MAXAA KEENI KARO DHAAWACYADA CARABKA?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • #adigaisahaaw

КОМЕНТАРІ • 33

  • @maryanabukar9429
    @maryanabukar9429 Рік тому +2

    Mahadsanid abayo naciimo

  • @hajirakassim3766
    @hajirakassim3766 Рік тому +1

    Maanshaa Allaaah My family aadbaan idinkuugu mahadcelineynaa

  • @fadumomohamoud1733
    @fadumomohamoud1733 Рік тому +1

    Asalamu calaykum walal soo gali dadka gaas qabo sida icad caloosha cuntada u fiican iyo cuntada dhibaysa ka soo hadal

  • @nasraabdilaahi9371
    @nasraabdilaahi9371 Рік тому

    Naciima qaali wad ku mahadsan tahay waxan ahay dadka shaaha ku caba kuleelka manta wixii ka danbeeya wan iska joojinaya

  • @ummuayan8227
    @ummuayan8227 Рік тому

    Masha'Allah Masha'Allah jzk qayeer suashaydii anigaa wakaqustaay nacima

  • @adoontiale8944
    @adoontiale8944 Рік тому

    Masha llh tabarkallh ale haku xifdiyo.

  • @ilahancumar8146
    @ilahancumar8146 5 місяців тому

    Mhdsanid habar yar naciimo

  • @piixez7425
    @piixez7425 Рік тому

    Masha alaah walaal jasakalahu kheyr

  • @saidabdulla9947
    @saidabdulla9947 7 місяців тому

    Wa Muhiim Qofku Haduu Wax sheegayo In Aqoonteedii leeyahay Hada Gabdhan Arintan Ugama Hadlin si Aqoon Iyo Farshaxan Leh In aan Cuntada La Boobin In Aan Kuleylka Oo La Caba Uusan Guul aheyn Inkastoo Aan wax Kulul Qofna Cabi karin Cid walba Og Waxa Ku Haboona In Aad Ku Gaabsatid Dr La Xariir Wax Kale Oo Aad Shubeyso Wax Xikmad ah Kuma Dhexjirto Isa Soo Dhis Walae

  • @hamuunaragsan4862
    @hamuunaragsan4862 Рік тому +2

    Hbo wiil aan dhalay 10jiraa sadii uxanuna carabka wax dawo ah Maqato Melba carabka fuqays waxba macuni karo

  • @hamdisaid3774
    @hamdisaid3774 Рік тому +1

    Walaale aniga carabak uu ijeexjeexan yahay waqtidheer dhaqtarka waan tusaya waxnan iigama qaban waxyaalahaas aadsheegtan macuno waa lagayaabaah cunto kululu

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 Рік тому

    Masha Allah tabarakalah jazakalah kheyr abayo Allah ku saidiyo quruxda cimriga iyo cafimadka aamiin wa iga kal iyo laaab

  • @sadiaibrahim8179
    @sadiaibrahim8179 Рік тому

    Masha allaha waad madsantahya abasyo naciimo

  • @bahjazheekh2530
    @bahjazheekh2530 Рік тому

    Asc walashy naciiima wall xiliga an uurka leeyahay ayaa carabka iyo dabnaha igogo ah garan mayo lkn markan dhalo Alx wan bogsada

  • @ahmedmagan8673
    @ahmedmagan8673 Рік тому

    Abayo waxat noga fideesa qanjirka borstaatha

  • @haawahussein622
    @haawahussein622 Рік тому

    Masha allaah waku salaamay walashey naciima janjada ana kula mida markaste ana afka kuhayo ila iyo welige sosheg dhibatada laga helo an iska daaye

  • @shugrikhaliif149
    @shugrikhaliif149 Рік тому

    Baayoyin carabka gadashiis ayaa xidad iga soo baxeen mesheesh nabrah leh i cawiya

    • @doodoali4306
      @doodoali4306 Місяць тому

      Qun waaye walashey biyo qandac iyo cusbo kuluqluqo

  • @duniyocabdi5226
    @duniyocabdi5226 11 місяців тому

    aniga wow icun cuna wowna ixanunaya wlhi

  • @ismailxaaji1825
    @ismailxaaji1825 Рік тому

    Wlley didilaaca carabka maxaa sababa

  • @sacidoabukar704
    @sacidoabukar704 Рік тому

    Asc

  • @najmoaxmed6124
    @najmoaxmed6124 Рік тому

    Abyo cagaarshoga ilmaha lugu dhalo kaso hadal iyo waxa keena iyo waxa lugu daaweyo

  • @ilahancumar8146
    @ilahancumar8146 5 місяців тому

    Xanjadu waxay keenta qanjo xanuun Iska ilaaliya qofki qaba

  • @amiirachennel651
    @amiirachennel651 Рік тому

    Isheg watesupka aan kla xiriiro hooyo 😢carabka hoostisa wax iga so baxen😢

    • @HaawoOsman
      @HaawoOsman 7 місяців тому

      Maheshay numberkeda abyo

  • @abdixirsi9821
    @abdixirsi9821 Рік тому

    SLC nimco kaafiya waxaan jecelahay habeen danbe inaad jawbtada u soo jedo waxa jira xanuun jidhka oo dhan samaynaya dhaqatirta barasitimol irbad ama kinin ĺabo dawo oo herbal ah ayaa jira oo qali ah waxa ay qabtan !!ayan rabaa inaad noo sharaxdo (1)ANDARO _G (2)GANOCELIUM (GL) SULDAN ABDUL XAMID (DXN)

  • @hafiif
    @hafiif Рік тому

    Maxaa keena carab xanuunka wlo

  • @ahmedmagan8673
    @ahmedmagan8673 Рік тому

    Dawadiisa nooso geli

  • @bahjazheekh2530
    @bahjazheekh2530 Рік тому

    Naciima carabka looda ayaa layidha karso garanmayo wuxuu taro