Eng Hiraabe Cali Hagareey - Koronto xoog leh ayay u baahantahay Muqdisho!
Вставка
- Опубліковано 10 лют 2025
- Hanoolaato Media Network
I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato....
Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.
Mahadsanid Ayaanlow. Inoo soo badi barnaamijyadan oo kale SIYAASADA waan ku daalnaye. Mid kale Su,aal igu taagnayd ma aadan weydiin Eng Hiraabe. *Koronto maka dhalinkarnaa 2da wabi*
Maashaa allaahu enjineer heraabe cali hagareey waan ku salaamay horay usco dr ayaanle mahadsanid
Engineer Hirabe is Siemens field engineer, I am a GE field engineer (electrical) with similar experience . I have travelled around the globe and feel sad that we spent our lives and experience helping other countries while our country is at the bottom in terms of power generation.
If Somalis don’t get their act together we will stay poor and underdeveloped for ever
Brother, Somalia needs you, and we need you to come back.
Mahadsanidiin Hanoolaato iyo Eng Hirabe. Waa Eng wadankan aad looga baahanyahay.
Great video🎉❤
Masha Allah wa enginer hiraabe waa shaqsi cajiib ah ❤❤❤❤
Xeebti warshiikh ba ka so salaamaya
M.a waan u bislalahay waxaad ka hadlaysid oo dhan.qurbe ayaan go,aan ka soo garay haddana ciladaha aad ka hadlayso ee korontada wax laga dhalin waa tan aan ka dhaqaaqi la,ahay.waa ka rajaynaya inta aad noloshahay inaad aqoontaas la dhiman.
Asc ayaanle caawa nin aad uweyn baad kentay mashallah eng hirabe mahad sanid
MAA SHAA ALLAH!
ENG WAX BADAN OO NOO SHARXAY WAX BADANNA WAA NOO IFIYEY
Cashar muhiimad weyn leh
Mahadsanidiin
Maa shaa alaah jazaaka laahu khayr.
Wasiirkii Tamarta ee Mustaqbalka ayaad soo heshay Ayaanle. Ing. Hiraabe waxaan leeyahay haddiiba uu dalkaagu u baahdo aqoontaada iyo khibradaada iska iloow dardaaranka Aabe ee ahaa inaadan gelin Siyaasadda!
Hanoolaato ❤
Waa mahadsantahay wariye iyo ingineerka
Mashallah good job Ayaanle
Masha Allah
Masha allah adeer guuleeso
Eng Hiraabe Cali Hagareey Dalka ayaa u baahan maanta dhibka ugu badan oo Shacabka heesta waa korontada oo qaali ah lkn hadii aqoonta kuwa dibada jira daka ku soolaabtaan culeeska waa yaraanaya hada nabadgalyada waa soo hagaageysaa 2sano ugu danbeeysay waa ilaah mahadii
Waa vedio ugu horeeyay ee aad soo saarto ayaanle oo aan la dhacay. kan waan kaa haayaa kanoo kalaa soo badan.
wadanka hormarkiisa ayuu ka hadlaa waliba qofkii aqoonta ulahaa ayaad ka wareeysatay
Nolosha waa BIYO, KORONTO IYO WADO
Wax aad ka dhaawejisey solar and win power wax ay ka jirtaa Puntland maxad isugu deyi weyday in aad wareysato ku putland mahadsanid
Baahi xoogan oo koronto ayaa jirto soomaliya, iyadoo culees waaweyn ay jiraan
Waa barnaamij muhiim ah inoo soobadi
Ninkaan wuxuu ku qafiifay dawladii dhexe muxuu ugu waashay dawlad ka fiican in dib loogu gelaste ayaa shaki ku jira aye ninkaan maxaa ugu qafiifay
Eginer Hirabe cali Hagariy oo kale ayu ubahan yahay wadanka wadani dhashi siyasi rogcaday ah
Wad mahadsan tahay ayanle wll
Waxs keenay qof miisaanka wax ku cabiri karaa xaalka dalkeena nolow walalayaal
Afmadow jubbada hoose waa 1.30 $
Isbedel maamul ayay u baahan tahay Jubbaland si korontada iyo maciishada nolosha hoos ugu dhacdo.
Adeer maku bara karaa waxaa tahay qof sax wax u bartey
qorshe ka horeeya CIDA GAS-ka inaan noqono ma jiree gaaska hala soo saaro
Markaan qabyaalad maka hadlin.
Horumar aad ka sheekeynee. 😂😂😂
Taladu waa in la joojiyo qashinka lasoo galinayo wadanka. engineerka aad buu u mahadsanyahay, Waxan rajaynn in Somalida ninkan oo kale wada dhagaystaan.
Barnaamij muhiim ah ayaad inoo soo gudbisay hanoolaato
Galkacyo $0.79 ayaa lagu dhuftaa.
Ilaahay haydin dhibdhaansho.
Runtii waa nin cilmi eh wu xuu u baahan yahay dad ka faa iideesto
Korontadii, biyihii iyo telka Qaranka +252 waxaa xoog ku haysta shirkada Hormuud...
Ee Rabbi ha naga qabto isagaa awoodiisa ugu weyn tahaye...
Engineer ka waa ku raacsanhy..Runtii Solar Somalida siday moodan iyo siduu yahay wax isku dhigmo maha, xaqiiqdi qarashkiisa oo qaali ah iyo Efficiency oo yar ama awooda korontoo uu soo saari karo, 25% upto 30%ayuu keeni karaa lkin wind turbine ayaa ka fiican kana koronto fiicn Solar ka!!
M.A. waxaan rajaynayaa inaad wax badan ku soo kordhin doonto tamarta oo baahi weyn loo qabo
Nin muhiima
dalkuna ubaahanyahy
Lacagtaa tareenka ku raacayso maa kugadatid digsiga aad tarenka uracayso
Ma laga yaabaa Tareenka inow Free yahay aadcraqiiscu yahay taas jawaab uma baahna miyaa
War Nio qalbi xumidee.
Adeer dhalinyarada waxbadan ayaad aqoontada ugu faa’idesay waliba waxaad Xog-ogaal u ahayd dhacdooyinkii Dalka uu soo maray xiliyada uu wanagsanaa iyo xaaladahii adkaa ee lasoo maray,Guuleyso Adeer
Boosaaso o.69 baa lasiiyaa marka aad bay qaali u tahay
Galkacyo $0.79 kawrn 😂
Cadaado .49
Muqdisho haday .41 tahay ayadaaba ugu roon
Nin dhamoo aday ah hadana aan Sheegi karin halkii uu aabihiis kudhashay waliba u abuhis nolol kusoogaaray waa wax yaableh
adiga dhagool maa tahay gaobolka galguduud degmada ;; masagawaay'' uuku dhahay si fiican ugu soo celi
Hala yaabin waa bacda somali eelay ahe asalkiisa hore somali pantu ahaa.
Xaa ugu sheegtay afsomaliga magaranayo oromkaan
Masagawaay ayu kudhashay aabahisa Da’dana wu sheegay waliba waana qof Da’ wll dhageyso qofka intaadan cambaareyn
Maxa doneysay ino qabiilka afka ku dhuftaa
Waxas wuu ka xeeladeesty
Asago og wax weliba
Adoon wada hylysa miyaa kuwani somali pantu la yidhaa
Maxa tahay adigu ?
Maxaad ka wadaa.
Afsomaligada xta wu qaldan yahay o xta lama fahmayo marka ada bantu sax ah alow wajigada ya arko sidu u dioxin yahay😅
Masha allah adeer guuleeso