SIDA UGU FUDUD EE LOO DAAWEEYO CIRIDKA QODMO | GUM RECESSION

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 жов 2024
  • Ciridka oo hoos u dhaca ama Qodmo waa dhibaato ku badan bulshadeena Waxaana Caafimaad Ahaan loo yaqaana ( GUM RECESSION ) muuqaalkan ayaan kugu sharxayaa waxyaabaha sababo iyo Sida loo daaweeyo.
    Hadii aad ka heshay muuqaalkan Like saar lana wadaag Asxaabtada oo share dheh.
    MAHADSANID 🖤

КОМЕНТАРІ • 215

  • @fmg63772
    @fmg63772 Місяць тому

    Jizaakallaahu khayran Dr xagee joogtaa an ku imanee

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 Рік тому +7

    Mashallah Dr mahasanid dadk wey kubadayahin

  • @FatumoAhmed-c4i
    @FatumoAhmed-c4i 3 місяці тому +3

    Ku salli nabiga salallaahu caleyhi wasalam

  • @kamalhussein5603
    @kamalhussein5603 2 роки тому +5

    Allah ha noo ka xafido dr

    • @Sharkey1.O
      @Sharkey1.O Рік тому

      Amiin yaa rabi🤲🤲🤲

  • @AbdallaMahamed-iq2bp
    @AbdallaMahamed-iq2bp 3 місяці тому +1

    Masha Allaah Ditoore mahadsanid

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 4 місяці тому +4

    Mnsha allah waa loo baahanyahay warbixintaada aad ka u qiimaha badan

  • @ArafoMohamed-t4i
    @ArafoMohamed-t4i 2 місяці тому +1

    Maasha Allah

  • @cabdiraxmaanfaarax9792
    @cabdiraxmaanfaarax9792 Рік тому +6

    Dr alaha kuxafido runtii waxbadan baan kaa faaiday

  • @xasansamaanaadan2378
    @xasansamaanaadan2378 4 місяці тому +1

    Maasha allaah waxbadan ayaan kafahanay

  • @naaneey6476
    @naaneey6476 2 роки тому +5

    mahadsanid walalkis ❤️

  • @NaaniAli-hh7rz
    @NaaniAli-hh7rz 24 дні тому +1

    Dr halked fariisataa inaan kuuimaado ayaan rawaa

  • @mohamudsiraad1209
    @mohamudsiraad1209 3 місяці тому

    Wcs wrxm wbr maashaa allah
    Waa warkooban oo waxtar leh 💯✅

  • @dajiscom463
    @dajiscom463 Рік тому +25

    ALLOOW naga caafi inta daran iyo ka fican

  • @fadumogedi7423
    @fadumogedi7423 3 місяці тому

    Khayr Alleh haku siiyo habo waa talo bixin loo baahnaa

  • @FardowsaMakhtal-xm4vr
    @FardowsaMakhtal-xm4vr 28 днів тому

    Dr xagee jogtaa

  • @simanmaxamed3291
    @simanmaxamed3291 4 місяці тому +1

    Wax badan ayanka faidey fidowowgan waad mahadsanthy

  • @NimoAbdi-ti5wp
    @NimoAbdi-ti5wp 4 місяці тому +1

    Masha Allah ❤Thank you

  • @siciidcali556
    @siciidcali556 4 місяці тому +1

    Maasha allaah
    wallaahi anigaa la fhibban muddo ka badan soddon sano

  • @AbdulazizABDULQADIRADEN
    @AbdulazizABDULQADIRADEN 3 місяці тому

    Thank you prother allah ha kaa Raali noqdo apowe ❤thank you thank you so much pro 🥰👏

  • @hafsohafso6773
    @hafsohafso6773 2 роки тому +3

    JazakaAllah wall

  • @AhmedSACDIXuseen
    @AhmedSACDIXuseen 3 місяці тому

    Maashaa alaah ❤wall

  • @ijuhhy9831
    @ijuhhy9831 3 місяці тому

    Wamahadsan.tahay.dr.xaladaana.iheesato

  • @samiirahassan8669
    @samiirahassan8669 5 місяців тому +1

    Dr dhormar ban dhaqatiir utahay waxbo iga madarin dawadoda gos baa ciridka iga turkay xaruntada isheeg pls dr ❤❤❤

  • @abdirahmandahirmohamud6193
    @abdirahmandahirmohamud6193 Рік тому +6

    Dr, mahadsanid, hal ilig oo kuwa hoose ah ayaa ciridkii hoos ka aaday, mana qabo dhagax iyo xanuun toona, maxaan sameeyaa fadlan ii soo jawaab.

    • @mayranebataax3697
      @mayranebataax3697 Місяць тому

      Cadayga weeyeh, caday soomaali hadaa ku cadaysato iska jilci .
      Gacantana tartiib u isticmaal markaad cadayaan oo turaale samee

  • @Zihaameyyyy
    @Zihaameyyyy 9 місяців тому +6

    3:04😂 smoking and tubaako siduu u dhahay qosolka iga dhamaaday😂

  • @juweeriyomaxamud8528
    @juweeriyomaxamud8528 Рік тому +1

    Halkeee kahelaaaa tetore

  • @AbdallahiHussein
    @AbdallahiHussein 3 місяці тому

    جزاك الله خير

  • @daareyayale7013
    @daareyayale7013 3 місяці тому

    Masha allaah

  • @nasroshiine9017
    @nasroshiine9017 Рік тому +3

    qof uur leh maisticmaali karaa wll

  • @naciimadamx3912
    @naciimadamx3912 10 місяців тому +3

    Ilhow i cafi ciridka sa id bu i durkay ano yar 18😢😢

  • @mulkibashiirmuuse
    @mulkibashiirmuuse 3 місяці тому

    Mahadsanid dr

  • @nmohammed5150
    @nmohammed5150 3 місяці тому

    ماشاء الله تبارك الله ❤

  • @SahroCadey-j7e
    @SahroCadey-j7e 3 місяці тому +1

    Asc waa hooyo soomaliyaad gabar igahaa xanuunaka ilakah baqola qoraala ku soha diray mana iga jawaabin plz plz isoh jjawaab

  • @zharmo
    @zharmo 2 роки тому +5

    Dr timaha iga daadabaya shampo loo isticmaalo iisheeg Pls iiso jawaab

    • @FaraH-dw7cb
      @FaraH-dw7cb Рік тому

      wall Salida saytuunka iyo qunbaha isticmaal
      olive oil and coconut oil

  • @faraxcabdi4074
    @faraxcabdi4074 9 місяців тому +1

    Dr qaliin masamay kartaa adigu se halkee degan tahy

  • @RaliyadiriehRaliya
    @RaliyadiriehRaliya 3 місяці тому

    Maasha Allah hn merci beaucoup

  • @abdimariam8122
    @abdimariam8122 3 місяці тому

    Mahadsanid

  • @QadraNuura-hr5hz
    @QadraNuura-hr5hz 3 місяці тому

    Maansha allah

  • @mujcaano
    @mujcaano Рік тому

    Zxp xageen ka la soo xidhiidhin
    Aad iyo aad aa ugu baxahany
    Aadega dr

  • @jacelowofficial3290
    @jacelowofficial3290 2 роки тому +2

    Guleyso abti

  • @CabdalaMahdi-m6t
    @CabdalaMahdi-m6t 2 місяці тому

    Mhdsnd digtoore orousoco ❤

  • @CimraanCimto
    @CimraanCimto 10 місяців тому +2

    Ciridku hoos buu ii baxayaa waanan garan waayay lkn markii aan waynaaday ayaan is arkay maxaan mariyaa

  • @NasiibAbdi-r9h
    @NasiibAbdi-r9h 3 місяці тому

    Thanks for u information

  • @JawahirJawahir-u7x
    @JawahirJawahir-u7x 2 місяці тому

    Cididka qebtiisa house ayaaicuncuneyso waxaalakudaaaweyaa

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 11 місяців тому +1

    جزاك الله خير

  • @mahatthassan
    @mahatthassan 4 місяці тому +1

    Dr qalinkas ma sameysan iso jawaab

  • @SacdiyoIbraahin-qr3tm
    @SacdiyoIbraahin-qr3tm 2 місяці тому

    Abowe aniga dhaqtarkeyga wuu idifiyaa qalninka masameysa

  • @hasanmoodile1939
    @hasanmoodile1939 3 місяці тому

    Maasha Allah thank you

  • @Sagalisxaaq-s7g
    @Sagalisxaaq-s7g 4 місяці тому +1

    Dr gowsaha ixanuunayp waxna ma,abodi maxa xal ah wll

  • @halimasacdiya63
    @halimasacdiya63 Рік тому +7

    Mansh allah 🤍🤍🙏

  • @UmalkhyrapdiAhmed
    @UmalkhyrapdiAhmed 3 місяці тому

    Daawada ugu mihiimsan no sheeg

  • @abdiaziizyousuf5335
    @abdiaziizyousuf5335 3 місяці тому +1

    Sida looga hortago iyo waxa sababa ayaad sheegtay, laakiin qofka haddii cirridkiisu durko oo xanuunkani ku dhaco ilkaha sidee loo daweeyaa.

  • @salmancade8875
    @salmancade8875 Рік тому +1

    Ciridcuncuka maxaalagudaweyaa tigtore

  • @KowtharMaxamed-ir6tf
    @KowtharMaxamed-ir6tf 6 місяців тому +1

    Ciridka barracks ku jira maxa lagu dawayaa

  • @mustaqisaaq629
    @mustaqisaaq629 20 днів тому

    Pls ii sheega meesha uu ka shaqeeyo

  • @salmaancismaan2463
    @salmaancismaan2463 Рік тому +2

    Mnsha Allah mahadsanid dictor

  • @ApdiazizSheikhali
    @ApdiazizSheikhali 8 місяців тому +1

    Manshalah

  • @maxamedcalimaxamed442
    @maxamedcalimaxamed442 7 місяців тому

    Mashaalah sxb

  • @abuyaasiin-cr7km
    @abuyaasiin-cr7km 3 місяці тому

    Ilkaha hoose baa ixanuunayo maxaa sasb uha

  • @husencabdicasis6938
    @husencabdicasis6938 Рік тому +1

    Walaahi anigeey iheysaa dhibkaan hada gowsihii aan dhaawac & bolol laheen ayuu xanuun keenaa kadibna bixis wareer gowsa dhamaadaan ku dhowahay

  • @raxmoahmed617
    @raxmoahmed617 Рік тому +21

    Cudurkaan mudo ayuu ihayaa allaah igasaaro

  • @SiradNour
    @SiradNour 3 місяці тому

    Maxa u dawa ah ciridka iyo ilko dhiga

  • @falastiinmohamud9512
    @falastiinmohamud9512 9 місяців тому

    Maashaallah, maxaa keena lafaha ilkaha ay ku taaganyihiin in ay qotmaan ama baaba aan

  • @animomaxamed1198
    @animomaxamed1198 Рік тому +1

    Dr sus aa ilkaha iga jijibiyey dhaqtaradana lcg bdn bey shee ganayan ee see iskaga daweya😢😢

  • @pubgshawsomali
    @pubgshawsomali 3 місяці тому

    Hore usoco wllo

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 3 місяці тому

    Thanks brother

  • @sahramohamed-9516
    @sahramohamed-9516 3 місяці тому

    Marka ciridka kan koro bararo maxaa la sameyn karo

  • @AminoSahro-dm8cx
    @AminoSahro-dm8cx 3 місяці тому

    m.sha Allah ❤❤❤❤❤

  • @HiisMohamed-n2e
    @HiisMohamed-n2e 3 місяці тому

    Masha alah

  • @ismanzakaria8217
    @ismanzakaria8217 4 місяці тому

    Thanks Dr

  • @XusenibrahimcaliXusenibrahumca
    @XusenibrahimcaliXusenibrahumca 2 місяці тому

    Hello Hello 👋 wll ilka ayaa ii qoodmay zxp mxan ku dawiiya

  • @faaymaxamed5982
    @faaymaxamed5982 4 місяці тому

    Masha allah

  • @shukriyaMohameed
    @shukriyaMohameed 6 місяців тому +1

    Dr waxan jira 24 sano ciridka wa I xanuna 5 gos iyo 4 ilka iga jajaben maxan sameya

  • @Aamina5677
    @Aamina5677 Рік тому +1

    Walalow xaruntada xagee ku taala aan ku imaanee

  • @munirassad804
    @munirassad804 3 місяці тому

    Masha shall ❤

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 4 місяці тому +2

    Mnsha allah thanks Dr

  • @SakariyeMuxamad-fy3dt
    @SakariyeMuxamad-fy3dt Рік тому

    Waad mahadsantahy

  • @hodanaxmad5517
    @hodanaxmad5517 Рік тому +1

    Maxaa ka daawa a,

  • @MssnajmaNajma
    @MssnajmaNajma 2 місяці тому

    Wllo ana sasa mxa smwya plz ishega lacagna ma hysteee😢😢

  • @aminaomar98
    @aminaomar98 7 місяців тому +1

    What state do you live

  • @hodancige7233
    @hodancige7233 4 місяці тому

    Mahdasin dr

  • @SafiyaHassan-sm2wx
    @SafiyaHassan-sm2wx 9 місяців тому +1

    Dr hal ilka igabaxadey Waxa la idhahy waa in lagaa bixiyaa shan xabo oon waxaba qabin

  • @CabdiqaadirIbraahim-j6t
    @CabdiqaadirIbraahim-j6t 3 місяці тому

    Asc

  • @kowsarinachannelk-5986
    @kowsarinachannelk-5986 10 місяців тому +1

    Wll xagee jogtaa

  • @aaminocabdi7392
    @aaminocabdi7392 2 роки тому +3

    Abowe haduu igu bilowday naqtar uma dhawi tuulan jogaa side guruga iskugu daweenkara wa igu cusub yahee

    • @maxamedaxmed9522
      @maxamedaxmed9522 Рік тому +2

      Ilkaha iyo ciridka waa in aad nadiifisaa subaxdi ama habaynkii isticmaal biyo diiran oo cusbo leh kuna luq luqo

  • @kowsarinachannelk-5986
    @kowsarinachannelk-5986 10 місяців тому +1

    Wll xagee jogtaa

  • @mahdidarwiish509
    @mahdidarwiish509 4 місяці тому

    Shukran

  • @Abdirashid00
    @Abdirashid00 3 місяці тому

    m.a allah Dr
    number koobaad ee ah in marka aan cadayga bilaawo ayuu dhiig iska soo daataa xataa hadaan maalintii shan mar cadaydo waxaana dareemayaa inuu ciridkayga dib u sii siqayo dr iiga zoo jawaab

  • @fahima6666
    @fahima6666 Рік тому +1

    Thank you brother shukran welcome♥️♥️💕💕

  • @mukhtarabdiqadir6637
    @mukhtarabdiqadir6637 Рік тому +1

    Dr ciridka durka oo lknse aan xanun igu hayn dhiigna lahay lknse leh dhagax soo noqnoqda marka la dhaqo maxaa daawo u ah adoo mahadsan isoo jawab daawo aan u cunan iisheeg haday macquul tahay khayr allah Haku siyee

  • @salmancade8875
    @salmancade8875 Рік тому

    Mashaa allah cun cunka ciridka maxalagudaweyaa

  • @SitraMuhiim
    @SitraMuhiim 5 місяців тому +1

    Shugran digtore

  • @nesterooymohamed6782
    @nesterooymohamed6782 Рік тому +1

    ASC BRO CIRIDKA OO UUKSOO BAXO WAX KASOO BUURMA CIRIDKA TAASOUUKEENAYO GOWSAH GAWS MARKUU KUXANOONAYO MAXAA UDAWAA?

  • @FatimaHassan-by8to
    @FatimaHassan-by8to 8 місяців тому

    Masha alah

  • @abdimalikseadahmed6244
    @abdimalikseadahmed6244 Рік тому

    Tnks pro keep going

  • @zaamx1960
    @zaamx1960 4 місяці тому

    Dr daawoyin guriga yaal oolagu daawweyo nosheeg

  • @AbdullahiahmedAli-fd3so
    @AbdullahiahmedAli-fd3so 11 місяців тому +1

    Dr Ani Hal ilig aa saa,id iga qorantay weyna qaloocatay marka adi mel dental oo aad fariisatid ood bukaanada ku qaabishid majirto miyaa Dr

  • @abdihaji2934
    @abdihaji2934 Рік тому +1

    MA hadsanid

  • @FitaaxAroujo
    @FitaaxAroujo 3 місяці тому

    Ala.ani away.caadi baan moodi jiray waa bogsee baan islahaa

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 Рік тому +1

    Dr xaggeed joogtaa anigaa isku arkay