
    music 100%
    muuqalka 100%
    codadka 100%
    wow inaba caadi ma aha ❤️

  • @LoVeR_Man23
    @LoVeR_Man23 Рік тому +21

    Abdirisaq arab codkiisa inta la yaaban isoo raaca best arab😊😮😮

  • @Hennabyho12
    @Hennabyho12 Рік тому +10

    Taliyaha darajada watoo
    Xubiga dusha xiro
    Nacabka deyr adag dhisoo
    Ragaba kan ka doortaye
    Dunida ma wax ba ku haraye❤😢

  • @zaalah___garaadkah..620
    @zaalah___garaadkah..620 Рік тому +57

    RasuuLkena mUhamed iguLa SaLi waLl......🥰

  • @najiibhashim9243
    @najiibhashim9243 Рік тому +23

    Hadda jaceyl maheysto waxaan sugayaa maalin aan Ani iyo xaaskeyga aan farxad kuwada dhageysano heestaan💋🥺 soo dhaqso bea

  • @hodanhonest7290
    @hodanhonest7290 Рік тому +20

    ereyada
    laxanka
    director
    MUTAFE DOLLAR WUU NAWALAYA WLHI 🥵❤💯🤟
    CODADKA NA WXBA LAGAMA QABAN KARO AMAZING VOICE🤎

  • @abdiwahidhassan9227
    @abdiwahidhassan9227 Рік тому +28

    Gobolka fanka inuu boorama yahay ma isku raacnay
    Haboon nuura caadi ma aha ❤🎉

    • @suldaanwarsame7762
      @suldaanwarsame7762 Рік тому +2

      Haboon nuura mooye music laxan erayo waaa reer burco iska qaataba lkn.

    • @hanielmi7220
      @hanielmi7220 Рік тому

      Fanka hargaysa waligeedba lahayd haboon hargaysa ku soo can baxday hargaysa iyadaa fanka soo saarta taa la iskuma haysto

    • @hanielmi7220
      @hanielmi7220 Рік тому

      @@suldaanwarsame7762 fananku waa reer hargaysa halkeed burco ula aaday 😅😅

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Рік тому +486

    The best person ever The most knowledge able and the most shine all Allah created prophet Muhammad scw scw💕🕋❤️🕋❤️💕

    • @raggeedi
      @raggeedi Рік тому +17

      Scw

    • @zakariyecabdi7347
      @zakariyecabdi7347 Рік тому +8

      SALALAAHU CALAYHI WA SALLAM

    • @zakariyecabdi7347
      @zakariyecabdi7347 Рік тому +7

      Wll SALIGA NEBIGA HADDAAAD QORAYSID HASOO GAABIN EE PLZ DHAMAYSTIRA

    • @Abdirisackace
      @Abdirisackace Рік тому +2

      Scw

    • @najmaomer174
      @najmaomer174 Рік тому +10

      Nabiga Scw Hadaad ixtiramaysid meelaha Xun xun ıyo heesaha Hakuso hadal qaadin scw scw scw scw scw

  • @mohamedjeenbar7301
    @mohamedjeenbar7301 Рік тому +15

    Aaaway dadkii nebi Saligiisa jeclaa scw scw scw❤

  • @adeerka_5
    @adeerka_5 Рік тому +37

    Abdirisaq AraB and Haboon what a voice😍🔥
    War Maxaa samaYseen MY Lagends 🥶🔥

  • @BasemAlsapree
    @BasemAlsapree 11 місяців тому +6

    ان الله وملائكته يصلون على النبي يا أيها الذين آمنوا صلوا عليه وسلموا تسليما ❤❤

    • @luulsahal9773
      @luulsahal9773 4 місяці тому

      Maxa kaa qalsan wll marka ayad qiran meshan Kenney siid

  • @nimcoahmed7658
    @nimcoahmed7658 Рік тому +12

    Mustafe dollar fanan abwaan director waxpa lagama qaban karoh😇🥰

  • @ilwaadqurux473
    @ilwaadqurux473 Рік тому +6

    Mustaf doller 😢erayada inuu leeyahay wlhi kadareeme 😊my favorite fans 🔐👑mustafdoller🥰🤞🏻

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 Рік тому +25

    Wow amazing song 🎵 😍
    Laayab dollar waxbo lagaama qabo karo Lyrics fantastic fire 💯 🔥 iyo Melody 💯
    Best musician haatuf yare 🎹 🎶 🎻 🎼 🔥 Duubista fantastic hawraar music good well done iyo editing 💯🔥🔥👊🎞🎥📸💯💯 intentional video 📹 labo legends haboon nuura iyo carab voices 🎙💯💯💯🎤🔥

  • @cadceedmediapro6142
    @cadceedmediapro6142 Рік тому +13

    The best person ever The most knowledge able and the most shine all Allah created prophet Muhammad scw scw💕🕋❤🕋❤💕💕🕋❤🕋❤💕💕🕋❤🕋❤💕💕🕋❤🕋❤💕💕🕋❤🕋❤💕💕🕋❤🕋❤💕

  • @akramabshir6122
    @akramabshir6122 Рік тому +1

    Woow heeesti qarniga habon iyo ina carab horay u socda
    Jawiga ila so dalxiis
    Goobaha daymada uron
    Nacabku hadide ku farax oo
    Haku daydan wara jirkena
    Habkan u dabal gadayno⚘️💯💋

  • @abdiloleey5935
    @abdiloleey5935 Рік тому +15

    WAR WAXANI HEES WAY DHAAFTAY WLEE WAX AAN KUTILMAAMO MA AQAAN
    EREYADA IYO LAXANKA 💯
    MUSIC 💯
    CODADKAABA KADARRAN 💯💯💯
    HOREY USOCDA 💯💯💯💯💯💯💯👌👌👌👌👌👌👌

    • @abdikaremali
      @abdikaremali Рік тому +2

      Waan kugu raacsanahay
      Zxbky abdirizak arab iyo habon 🙏🙏🙏

  • @A.A.E93
    @A.A.E93 Рік тому +2

    Fanaanad aan taageero Haboon Nuura dhan walba 100% waaye qali horo u soco.

  • @apdirahmanqalas3215
    @apdirahmanqalas3215 Рік тому +5

    Hadan is idhaaba hees daaro anigu kuwii hore le dhageesan jiray kuwa igu soo dhow 2015 lkn heestan si gaara ugu helay ba codka iyo laxanka caadi ma ahan 🥰

  • @satunali2359
    @satunali2359 Рік тому +13

    Taliyaha Daraja watow
    Xubiga kii dusha xirow
    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mahoapd3576
    @mahoapd3576 Рік тому +2

    Masha allh wllkey musdaf dollar waaa abwan qarson m.a wllhi hesto uu sameyo wan jeclahay wllo mcn huray usoco waligaaa ilxuni kuma aragto

  • @blshwj8354
    @blshwj8354 Рік тому +1

    Legenkii Waynaaa Mustafe Doll
    Abwaan+Fanaan+Laxamayste🥰

  • @farxaancali8364
    @farxaancali8364 Рік тому

    Tan le ka hayaa wow😮 Tani hees Wey dhaftey❤

  • @Faariz-Abdi
    @Faariz-Abdi Рік тому +10

    Fire 🔥
    Absolutely amazing 👏 😍

  • @azzaymoh3610
    @azzaymoh3610 Рік тому +46

    wow haboon nuura best voice😇

  • @mohamuhannad1194
    @mohamuhannad1194 Рік тому +7

    Amazing,This song will be viral 2023👍🤛

  • @mustafe983
    @mustafe983 Рік тому +1

    Laxanki mustafe dollar iyo codadki tool moona abdirizaq carab &Hibo nuura walee anuu waan yaabay🎶😍😚

  • @Zhakerhajji
    @Zhakerhajji Рік тому +27

    What an amazing song🎵 Abdrizak an Haboon🔥❤️

  • @hanadgamer1326
    @hanadgamer1326 Рік тому +5

    Halmar hees ha isla soqadan haboon nura iyo khalid kaamil will be amazing plz

  • @legendry626
    @legendry626 Рік тому +8

    Erayda & laxanka musrafe dollar amazing 🥳🥳🥳🥳🥳

  • @ssalad5012
    @ssalad5012 Рік тому +7

    Dal qurux badan, dhalin qurux badan iyo cod macaan ❤️

  • @cabdiraxmanbooyo
    @cabdiraxmanbooyo Рік тому

    hawraar music production mucjizooyinka 🎥🎶😍✌🏿

  • @Kp_poductions
    @Kp_poductions Рік тому +3

    Team hawraaar
    hard workers
    mounium keep going proH

  • @FadxiAbdi-bc3pz
    @FadxiAbdi-bc3pz Рік тому +3

    Nabiga ku salliya scw scw scw

  • @arafatabdilahi7344
    @arafatabdilahi7344 Рік тому +7

    Nuura Your Voice is Amazing Keep going

  • @shakrashorts
    @shakrashorts Рік тому +1

    Wlhi anoon qoraalka arkin ayaan is dhahay,
    Laxanka ma mustafe dollar baa saaray?
    My favourite laxamiiste, M.D❤👏👏

  • @drjamalawildirir3086
    @drjamalawildirir3086 Рік тому

    Heeska caadi maaha, anigu HAA ban u hayaa....Ya Salam 😘

  • @shankaron4736
    @shankaron4736 Рік тому +4

    Mustafa Dollar💵 jahhh
    Fnn Abwan Mulaxan
    Dad Kalama Sinna Yqe😇🌍❤️‍🔥

  • @saamyare1609
    @saamyare1609 Рік тому +1

    Young talented Abdirizak carab &habbon nuura🥰

  • @DhagacadeChannel
    @DhagacadeChannel Рік тому +28

    Fanaankani so Hindi Maaha Mise waa Somali 😅😂 Hadaad shakiday 👍👍❤😂

    • @jeonkimminpark5248
      @jeonkimminpark5248 Рік тому

      😂😂😂 wa somali
      E maxad ugu maleyzay inu hindi u egyahy 😅

  • @khatarozsahaloz4086
    @khatarozsahaloz4086 Рік тому

    Aydarous ismail hawraar.🔥🔥horeusoco wll

  • @MI-ye6jt
    @MI-ye6jt Рік тому +12

    Haboon my favorite somali singer 🥰

  • @nafuzharagsan2196
    @nafuzharagsan2196 Рік тому +2

    Jah waxan qurux iyo style lama odhankaro Abdirizaq Arab another level💯

  • @mahdicllaahi3226
    @mahdicllaahi3226 Рік тому +19

    Amazing voice 🔥👍🏿

  • @mubaarikfaroole1059
    @mubaarikfaroole1059 Рік тому +1

    ninkan mustafe dollor waa nawaala wixiisu waa talent caadiya director laxamiste fanaan abwaaan waaaliba

  • @Misaanka.culus1
    @Misaanka.culus1 Рік тому

    Carab iyo haboon waa ay naga walayaan.......2×2×2×2 😍

  • @adirreacts5481
    @adirreacts5481 Рік тому

    Heestan waa i cajabisay xad good luck ❤️

  • @Subarman32
    @Subarman32 6 місяців тому +3

    Legand wayn mustafe dollar
    Abwaan +fanaan+director+laxamayste another level ❤❤❤❤❤

  • @Mariamm34
    @Mariamm34 Рік тому +8

    Naagtan wey cod qurxan thy ilaah ba na dilayee👸❤

    • @abdiomar8279
      @abdiomar8279 Рік тому

      Hodan abdirahhman walashed maxad ka filan

  • @warllaxaajicuma1009
    @warllaxaajicuma1009 Рік тому +1

    Haboon nuura masha allah cod macaan iyo isteel iyo Qurux❤❤❤❤❤

  • @Mohammedoslo
    @Mohammedoslo Рік тому

    Hees way dhaaftay tani 🙏🏼❤

  • @upthiwahabmohamett8826
    @upthiwahabmohamett8826 Рік тому +4

    Hargeisa hoyga faNka zad dOntaN FanKa ka YeLa keep going 💪

  • @ayaanlecadde8226
    @ayaanlecadde8226 Рік тому +17

    Golden voice 😩❤️

  • @abasskhanbarrow482
    @abasskhanbarrow482 Рік тому

    Wow music sbowe ,,hatuf yare💕🇸🇴🇸🇴

  • @ariaspence267
    @ariaspence267 Рік тому +5

    💫 Shine star shine FABULOUS NEW SONG 🎉 💫

  • @cabdiqanisaalax7592
    @cabdiqanisaalax7592 Рік тому +2

    Laxanka iyo erayadaba fabtastic boy mustafe doller😘😘😘

  • @maazimcadde1239
    @maazimcadde1239 Рік тому +2

    Erayadii Mustafe doller Layaab Layaab.🔥

  • @Indhocade212
    @Indhocade212 Рік тому +3

    Laba Goat ayaa is HeLaY walee❤

  • @djzafwan4331
    @djzafwan4331 Рік тому +14

    Amezing voice 🔥❤

  • @adeshuriye1096
    @adeshuriye1096 Рік тому +1

    Haye waa hees jaceyl oo badan🥰🥰✌️

  • @ilhancaraaye5801
    @ilhancaraaye5801 Рік тому +11

    Jawiga xeebta iyo dharka ay xiran yihin wax la qiyaasi karo maha qurux dhaaf balse istelka timaha haboon inay sidan ka dhigto ma aheyn jawiga xebta iyo timo daban iskuma so baxaayan e inay si deyso aye aheyd si ay dabeeshu u lusho❤

    • @brguleidzaki7942
      @brguleidzaki7942 Рік тому

      everybody have a choice😅🤣🤣🤣🤣🤣

    • @ilhancaraaye5801
      @ilhancaraaye5801 Рік тому +1

      @@brguleidzaki7942 I know wl but qofku marka u disenar yahay wax badanu fahsan yahay sidaas dartet ban fakarkas uso qoray

    • @mohamedabdi9491
      @mohamedabdi9491 Рік тому +2

      Waa SHAQO DUMAR KOLAY WAD GARAN LKN RAGI KA HADLI MAAAYAAN

    • @deqoali4460
      @deqoali4460 Рік тому

      Haa😂

    • @UsaameMaxamed-ts1cg
      @UsaameMaxamed-ts1cg 10 місяців тому

      Timo dheer inay noqotay ahayd😅😅

  • @xerogeeltv
    @xerogeeltv Рік тому +3

    Waxan cod lama dhihi karo masha allah haboon nuura ❤️👍🏻

  • @abdillahiosmanomar9612
    @abdillahiosmanomar9612 Рік тому +14

    Haboon Such a golden voice !

  • @hamsekaafivlogsandfilms2968

    Hawraar groub wax kale hboon iyo carab hees aduun

  • @yasminhassan5651
    @yasminhassan5651 Рік тому

    The best person allah created is our beloved prophet Muhammad Scw 🌎❤️❤️

  • @warfaaseed386
    @warfaaseed386 Рік тому +2

    Heesa qur,aan ka Alle ayaa ka mcn

  • @cabdigooraf6863
    @cabdigooraf6863 16 днів тому

    Heesha walahi waxaa ka mcn Qur,aanka yaa igu racsan

  • @xuseennuur5955
    @xuseennuur5955 Рік тому +2

    Hboon her voice agolde as a dioman Queen 👑 best singer in this year

  • @mustafemahamed277
    @mustafemahamed277 Рік тому +31

    Woow her voice gold keep going haboon nuura ft abdirisaaq

  • @somalisujuu2592
    @somalisujuu2592 Рік тому +89

    HABOON NUURA is taking Somali music 🎼 to another level 💯❤️🌹
    She can do COLABO with any person and still shine 💥💥
    2022 is her Year ❤️❤️❤️

    • @kawserxazan2675
      @kawserxazan2675 Рік тому +3

      Habo nuurs 🌹🌼🌹🥀🥀🥀🌹🌹💐💐

    • @hanaawad8542
      @hanaawad8542 Рік тому +4

      Xabs kawaii

    • @Coco_officia
      @Coco_officia Рік тому

      🤞🤞🥺🥺🥀🥀

    • @Cashomaxamed-ys8hl
      @Cashomaxamed-ys8hl 6 місяців тому +1

      0:52 😊😊😢😢🎉🎉😂❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤l🎉🎉🎉🎉l🎉🎉ll❤❤siqttqt❤❤xg

  • @Misaanka.culus1
    @Misaanka.culus1 Рік тому

    Haboon nuura. Another level

  • @suhaybhaggio6101
    @suhaybhaggio6101 Рік тому +1

    the legend mustafe dollar _tagay tagay

  • @sakariyeisman9291
    @sakariyeisman9291 4 місяці тому +1

    adi ku rawaa🥰😍

  • @batika917
    @batika917 Рік тому +15

    Love isaar hadaa soboqatay heestan muqaalka quruxsan ❤❤❤❤ samaroon community

  • @ahmedibrahim1931
    @ahmedibrahim1931 Рік тому +1

    First Comment aYa Igu HayZta Pal

  • @moking8887
    @moking8887 Рік тому

    Fav singer legendary abdirizak Arab big Fan 💪

  • @neimaisse3905
    @neimaisse3905 Рік тому +1

    Ayyyy machaallah 2doduba coododkoda dareenkaa kabuxaa waxlodhiko jiran

  • @nasracarmiye8363
    @nasracarmiye8363 Рік тому

    Heees way dhaaftay♥️🥰

  • @saxar6675
    @saxar6675 Рік тому

    Dar alle baan kuu jeclahoo ....axyaa hees

  • @yourenightmare9657
    @yourenightmare9657 Рік тому +3

    Maasha Allah clrisaaq carab
    Cod 🎤
    Qurux 😍
    Style 😎
    Action 🔥

  • @farhiakaftan7689
    @farhiakaftan7689 Рік тому

    Al ustaad mustafe dollar noo macaaneyye heeska

  • @hoodayassein8337
    @hoodayassein8337 Рік тому +4

    Sidaan unoolahay waxay ila tahay inan jacyl waxba uga baahnayn, laakiin, marka hees jacayla dhagaysto dareemo jacayla gala. Yaa salaam!

    • @abdikhaliqabdirizack4813
      @abdikhaliqabdirizack4813 Рік тому

      Kula mid pn ahay jaceylku waxa aan dareemaa mrkn heso dhageysto😔

    • @zuzu-ss2cl
      @zuzu-ss2cl Рік тому

      Mar hore iku dambeysy hees lkn.mant imaday wllhi waxaan is dhahhy jaceel ku hayo intee kaka imaday🤣🤣🤣🤣🤣 yaab

  • @cool_guy21.16
    @cool_guy21.16 Рік тому +2

    Love the background beautiful beach

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 8 місяців тому

    Axyaa hees two legends 😊

  • @abdiraxman2336
    @abdiraxman2336 Рік тому

    Mustafe dollar, laxamayste 🖤

  • @updiphatahgorse7121
    @updiphatahgorse7121 Рік тому +3

    wow amazing singers ❤️

  • @najahabdi1122
    @najahabdi1122 Рік тому

    Apdirisak arap heeztani way dhafey wlhi lxnka ga io eryda io codkupa wa wda wx macqula♥️🥺

  • @hamdizhabdirahman2596
    @hamdizhabdirahman2596 Рік тому

    Taliyah Darajada watow❤😍🕊🙈

  • @hothanmohamett3201
    @hothanmohamett3201 Рік тому +4

    HestaNn waxaY iiyeelathy xasuus anaN Mar na ilaawi kriN
    21/11/2022♡ Dr boogeyman dhaYow adaa hnka doojiYeH
    Cafimaad io cimr dheer bn idiN rajeenya intah iga danbeysa
    Like that ha ilaawiNn

  • @Abaasshakeeti3421
    @Abaasshakeeti3421 Рік тому +1

    War waxani hees wy dhafaneee maxanu ku tilmannaaaa📱🎧