5 Cudurka H I V Dr Cabduqadir Maxamud

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 45

  • @shukrishacni821
    @shukrishacni821 6 років тому +4

    Ilaa haw cidna hagu riding cudurkan halistaa amiin amiin ilaahaw come dii Muslim ah haku riding wwwxamsecom

  • @cabdulqadirwisil
    @cabdulqadirwisil 4 роки тому +1

    Subxanalaaah ilaahow nabad baadi

  • @wllcuuu187
    @wllcuuu187 4 роки тому +4

    Dr candhuuf ta leeskuma qaad siin karo waayo qofkan xanun ka qabo wax meel waad ku wada cuni kartaan

    • @mindideafact6782
      @mindideafact6782 4 роки тому

      Lkn waa kala labo cuntada candhuuf Laguma tufo

    • @wllcuuu187
      @wllcuuu187 4 роки тому +2

      @@mindideafact6782 wllo waan dhigtay anuu xanun kan qofku haduuna nabaro afka ku lahayn xata waad shumin karta laguma kala qadayo ilkihisa oo dhiigaya ama nabar afka kaga yaalo haa wad ka qadi karta lkn candhuuf tu waxba kuma yeelayso

    • @wllcuuu187
      @wllcuuu187 4 роки тому

      @@zainabhussein1353 waa sidaa ad sheegtat

    • @lulabdi9151
      @lulabdi9151 4 роки тому

      @@wllcuuu187 wlshey haleesu badnaado hala taxadaro saban aaqira joogna xumantii cudaradii dhibkii wanagu bateen wana dabi aan anagu geesany ilahey hanokenin cudarada xun xun ahalkeynana ka ilali walahena muslimiinta ka ilali inta lagu imtaxamyne ka caafi

    • @lulabdi9151
      @lulabdi9151 4 роки тому +1

      waxan siqasa ugu diga gabdha soomaliyeed ee kenya ugandha kunool ee jariyadaha adoomeyda ushaqeeyan nagahas ka ilashada cunadiina iyagana iska ilaliyo wayo wadamadaas wa wadamada kaaalinta koopad ka galy cudurkaas gabdhahena soomalidina inta badan wey ushaqeeyn nagahas adoomeeyda

  • @aaminamaxamed2888
    @aaminamaxamed2888 6 років тому +7

    Bisinka illaahay hanagaqabto intuuhayo ee aan sino uguiman ilahay ha cafiyo emuslimah

  • @GgGg-wb6um
    @GgGg-wb6um 5 років тому +1

    subxanalah

  • @shugrihaaji7861
    @shugrihaaji7861 2 роки тому

    Ilahoow cudur oo dhan ka magan kale inta muslimna ka caafi

  • @user-lq1nx2nk4b
    @user-lq1nx2nk4b 10 місяців тому

    Markuu bilowga yahay waa leeyahay calaamado sida durayga ama hargabka ah dictor waxbadan baa kaa halawsan alle hka dulqado inta uuhayo inta cafimad qabtana alle haka ilaasho

  • @shugrihaaji7861
    @shugrihaaji7861 2 роки тому

    Ilaah hanaga qabto ilaah hanaga badbaadiyo

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 4 роки тому +3

    ilahow dhaman cudur odhan baan ka magan gelayaa ilahow naga badabdi

  • @abdisalanmaalin3433
    @abdisalanmaalin3433 3 роки тому

    😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲☝☝☝☝☝☝

  • @mohamedkhadar1483
    @mohamedkhadar1483 4 роки тому +3

    Ilaheeyow naga nabad gili intaa nolnahay dhamaan muslimiinta

  • @ifraaxhassan4941
    @ifraaxhassan4941 2 роки тому +1

    Ilhyow naga fugeey kuwa qaba iyagana cfmd sii anaga naga badbaadi

  • @zahramohmeth7677
    @zahramohmeth7677 4 роки тому

    Allow Naga nabad geli inta uu hayona ka qafiifi

  • @mumtazabdullahi6551
    @mumtazabdullahi6551 3 роки тому

    ilahoow naga bad badi

  • @MohanKumar-lt5vm
    @MohanKumar-lt5vm 5 років тому +1

    allaha naga badbadiyo cudurkan

  • @zakiindhovalog6373
    @zakiindhovalog6373 3 роки тому

    Allow naga duL qaad

  • @khaliifxirsi6668
    @khaliifxirsi6668 5 років тому

    imisaa lagu ogaada

    • @Yedo25254
      @Yedo25254 4 роки тому

      Khaliif xirdi incubation period within 3 months or less

  • @ALMUXSINIIN
    @ALMUXSINIIN 4 роки тому +1

    Muuqaal kalsooni kugu abuurid doona
    ua-cam.com/video/aR03RxEWOMk/v-deo.html

  • @mahamedismail1037
    @mahamedismail1037 7 років тому +4

    dad loo sheegimayo. oo aandhaqtar aheyn dadku wey ba ku gu dilayaan ba

  • @xamsecabdi5971
    @xamsecabdi5971 6 років тому +2

    ilaahaw naga hay cudurkan xun

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 4 роки тому +1

    raga markay dhoofan soo noqdan ha la baadho ceeb maha in la badho waxaa ceeba inu ku qariyo cudur haday mur ka qadhaadhanayso mar walabuu dhoofo ha la baadho iyadana ha la baadho si aanu u odhan waan xanaqya labadaba ha is badhan haday kala maqnaadaan marka la guursanayona ha la is badho

  • @aminahussein5802
    @aminahussein5802 4 роки тому +2

    Subxaana Allah! Xabsiga Allaha Wayn baa looga badbaado karaa. Waxuu naga reebay waa in laga fogaado. Jabto, Syphilis iyo AIDS waa Cudurada Macasida. Waxaa la heley Daawada Jabto iyo Syphilis, ka Dib Allaha Wayn waxuu keeney AIDS ka. Ka fogaado Macasida iyo Waxa Xun. Allaha naga badbaadiyo Waxa Xun oo dhan.

    • @samanjecel6079
      @samanjecel6079 4 роки тому

      amiin

    • @khalillyusuf5680
      @khalillyusuf5680 4 роки тому

      😭😭 Yaa allaah war ilahy been abuurka kadaya ilahay bani adamka dagaal kulama jire.

    • @aminahussein5802
      @aminahussein5802 4 роки тому +1

      @@khalillyusuf5680 Allaha Wayn ee Awooda leh, Dagaal nagu lama jiro, laakiin Allaha Wayn waa Shadiidu Al Ciqaab. Qofkii qaldama Akhiro iyo Aduunka Allaha Wayn waa ciqaabayaa. Illaa Allaha uu u Danbi Dhaaf mooyee. Allaha Wayn waxaan waydiisanaynaa Danbi - Dhaaf. Dariiqa Toosan Allaha Na waafajiyo.

    • @khalillyusuf5680
      @khalillyusuf5680 4 роки тому +1

      @@aminahussein5802intadan dhihin allah waa shadiid al ciqaab ogow horta in allah uu yhay qafuuro raxiim. Inaad dhahdo markii hore cudurkaasa jiray dawa loo hilay kadib hadana allah wuxuu soo dajiyay kii ku kadaran madamoy baniiiadamka ay heleen dawadaa cudurki hore, ilahay adoomadisa kama taxsi qaato adiga iyo ani midna ma oga sababta cudurkan loo sameyay. Hadalkaaga ka fiiirso allah afhayrnkisi matihid warna uma xikmada ka dambeysa iyo sababta. Ilahay wax baniadamka wax u dhimaya ma abuuro.

    • @umufadumosahra1421
      @umufadumosahra1421 4 роки тому

      Kkkkkkkkkk somali badow ma ciqaabaa cudurku

  • @nuurajaamac7309
    @nuurajaamac7309 Рік тому

    Xasbunlaahi wa nicma wakiil raboow naga qabo inti bugtana uga sahal

  • @ahmedabas4318
    @ahmedabas4318 2 роки тому

    Jirko odhan Maka mid yahay cun cunkas ediska

  • @muhiyadinmohamed5828
    @muhiyadinmohamed5828 5 років тому

    Imisa cisho ayaa lagu ogaan karaa markuu jidhka Soo galo week mise wax ka badan

  • @LanderSaiD..
    @LanderSaiD.. 4 роки тому

    Worst Wariye ever....plan ahead and prepared your questions bro....first 20 min its wasted time

    • @yusufsharif7959
      @yusufsharif7959 4 роки тому

      Moha SaiD wariyaha cabsi ayaa gashay malahan cudurka ama qabta isdahay hadalki ku dhagay

  • @shukrishacni821
    @shukrishacni821 6 років тому +2

    Ilaa haw cidna hagu riding cudurkan halistaa amiin amiin ilaahaw come dii Muslim ah haku riding wwwxamsecom