Ismail Jirde Warsame - Horteeyda ayaa lagu maleegay shirqoolki iigula yaabka badnaa!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 сер 2024
  • Hanoolaato Media Network
    I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
    At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
    Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
    Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

КОМЕНТАРІ • 548

  • @ahmeddahir6224
    @ahmeddahir6224 8 місяців тому +18

    Wallee kuwaas ilaah na dhaafshay sheydaamo ayey ahaayeen. Wadanka oo dhan ayey Madaxa u rogeen. Allah ka soke Roble ayaa ma badbaadshey

  • @abdirizakahmed5368
    @abdirizakahmed5368 8 місяців тому +31

    Ceeb iyo masaaid ay kooxdii hore ay sameyeen 😢allaah ayaa bad baadiyey madaxdaas toodiina magalin waali heerkaas gaarsiisan qaras katiurnimo heerkaas ah

    • @abdisalangabeyre6066
      @abdisalangabeyre6066 8 місяців тому +2

      In laga aareey aheeyd waa ka xumahay in Hassan iloobey waxii lagu sameeyay

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 8 місяців тому

      ​@@abdisalangabeyre6066maya hala iska daayo.

    • @raashidiinabdullahi5583
      @raashidiinabdullahi5583 8 місяців тому

      @@abdisalangabeyre6066dad aya qaba inu arsado lkn qof intas o dhib lo gestay asigo herka ugu sareyo garay hdana Ku warejiyay kursiga lagu dhibateyay u asiga so qurxiyay wa abal dhac iyo gaf ad u wen hadana qofka caqliga badan wax badanna og cafis ayu ka dorta marka herka la kala jogo ayey Ku tusine wayo aragnimo ilbaxnimo Somali jacel qalbi wanag iyo farxad hh

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 8 місяців тому +7

    Mundane Hassan shiikh mahamud ⚘️ ⚘️ ⚘️ hala raali galiyo yaanan doorashana lala galin hala daayo intay bahalo imaan lahaayeen

  • @darishore814
    @darishore814 8 місяців тому +49

    Ilaahay awoodiisa weynaa wuxu qadiray in madaxweyne xasan sheekh oo sidaas dhan loo xumeeyay in xukunka gacantiisa kuso celiyo. Valse Kala gobsan dadkee kuwii sidaas u xumeeyay caadi iska dhiga ayuu yiri waana tan ilaahay ku abaal mariyay guulaha uu sanad gudihiisa ku xaqiijiyay. Ilaahay wuu jecel yahay dadka marke

  • @statsm8339
    @statsm8339 8 місяців тому +13

    Hannolaato barnaamij kale oo lafdhabar u ah dowladhiska Somalia. Mahadsanidiin Ayaanle iyo Ismaciil.

  • @cibaadocabdikulane2443
    @cibaadocabdikulane2443 8 місяців тому +7

    Ku Waas ilaahey baa na dhafiyey allxamdulillaah

  • @abdishakurabdi3334
    @abdishakurabdi3334 8 місяців тому +24

    Allaa igu og waxaan ahaa dadka faramaajesnaa lakiin 2020 markaan tagay xamar ayaan xaqiiqda ogaaday
    Ilaah ayaa nadhaafshay

    • @darishore814
      @darishore814 8 місяців тому +2

      Anagaa kula mid aheen waa nala qiyaamay

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 8 місяців тому +2

      Waa iga qoslisey😂😂😂😂

    • @MohamedAli-ew4xb
      @MohamedAli-ew4xb 8 місяців тому +1

      Bro aniga Oo kulaaban wadanka ayaa indhaha kala furay oo aan dareemay in si sax ah wax usocon iyo qar iska tuurnimo saaid ah ayjirto was Alx hadii aaba ogaatay

    • @sucdimoha2157
      @sucdimoha2157 8 місяців тому

      Wallhi ana ad ayu iiga qosliyey 😂😂😂 cajjabeey cajiibey

  • @hufangalmudug2677
    @hufangalmudug2677 8 місяців тому +20

    Allaa Ina Dhaafiyey Sheydaamiintaas Subxaana'Allaah😊

  • @Dahir-Ismail-Goley
    @Dahir-Ismail-Goley 8 місяців тому +51

    Wlhi sida wiilkan dhahaayo team farmaajo xumaantooda 2021 ayaan ku soo baruurugay kuwaas in laga ilaaliyo inaysan dalka dib ugu soo laaban waaye

    • @TruthNeverHurt462
      @TruthNeverHurt462 8 місяців тому +10

      Xasssan sheikh xumantisa goorma ku baraaruge

    • @naimaomar3375
      @naimaomar3375 8 місяців тому +12

      Xumaan maleh xasan 😊😊

    • @Professor4555
      @Professor4555 8 місяців тому +16

      Xasan shiikh xamar nabad hadu nooga dhigey wax an ka rabno kale wa siyaado, qarax iyo guulwade yaal wa ka reysanay

    • @NimoAliaboubakar-bj3gr
      @NimoAliaboubakar-bj3gr 8 місяців тому

      ​@@Professor4555❤❤❤❤❤❤wasax qaraxa ninki naga joojiyay Rabi hala jiro

    • @saidmm9953
      @saidmm9953 8 місяців тому +9

      M. Xasan in uu xamar nabad ka dhigay, khawaarijna la dagaalamay miyaad xumaan u aragtaa?

  • @abdiasisyusuff787
    @abdiasisyusuff787 8 місяців тому +1

    Thanks hanolaato 4 your News

  • @amiinhasanali6094
    @amiinhasanali6094 8 місяців тому +7

    Bro guul wacan

  • @raxmomohamud3590
    @raxmomohamud3590 8 місяців тому +11

    Wax dowdi xaarmaajo ka xun nama soo marin allaha awoode lehna nooma soo celiyo

    • @abdullahifarahmohamed7736
      @abdullahifarahmohamed7736 8 місяців тому

      Xamar imaanso Wlshy walahi Dowlad laga Rabin 😂😂😂unuuga Leh xamar bal Dowlad 35sano Waqtu Lumiis

    • @raxmomohamud3590
      @raxmomohamud3590 8 місяців тому +3

      Wax waqti lumey ma jiroe waa leys bartey keyga aniga lehi kaagana kula lihi

    • @abdullahifarahmohamed7736
      @abdullahifarahmohamed7736 8 місяців тому

      @@raxmomohamud3590 Adiga Somaheen Wlshy 1991 iscunaay ilaa Hada Unuuga Liita umada Somaliyed Hirshabele iyo Galnus Xamar Wataas Boob iyo Mamul Xuma arma Somali fican ina kudhax jirtiit Caqliga Shaqeeya Walahi Hadi Laga Tashaado HG& Ab iskubilaawa 😂😂😂

    • @raxmomohamud3590
      @raxmomohamud3590 8 місяців тому +2

      Qof isu haysto inuu wax badan ogtahey Soomaali1969kii ayey bilaabatey iney is Cunto waraabaha yeero kan aamusanaa ka daran ee anagu kala wad

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 8 місяців тому

      Afka ka nool itaal baran baro. Ka tasho Xamar iyo wixii ka doo jeedaa, maxaa kaa galay hadii ay is cunaan iyo hadii kale? Mise kama maarantid waa sida cade oo waligiinba waad hoos joogtiine. Xamar iyo ehelkeed weey jiri weeyna jiri doonaan kuuma joogsaneeyso. Hal xaaraan ahi nirig xalaal ah ma dhasho, tuug 1969 cirka ka soo dhacay ayaad aheyd waxaa kaa hadlinayana waa xaaraantii aad ku dhalatay kuna kortay. Shiish ALLE ayaan kaa magan galnay. Xamar waan ku dhashay kuna koray aduunkana waan u jeclahay Xamar❤ iyo dadkeeda.​@@abdullahifarahmohamed7736

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 8 місяців тому +18

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @raxmomohamud3590
    @raxmomohamud3590 8 місяців тому +34

    Allaha naga badbaadiyey aa mahada leh allana nooma soo celiyo

    • @hanaddada74
      @hanaddada74 8 місяців тому +1

      Waa musiibo kuwan oo kale markay xasan musqul umaleyaan qof fican

    • @raashidiinabdullahi5583
      @raashidiinabdullahi5583 8 місяців тому +3

      ​@@hanaddada74maye xasan xaaaar 😅 cil aya u walan rabtan bal Arag afkaga waxa ka so baxayo ilen tabar kle iyo caqli kalad weysen 😅dad qabil LA xanunsanayo ayd tihin rer farmajo iyo dar ode dhamantin cawan sida wax lo hogamiyo so barta

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 8 місяців тому

      ​@@hanaddada74kir. Madaxweyna afkaga ka dow.

    • @Birds-i5b
      @Birds-i5b 8 місяців тому +4

      Farmjjo munfaq buu ahaaaa

    • @Qaali12
      @Qaali12 8 місяців тому

      Aamiin yaa rabbi

  • @none2709
    @none2709 8 місяців тому +21

    Ismaciil mahadsanid waa inaa wax lakabarto falkaas horror ah ayaanle mahadsanid walaal

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 8 місяців тому +1

    لااله الاالله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم

  • @Libaxbaded
    @Libaxbaded 8 місяців тому +15

    Abdirahman Caato iyo abdinuur iyo qof kale an magacisa shegen o hada xafiska raisal wasaaraha joogo ayey ahaayen anigana wax ahay darowalka gariga ku waday falkas wuxu aha isku day dil 2bo madaxwayne

    • @JAMA_BARRE
      @JAMA_BARRE 8 місяців тому

      Kadaab

    • @NimoAliaboubakar-bj3gr
      @NimoAliaboubakar-bj3gr 8 місяців тому

      Cajiiiiib

    • @NimoAliaboubakar-bj3gr
      @NimoAliaboubakar-bj3gr 8 місяців тому +1

      ​@@JAMA_BARREmaxaad Ku beenisay cadeyn miya heystaa!!!

    • @Abdinasir413
      @Abdinasir413 8 місяців тому +1

      illahay ka cabso marqaati been ah hafurin intas akhara jano kugal xaqiiqda ku dhimo

    • @ahmedisse8607
      @ahmedisse8607 8 місяців тому

      Walaalka darawalka ka ahaa baabuurkaas ee sheegey in raggaas nin ka mid ah uu hadda xafiiska Raiissl wasaaraha ka shaqeeya walaal waa inaad kashiftaa si tuugadaas waddanka looga qabto

  • @jajihanu8669
    @jajihanu8669 8 місяців тому +5

    ANIGA XAMASAD KULA DHACSAN AYAANLE TOOSHKA IGU DARAY ALX MARKA HANOOLAATO SHAQO WACAN 😢

  • @cayushcrisaq9348
    @cayushcrisaq9348 8 місяців тому +5

    Ilaahy wadanka ha noohagaajiyo

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 8 місяців тому +12

    Qeyre iimaanlaawe illaahey ayaa umada Soomaaliyeed dhaafiyay 😊

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 8 місяців тому +10

    Soomaali caqligooda meeshuu joogo ayaad arkeysaa markaad akhriso comments kaan UF ma laga yaabo inay Kor fiirshaan oo adduunka la tartamaan 😂😂
    Soomaaliya guul guul guul ❤❤❤

    • @thunderlight4619
      @thunderlight4619 8 місяців тому +3

      Maxamad ka aragatay comments ka ?
      Dabaal shib ahaay ama sheeg xumaay ayay soomaali tiraahdaa. Adiga hada mawaxaad isku heysataa in aad dadka ka aqli badantahay?

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 8 місяців тому

      ​@@thunderlight4619😂😂😂

    • @raashidiinabdullahi5583
      @raashidiinabdullahi5583 8 місяців тому

      Kuwa fican ma aragtid miya hh iyo kuwa adiga xta kasi fican o somalida dhan wanag LA rabo iney dadka Ku jiran ma ogid miya kuwa xun le ha arkin wll mar kasta kuwa ficn aya ka badan

  • @AliHassan-kf1ry
    @AliHassan-kf1ry 8 місяців тому +3

    Wallahi Allah ayaa badbaadiyey laakiin qalad ayeey aheed on madax Hal dayuurad Hal Mar wada raacaan

  • @mohamedabdille3621
    @mohamedabdille3621 8 місяців тому +4

    Modern way of applying a job in Somalia he clearly said my profession is aviation nobody asked him,. Wish you luck for the new position.

    • @Loveyourselffirst1
      @Loveyourselffirst1 8 місяців тому +5

      Airports ka mareykan kuwooda ugu fiican uu ka shaqeeyaa waliba madax ka yahay.

    • @mohamudfarah8784
      @mohamudfarah8784 8 місяців тому +1

      Waad ciila. Tahay qashin yohow ,

    • @mohamoudyusuf8072
      @mohamoudyusuf8072 8 місяців тому

      Nothing wrong with that. That’s self promotion.

    • @muktarmohamud937
      @muktarmohamud937 8 місяців тому +1

      He works in one of US airports 😂

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 8 місяців тому +5

    Su'aasha Waa Maanta Yee Heysataa Cadaawada? Tii Tiin Hadaa Beerato Timir Ha Sugin Inee Kuu Soo Baxdo,

  • @fartunjama7099
    @fartunjama7099 8 місяців тому +2

    Walalkey ayaanle xuseen cabdi waxa tahay geesi uso baxay dadkena allow ku xafid aaqiro & aduun geesi wana ina kugu caano shubno kuna doorana ugaaska beesha soomaaliyeed e bad baadada umadeena mugadishu allow no safe gare ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ct3jh2iz2k
    @user-ct3jh2iz2k 8 місяців тому +5

    Nabar iyo Naxdin Alh baa umada dhaafiyey dil kufsi dhac boob iska horkeen umadeed iyo talitalisnimo waxaas bay ku sifoobeen dadka wax garadka ahaa way lku baraarugsanaayeen inay meel tageen ragaas qaar hore bay danbiilayal u ahaayeen qaarna waalagu shaqaysanayey qaarna waxba ma famayaal bay ahaayeen

  • @maxamedabkow9461
    @maxamedabkow9461 8 місяців тому +4

    Dalkan wxii uu ugesty mooge farmajo qof macduur ah madaremi karo ilahy nadhafiyy aya mahad leh 1iyo 2 mhn intii uu dalkan dhibato somarsiiyay min gobol ila casimad wa ninkii dhahy qaran halo aruruyo rer balad weny oo marks dhibato heysaty fatahadii wabiga lakin mooge dantiisa aya urunshegtay oo kursiga iskumadhajin asiga oo lugeynayo ayo iskabaxay danta aya urunshegty

  • @saadaqwehliye3858
    @saadaqwehliye3858 8 місяців тому

    Ayaanle xuseen legend baa tahay guuleyso bro dad badanoo indha xiran baa xaqiiqada hor keentay hore usoco bro

  • @luulahmed5138
    @luulahmed5138 8 місяців тому +1

    Alxamdulilah
    They plans and Allah plans
    Allah is the best planners

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 8 місяців тому +1

    Wariyeenimoo iyo qabyaalad asalkaba meel maa wada galan. Waa bilaahi towfiq....

    • @ibraahimxasan9456
      @ibraahimxasan9456 8 місяців тому

      Hehehe shaambadii qabyaaladda weli masii wadaan caqligiina inuu koray baan moodayee 😅

  • @barlinsabriye2029
    @barlinsabriye2029 8 місяців тому +3

    Bismillahi waaba dad qayaamo miiran madaxwayne Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh illah aa watay .

  • @mushtaaqhassanmohamed1867
    @mushtaaqhassanmohamed1867 8 місяців тому +26

    Alla maxeey Farmaajo guruopkiisa dadka qaldeen somalia mar dambe madax kama noqon doontaan ogaada 👍👍👍👍👍

    • @Mina-bo1lc
      @Mina-bo1lc 8 місяців тому +1

      Baa mxaad tiri somalia miyad masuul katahy mise ilahay hadu u qoray inu solaabto miyad ka hor istagi karta moryanta dalka iyo dadkiiba fiiqday farmajo aya wadno qabad ku noqday lol sas haloga cabsado xaran kunaaxu farmajo aqabad bey u arkan 😂😂

    • @dulmarxaaji7191
      @dulmarxaaji7191 8 місяців тому +2

      Walee farmaajo dad lagaraac tolow maquruxdiisa ayey arkeen boqorka quruxda farmaajo alow noodaa noosooceli guuuuuuuul aabefarmaajo

    • @dulmarxaaji7191
      @dulmarxaaji7191 8 місяців тому +1

      Hanoolaato magaca iskadhig umaqalantid qabyaaleyste uf uf😮😮😮

  • @jaamac7779
    @jaamac7779 8 місяців тому +3

    Aniga waxaan kayaabay wariye qof aan mucaarad aheen hal maalin xitaa maad noo keetit xishuud majiro miyaa😂😂😂

    • @Casmicarafaad
      @Casmicarafaad 8 місяців тому +1

      Waan kula qabaa arinkaan
      Ninkaan dhinac ayuu u janjeeraa

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 8 місяців тому +2

    Umaleyn maayo dhibaatadii maafiyadii nabar iyo naxdin ugeysteen dalka iyo dadka somaliyeed in weligeen nasoo mareyso

  • @yasinmohamud7575
    @yasinmohamud7575 8 місяців тому +2

    Wlhi qatar ayey galeyn wey mahadsanyihiin 2 madaxweyne Madaama ey humanitarian u socdeyn dadka reer baladweyne Dartood

  • @salmaahmed2263
    @salmaahmed2263 8 місяців тому +3

    Ayanle wax uu mudan yahey. Bilad. Sharafeeda. Allah xifdiyo. ❤❤❤❤❤❤

    • @jiijodaqere8881
      @jiijodaqere8881 8 місяців тому

      Ayaanle waa khain qabiliiste ah neceb madaxweyne farmaajo shanosano daba socdo xumaantiisa ilahay ha ka qabto umada soomaliyeed shartiisa wadani mahan

  • @noorHassan-ih5fp
    @noorHassan-ih5fp 8 місяців тому

    Keep going

  • @hasanhasandahir9836
    @hasanhasandahir9836 8 місяців тому +9

    Waxa uu aha qorshe,halis ah o larabay in,lagu qaarajiyo Hassan sheikh sidii loo,qaarajiyey adeerkiis Salaad gabeeyre . Hadaba Madaxweeyne Hassan sheikh waxaa lagudboon inaanu kaharin iskana ilaawin dadki u maleegay qorsha,haas qaarajinta ah.

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 8 місяців тому +3

    Ilahay wax walba waa ogyahay dadkii dhibka loo gaystanailahay waa uu arkaa

  • @mushtaaqhassanmohamed1867
    @mushtaaqhassanmohamed1867 8 місяців тому +2

    Ciil qabayaal beey ahaayeen wlh team farmaajo 👍👍👍👍👍

  • @user-ys1pj7ds9d
    @user-ys1pj7ds9d 8 місяців тому +2

    Yariisow dadkii dilay rabi hasoo qabto

  • @user-ys1pj7ds9d
    @user-ys1pj7ds9d 8 місяців тому +1

    Dadka xorta cabsida ha dhaafaan xaqana ha cadeeyaan ismaciikna rabi ha xafido

  • @OsmaanAhmed-sc8ko
    @OsmaanAhmed-sc8ko 8 місяців тому +1

    Ayaanle & Hanoolaato❤

  • @AdenIsmail370
    @AdenIsmail370 8 місяців тому +6

    Somalia 🇸🇴 Nin kaligiiis siduu rabo yeelo Waan ku burbur ney isku dey dhawr jeer Waa dhacday waxaa rajeynaa in wax laga barto dhacdooyinka na soo maray inkastoo Somalida wax qorin

    • @user-sb5ou5qk2q
      @user-sb5ou5qk2q 8 місяців тому

      Hhhh nin ka aad sheegaysid balayo baa kadarayd bur burisay soomaliya

    • @user-ou3vx6uv3f
      @user-ou3vx6uv3f 8 місяців тому +2

      ​@@user-sb5ou5qk2q siyaad baro balaayo ka daran majirin lkn alh unaxaristo

    • @user-sb5ou5qk2q
      @user-sb5ou5qk2q 8 місяців тому +3

      @@user-ou3vx6uv3f kuwii wayeelka fuulay kuwii guryaha fiiqday kuwii boobay umada kuwii 1991 qaxiyay umada kuwii dhiiga badan daadiyay magac qabiil kuwii abahay ku dilay waa qabiil kaas baa kadaran nacas yahay been baa laguu sheegay anaga joognay oo wax barasho la cacag la aan ah nabad sharaf cabsi la aan ku noo layn ee nawaydii

    • @AdenIsmail370
      @AdenIsmail370 8 місяців тому +3

      @@user-sb5ou5qk2q waxaas dhan Asaga abuuray Allaha unaxariisto meesha Xaafad uu leeyahay buu ka dhigay! Wanaagiii xumaan ayaa ka danbaysay oo aabe Wanagsan ma noqon sxb. Dalkastana Madax da baa xumeysa kuwii wax dhacay ayaga warkoodaba daa.

    • @user-sb5ou5qk2q
      @user-sb5ou5qk2q 8 місяців тому

      @@AdenIsmail370 asagu ma waxuu yiri is dila oo is fiiqda hadii xadaa waa biliaadan oo wuu qaldami karaa ee uu qaldamaa maxay qorshe fiican oo asga dhaama u keeni wayeen wayagii is cunay dhexdooda oo caydiid dagaal qabiileed asgoo ku jira lagu dilay ee war hay wareerin indaas kabadan kuuma jawabayo cunaug yar oo cuqdaday san baadahee hada 34 sano kabac Di oo dib udhac soomaliya kujiim dahriib qax qarax dhib amaan la aan maxaa wanaag ah oo asga la qabday oo ka danbeeyay iisheeg 30 calan oo kala duwen ha iwareeri. Aniga hash

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 7 місяців тому

    🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬dulmilow sheeydaan ah

  • @bashirmudi7892
    @bashirmudi7892 8 місяців тому +2

    Lkn xukunka iyaga aya gacanta ku hayay marka daacad ma dhici lahayn Alxmlh ee Allah’a aya maga bad baadiya

  • @Ayaan-9900
    @Ayaan-9900 8 місяців тому +3

    Thank you ayaanle❤

  • @alialiahmed4475
    @alialiahmed4475 7 місяців тому

    hanoolaato ayaanle 🎉wariye macquul ruunta soo gudbiye

  • @ahmedkheyr1599
    @ahmedkheyr1599 20 днів тому

    15 daqiiqo ayaan iga qasaaray. Qabyaaladii ku qaadday kuma dhigto!

  • @mahadcaddaan
    @mahadcaddaan 8 місяців тому +4

    Hanoolaato hore usoco❤

  • @Fadumo383
    @Fadumo383 7 місяців тому

    maasha Allaah ayaanle wacyiga jira kii hore iyo kan haatan jira in aad taariiqda xusto waa wax wanaagsan ruux waliba oo madaxnimo soomaray wuxuu geystay samaan iyo xumaanba in lasoodaayo waan kuugu taageersanahay hooray usco ayaanle xuseen guuleyso goor walba

  • @maanowhirsi8071
    @maanowhirsi8071 8 місяців тому +2

    Qof caqli usaaxiba markatahay some informations haba aahato run mise been qabriga ayaa lala galaa. Hada wilkan qof aminayo malahan oo critical information lawadaagaya bcoz beri hanolato ayuu kasheegi.

    • @apdiabdo7278
      @apdiabdo7278 8 місяців тому

      Dowladii hore sumcad dil buu islee yahay hasan kheikh haku so dhawaystee lakiin ma oga in uu profile kiisa gubay oo oo cidna wax udhiba nen qashinku isku daray

    • @hanuundoon8342
      @hanuundoon8342 6 місяців тому

      Cidna war lama wadaageen ee kooxda ayaa eheed koox aan tababar fiican leheen oo ku dul sheekeysanaye sidi inuu la qabo waxey walaaqayaan!

  • @fnw8688
    @fnw8688 8 місяців тому +2

    Aqoon yahan ismail jirde iyo Ayaanle Hanoolaato thanks

  • @sahanahagama1546
    @sahanahagama1546 8 місяців тому +1

    Ninkan ayaanle la leeyahay waa lasoo kiraystay farmaajo dacaayado raqiisa ku fur baa lagu yiri waayo baqdin baa laga qabaa in haday qof iyo cod noqoto in farmaajo ama khayre la doorto

  • @cheyyene
    @cheyyene 5 місяців тому

    Shit happens and happened in that day but lot of Somali says Farmajo and
    Kheyre Government was least corrupted and active working Government since began of 3rd Somali Republic in 2004.

  • @Theking24h
    @Theking24h 8 місяців тому +1

    cunuga afka dheer warkisa waa been ''Qabyaalad ka guuxeyso''

  • @mogadisho24tv50
    @mogadisho24tv50 8 місяців тому +9

    🤔Madaxdii hore ee team farnaajo ayagoo dhan waxeey kasameesnaayeen been iyo marin habaabin waan ogaa isla weyninkooda oo ahaa anagaa keliya wax naqaano lkn xitaa kuwa maanta joogo weey kasii daran yihiin ileen soomaalida runta iyo wanaaga weey dhibsadaan ilaa hadda

    • @darishore814
      @darishore814 8 місяців тому +1

      Waxee ku sameen jireen magac dil madaxii hore waxa la dhaha qaarijiin siyaaasadeed adigoo nool aya dadka lagu nacsiina qof dhintay waxba ma dhaantid

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 8 місяців тому

      ​@@darishore814yaab

    • @raashidiinabdullahi5583
      @raashidiinabdullahi5583 8 місяців тому

      @@darishore814 war runta ad shege bentada mxey tahy o ey ka galabsaden dadka inad marin hababin kartid ma isku malesay ki caqli leh o dhan aya tageray madaxda manta weligaba kuwi hore kuso hos ganbo ado shabab ah hh nabadas iyo horumarkas aya Ku dhiba iyo gulaha Ku fan nacasyahow wa dalkade hana isbar bardhigin kuwi moryanta aha e aderka farmajo ama fahad ama khere hh dadka indho wey qaban ki fican iyo Ku xun wey uwada jedan wana LA idin so afjara somaliya wey socotay

  • @maryanabdullejimaale8709
    @maryanabdullejimaale8709 8 місяців тому +2

    Mansha allaha

  • @mohamedadan6135
    @mohamedadan6135 8 місяців тому +1

    Ninkaan caloosha weeyn ee labaxay hanoolaato waa jaajuus ushaqeeya cadawga Somalia cidaan ogeen hada ha’iska ogaato somaaliyey

  • @sahrash.7544
    @sahrash.7544 8 місяців тому +6

    Doowladii xin dhoocileedka ku dhaqmi jirtay Allaah ayaa naga hor wareejiyay khayre wali ayuu Siyaasad rajo ka leeyahay .

  • @umaddamediachannel104
    @umaddamediachannel104 8 місяців тому +1

    Thnks alot

  • @AhmednassirAhmednassir
    @AhmednassirAhmednassir 8 місяців тому +2

    Sheikh Shariff manakulmiin ewedken, telefonka lee ku hadli jirney, hadana qoof an isnaqano ayuu ahay wa In an salamo wa qoof an shaqsi an isku yaqano weeye 😂war ninkan been badana.

    • @xasanhiil4812
      @xasanhiil4812 8 місяців тому

      Hh ohada dunida dad badan oo aan is aragbaaa isyaqana dunida walaga tagay heerkaan in lees arkaa ah

    • @AhmednassirAhmednassir
      @AhmednassirAhmednassir 8 місяців тому

      @@xasanhiil4812 Qoof shaqsi isku aqantiin oonan kulmin rerna inaehen macquul miyaa.

    • @xasanhiil4812
      @xasanhiil4812 8 місяців тому

      @@AhmednassirAhmednassir dunida degital ayay isku badadhey meherkii ayaa online lagu dhigoyaaa naag iyo ninaan abid is arg adi 2 nin oo teel iska hayaba sheegeye😅
      Online in ilmo la iskugu gudbin karo ayaa lga shaqaynayaa hadda

    • @AhmednassirAhmednassir
      @AhmednassirAhmednassir 8 місяців тому

      @@xasanhiil4812 lawo aqon isku leehen isma gursado. Adhigu iyo aniga hada hadal dac ban ku xarir nahay ma orankaro aqooni ban lenahay

    • @AhmednassirAhmednassir
      @AhmednassirAhmednassir 8 місяців тому

      Aniga xassan sheikh daris ayan kenya kunahay mana isnaqano ma orankaro aqon ban iskulenahay

  • @abshirquraab1117
    @abshirquraab1117 8 місяців тому +1

    Waa dhacdo aad xaqiiqdeedii iftiimisay, waayo Aniga ayaa airport iyo xalanaba joogey oo ogaa waxa dhacaya iyo sida ay wax u socdaan

  • @user-qf8ux6uz1o
    @user-qf8ux6uz1o 8 місяців тому

    Ninkaa ayaanle muxuu fRmaajo udaba socdaa qabyaalad baa feeraha buuxisay wuxuu isleeyahay aad qalbiyada shacabka farmaajo kasaartit insha allah wuu soo noqonayaa

  • @MohamedMohamed-is8je
    @MohamedMohamed-is8je Місяць тому

    Hadii maxadaa dhiman lahaayeen. Sxbkaa saga waala cuni lahaa. 😢😢

  • @umuiklasfalastin7798
    @umuiklasfalastin7798 8 місяців тому

    Ok

  • @Abdulnashville
    @Abdulnashville 8 місяців тому +3

    Cuqdada iska saar sxbw hore usoco Ayaanle

  • @isaaqadowabdirahman2787
    @isaaqadowabdirahman2787 8 місяців тому +1

    Shayadhiin ayey ahayen farmaajo iyo kheyre ale idin cadaab

  • @user-wt2kd4np6z
    @user-wt2kd4np6z 8 місяців тому +4

    Inta maan gaab ah maskaxdooda ku cayaar

    • @darishore814
      @darishore814 8 місяців тому

      Walahi adigaa maangaab ah oo maskaxdaada hoos u foorartaa waana ii muuqataa inaa box 📦 yar ku qufulan thy

  • @Zhangzhi123
    @Zhangzhi123 8 місяців тому +1

    Team farmajo waa in sharciga la hor keena khiyaano qaran ayeey maleegeen waa lala xisaabtama

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 8 місяців тому +4

    Dowladnimada soomaaliyeed Rajo ma lahan hadii dadkii aan masuul ka dhiganay sidaan u dhaqmayaan. Waxaana kaloo ogahay in waxaan iyo wax ka wayn ay samaynayaan subxaanallah. Ilaahay madax fiican hana siiyo aamiin

    • @ibrahimdobiye2871
      @ibrahimdobiye2871 8 місяців тому +1

      Dad ciil qaba ayay ahaayeen farmaajo iyo khayre

  • @Abdulnashville
    @Abdulnashville 8 місяців тому +5

    Hanoolaato wali cuqdad kabuuxdo team.N&N xarash inad uhaysid waa leysga jedaa sxb wax iskualahar waa iska wareegto siayadan sxb

    • @buunkahasancade-fe3yr
      @buunkahasancade-fe3yr 8 місяців тому +3

      Xeytahay cuqdad ninka dhibkiisa in dadka latusa larabaaaaa

    • @mohamudulusow3668
      @mohamudulusow3668 8 місяців тому +2

      Cuqdadaa sheeg ayso adigay malax kugu noqotay 😮

  • @yuusufnuur876
    @yuusufnuur876 7 місяців тому

    Muuqaalada aad sameeso midkii ugu wngsnaa abid mhdsnd sxb zare

  • @user-mo9hw8uv8n
    @user-mo9hw8uv8n 8 місяців тому +3

    Dal xoreeye waa kaa hada namaamulaayo allah u fududeeyo i.a

    • @Faz-O
      @Faz-O 7 місяців тому

      😂

  • @kiesagulled1507
    @kiesagulled1507 8 місяців тому +1

    Beenta waxaa laga daree mayaa hadalka aad ku hadleyso iyo sida uu kuu firinayo kan wariyaha eh

  • @user-wy5id7jy5y
    @user-wy5id7jy5y 7 місяців тому

    Horta ha diimaato yey usheqeeysa mar waliba wxu wareysanayaa qof ciileysan ama ruwaayad ayu dhigayaa ama shisheye ayuu ushaqeyaa ama caadowka umada somaliayeed ayu ushaqeyaa wxu isku shegaa in uyahay wariye calami ah hadan wareysiyaada ubixinaayo wxa ka muqdo qadalaada badan wxa an fahmey aniga oo an wxbo ka ogeyna warinimaada hadana an fahmaayo qaladadka wareysika miyey dadka kale fahmi waayen tani wax kamid tahay jaha wareyka kajiiro somalia wxn Allah ka rajeynayaa qofkiisto oo is qarinayo malin unbu Allah banabka keynaa wa lafashilmi doona insha Allah

  • @ahmeddiriye2669
    @ahmeddiriye2669 7 місяців тому

    Ayale waa ku salaamey ee gormaad soo dendoonta barmamis siidan oo kale ah

  • @hubanehubane9477
    @hubanehubane9477 8 місяців тому +2

    Somali dowladnimo ka dheer. Rabi talo ku filan

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 8 місяців тому +10

    Shirkii Wada Tashiga Ee Madaxdii Hore Mareexaan Lee Ka Tagin Cuqdad Heysa Aw-geed, Omae Abdirashiid, Abdi Weli Gaas, Ahmed Madoowe Kheyre Iyo Qaar Kaloo Badan , Wee Tageen Laakiin Xaarmaajo. Saacid Iyo Yuulka Ma Tagin Why ? Why 1 Qof Xataa Aga Tagi Waaye Cidaas? Hadee Cuqdadi Nafsi Qabin?

    • @abuahmedhassan5499
      @abuahmedhassan5499 8 місяців тому +3

      Inta tuugada aheed ayaa shirkaas tagtay waliba lacag ayaa lagu baxshay sharaftoodey ilaashadeen

    • @buunkahasancade-fe3yr
      @buunkahasancade-fe3yr 8 місяців тому

      ​@@abuahmedhassan5499tuug hadii lashegayo musuq aabo utahiin 😂

    • @abdullahifarahmohamed7736
      @abdullahifarahmohamed7736 8 місяців тому +2

      Shir 😜😜 Mooriyanta Xaraanta iskacuun Xamar unuuga Leh Imaanso 😂😂 🇸🇴🇸🇴 4.5 walaga Tashaanaya

    • @buunkahasancade-fe3yr
      @buunkahasancade-fe3yr 8 місяців тому

      @@abdullahifarahmohamed7736 waa iwashay sxbow qabiil qurun iyaga bilabay buubuninta waraa jirin

    • @NimoAliaboubakar-bj3gr
      @NimoAliaboubakar-bj3gr 8 місяців тому

      ​@@abdullahifarahmohamed7736Xamar unukaa leh oo Allé naga beeray cidi edeb nagula joogi weydana sifiican ayaa lo edbinaya.

  • @Runsheeg53633
    @Runsheeg53633 6 місяців тому

    Waa Abdi Baaruud ninka Hassan Sheikh keenay.

  • @ahmedabdiaziiz4682
    @ahmedabdiaziiz4682 8 місяців тому +1

    Kooxdaas Gabi ahaanba Waxa Xikmada Ka Qaaday waa Is muujin iyo in La Sheegsheego erey Bixintii IGU SAWIR xiligoodii ayeey soo Baxday Iyo caay Meel ay Ka socoto iyo meel ay u socoto aan La aqoon

  • @wayyoarrag7574
    @wayyoarrag7574 8 місяців тому +1

    Waa mid qabyaalad dishay midkaan😂

    • @apdiabdo7278
      @apdiabdo7278 8 місяців тому

      Dowladii hore sumcad dil buu islee yahay hasan kheikh haku so dhawaystee lakiin ma oga in uu profile kiisa gubay oo oo cidna wax udhiba nen qashinku isku daray

  • @diininasteeho2321
    @diininasteeho2321 8 місяців тому +3

    Waan sheedii ay ka dhalatay sumu wlhi

  • @hanuundoon8342
    @hanuundoon8342 6 місяців тому

    "Thumma wallahi" sabab bey leheed

  • @abdelsalamy9864
    @abdelsalamy9864 8 місяців тому +1

    Waxaan ka tarsunaa ciidanka madaxtooyada walahi farmaaj asaga iyo waxa ku jira meesha waa gubi Lahaa waa lees baran lahaa

  • @cabdirisaaqxaashi2277
    @cabdirisaaqxaashi2277 8 місяців тому

    Cbb

  • @user-eu7hu5vm4f
    @user-eu7hu5vm4f 8 місяців тому

    Hooyadii buu war kawaayey??! Lkn Rasalwasaare ayuu kawar qabaa lajiifiyaaa banaan⛔️⛔️⛔️❌❌☢️💔🔏👋🏽🤔🤔🤔🤔

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 7 місяців тому

    SIYAASIIN GARASHADOODU AAD U HOYSEYSO AYAA UMMADDA HORTAAGAN.
    Siyaadiinteenu sidii haweenka ayey isku masayraan. Waa arin aan loo baahnayn. Masuul jooga iyo mid hore u soo shaqeeyeyba taariikhda ayey galeen, ummadduna weli sharaf ayey u hayaan, laakiin iyagiibaa ah dad halkii aan ka filaynay ka hooseeya. Shacabkii ayaaba ka horreeya xagga waddaniyadda.

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 8 місяців тому

    Ismaciil jirde ❤️🙏🏼

  • @abdiazizmohamed2026
    @abdiazizmohamed2026 8 місяців тому

    AC ismaacil gormuu ku dhashay B/weene that's question

  • @JAMA_BARRE
    @JAMA_BARRE 8 місяців тому

    Fudeyd xad-dhaaf ah ayaa ka muuqda.
    Run Nimadiisa kuma kalsooni.

  • @nimcomuxumed3106
    @nimcomuxumed3106 8 місяців тому

    Ayaale iyo bartiisa hanoolaato waxaan xaqiiqsaday in uuyahay caadaqaate shisheeye ushaqeeya oo cadaw ku ah dhismaha dawladnimada soomaaliyeed
    Aniga caawa iigu dambaysay daawashada ama fiirsashada barnaajmiyadiisa sababtoo ah waa nin qabyaaladayste ah oon sharaf iyo qiyamtoona lahayn oo dhuuni raac ah
    Ilahay musiibo deg deg ah haka muujiyo isaga iyo kuwa kale ee kadambeeya ceebaynta ciidanka iyo madaxdii soomaaliyeed

    • @hanuundoon8342
      @hanuundoon8342 6 місяців тому

      Ma wuxuu qabiilleeste ku naqday wareysigaan caddeynayo qatarta la galiyay nolosha madaxdii dalka? Ceebeen baad ka hadleysaa rag ayaana noloshooda halis la galiyay!!!
      Amaad adigu qabiilleeste tahay!

  • @abdulkadiromar6997
    @abdulkadiromar6997 8 місяців тому +1

    Waa wiil daacad ah oo wadankiisa jecel

  • @dahirmax6281
    @dahirmax6281 7 місяців тому

    Nimankaan ma filim Hindi ah ayey nooga sheekeeynayaan mise prank??? Suxufi magaciisa wuu dhintay

  • @Runsheeg53633
    @Runsheeg53633 6 місяців тому

    Ismail waa kaaga mahadcelinaa in aad xogtaan sheegtay.

  • @mulkinur2232
    @mulkinur2232 8 місяців тому

    Eaxaadtahay qurun

  • @maxamuudaxmed2425
    @maxamuudaxmed2425 3 місяці тому

    SCWB WALAAL GABADHA MUSLIMADA AH, HADDEY SHANTEEDA SALAADOOD TUKATO, BISHA RAMADAANA AY SOONTO, FARJIGEEDANA AY XIFDISO (XARAAMTA KA ILAALISO) NINKEEDANA AY ADEECDO (WIXII AAN DAMBI AHEYN, KU ADEECDO) WAXAA LAGU DHAHAA: IRDAHA JANADA MIDAAD RABTID KA GAL. قال رسول الله صلى الله عليه وسلم: إذا صلت المرأة خمسها وصامت شهرها وحفظت فرجها وأطاعت زوجها قيل لها ادخلي الجنة من أي أبواب الجنة شئت. ورواه ابن حبان في صحيحه عن أبي هريرة رضي الله عنه، والحديث صححه الألباني في الجامع الصغير

  • @shukrishuulaanka8595
    @shukrishuulaanka8595 8 місяців тому

    Hanoolaato walal kelmada QAANGAAR waxa loo isticmaalaa ilmaha yaryar ee ilaa 20 ka yar balse dad waaweyn oo 60jir ah waa qaangaar lama dhaho waa waayeel. Marar badan baan ku arkaa adigoo odayaal waaweyn qaangaar baad tahay ku leh

  • @Runsheeg53633
    @Runsheeg53633 6 місяців тому

    Kheyre wuxuu ahaa tiish ay isticmaaleen Farmaajo iyo Fahad

  • @user-lz5zr4fi2g
    @user-lz5zr4fi2g 8 місяців тому

    Is he a member of the lgtb community ?