This guy deserves to hit 1milion subscribe documentary walbo aad so diyaariso horey asagoo English Arabic 2daba markaan so daawada hadana luqadeyda hooyo intaan ka dhageesta kaliya isku dey inaad joogteyn sameyso ma fududo.muuqaal diyaarin lkn 1 week 1 documentary waa so sameynkarta xitaa kaso hadal caseska dilalka ka dhacay wadamada carabta
Buugga laga qoray basaasadan ayaan mar hor e akhriyey horaantii 2023 runtii caadi ma aha eegana markaan arkay iyadoo documentary ah runtii wan ka helay kamana daalo inaan kusoo cesh ceshto Aamina alMufti taariikhdeedu ma aha mid caadiya.
Cali Salaama oo loo yaqaanay Amiirka Cas wuxuu ahaa ninka dhuunta u galay basaasiinta yuhuuda wuxuu ahaa nin caqli badan oo dhayal lagu khiyaami karin, wuxuu ahaa ninkii Moosaad wadnaha u galay ee ay ka ladi waayeen. Waxaan kaa codsanayaa inaad ninkaa xogtiisa noosoo galiso waliba waxaad helay book laga qoray oo Somali lagu turjumay Buuga magaciisa waxaa la dhahaa Amirka Cas. Thanks
waa suxufiga ugu soo gudbinta wacan dhanka document yada aad u mahadsantahay waa siyaabo badan oo wax badan laga barankaro sida barnaamijkan oo kale cajiib
MAASHA ALLAAH. WARIYE ALLE HAKU BARAKEEYO. SIDAAD BARNAAMIJ YO CAJIIB AH NOOGU SOO GUD BINAYSO. WAAN. LA DHACSANAHY. RUN AHAANTII. WARIYAHAN. MILLIONS SUBSCRIBE AYUU U QALMAA
Waaaw war ninku qaab tabin toolmoonaa iga walla Mar kaliya maan dareemin in aan muuqaal 30 daqiiqo ah soconaya daawanaya 1 minute ayuu igala yaraa documentary-gaasi
Wllo Laba suaalood iiga jwb karta fdln 1 yuhuuda hada jirta ee Israel miyayna ahayn kuwa quranka lagu sheegay ee barigii nabiga jiray Mise kuwani WA kuwo cusub 2 double agent barnamij kasoo same sida yarkii qiyamay ciada ee urduniga aha
Saxib aaarka anigaaa Kow ah Galabta ee igu qabo PIN 😂
Ninkani waa wariye cajiib ah wllhi warbixintiisa wax badan baan ka faaidaa sxp alle haku xafido waxaan kaa daawadaa hargaysa waliba anoo joobteyda shaqada jooga dadkaagu uu kugu xidhan yahay ee ogow.❤❤🥰
This guy deserves to hit 1milion subscribe documentary walbo aad so diyaariso horey asagoo English Arabic 2daba markaan so daawada hadana luqadeyda hooyo intaan ka dhageesta kaliya isku dey inaad joogteyn sameyso ma fududo.muuqaal diyaarin lkn 1 week 1 documentary waa so sameynkarta xitaa kaso hadal caseska dilalka ka dhacay wadamada carabta
Thanks
thanks alot Ismail
Allhu Akkbar mzha Allh 😊
قصة جميلة ماشاءالله عليك ❤
Xaqiiq channel kaan ayaa 2M inaa gaarsiino mudan, Itaal media wax badan ayaa ka faa'iday, habeen kasta anigoo soo eegin inuu wax soo dhigay & iyo inkale ma seexdo mahadsanid sxb aarka, Isla qisada Xasan Salaama kusoo xiji adoo mahadsan
الأسراء والمعراج documentary kassosamey❤❤❤
Niyadan ku hayey midan taarikhdeda mahadsanid ustaad aar😊
Iyado dhamystiran waxa ka dawata you tubeka😊
UA-cam kee😊@@MohamedKadiye-s4l
🥺🥺 🥺.. *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
Alle hakusharfo sxb halkeeda ayaad dhigty Maansha allah
Basaas guleysty adduun iyi aaqro wllhi lama sheegin
Cajiib Thnks ustad Aweis Aar
Jecliyaaa taariikhaha iyo channeled soo gudbiya.💕
Warbixinadda aad soo bandhigto aad ayaa bulsho-wayntu ula dhacday Alle haku xafido ayaan ku leeyahay.
Thank you itaal media keep going
Thank you too
Buugga laga qoray basaasadan ayaan mar hor e akhriyey horaantii 2023 runtii caadi ma aha eegana markaan arkay iyadoo documentary ah runtii wan ka helay kamana daalo inaan kusoo cesh ceshto Aamina alMufti taariikhdeedu ma aha mid caadiya.
THANK YOU ITAAL MEDIA KEEP GOING
Aad baad ugu mahadsan tahay, aad ayaad noo dhiiragelineysaa.
Mujiya Barnaamij Yada Aweyz Xaji Aar uu So Dhigo in uu inoo Soo Badiyo Liketa Saara inta jecel Barnaamij Yadiisa
Thanks bro
ومن يريد الله فتنته فلم تملك له من الله شيئا
Subhanalah shaydaan aya ku shaqaystay
Msha allah diyaarin cajib ah cod kornimo adiga waxaad uqalanta abaal marin cajiib ah wiilow❤
Thanks my prother ❤ but soo badi video wallo 🎉❤
Insha'allah, waan soo badineynaa.
Ustad sanad cusup ...ayaan ku rajaynaya ..mid khair qaba alaha noga dhigo dhamanteen .....waxan kale oo ku leyhy aaad Ayaan ku tageera allha ku barakeyo cilmiga iyo dadka aad ino hyso ...masha allh wllhi
Zxp youtupe adiga dhan kaa dhageystaa ee waxa hanagu raajin
Aarka guulayso
Golden voice
Saaxip inoo soo badi arimaha sirdonka inaa xogo cusub ogaado rabaa garabigubsii pro
Wallyal aan kuwadasalino nabageena scw
Ustaad
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw ❤️ please ❤️
Cali xasn salaama ku soo xiji❤
Hayi
Mhsnd bro🎉❤
Adigaa mudan sxb
Sxb document-yada soomalida noo soo badi adoo mahadsan ❤
Warbixintani waa mid waxbadan noo iftimisay, Mhdsnd ustad aweys.
Sxb mahadsanid ❤❤❤❤
Cabqari Hadalka Heli Og Mr Aways
Warbixinta aad u soo gudbiso Bulshada Soomaaliyeed aad bay muhiim utahay waa aqoon kororsi, Wariye waad mahadsan tahay hore u soco Allaha ku xafido
Mashallah ❤❤
Cali Salaama oo loo yaqaanay Amiirka Cas wuxuu ahaa ninka dhuunta u galay basaasiinta yuhuuda wuxuu ahaa nin caqli badan oo dhayal lagu khiyaami karin, wuxuu ahaa ninkii Moosaad wadnaha u galay ee ay ka ladi waayeen. Waxaan kaa codsanayaa inaad ninkaa xogtiisa noosoo galiso waliba waxaad helay book laga qoray oo Somali lagu turjumay Buuga magaciisa waxaa la dhahaa Amirka Cas. Thanks
Xasan salaama kusoo xigisii zhp qali
Waa
Tii ugu xumeyd
Wlhi been maaha, haba ugu badnaadeene somalita waa ka buuxaan lakiin dadkeenu ma fahan sana weli oo waa soo dhoweeyaan 😢😢😢😢😢😢😢
Sumxanalaa 😢😢😢😢
First viewer like🎉🎉🎉
Waad ku mahadsantahay sxb!
Caadabkii gaal Amiin
Marbtiin
Napoleon binu board ka soo hadal sxpoo😂❤😢😅
Ayadoo film ahaana waan daawadey
Ila wadaaag flimkas magaciisa
Abuu hool
Inkastoo ay khaldanayd hdana waxay ahayd midkamida basaasiinta ugu waaweyn caalamka carabta iyo aduunkaba
Sheekadeeda waan dhamaystay iyadoo oo xalqado ah laqmatada
Awees Aar Mudane Ayaamahaa Documentary Waad Nagala Soo Daahdey
Zheekada gabadhaaz Qizooyin bdn aya ka maqan oo u 1 ka yahaye buuga laga qorey xasan salaama ee la magac baxey amiirka Caz anyway bro thankz
waad lasoo raagtay bro this is story
Asc wr wb somali maxamed
Haaye sxb muqalada ha kala joojin dee
Ustaadow waxaan rabnaa qisadii uslaam bakhyef
من فضلك حاول التحدث عن افتتاح مقبرة لوسيفر
Sida uso koobtay book amina almufti ayaa ba cajiib ah mahdsanid sxb
Kkkk. Mhdsanid. Ustaad
❤❤❤
❤❤❤❤❤❤ aad iyo aad ayaan kuugu mahadnaqayaa wariye , aqoon yahan, siyaasi , macalin iyo mufakir soomaaliyeed oo wax badan akhriya sxp waxaan kaa codsan lahaa inaad nosoo badiso barnaamijyada noocaas ah oo dhan walba leh
Dhaqaale , siyaasad , sirdoon , horumarinta nafta, halyayadii islaamaka soo maray iyo taariikhda islaamka . Wlhy wax badan baanu kaa faaidnaa mahadsanid in badan 👍 👌 💛 😙 🥰
thanks saaxib sare
runtii amiina wx kle bey aheyd
Qofku hadduu Qur'aanka ku wanaagsan hadalka amma balaaqada ayaa loo fududeeyo oo loo sakhiraa runtiina wariyahan waa top.
Buugga laga qoray laba goor baan akhriyay naag caqli badan lkn doqon ah bay ahayd.
Nin ssbata 1m U gaadhsiin la Nahy maad ishegtaan somaliyey
Sxp Arka adiga a wxaan kugula takinyaa Chanel facebok inaad noo furtid
The lagend
Ali Hassan Salamah
Allaha Ku Sharfo Wll
Codsi!!!!!! Vedio Hada Joogtee Oo Soo Badi Wll Aadbaan Kuugu Xidhanahay Waxan Kaa Daawadaa Magaalada Borame 👋👋👋
waa suxufiga ugu soo gudbinta wacan dhanka document yada aad u mahadsantahay waa siyaabo badan oo wax badan laga barankaro sida barnaamijkan oo kale cajiib
Mahadsanid sxb balse sheekadan oo dhameystirana laga raba plz
Bro Hadda sheekadan haaf miyaa
Saxiib Maxaad barnaamij ugu sameyen wryday Hawada sare
Welcome sxp
❤
Aakhirkii cadaabta aduunka ayey dhadhamisey. Godka ayuu ku ciqaabay abu howl iyada iyo gaadhi faransiiska aheyd .
MAASHA ALLAAH. WARIYE ALLE HAKU BARAKEEYO. SIDAAD BARNAAMIJ YO CAJIIB AH NOOGU SOO GUD BINAYSO. WAAN. LA DHACSANAHY. RUN AHAANTII. WARIYAHAN. MILLIONS SUBSCRIBE AYUU U QALMAA
nin yaho wax tahay qof aaad iyo aaad u kobciyo dhalin yarada somali oo aan aniga ka mid ahay kuna tixan from muzambeqa maputo
Soo Badi
Ustaad decumentryyada xirfad aad u sareysa ayad uleedahay sida loosoo gudbiyo noso badi xogaha ceynkan oo kala ah
Hada waa 85sano jir
Xasan salaama kusoo xiji
Wllka docomintryada Sobadi isbuc isbuc uso gili
Sidii
Asc sxb wad lasodahdaa barmamishadada xtaa malin dhaaf u sogali
Qisadaan markaan dhagaystay waxaa iiga baxay kuwa badan oo askar itoobiya ah oo Somaliya uga shaqeeya
Sida:
Sanbolooshe Madaxa NISA ahna xawaadle
Xuseen Macalin la taliyaha madaxweynaha ahna murursade
waad bugtaahe Allah kucaafiyo wll amaad adugu tahay intaad sheegtay
Lupnan
UA-cam ka keliah eeaan daawado lkn noosoo badi bernaamijyada anoo og inay loo hawlgalayo raadinta xogta editing
Noolow wiil noofaa.iidaya
naagtaas waa dhageystey qisadeeda waa shaydaamad waxaan rajeynayaa inay cadaabta ku jirto😢
Waaaw war ninku qaab tabin toolmoonaa iga walla Mar kaliya maan dareemin in aan muuqaal 30 daqiiqo ah soconaya daawanaya 1 minute ayuu igala yaraa documentary-gaasi
Waa shaydaamad darajo moodey jaajuusnimo waa wax baqtiyey
Gabadh fariid ah ayay ahayd, laakiin jihadii ka dhuntay.
Ma aha sheeko kaliya lkn waa Arina mudan inloo fiirsado iyo dhamaadka noloshaada inaad gaasanayso midhaha aadbeerato inta aad xooga tahay dareen ahaan iyo muuqaal ahaanba iyo in 60kaa Sano nolosha Umada nebi muxamed scw scw uusheegay ay tahay ilaahow noo dambi dhaaf
Islaamnimo mee ku dhimtay mise🤔
War wacnaydaa naagtu. Hadanba. ladaldalin
Cimrigada ceeb ku dhameyso waa tan okale bisinki
Bal maxay faaiidey way is waashay uun bal maxaad isdafiidey
Qofkasto gaal so raaca si islaamka lo dhibaateyo wa murtad gaal ah dilkisa banan yahay
Wllo Laba suaalood iiga jwb karta fdln
1 yuhuuda hada jirta ee Israel miyayna ahayn kuwa quranka lagu sheegay ee barigii nabiga jiray Mise kuwani WA kuwo cusub
2 double agent barnamij kasoo same sida yarkii qiyamay ciada ee urduniga aha
Yahuuda hada jirto 70% waa soo galooti balse yahuuda quraanka lagu sheegay waa yahuuda carbeed 30% ayey hada ka yihiin dhulka yahuuda, inta kale waa yahuud kasoo haajirtay yurub, Asia Africa iyo Latin America. Yahuuda asalkaa waa carab
@@amirabukar2913wll yuhuud Iyo Carab iskuba shuqul Maaha wa 2 Qoomiyadood Oo Kala Duwan
ITAAL MEDIA CAADI MA.AHA RUNTII 10M KABADAN BUU UQALMAA RUNTII