Maxaa Sababo isbadalka Midabka ILKAHA iyo Sida loo Daaweeyo | TOOTH STAIN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 лис 2022
  • Maxaa Sababo isbadalka Midabka ILKAHA iyo Sida loo Daaweeyo | TOOTH STAIN
    Ilkaha bani adamka quruxdooda waxay kujirta inay midabka cad ay lahaadaan markasta, waana meelaha ugu muhiimsan ee qofka muuqaalkiisa laga qiyaas qaato , Muuqaalkan waxaan kugu sharxayaa waxyaabaha kugu sababi karo in midabka ilkahaada ay isbadalaan iyo qaabka aad iskaga daaween laheyd.

КОМЕНТАРІ • 17

  • @maxamedyare2611
    @maxamedyare2611 Рік тому +2

    SHAQO fcn baad bulshada u haysaa wlhi ilaahey cilmigaaga hakuu barakeeyo wll mcn🤲

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka8862 2 місяці тому

    Mahdsanid digtore xagee ku kunooshay waxan u bahna inan kuu iimado

  • @abdirizaknabhaani4103
    @abdirizaknabhaani4103 Рік тому +1

    Mahadsanid 🎉

  • @buurjooge
    @buurjooge Рік тому

    Mahadsanid Dhaqtar.

  • @user-yn8jw8fq5x
    @user-yn8jw8fq5x 10 місяців тому

    Waa mahadsanthy dr❤😊

  • @feysalmohamedhassan417
    @feysalmohamedhassan417 Рік тому

    Mashallah cilmiga aad dadka uheyso allaha kugu anfaco.

  • @YaasmiinIbraahim-bl9io
    @YaasmiinIbraahim-bl9io 4 місяці тому +1

    Dr ilkaheyga ciridka ayaa isoo baraare iligta xitaa wee iga qaloocate mana ii toosoo mxaa sameeyaa xaryjtaada halkee ayey ku taalaa😢😢

  • @Roro__ruun
    @Roro__ruun Рік тому

    Please isoo jawàab walaal
    Ilkahayaga hoose ayaa space yeeshay marki hore aad bay iskugu dhagnaayeen
    Dhagax ba ku dhashay wan ka dhaqay illa hadda iyagoon dhagax lahayn way sii kala durkayaan 🥺
    Maxan ku sameeyaa

  • @guyssupportme10
    @guyssupportme10 Рік тому

    Number kaga rapa wakuso boqan rapa dr ck 🥺

  • @xafuusinayaroow8686
    @xafuusinayaroow8686 Рік тому

    Dr ilkahay 3bil ka hor baan dhaqay hadane waa wax madow baa soo koray 3times aday na waa cadayaa

    • @drck1895
      @drck1895  Рік тому

      Dhagaxaanta ilkaha ayaa ku sameeysmay ilkahaaga 3dii Bil in aad mar dhaqatid waajib ah cadaygana ma baa’bin karo madowgaas.

  • @Mahad-Official
    @Mahad-Official Рік тому

    Sxb ani waxa iheesto marka cadhesanaayo (dhiig aya ka imanaayo)

    • @drck1895
      @drck1895  Рік тому

      Muuqaal gaar ah ayaan ku sharxay cirid dhiiga iyo sida loo daaweeyo channel kyga ku jiraa soo daawo

  • @xafuusinayaroow8686
    @xafuusinayaroow8686 Рік тому

    Ee maxaa u sabab ah cirid kune waa ixanuunayaa

  • @nastapower242
    @nastapower242 Рік тому

    Abowow coffe ma dhaafi karo dr xita wu idhahay dhaf maxa sameya😢 wayna i xiran yihin

    • @drck1895
      @drck1895  Рік тому +1

      hadii aadan dhaafi karin ugu yaraan ka cadayso ama ka luqluqo markaad cabtid kadib

  • @raiden4215
    @raiden4215 Рік тому

    Great share. The secret to success > promo sm!!