Mohamed Isse Trunji- Garsoorka iyo dambiyadii waaweynaa ee dhacay 1953-1991

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 246

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 2 роки тому +17

    Odaygaan kiisaskii 50kii si wacan ayuu u faaleeyey lkn kiiskii uu u soo joogay ee Gabeeyre, ceynaanshe iyo c\qadir dheel markii wax laga weydiiyey Xusuustii waa ka tagtay. Waxaad arkeysaa inaanu run sheegeyn.

    • @MohamedAhmed-zn9jc
      @MohamedAhmed-zn9jc 2 роки тому +4

      U are very intelligent person because kkkkkk he is workers fromer regime waxay aan wali si dhaba ah loga hadal waxa ka mid ah dadkii shacbka ah ee tolahay in ay qabiilooyinkooda dad kamid ahi kujiran SSDF/1979 _1985 SNM/1981_1991/ USC 1989 _1991 / dadka lagu lawyey bari dadkii lagu layey xeebta jaziira dadkiin lagu layey mudug ilaa dhusamreeb dadkii 17 dayruudadood isu badlayeen 20 casho ee hargeisa iyo sarkiisha aad xustay suda gabyre caynshe dheel ilaa arimaha laga bixinyo mag dhaw iyo gacan ku dhigalyashii dadka layey oo la xukumo somalidu 100 sano ee soosocda waxay noqonyan dad aan dalba lahyn

    • @AhmedAli-fb7ub
      @AhmedAli-fb7ub 2 роки тому

      Kkkkkkkkkkkk

    • @DiiriyeAbdi-xh8ms
      @DiiriyeAbdi-xh8ms Рік тому

      Waxooga waxbuu da daboolaye laakiin marqaatiyaasha sida M sh Osman oo kale wuu qariyey.teeda kale waxey aheed inuu avacate yaasha usheego Gsrsojra yaasha.iney kiiska gali karin madaama xilka ka xayuubiyeen horey sida u sheegay Inay sidaas dhahaabey aheed un buu Lee yahey maxuu.ugu sheegi waayey.asaga

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 2 роки тому +13

    Walalayal waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacida dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalayal aaamiin aaamiin 🇸🇴🇸🇴

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 2 роки тому +3

      Oo miyaad weyday Wax subscribe ku dhama arsaaqada ilahay way badantahay ilaahay waana gacan weynyahay ee wax weyn weydiiso Hadii dhaqaale xumo ku heyso

  • @abdiaziizabdirahman6192
    @abdiaziizabdirahman6192 2 роки тому +3

    Ayaanle is the good listener, waryaasha kale intaas ayu ku dhaafay ✅ .

    • @abdirahman6602
      @abdirahman6602 2 роки тому

      Nacdal baa ka muuqata odaygan imisu dil ku xukumay isago ku xukamayey wax loo malmaluqay oon sharci alle ahayn naar baa ku leh ila iminku been sheegaya

    • @ahmedkulowabdi821
      @ahmedkulowabdi821 Рік тому

      Ayanle middaas waa ka sittaa

    • @ahmedkulowabdi821
      @ahmedkulowabdi821 Рік тому

      @@abdirahman6602 Fadhi ku dirir jooji

  • @osmanmoalin7771
    @osmanmoalin7771 2 роки тому +4

    Magaciisa oo saddexan waa ustaad cusmaan naxamed xusen

  • @cnajeebcrasheed3615
    @cnajeebcrasheed3615 2 роки тому +10

    Adeer ayaanle wn ku salaamy 👉Runtii wxaa tahay Allah kasukoow Qofka kudhaliyay inaan maalin un wadanka wx uqabto 👉in.a hadaan Eebe ogolaado malintaan dalka wx uqabto ku xusi donaaa🤴🇸🇴💪🙋‍♂️

  • @mohamedib.rashid4697
    @mohamedib.rashid4697 2 роки тому +3

    Waa ayaandarro in Turinji uu ka mid ahaa Maxkamaddii Badbaado.
    Lama waydiin halkuu ku soo bartay sharciga oo aan ka ahayn in loo soo wareejiyay maxkamadda ka dib kala diriddii shaqaalaha iyo baarlamaankii inqilaabka ka hor joogay.
    Dadkaan nacamta ku hayo qaybta faalada ha fakaraan oo ha is waydiiyaan su’aalo hana falaanqeeyaan waxa ay dhagaysanayaan.

  • @ibnrushdaverroes7633
    @ibnrushdaverroes7633 2 роки тому +8

    Ninkaan waa dambiile Afweyne ku adeegsajiray soomaali badan uu xquuqdooda ku takrifalay

    • @ahlamhasansiyad3333
      @ahlamhasansiyad3333 2 роки тому +1

      Qof igu aragti ayaa tahay wll waa runtaa ninkaan waa dambiile wayn intii afweyne uu dilay waa nin ku qanacsan sadexdaas nin uu isaga saxiixay dilkooda uu sabab u noqday ismaba oga in uu qayb ka leeyahay dhimashadooda waa wax aan diinteena macaan aan waxba ka aqoon isagoo cimrigaas jiro ayaa sunnadii rasuulkeena suuban salallaahu caleyhi wasalim ka muuqanin,, tan kale waaba uu qoslaa in uu dad muslim xaqdaro lagu dilaayo uu saxiixay ayuu iska dhoola cadeynaa subxaanalaah lkn ilaah waa caadil oo waa kaasa afkiisa ka qirtay in uu isaga qayb ka ahaay waxaa dhici karto in sidaas tarteed ilaah uu wareysigaan sababsado ileen ragii xaqdarada lagu dilay oo ay sababsadeen ilmahoodii ayaa nool ilaah ha ina tuso isagoo cadaalada la marsiiyo odeygaan koofida dheer aaaamiiiiin.

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 2 роки тому

      @@ahlamhasansiyad3333 kacaanka ka hor dadkaa la laayey yaa laayey tan kale imisaa soomaali xansuuq lagu laayey adiguse ma waxad ninkan ku maagi muxuu danbi walba maxamed siyaad u saari waayey adaaba cadaalada ka fog

    • @ahlamhasansiyad3333
      @ahlamhasansiyad3333 2 роки тому

      @@gedefletv6049
      Dawladii kacaanka ee shuuciyada faajirka aheyd ka hor qof la dilay ma jirin iyadaa dil bilowday oo madaxweyne cabdirashiid sharma'arke ayey ka bilaaben oo ay afgambiyeen oo ay dileen wixii ka dambeeyey ilaa iyo hada waxii ayaga laga dhaxley ayaa socdo isku xishoo kuwaas ha u danaanin yeysan dambi kaa soo gaarin hadii aad muslim tahay hadiise soomaalida gaalowday tahay ma sheegin. Waxey aheyd dawlad faajirad ah oo soomaalida gaalnimo ku hogaamineysay oo kali talis soomaalida caburisay qofkii hadasho toogan jiray quraanka kariimka ku xad gudubtay oo aayad quraan inkirtay waliba wadaadadii difaacay kalaamka alaah maalin cad inta masaajidyada kasoo aruuriyey sabab u noqday in ay dilaan oo toogtay kuwaas ayaad u danaaninaysa war isla xishoo.😡

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 2 роки тому

      @@ahlamhasansiyad3333 inay cabdirashiid ka danbeeyey maxamed siyaad habaynka qiyaame mala tagaysaa diina waad ka hadlaysaa waryaa maamulada tuugtu haysato oo midba sedx gobol meelmku goostay miyaa shareecada islaamka isku xukuma waa kuwa yuhuud u kala tartamayee oo intaa shaashadaha la taagan sharciga gaalada ayaanu raacnay maxaa la danbeeyey dawladaa qarax tahriib gaalo loo kala tartamo kufsi xansuuq mise kuwa dadka xansuuqay baad ka mid tahay waxaan ogahay inaadan cadaalad iyo waanag u maagayn dawladaa laakiin caadifad qabiil kaa hadlinayso waxaanse kuu sheegayaa dawladaa cid walba way ku jirtay cuqdadana illaahay hakaa daweeyo

    • @ahlamhasansiyad3333
      @ahlamhasansiyad3333 2 роки тому +1

      @@gedefletv6049
      Adiga waxaad tahay dadka haku tilmaamin adigaa caatifad iyo qabyaalad qurun eh ku taageereysid siyaad bare adigoo u haysto dawladaas faajirada shuuciga aheyd in uu qabiil gaar ah leeyhy waryaa dawladaas rajiimkii afweyne oo umada dhameysay oo culumadii iyo kitaabka quraanka ku xad gudubtay miyaa qabiil gaar ah laheyd doqonimadaada maxaa kaa qaldan mise dhulbahantihii waalnay ee waalida dhaqanto oo indho la'aanta u taageeraayey afweyne iyo shaarbo dheere ayaa tahay war hana dambaajinin na dhaaf wax waalan Lama doodi karee sayid maxamed cabdule xasan ayaa laga hayaa dhulbahante aan soo marey wax miir qabo kuma arkin wax dharka tuurayna kuma arkin malaha kuwaasa tahay alahu aclam laakiin inta badan waxa afweyne iyo dhaadhaankii shaarbaha yahuudka lahaay ee isku dhaqanka ahaa waxa taageero inta badan waa dhulbahante waalida dhaqanto xitaa mareexaankii ay ka dhasheen sidaas uma taageeran waalida igala tag afweyne waxuu ahaay waa la wada ogaay iyo wixii la jiray qabiil gaar ah Lama jirin ee wax isaga la mid ah ayaa dabadhilif u ahaa oo qabiil kasta leh shaydiintaas alaah ayaa ina dhaafiyey adigana magacaaganba ka arkaa shaydaan😈😈😈 kalaa tahay acuudu bilaahiye.

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 2 роки тому +1

    Maxamed esse waa oday waayo arag ah oo wax bartay taariikh buu hayaa ayaanle guuleyso Maasha alaah

  • @Azzam15128
    @Azzam15128 2 роки тому +21

    رحم الله الاستاذ عثمان بن محمد بن حسين العباسي

    • @maxamedqasimsheekh7287
      @maxamedqasimsheekh7287 2 роки тому +3

      RAXIMA HULLAAU US TAAD USMAAN

    • @Aziizmohamed
      @Aziizmohamed 5 місяців тому

      هل تعرف المرحوم ، هل هو صومالي ام يمني وهل تم اعدام القتله

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 2 роки тому +5

    Maxkamad badbaado maaheyn ee maxkamad qoor gooys ayee aheyd.
    Faashilkii siyaad bare gaal maxkamad u shaqeneyso ayee aheyd

  • @saidma1683
    @saidma1683 2 роки тому +3

    MADAX..WEYNE...CABDI.RISHIID..WAA...AWOOWGAY..WAXANA..DILAY..MAXAMED..SIYAD..BARE..WIILKA...WAXUU.AHAA..ADEEGE...SIYAAD..

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 2 роки тому +3

    Mahadsanid Hanoolato

  • @mrali3601
    @mrali3601 2 роки тому +6

    5 star waraysi fiican nin waayo arag ah, cuqubada iyo inkaarta Somalia wa cadalad xumada iyo dadka la iska dilay/dilo wax cadaaladna helin, "Somalida wa dad hadal badan "

  • @moaden4602
    @moaden4602 2 роки тому +4

    Geele waligii LAW SCHOOL ma gelin sharcina ma baran lkn EY DAACADA buu ahaa waa runtii abuukaataaha . iminkana isagooTHE Hague Netherlands ku dhuumanaya ogaa waase lagu daba jira all war criminls waana la qaban goor ay noqotaba

  • @hudeyfaabdilahi8373
    @hudeyfaabdilahi8373 2 роки тому +2

    Guul wacan

  • @fatumahassan4812
    @fatumahassan4812 2 роки тому +14

    Asc Walaalkiis ayaanle waa ku mahadsan tahay wareysigaa waxaan kale oo aan rabnaa ururkii SYL inaad wareysi ka qaadid Cabullahi geedi raage oo taariikh badan haayo adiga oo ku mahadsan 🙏🙏🙏🙏👍👍👍👍👍💯💯💯

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 2 роки тому +6

    Ayaanle maxaad u wareysan weysay kiiskii 1975 ee culimada lagu laayay

    • @RashidALI-zj9uf
      @RashidALI-zj9uf 2 роки тому

      Ayaanle aad iyo aad baad u dadaashey nin runta khalad iyo saxba ha ahaadeene nin jecel siday wax u dhaceen in la sheego ayaan kaa arkay waraysiyo hore oo dhacey baan ogaa adoo weliba leh waa taariikh waxba ha qatinina. Mfarkaa waraysigaa waxaan ka fahmey in uu ka cidirdsartey koodka cuöumadoi dhahidada ahaa. Sidaas swgerf nssf ugs boodey. Laakiin taariikho iyo waraysi dhaxal gsl ah basf ururisay xaga waqooyigana tag walaal oo waraysi ka doo qaad. Wasd mahadsan tahay

    • @Weedhsan
      @Weedhsan 2 роки тому

      iska fahan Ayaanle lafiista ma oga ama aaminsana kiiskaas

  • @nabadoon.jimcaale.xaayoow.3063
    @nabadoon.jimcaale.xaayoow.3063 2 роки тому +5

    Ayaanle guuleeyso walaallkeey
    🖐💯🙏❤💖❤💖

  • @abdilaahibille8304
    @abdilaahibille8304 7 місяців тому

    Mahadsanid ayanle

  • @aydorosduran808
    @aydorosduran808 2 роки тому

    Ayaanloow wareysigiisa.waxbadanbaa noogu dhiman m ciise turunji.waa inaad nooga sameysaa qeyblabaad adiigoo mahadsan

  • @husseinnuur7567
    @husseinnuur7567 2 роки тому +3

    Cadaalad iyo garsoor dhan allaah kalyaa sameeyn kara, ee hadii xataa aan xakameeynkarno cadaalad darada iyo sadbursi weey fiicnaan laheeyd.

  • @guleedciise4497
    @guleedciise4497 2 роки тому +3

    Codsi Ayaanle adoo raalli ah carruurtii Gabayre iyo Dheel raadi oo soo warayso

  • @abdullahiahmed5903
    @abdullahiahmed5903 2 роки тому

    Ayaaanle iyo chanelka hanoolaato waa chanelka kaliya aan ka daawado youtubka waaaye

  • @farasleali560
    @farasleali560 2 роки тому +2

    Mahadsanid Ayaanle Hussein iyo team Hanoolaato shaqa adag ayaad inoo haydaan aad iyo aad ayaan ugu taxanahay hanoolaato ilaa intey jirtey .
    Mahadsanidiin markale.

  • @halimaomer625
    @halimaomer625 2 роки тому

    Wariye Dhisan maasha Allah / o Aqlaaq badan/Kuma aqaan but chycological Ayan Ku qiimeyay Aqlaaqdada..wa Xiiseya programs kaga...

  • @Ahmedali-bj2bo
    @Ahmedali-bj2bo 2 роки тому +5

    Wuxuu hilmaamay dilkii wadaadadii

  • @ayupcilmi9445
    @ayupcilmi9445 2 роки тому +1

    Falaalo
    Wareysigan dheer oo ad layeelatay trunji, wax aan ku tilmaamo ma aqaano marka laga reebo nin rabo in uu amaano xukunkii iyo maxkamadihii dalka xiligii ina siyaad ama In adiga aadan siin jaanis uu ku uruuriyo xogsaxan , trunji hadii ay katahay guulwaden taasi ceeb kuma ahan oo waa uu kamid ahaa balse waxaa cajiib ah markii lasoo gaaray xiligii uu maxkamada uu lataliye ka ahaa in uu xusuus beelay,
    Waxan jeclaan lahaa in aad isla layeelato qof kle oo xog ogaal ah oo aan trunji ehen, mahadsanid.

  • @wadaniga
    @wadaniga 2 роки тому

    Trunji waa nin kii sharciga dhulka
    Gacanta kuhayay ee mogadishu

  • @a-risaqm-elmi1894
    @a-risaqm-elmi1894 2 роки тому +2

    Mahadsanid ayaanle adiga iyo sharci yaqaanka trunji wareysigu aad buu u feecanyahay lkn aad buu u dheeryahay sow ma feecneen in aad sadex qeyb ka dhigto oo ah min 30: daqiiqo mahadsanid

  • @deqadhore
    @deqadhore 2 роки тому +2

    Waxaan is weeydiiyaa nin walba oo xil sooqabtay muxuu u oranlayahay qalad baan galay ee halaicafiyo ????
    Waraysigana waxbadan oo uu goobjoog u ahaa umuusheegin sidii uu u ogaa lkn waraysigaan sheeka dheer oo aan macna weeyn lahaayn baan u arkaa
    Mahadsanid hanoolaato

  • @mohamedhassan6556
    @mohamedhassan6556 2 роки тому +1

    waa wareysi fiican laakiin waa dheeryahaye ayaanle no gabgabi haddii eey macquulataahaye

    • @mahamoudabdi7426
      @mahamoudabdi7426 2 роки тому

      kani waa danbile waxa oo amanaya dhiogyacabki o hamoomayay dhiiga daka

  • @mohammedabdallamoalimabdal4752
    @mohammedabdallamoalimabdal4752 2 роки тому

    Mr turunj nin wax ogaal ah waxna qarinaaya , ma xuma waxaasa isqaban la,a abuukaatayaashu ma dhihin cadaalad ma tihiin garsoorayaal sidey isu qaban kareyse maxkamad aan madax banaaneyn iney warkaas aqbali karto, waxay ila tahay gaf garsoorayaasha ka dhan ah iney tahay taa mr turunji mahadsanid ayaanle cabdi

  • @FarhanAbdi-eq2it
    @FarhanAbdi-eq2it 2 роки тому +7

    Great interview thanks Mr Ayaanle

    • @jamzovlack4332
      @jamzovlack4332 2 роки тому

      As. Ayaanlle, barnaamijku waa mid fiican, Laakiin madaama aad warbixin badan hayso buug ma qortay? Mase Ku Tala jirtaa in aad qorto?
      Mahadsanid
      Cabdiwahab

    • @RaliyoMaxamed-q5s
      @RaliyoMaxamed-q5s Рік тому

      ​@@jamzovlack43326I I 😢😢😢?1😮
      0⁰0
      Ta H

  • @nabadon2379
    @nabadon2379 2 роки тому

    Ninkii ugu liitay ee aad meesha keento weeye.
    Xaaji Noocan dib ha ukeenin

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 2 роки тому

      Sida aad rabtid muu u waramo miyaad leedahay

  • @Abdirahman_03
    @Abdirahman_03 2 роки тому

    Maxamuud geelle Yusuf been buu Ka shegy
    AAKHIRO neh wala su Ali doona inta qof ee dilka beenta uu ku xukumay ✋

  • @alidamey2988
    @alidamey2988 Рік тому

    Waa Run Wey Jirtey Sheekada Cafis Ha,iga Dalbadeen inuu Ku Yiri Gen.Ceynaanshe.Wuuna Ka Diidey Si Shahiidnimaa,Ayuuna Ku Dhintey iyo Ragganimaa Runtii

  • @MrHassanabukar
    @MrHassanabukar Рік тому

    Dilkii Cirro iyo kooxdiisa ma joogin Trunji MBD waa runtii, sidoo kale warbixintii uu ka baxshay Maxmuud Gelle Yuusuf waa sax boqolkiiba boqol:

  • @shukridirie8518
    @shukridirie8518 2 роки тому +1

    Masha allah adeerkeey.xx

  • @abduloz6693
    @abduloz6693 2 роки тому +1

    Mahadsanid Ayaanle iyo Aqoonyahan Trunji, dhowrjeer ayaa aqriyeye articles uu qorey,

    • @Abdirahman_03
      @Abdirahman_03 2 роки тому

      Inte Ka Heli karaa article Ka MISE buugag uu qoray BA jirtoh

  • @Phinksa
    @Phinksa 2 роки тому +7

    Tuhun baa dadka lagu diley istaaqfurlah dawalda kacaanka was corrupt government regime.. total dictatorship osegann

    • @Abdirahman_03
      @Abdirahman_03 2 роки тому +1

      Wadanka wuxu u dagi la yhy WA sabbta dadka benta laku dilay AAKHIRO BAA DANMBEYSA

  • @ismailabdi8493
    @ismailabdi8493 2 роки тому +1

    Asc ayaanle ilaah hakuguxafido shaqada wanaagsan ee aad umada soomalieyed aad uhaysid

  • @xabiib-nuur
    @xabiib-nuur 2 роки тому +4

    Ninkaan waa la shaqaysan jiray afwayn
    Maxamed Shiekh Osman ayuu ahaa ninkii nin salad ganayre qoolay

  • @alidamey2988
    @alidamey2988 Рік тому

    Markaan Dhageystey Sheekadan Waxaa,ii Soo Baxdey in Marxuum.Gen.Maxamed Siyaad Barre,Uu Ku Toosnaa,in Uu Ka Hortago Caddaalad Darrooyinkii Dhacayey 1969kii.iyo Ka Sii Horba.

  • @ahmetnoor6143
    @ahmetnoor6143 2 роки тому +2

    AYAANLE LEGEND BAA TAHAY WA LAST MODEL AMAAN 👋

  • @DiiriyeAbdi-xh8ms
    @DiiriyeAbdi-xh8ms Рік тому

    Waa gaas miyaa magac qaatumo jirey Ayaanle inuu waydiiyo aheed

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 2 роки тому +1

    ayaanle nin CIIL QABO

  • @warsameahmed9871
    @warsameahmed9871 2 роки тому +1

    Ma garankaro halka uu nin caadil ah uu ku xukumi karo dil qof soomaali ah wuxuu dhimeyna aysan jirin. ka dibna sharciyaqaanku uu ku yiraah wuxuu ahaa nin wanaagsan.

  • @s.o.6544
    @s.o.6544 2 роки тому

    M.I.Trunji dadkiisa intay dileen laga bilaabo 1991kii yaa xisaabiyey.??

    • @umimohamed2323
      @umimohamed2323 2 роки тому +2

      Dadkaas dhintay Allaha u naxariisto lakin dhibkaas oo dhan waxaa sababay markii dowladii Siyaad Barre go’aan satay inay madafiic ku garaacdo their own capital city

  • @my_channel3174
    @my_channel3174 2 роки тому +2

    Ustaad Osmaan sababta loo dilay waa Nadaamka federaalka ayuu rabay in Somalia ay qaadato. Waa Ninkii ogu horeeyey ee loo dilo nadaamka federaalka ah dartiisa waa aabihii federaalka. Waxaa loo dhisi doona taalo

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 2 роки тому +2

    Shirqolka hada ka socda ila waliged meesha ka socday

  • @saidaroble644
    @saidaroble644 2 роки тому +1

    Asc Mhds Hanoolato waayab markii wof denbiile ah laga hadlo lama waayeyo mid caqliga ks liito difaacayo marka 1990-2022 500 kun ba la diley ee maxa Dawladi dunteey loo dabo socoda Dawlaadu iyada ugu waxaneydii dilka iyo xasuuqa iyada sabab u noqot sababtoo aha hora loo waayey xukum minatrig guulayste waa dil iyo xasuuq a khirka waaye dinta waa cadaala dari iyo shisheey ka kaalka hala jooji

    • @sheekaanhayaa6755
      @sheekaanhayaa6755 2 роки тому

      Walaasheyda waa loo soo socdaa 1990 ilaa 2022 hada waxaan dhax mareeynaa 1970 marka tartiib yaaqay hana dadajinin intee noo orodsiineeysaa yaaqay dhibka nagadhaaf iskabax markii lagaaro 1990 ka ayaan kusoo wacayaaa caadi iska dhig yaaqay

  • @waliyowcade3450
    @waliyowcade3450 2 роки тому

    labo qayb oo Sodan daqiiqo ah ayaan ka jeclaa

  • @nuradinmohamed2853
    @nuradinmohamed2853 2 роки тому +2

    Ayaanle ad aya umahadsanthy waa barnaamij aad u qiima badan oo ah meesha somali laga heesato ah cadaalad daro

  • @daudikazi4358
    @daudikazi4358 6 місяців тому

    Ninkaan turunji ahiyo maxamuu geele yuusuf, waa laba dambiile

  • @engkuruu710
    @engkuruu710 2 роки тому +1

    Shaqada ahan mid common sense lagu xukumi karee waa mid hawl iyo aqoon u baahan ee Professional ah.

  • @xarfo
    @xarfo 2 роки тому +3

    Ninkaan Avv hadaan qiyaaso waa Digil mirifle qofka soomaliga ahi aqoonyahan xataa haduu yahay caadifadiisa reernimo ma qarsan karo afkaartiisa qabiileed buu dhex galiyaa

    • @larsmartin3314
      @larsmartin3314 2 роки тому

      Adiga qudhaadu caadifadda ayaad uga gadooday arrinta ninkani bedka soo dhigay!

    • @amarehadaweh9683
      @amarehadaweh9683 2 роки тому

      Digil iyo mirifle maaha ee waa Reer waqooyi.
      28:48 "Anagu dawlad aan ahayn, waxaan ku darsaney dawlad kale oo koonfurta ka dhalatay. Markaa xukunkii dhanaa iyo dawladii iyo dhaqaalihii xamar uu aaday"

    • @aliabdi8347
      @aliabdi8347 2 роки тому

      Digil iyo mirifleh miyanan aheyn soomaali? Waa runta ninkan waa nin asluub iyo anshax wanaagsan leh oo ah dhaqan aan soomaalida lagu aqoon

    • @larsmartin3314
      @larsmartin3314 2 роки тому

      @@aliabdi8347 welligay ma arag ninkan kalsoonidiisa nafeed qof soomaali ah oo ay ku jirto. Waxan aad ugu bogay sidu mar walba baadhitaan u dalbanayo iyo sida u caddaynayo arrimaha aanu akhriyin.

  • @ashirabdi8135
    @ashirabdi8135 Рік тому +1

    Abukati Ciise waxaan maqley Ninka aad ku magacowdey bashir ee aad tiri waa la eryay, haddad ka wadid bashir yusuf cilmi sidaan u maqley waxaa la sheegaa inuu ahaa ninka kaliya ee golaha dhexe ku jirey ee diidey dilka gabeyre ceynaanshe iyo dheel. Ee ma dadkii wax ii sheegey ayaa khaldan mase adiga?
    I

  • @sokorhaji5575
    @sokorhaji5575 2 роки тому +1

    Waa run buur hakaba kama dhicin doorasho waa lagu shubtey

  • @rooble22
    @rooble22 2 роки тому

    Ciise Turunji oo garsoore ka ama kaaliye garsoore ka soo noqday maxkamadii badbaadada ee Kacaanka oo la ogyahay in ay ahayd ta Gawraca dadka iyo kawaan dadqalato oo u adeegi jiray xukumaddii xilli joogtay ayaa cadaalad ka sheekaynaya anniga oo da'da aad tahay kugu ixtiraamaya haddana waxad sheegayso maaha wax jiilka jooga ee wax ka og taariikhda soo jireenka ah waxay ka dhagaysan karan MAXKAMADDA BADBAADADA ayaan garsoor xaq ah ama cadaalad ah tiqiinay markaasad welibana Ninkii Geele la odhan jiray amaanaysa waa ninka xukunadda dilka ah ee dulmiga ah ee ina Siyaad lagu qancin jiray xukumi jiray dadka waaweyn hadaad waraysto geelahas uu amaanayo waa gacantay isticmaali jireen regime ku ee Dilka dulmiga ah xukumi jiray Ayaanloow dad la xukumay bal warayso si dhexdhexaad nimo loo.helo xogtuna macno inoogu sii yeelaato mahadsanid Ha noolaato kayd bad ummadda u dhigteen

  • @israfiiljibriil1298
    @israfiiljibriil1298 2 роки тому

    Asc ayaanle ciid mubarig

  • @warsameahmed9871
    @warsameahmed9871 2 роки тому +5

    Maxamed geele yuusuf waxaa loogu doortay maxkamada badbaadada asagoo ahaa qof aan waxba ku soo celineyn siyaad barre.

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 2 роки тому

      iska hubi marka gabayre iyo caynaanshe maxkamada ma haysan maxamuud geele ee rag kalaa xukumay maxamuud geele 1976.dii baa loo dhiibay

  • @SalahEid768
    @SalahEid768 2 роки тому

    Waa ka bogtay banamijka Hanolaato mar arkay sida u dadihineysit ustaad Ayaanle Hussein Abdi wxaa thy Somaligi ugu jcyl badnaa dowlad dhiski somaliyed xogaha dalka aad ulafa gura jclna in aan laga lexan sharciyada dalka uyaal

  • @keykey2594
    @keykey2594 2 роки тому

    Ninkan waa qoloma?

  • @cabdirizaqhiraabe2046
    @cabdirizaqhiraabe2046 2 роки тому +6

    Yaa dhihi karo Afweyne Sheydaan dilaaya maáheen? cabsi darteed ayuu u diley 3Janeraal oo aan dambi-gelin

    • @boolocadey4661
      @boolocadey4661 2 роки тому

      Xumaan kaliya waxaad u taqaanaa 3nin oo la diley jariimooyinka 1991KII SHACABKA faro badan lagu laayey lagu qaxiyey guryahoodii iyo hantidoodii la qaatey subxaanalaah tiinu waa cadaalad miyaa ????????.

    • @Abdirahman_03
      @Abdirahman_03 2 роки тому

      @@boolocadey4661 1991 dowlad maba jirin soma lknsi m.siad xiligiis dowlad BA jirte dadkuna Ben bu ku xukumay Ma said Bre BAA hada difaceysaa dhibatadan oona ka bixi donin weligen qabiil ahan ama sida kle

    • @boolocadey4661
      @boolocadey4661 2 роки тому

      @@Abdirahman_03 adigu taada meel u raadi Siyaad Barre kaligiis dambi kuma oogi kartid kuwa na aabe iyo hooyo iyo walaal na tirey dambiga orodoo ka dhaaf hadaad awoodaas leedahay xumaanta aad kula ordaysid wax ka wayn baa dhacay 1991 oo ilaahaay baa la hor tagi cidna ilaahaay been kua sheegimaayo qofwalba Alaa xaqiisa siin doona ee cadayntaada la imoow .

    • @Abdirahman_03
      @Abdirahman_03 2 роки тому

      @@boolocadey4661 hadan ku dhaha dowladi m.siad barre Somalia wxa Ka dhacy dilalkii ugu foolxumada bdnaa IYO cadaalad Darro tii ugu darneed u know Kumar dhihin dadka anaa la xisaabtamaa QABIIL AA KU FIFACEE SIAD BAREE ILAAH KA BAQ

  • @wiilsanjames7629
    @wiilsanjames7629 2 роки тому +1

    Afsoomaligiisa liita waxaa igaga daran sidu uga war wareegayo runta 👎

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 2 роки тому

    Kiiskii culimada lagu laayay ma hilmaamay?

  • @MaxamadSoomali
    @MaxamadSoomali 9 місяців тому

    Odsygaan hanolaato wuxuu dadka wax uweydiinaaya inlayiraahdo m siyaad halayyey ama dilay yaraantiisii
    Waxaa lagu soo ababiyey nacaybka m siyaad qabiilka uu kasoojeedo wuu sheegey

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 2 роки тому +1

    Ayaanloow hadaad tahay saxafi aan hal dhinac ka raranayn dadku ma aha jaahiliin noo soo gudbi dembiyadii dhacay 1991 gabood falyadii ay sameeyeen jabhadihii mise taariikhda aad raad xumaynayso taariikhdaas kuma jirto.

    • @ayanelmi7218
      @ayanelmi7218 2 роки тому

      1991 dowlad dalka dhan xukunto ma jirin,,dalkii qabiil buu u kala gogo,ay

  • @musaomar2641
    @musaomar2641 2 роки тому

    Asc ninka Masriga ah waxaa delay sirdoonka Talyaniga ninka somaliga ah isaga oo aan ogeyn ayaa la adeegsaday

  • @Weedhsan
    @Weedhsan 2 роки тому

    waa riwaayad la jilay waraysigan.

  • @adanelmi
    @adanelmi 2 роки тому +4

    Beenale imisay maxkamadii badbadada iyo geele.dil bilaash ah ku xukumeen waxu ku sedex kiiis bay ahaayen munaafaq aan Allah aqoon 70 nin oo ganacsade ahaa baa Burco Geele dil ku xukumay 81 nin ayaa hargeisa hal maalin dil lagu xukumay inamadii UFO ee caruurta ahaa ka waran wadaadadii la.laayey ka waran Allah qabriga kugula xisaabtami

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 2 роки тому

    Waaw ninkan wax badan ayow sojogay wax badane waogyahay halaga fidesto wa nin sojogay dilki salad gabere dilal kala obadan cidi ubahan in ey wax kogato garsorki Somalia 🇸🇴 1940 ila 1991

  • @husseinsaid8142
    @husseinsaid8142 2 роки тому

    Ma noola ee way dhimatay, markaa dheh,way dhimateey

  • @anfacmoalimahmedmalin4493
    @anfacmoalimahmedmalin4493 2 роки тому

    M.a wll ayaale aad ayaa u mahadasadahay wll codsi abuukata civil case ee court ahaan jiray ayaan rabna madama aan wax badan ka bartay abuukataha criminal ahaan jiray aad iyo aad mahadsanid ayaale

  • @fartunhaji2577
    @fartunhaji2577 2 роки тому +2

    Turunji wax baad qarineysaa oo runta ka leeexleexaneysaa,Ragii wax dilay ma sheegeysid magacyadood kuwa kalena magacyadood waa sheegtay WHY?adigaba ah qof daacad aheyn

  • @adamsahal5155
    @adamsahal5155 2 роки тому

    WIILKIISA FEYSAL WUXUU DEGAN YAHAY PORTLAND OREGON

  • @mohamedjama4626
    @mohamedjama4626 2 роки тому

    Waxad waraystay nin wax kasta ilawey what is the use?

  • @jamafarahhersiqolqol3049
    @jamafarahhersiqolqol3049 Рік тому

    Waxa fiican in taariikhda runta lag sheego.
    Inqilaabka waxa ay u dhigeen sabteeda si cad umuu qeexin .
    Waxaad moodaa in la also taariikha dhabta ah.

  • @ahmedsheikhamud5809
    @ahmedsheikhamud5809 2 роки тому +1

    AYAANLLE ALLA YA CIZAK WAXAADUMMADDA KA UPDATE GAREYNEYSA NUS QARNI KA HOR SIIDAASA LOO BAAHAAN YAHAY LAGAN RABA WARIYAHA DHABTA U DIYAARSAN
    HAMBALYO KUNA ILLAAWI MEYSO UMMADDA WELIBA GOBOL GOBOL WIXI KA DHACAY
    SOOO JEEDIN RAADI DADKA DHEXDHAADKA AH O WAAYO JOOGA AHA

  • @aliadan303
    @aliadan303 2 роки тому +1

    Thanks Ayaanle 💯🙏🏾

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 2 роки тому +1

    Caynaanshe isagoo ahaa taliyihii ciidamada ee woqooyi 1961 ayuu fashiliyey inqilaabkii ay sameeyeen saraakiishii reer woqooyiga. Nabsi baa helay oo 10 sano ka dib asagaa lagu eedeeyey inqilaan oo dil lagu fuliyey!

    • @Abdirahman_03
      @Abdirahman_03 2 роки тому

      Wuu ku saxana inuu ki waqoyiga fashiliyo soo dowlada BA dhalaty soomahan dadka neh wey mideysnayen Lknsi 1972 wax been eh BA laku dilay

  • @salaadnuurcabdi7909
    @salaadnuurcabdi7909 2 роки тому

    WAXAD ILLOWDAY IN AAD INA BARTO WAA KUMA MAXAMED CIISE TURUNJI. XAGUU KU DHASHAY KUNA BARBAARAY?

  • @issafarah3894
    @issafarah3894 9 місяців тому

    Waxaan maqlay in wadaadadii 10ka ahaa iyagana arintooda la geeyey Maxkamaddii Badbaadada. Arintaa yaa war ka haya?

  • @aliguled2166
    @aliguled2166 2 роки тому +1

    Waxa la yaab leh in ay nimankani taariikhda somalia ka bilaabeen dawladi cigaal. Dawlada ugu xumeyd abid ee seeska u dhingay musuqmaasuqa somalia waxay aheyd tii abdirisaaq

  • @alidamey2988
    @alidamey2988 Рік тому

    Seeftii Kacaankaa Ku Dhacdey Saddexdaan Sarkaal Oo Sida Xaqdarradaa Loo Diley

  • @alidamey2988
    @alidamey2988 Рік тому

    Wax Faldenbiyeed Ah Gacanta Kulama Jirin 3 Dan Sarkaal Ee Sar Sare.Laakiin Anigu Waxaanba,U,Arkaa,in Lagu Baqdin Gelinayey Saddexda Qabiil Ee,Ugu Tunka Weynaa Qabaa,Illidan Dalka Somalia...1.Dir.Ama,isaaq.2.Hawiye.3.Darood.

  • @Soomaalideena
    @Soomaalideena 2 роки тому +2

    Waxan is waydiiyay, dareenka wiilka aabihiis inta lagu hortoogtay, ayado danbiyo cad lagu haynin, hadana banaanka laga dhigay hantidii uu ka dhaxli lahaa aabehiis. Xanuun aan la suuraysan karin.

  • @user-om4nx5qm4z
    @user-om4nx5qm4z 2 роки тому +2

    Kaamerada kan duubiyo maxaa ka qaldan ? Mar waa iftiimina ,marna waa mugdi😑

  • @Said-e3y
    @Said-e3y 2 місяці тому

    Nin kani aqoon sharci maleh waa qof layidhi sidaas hebel u xukun, oo wax loo yeedhin jiray!!!.

  • @abumoalim
    @abumoalim 2 роки тому

    Masha Allah wareysi aad u fiican.

  • @bulbulwaberi446
    @bulbulwaberi446 2 роки тому

    I like your program history culture and traditions and educational and power abuse in the past shit happened move on onther great story

  • @husseinnuur7567
    @husseinnuur7567 2 роки тому +1

    Dee xamar kaliya miyaa soamalia aheeyd
    Cigaalna kaliyana maxaa kutusay.
    Odeygan qabyaalad ayaa ka buuxda dee

  • @jamacsalaad4833
    @jamacsalaad4833 2 роки тому +1

    anigu waxaan dhegaystay ninkii baadhay kiiskaa madaxweni cabdi rashiid waxaa la yiraahdaa ismacil baaruud oo hargeisa jooga wuxuu sheegay ninkaa gacanku dhiiglaha ahi in aanuu waxba qiran

    • @mustaqbalabdiweli
      @mustaqbalabdiweli 2 роки тому

      Ninku yuu ahaa ?? Mala qabtay.??
      Iga dabo gee dabo ka gaar baan ahaye!!
      Anigu waxaan maqley Siyad Barre baa ka danbeeyey oday Sudaaniya baan ka maqley oo ah ahaa qowskii Madaxweunihii waagaas jacfar Alnubeeri

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 2 роки тому

      @@mustaqbalabdiweli suudaani sidee soomaali uga war hayey

    • @mustaqbalabdiweli
      @mustaqbalabdiweli 2 роки тому

      @@gedefletv6049 cinqilaabyada afrika baa mar wada dhacay.
      Reer Galbaadku nin walba oo ay ka biyo diidana way khaarujiyeen.
      Reer galbeedku in wadanka muslim
      Shareecada islaamka lagu dhaqo bay kasoo hor jeedeen.
      Madaxweynihii Sudan iyo Madaxweynihii dhaqameedkii Libya ee uu cinqilaabay Qaddafi iyo Somaliya intaba waxay geysteen ragg aan ay iyagu raali ka yihiin. Markii raggii ka biyo diiday oo fahmeyna jamhado bay ku fureen.
      Siyad Barre dalkii iyo ciidankiiba reer Galbeed baa dhisay 1975 waxaa la toogtay culumo taas oo madaxwaynuhu ubaarey si uu utuso reer Galbeed nin ay tirsan karaan yahay.
      Markii Siyaad Allaah uraxmadee fahmey buu hadana isyiri hada wax dabo qabo lakiin waxwalba ka hor mari sidii aad ujabin lahayd ciidamada qaar si ay udhintaan we gali dagaalkii Etiopia.
      Dagaalkii Etiopia ma ahayn dagaal Etiopia lala galey ee sirna wuu lahaa in ciidamada sakiisha qaar la laayo ama la dhimo mana ahayn wax ku saleysnaa qabiil gara oo xitaa waxaa la waayey sarakiil madaxweynHa la cid ahaa family ahaa.
      Odayga Suudaniga aha wuxuu aha la taliyihii Jacfar Al nubeeri .
      Oo aha sxbdhow maxamed Siyad marka dowlad islaama oo cidamadeeda ay dhisayaan gaalo . Arinka jinsiga waa wax yaalihii loo dilay Abdirish Ali Sharmake.

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 2 роки тому

      @@mustaqbalabdiweli ciidamada soomaaliya ruush ayaa dhisay reer galbeedbiyo maxamed siyaadna waa kala fogaayeen

    • @mustaqbalabdiweli
      @mustaqbalabdiweli 2 роки тому

      @@gedefletv6049 ruushku waa shuuciyadda qarsoon ee wiiqdey Islaamka .see wadan wadan ciidan ugu tabo bara???
      Tabobarka ciidamadu waa sir dunida .
      Laakiin tabobarka waa leysla soo bandhigaa.
      1 yrs baan anigu EU waxbarasho askari sameeyey sirar badan baana ku duugan in wadan wadankale ciidan utabo baro.
      Waa gacan ku hayn hor leh.
      Siyad Barre meysan kala fogeyn awaamiirtoodana waa fuliyey kuli meeshii udanbeysey buu uga leexday.
      Waana markii curadkiisii isdilay.
      Meesha galadu dadka god nay uqodayan.
      Allaah na xifyiyo.
      Allaah u raxmado siyaad Barre waa ninkii diiday suuratu nisaa??? Reer galbeedna waa suurada ay quraanka ugu necebyihiin second suurah aynecebyihiin waa suuratul axsaab !
      Isaguna culumo buu toogtay

  • @kahinshukri8197
    @kahinshukri8197 2 роки тому

    Nin gaal gumeeste ah inuu sii joogo rabay in la dilo wayba fiicneed wlh

  • @calioumarx4289
    @calioumarx4289 Рік тому

    Afganby wuu axa 1962

  • @rmagaal21
    @rmagaal21 2 роки тому +3

    Ayaanle is the best✨✔️

  • @abdulqadirsalim8594
    @abdulqadirsalim8594 2 роки тому

    ILAAH HA U NAXARUSTI 1 GABEEYRE 2 CABDILQADIR 3 CSYNAASHO YAA DILEYEY YAAA KA DAMBEYEY YAA DAXIIXAY IN DIL TOOGASHO LAHU FULIYOYO 1ABAABUL INQIILAAB AF GEMBI OOFADHIYEY MAXAMED SHEEKH CUSMAN OO AH GUDOOMIYAHA MAXKAMADA BADBADA IN LOO NAGACAABIN NAXAMHD GEELE WARQAD IN QILAAB AYAA LOO DHIIBEY BABEEMOMO AYUU GACANTA KA SAAREY MADAXWEYNE NAX A NED SIYAAD TAA AY MAXJANAD KAGU SAAREY GABEYRE WAXAA KU MARQATI FUREY MAXAMED SHEEKH CUSMAN IYO MID KORNEL AH 1BIIBITADA A GAAL CUSMA FIIRO GAAR SUU KU OVAADEEY AM.SALIM SHI GAANI ARJI QORE 900XAMAR WEYNE KA SOO JEEDKA KAWAANKA IYO QUDAARTA KAWAAN KA SOO JEEDKA DAHABKA AFAR IRDOODKA ARJI QORE BAAR OO ABGAAL CUSMAN KU SHURAYAAN QURSSCDA SANBUUSA AYAAN MARKASTA KU QURACAN JIREY.AM.SALIM.SHINGAAMI

  • @musemuse417
    @musemuse417 2 роки тому

    Ayaanle, barnaamijyadaadu waa fiicanyihiin, waxaanse kugula talin lahaa inaad qosolka badan iska deyso intaad barnaamijka daaddaheynayso. Mahadsanid.

    • @ahmedkulowabdi821
      @ahmedkulowabdi821 Рік тому +1

      Fadhi ku dirir jooji

    • @DiiriyeAbdi-xh8ms
      @DiiriyeAbdi-xh8ms Рік тому

      Qosolka waa qayb ka mid ah wa ii dhacey oj lagu qosli ksro adiga meelba ku xanuuneyso Runta inaa lagu qoslo maa diidee

  • @DiiriyeAbdi-xh8ms
    @DiiriyeAbdi-xh8ms Рік тому

    Maxkanadan kiis ka siyaasada un bey qaadeysey damcan Waxey ku xiran tahey kiiska madax banaanida ow yiri

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 Місяць тому

    Waxkasta in lagu hadlo maha dawladii kacaanka cida wax kasheegaa damiir malha ama indhoole tusaalle xabashidu way duntay dehdeg ayay u dhisantahay soomaali way duntay dina looma dhisi doono taasba wax halag sheego😅😅😅😅