CUDURADA SHUMISKA LAGU KALA QAADO | KISS DISEASES 💋

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 лют 2023
  • CUDURADA SHUMISKA LAGU KALA QAADO | KISS DISEASES
    14-ka bisha Febraayo ee sannad kasta waxaa dunida laga xusaa "Valentine Day", oo ah maalinta la xuso jacaylka. Jaceylkana waxaa astaan u ah shumis.
    Shumiska waxaa lagu kala gudbin karaa dhowr xanuun, kuwaasoo ay keenaan jeermis bakteeriyo ama fayras muuqaalkan ayaana kugu sharxayaa qaar kamid ah xanuunada lagu kala qaado shumiska iyo Talooyin muhiim ah.
    Aad baad ugu mahadsan tahay daawashada muuqaalkan, si aad u hesho Talooyin iyo casharro caafimaad oo ku xiisa geliya, kusoo biir CHANNEL-ka @Dr CK oo SUBSCRIBE dheh, hadii aad ka heshay muuqaalkan Like saar lana wadaag Asxaabtada oo share dheh.
    MAHADSANID 🖤

КОМЕНТАРІ • 39

  • @Queen-tu1ml
    @Queen-tu1ml Рік тому +6

    Anaka waxan nahay dad muslim ah alhamdulillah

  • @ilhaanmohamed3025
    @ilhaanmohamed3025 Рік тому +2

    thanks dr

  • @munibaabdi1201
    @munibaabdi1201 Рік тому +1

    Dr mahadsanid❤

  • @nasteexonalka5337
    @nasteexonalka5337 5 місяців тому +2

    Mahad sanid dr

  • @alihassanhussein5948
    @alihassanhussein5948 Рік тому +1

    Mahdsanid Dr ma aaminsani malinta jaceylka waa dhaqan gaalo ku dayasho maleh

  • @dhiirigaliyechanel6932
    @dhiirigaliyechanel6932 Рік тому

    M.a keep going sxb

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza Місяць тому +1

    may kama mid ihi

  • @user-sy9bv3hp8n
    @user-sy9bv3hp8n 9 місяців тому +1

    Ma aminsani ❤❤❤

  • @zahraibrahim7523
    @zahraibrahim7523 5 місяців тому

    Dr.kan xruntiisa intrr waaye

  • @mariampark7178
    @mariampark7178 Рік тому

    ❤❤

  • @saciidoasxmed2194
    @saciidoasxmed2194 Рік тому

    Naga dhafhe Dr,

  • @safiyosafa71
    @safiyosafa71 Рік тому

    Asc walaal qaali waxan u baahanahay in aan arin kula wadaago waxaad ii sheegtaa meel aan Kala soo xariiro

  • @maryansalax8714
    @maryansalax8714 Рік тому

    Ma amiinsani

  • @hakiimoabdiqaadir5404
    @hakiimoabdiqaadir5404 Рік тому

    Màhad sanin dr dawada
    Barodntx herbalkeda
    Aan isticmaalaa
    Waxna iima tarin

  • @suuradchanel6055
    @suuradchanel6055 Рік тому

    Maya

  • @user-ym1wh8up7r
    @user-ym1wh8up7r 16 днів тому

    Dr ck dadka maad lahadashìd mayasba waxaga

  • @shaficicabdiguuleed
    @shaficicabdiguuleed Місяць тому

    Diinteena meelna kagama jiraan waana dhaqan gaalo ilaahay wuu inaga ilaaliyay waxaa diinteena islaamka waa diin nadaafada ku dadaashay

  • @horusocod4156
    @horusocod4156 Рік тому

    Asc doctor Miyaa lagu kala qaada xanuuunada halista ah ee lagu kala qaado STD (sexual transmitted diseases

  • @farduusabdimaxamed8026
    @farduusabdimaxamed8026 Рік тому

    Wajiga waxaan kuleedahay gaduud aan kudhashay ilaa yaraantaydii dhaqatiir badana utagay waxay idheen laysar Baad ubaahanahy ana laysar waan kabaqanaya qof gudiud haara ku dhashay maxaa laisaga dawaynkaraa Dr adoo raliga iyo haday jirto meel aan kaala Soo xiriiri karo SI aad iicawiso

  • @mounaqurux8532
    @mounaqurux8532 Рік тому

    Ma amin sani maalintaa

  • @maxamedcadde3233
    @maxamedcadde3233 Рік тому

    Xagee joogtaa dr

  • @qadiijonuurqadiijonuur7775
    @qadiijonuurqadiijonuur7775 Рік тому

    Maya maa amisani

  • @ugasoloveas6115
    @ugasoloveas6115 5 місяців тому +1

    May ma Aminsani Lkn jcylka iyo shumis ka Wan Amin sanahay
    Jecel Aan Shumis laheyn wax jiro maha😂

    • @MohmedJiger
      @MohmedJiger 4 місяці тому

      Daddka xanunka kala tag hadad cfimd qabto anku baadho kiss 💋 wax yar weyee galmo kugu dari wlhy 😮

  • @hakiimoabdiqaadir5404
    @hakiimoabdiqaadir5404 Рік тому

    Isoo jwab blease

  • @hakiimoabdiqaadir5404
    @hakiimoabdiqaadir5404 Рік тому

    Maxaan sameyaa

  • @NasroAbdulkadir-fv3jg
    @NasroAbdulkadir-fv3jg Рік тому

    Vedio ga maxaa ka dhex buuqaayo madaxaaba igu xanuune

  • @farduusabdimaxamed8026
    @farduusabdimaxamed8026 Рік тому

    Dr please adoo raliyaa qoraalkaas iiga Soo jawaab aad Buu caawinayaa wajiga waxaan ku leeyahay guduud ama haar aaan kudhashay OO igu wareegsan dhaqatiirta somlia waxay igu dheheen laysar Baad rabtaa ana laysar marabo hadii aad garan karto xal ama DAWO qofkaasi marsan karo OO isticmli karo kà baabinaysa guduudkaas aan dhibanaha u ahay iisoo sheeg adoo raliyaa please iishre gareeya

    • @drck1895
      @drck1895  Рік тому +1

      Haaraa waxaa lagu daaweeya dawada loo yaqaano hydroquinone muuqaal gaar ah ayaana ku sharxay soo daawo
      Hadii dawadaas wax kuu tari wayso waxay noqonaysaa in aad laserkaas martid xal kale malahan.

    • @farduusabdimaxamed8026
      @farduusabdimaxamed8026 Рік тому

      Dawadaas phrmasiyada somlia Maka heli karaa

  • @user-bj1ed4en2h
    @user-bj1ed4en2h 3 місяці тому

    Waxa kle lagu kala qaada IDS

  • @xafsokhadarxasan
    @xafsokhadarxasan Рік тому +1

    Shumiskaas ma deynkarnee waxkale noo sheeg😂

    • @mesuthassan
      @mesuthassan 8 місяців тому

      Waaba xaraarada ugu weyn😂❤

  • @umunashaad7381
    @umunashaad7381 Рік тому

    Dr xanuunka neefat kawaraan malakaĺ qadaa dr waa ii muhim

  • @ciilawbare7183
    @ciilawbare7183 Рік тому

    sxb qorgooye xanuunkan ma fahmin

    • @drck1895
      @drck1895  Рік тому

      Qorgooye ama Meningitis waa infekshan ku dhaca xuubyada ku daboolan maskaxda iyo xangullaha lafdhabarta "Spinal Cord" dhex mar.
      Markuu infakshanka ku dhaco, xuubyada ama dahaarka maskaxda way bararaan, kadibne qofka wuxuu dareemaa calaamada lagu garto xanuunka oo ah madax xanuun, qandho iyo surka ama qoorta oo togmato ama adkaato.