53:00 diyaarada EL Al ee yahuuda lee dhahay maalin walba soomaaliya wey dul martaa. Military exercise ee yahuuda ku jirtana sanadihii ugu dambeeyay soomaaliya wey ka qeyb gashay. Marka waxaa mudan in su'aalo la iska weydiiyo arimahaan.
ℹ️⚠️ℹ️⚠️ Yaa ka dambeeyay qaraxyadii pagerka?📟💣💥 Sideena loo fuliyay? Yahuuda miyaa ka dambeysay?😮 Khubarada caalamka waxa ay ku falanqeeyeen ka fiirso kanaalka Lasoco. ☺️👍🏼
SXB DILKII ANWAR SADAT WUXU AHAA 1981 IRAN REVOLUTION O BOQORTOYADII MOHAMED RIDA BAHLAWI XILKA LAGA TUURAYE WAXAY AHEYD 1979 2 SANA KA HOR DILKII SADAT
Hanoolaato su’aasha aan qabo waqtigii farmaajo dagaal waxa la gashey ciddiyo ku dirir ah, maalin walba waxba saa u soo qufi jirtey. Hadda ninyahow maxa ku aamusiyey wax badan baa khariban oo u baahan in laga hadlo. Ma la is dhihi karaa ayaanle waxa ku filnaadey kursiga qof reerkiisa inuu ku fariisto.
Ayanle ninkan hanagu soo dhisin nin soconaayo ma ahan waligisna xil dowladed heli maa.. asad waa gacan yaraha xildhiban hore Qoone ... xamar qoone ayaa kensaday . Wana nin lita rerka u ka dhashay hasan mohamed Hilowle waxba kama ahan wa qaraan did waligis an qaran bixin dadkisa wax tarin. Hotel dorpin ayu qoono la joga.. si u xighaya gobalka banadir loga dhigo. Isna dhiso qoono nin u wato 2026
Yarkan agekiisa iyo fahamkiisa isma leh. Mashallah 💯
Waa taarihk muhiim ah baramijyada nocaan ah noso badi Mahadsanid 🎉
Mahadsanidin Hanolato Iyo ustadka Barnamijyadan Inoso Badiya
Masha Allah wa nin Wax badan og oo aragti dheer wax yaabaha oo ka hadlay neh wa halis Alle ha amaansado
Muslimiinta kor Allah haka dhigo❤
🎉 44:13
Nin waxwayn og Asad bravo
Mowduuc aad uwnaagsan, Hanoolaato horay usocda!
53:00 diyaarada EL Al ee yahuuda lee dhahay maalin walba soomaaliya wey dul martaa.
Military exercise ee yahuuda ku jirtana sanadihii ugu dambeeyay soomaaliya wey ka qeyb gashay.
Marka waxaa mudan in su'aalo la iska weydiiyo arimahaan.
Maansha Allah ninkaan waa nin wax badan og.
Ustaad Asad Masha Allah RuntiWaa Khabiir ah
Asc
Wcs❤
Turkiya. Iyo Maser. ❤❤
Bring part 2 ayanle
Wariye ayaanle waa wariye aqoonyhn ah xog bdn og
wixi loo shegana fahmi kara
xog muhiimna weydiin karo aqoonyhynka ❤m.a
Aad iyo aad u mahadsantahay adiga iyo Asadba.
Argagaxisadu shardigeeda waa in aad maraykan iyo yurub kasoo horjeesato
Maahan ee waa anaa talaayo oo kaliya hadee mareekan kasoo horjeedaan mareekan bee xalane ku duqeyn laheed ee liido iyo masaakiinta baadiyaha iyo kutubo eey qorteen beey wataan hadee diin iyo wax wanagsan wadi lahaayeen shacabka meysan Nici laheen waana gaalo dhiiga muslimka baneystay
@@kingahmaadi9952 qeexitaanka reer galbeedka kuu sheegayey, waan ogahay khawarijta somalia inay arxan laawayaal yihiin , balse fitnada maraykan iyo teemkiisa baa ka daran maxaa qaza ka socda adna liida basaa ka hadlaysaa indhahaaga fur walla waxan amin sanahy hadii ciiidanka gaaladu dhulkeena ka baxaan dastuurkan gumaystuhu dhiganyna la tuuro ma jirayaan khawaarij iyo somali ishaysata
Ayaanle maanta khabiir baad inoo keentay
Hanoolaato horay usoco❤
Ustad Asad waa khabiir arimaha islaamka
Hanoolaato ❤
Asad waa aqoonyahan ah manshallah
inkaarti ugu waynayd ee carab qabsatay waxay ahayd alle uma naxariste mubarak
ℹ️⚠️ℹ️⚠️
Yaa ka dambeeyay qaraxyadii pagerka?📟💣💥
Sideena loo fuliyay?
Yahuuda miyaa ka dambeysay?😮
Khubarada caalamka waxa ay ku falanqeeyeen ka fiirso kanaalka Lasoco.
☺️👍🏼
Masha Allah Ayaanle iyo Ustaad Asad wehliye mar walbo Aad barnaamijka soo gudbisaan aad ayuu uwanaagsan yahay
Asc First somaliyeyy❤
1978 ISRAEL WAXAA PRIME MINSTER KA AHAA GOLDA MIER NAAGTI AHEYD TAASA ILOWDAY
25/10/2024 jimce
Waa wareysi qiimo bdn oo taariikh ku saleysan ayaanle waa wariye aqoonyahan ah oo fahmi kara mowduuca uu wareysiga ku socdo Masha Allah
Waa fikrad aad u muhimsan carabta iyo inta lamida waa in aan meel iska dhigno iyo dulinimadoda
Wax-yaabo badan wuu cadeeyey. Walaalkaan laakiin israaiil iyo reer galbeed hadii eey falastiin laayaan dhulkoodana qaataan shidaal iyo dhul iyo kursi sideey ugu dhoowrayaan qadar iyo imaaraat iyo sucuudi iyo kuweeyt awood lagudhoowrana ma'lahan sharcigii iyo nidaamkiina meel ayaaba leeyska dhigaye. Kolka iyagaa ugu daran oo barwaaqada laga matajinayaa ayaan isleeyahay
Reer qaza waaloo tashtay lakin ilaahaa u maqan israel iyo mareykan waxaaba ka daran kuwa carabta kursigooda ilaashanaayo
Badalka Jordan ursun isticmaal fadlan
Magaclabaxa galbeedka aan iskadeyno
Ninkan sido wax u falaqeyna waligey ma arag qof siyasad u falanqayn karo wlhi mash allah ayanlow ninkan so qabo marar badan
Aad waxan ubaaray tariikhda islamiyiinta casriga somaliya iyo bariga dhexe intaba waxa xaqiiq ah jihaad kasta oo la iclaamiyay wuxu kudhamday fashil mana jirto dowlad islaami ah oo lagu dhidbay jihaadka casriga ah marka laga reebo Dalibaan kuwaso ayagu aan wada ahayn jihadiyiin wax badana kagabadalan Ururada qata magaca jihaadka daliban waxa lagu tilmaama urur wadani ah oo aaminsan fikrada qawmiga taso aysan marnaba aaminsanyn jihadiyiinta casriga ah
Ninkan soo badi waa nin culus
Axsan falanqayn
Bal adoontan is waraysanaysa eeegga ee magaca somalida sita.
Promoting muqdisho as vatican city for somalia speaking ppl
Qotodheer iyo guudmar isma galaan sxb afsoomaaliga haku ciyaarin
Carabtu aqli maleh, cunto tashti wayn ay ku cunaan mooyee !!
Waa isu wada cadow maxay wax iska celin ?
Soomaalida ka warran sagaalka calan leh!
@@yuusufSiyad-yc7qylkn ogaaaw calan waala tirtiri karaaa lkn qalbi dhinte lama soo celin karo somalida siwalbo ukala jeedaan runta kama gambadaan waayo somalia hadda iidoo tabar yar ayey cadeysay ineey xamaas taageersantahy xamaasna argagixiso aheen marka saas ogaaw
Mahad sanid ayaanle
% fahad sifcn ayuu ufalanqeyay this ilahay waa meel horta qaladka xarakatul islamiyah waxaa waaye gudaha markey dinta kadisan ee taqwada ilahay lahelo umbaa gull lagaaraa lkn bilcaks dadkii o daqanki dinta kafog ayey leyahin khilafadii ayan socelineynaa
Halkaa waad ku dhacday iiran iiran waxba ma aha waa dameer lagu adeegto
Meelaha qaar hadalkiisa wiilka aad ayaad ula dhaceysaa, hadana markuu romania, yugoslaavia, Poland, uu ku sheego iney midoga sofiyeti ka mid ahaayeen waa la yaabeysaa, lkn u qaado inuu ula jeedo iney WARSO kuwada jireen
Ayanle=Ayandaro 5sano Farmaajo wa Mareexan vilada ka so bax laaluush ka so qatay Xasan Xabsade hawiye=HAITI MORYAN
SOMALIYEEY AYNU DAWLAD KA SOO DHISNO MARLABAAD WAAQOYI SIIDII AWOOWA YAASHEN IYO SIDII AWOOWA YAASHIN ABAAAYASHOD
Ottoman empire aya kartay china😂😂😂
Kanu sheekadiisii gadaal bu ka xumeeyay- He does not know what he is talking about! Caqligii dameerada ayuu ku dhameeyay!
Adigana so fadhiiso ka hadal Fikirkaada Lakiin Dameer inaad Sheegto Fikir kuma ahan 🇸🇴✌🏽waa muhiim ixtiraamka
SXB DILKII ANWAR SADAT WUXU AHAA 1981 IRAN REVOLUTION O BOQORTOYADII MOHAMED RIDA BAHLAWI XILKA LAGA TUURAYE WAXAY AHEYD 1979 2 SANA KA HOR DILKII SADAT
Mawduuc xasaasi ah baad ka hadlaysaan laakiin waad ku rafateen, sababtoo ah wakhti yar baad waxaad rabteen inaad kusoo koobtaan taariikh ka badan 150 (1860-2024) sano.
Bal siduu u eegyahey iyo sanka kuyaala ee uu soomali cid usheeganayo eeg car wakaase ha abtirsado wlhi insurance kuukuuyo noqondoono 😂
Hanoolaato su’aasha aan qabo waqtigii farmaajo dagaal waxa la gashey ciddiyo ku dirir ah, maalin walba waxba saa u soo qufi jirtey. Hadda ninyahow maxa ku aamusiyey wax badan baa khariban oo u baahan in laga hadlo. Ma la is dhihi karaa ayaanle waxa ku filnaadey kursiga qof reerkiisa inuu ku fariisto.
Ayanle ninkan hanagu soo dhisin nin soconaayo ma ahan waligisna xil dowladed heli maa.. asad waa gacan yaraha xildhiban hore Qoone ... xamar qoone ayaa kensaday . Wana nin lita rerka u ka dhashay hasan mohamed Hilowle waxba kama ahan wa qaraan did waligis an qaran bixin dadkisa wax tarin. Hotel dorpin ayu qoono la joga.. si u xighaya gobalka banadir loga dhigo. Isna dhiso qoono nin u wato 2026
Nin aad u careysan inaa tahay waan arkay ee xogaa isqari eboow ninkaan wuu dhisanyahaye
Ninka hadlaayo waxay ila tahay qabiil in uukadhex hadlaayo kaliya ninkaan shacabka soomaaliyeed ayuu waxtaray inkastoo aniga aan u arkay hadalkiisa inta ugu dambeesay masar turki iyo sacuudi uu dhahay haloo wareegsado ee tahay arin siyaasadeed oo asaga qaas u ah haddana inta shacabka uu ufaaideeyay ayaa kabadan soomaaliya ayadana ha isku tashato intii shisheeye kadhax hadlaayo madax halaga qabto ayaan qabaa soomaaliya ha diraa do
Nin waxkala ma aha qoono ayu jebka ugu jira an arago qono mesha ukugu furo@@saladhersielmi6964
War Maxaa ka hadleysaa Oo Aad ku maageysaa xishoo Wax isku fal Asad aqoon uma lihi ma gaartidee