SURATUL BAQRAH AQRISKEEDA AYAAN DAQRIGA UGA BAXEY NABI MUXAMAD SCW WAN KU...

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 сер 2024
  • Waxey oga baxdey Suratul baqarah aqriskeeda waxey tiri wan jeclaa inan ku riyodo NABI MUXAMAD Scw kabibna waxan ka baxey faqrigii Masha Allah

КОМЕНТАРІ • 91

  • @deeqa9531
    @deeqa9531 26 днів тому

    Salalaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤

  • @fatma23muxyadin79
    @fatma23muxyadin79 Місяць тому +2

    amin yarabi

  • @AishaRashid-bh5sy
    @AishaRashid-bh5sy Місяць тому

    Manshaallh beautiful queen

  • @user-qz1er9zt3h
    @user-qz1er9zt3h 18 днів тому

    Ala aniga xita wan ooyey yallah ❤❤

  • @AishaRashid-bh5sy
    @AishaRashid-bh5sy Місяць тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @ifraaxmaxamed3177
    @ifraaxmaxamed3177 Місяць тому

    Waad wllo labarakaaka

  • @sadocabdi7737
    @sadocabdi7737 Рік тому +3

    Masha Allah tabarak Raxman allhuma bariik

  • @ilhanmohammed9569
    @ilhanmohammed9569 Рік тому +7

    Masha Allah my beautiful sister may Allah bless you and your family ❤

  • @zakiaabdikni128
    @zakiaabdikni128 Рік тому +2

    ماشاء الله أللهم بارك حببتي أمنه جزاك الله جنه الفردوس الأعلى ❣🤲🤲🤲🤲

  • @AishaRashid-bh5sy
    @AishaRashid-bh5sy Місяць тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fartuumabdullahiali7477
    @fartuumabdullahiali7477 Рік тому +4

    Wcswwb xabibti jazaakillaahu kheyrah Allah hkuubarakeeyo kheyrka iyo wanaga aad inoosoogudbisay ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @nasteexoabdirizak9896
    @nasteexoabdirizak9896 Рік тому +1

    Masha allah alle ha ku xifdiyo abyo shukran

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 6 місяців тому +1

    Allahu akbr wllhi qisadn wan la ilmyey alx skay wpa aqristy al baqra illhy hno fdudeyo ❤🤲🏻

  • @naimafck5728
    @naimafck5728 Місяць тому

    🥰🙏❤️🌹

  • @safiyofarah4337
    @safiyofarah4337 Рік тому +2

    Manshaallh Manshaallh Allaha ku xifdiyo

  • @AishaRashid-bh5sy
    @AishaRashid-bh5sy Місяць тому

    ❤❤❤❤❤❤ aniga qiso cajib ah Ka arkaya

  • @abdikadirjama1599
    @abdikadirjama1599 7 місяців тому

    Walaal Allaha raali hakaa noqdo...
    Aduunyo iyo Aakhiroba Allaha Diinta hakugu xafido Adiga, Waalidkaa iyo Familkaagaba...

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 Рік тому +3

    Mansha allah aniga waxan isku arkay suuratu baqra markaan akrinay 1sano riyo waxan arkay xayawaan badan oo ku jiro diindiin waxay ka bexen albaabka hoostiisa xataa lagama furin way bexeen alxamdu lilah

  • @user-pq3ot8qo5b
    @user-pq3ot8qo5b 7 місяців тому

    Maasha allaah maasha allaah maasha alaah😊😊❤❤❤

  • @talaseyabdi3503
    @talaseyabdi3503 Рік тому +1

    Masha Allah jazakallahu khair ❤️ 💖

  • @aslubwarsame3919
    @aslubwarsame3919 Рік тому +2

    Masha Allah tabaaraka laah

  • @fatma23muxyadin79
    @fatma23muxyadin79 Місяць тому +1

    mansha allah

  • @miskitagane1678
    @miskitagane1678 Рік тому +1

    Amin yarbi

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk Рік тому +3

    Masha Allah wll kheyr badan aya ku rajeyn inshaAllah

  • @saharaabdille4892
    @saharaabdille4892 Рік тому +3

    MashaAllah

  • @abdulahiahmed8252
    @abdulahiahmed8252 Рік тому +3

    Allaha kusharfo wanaag baad kahadashaaa

  • @mounahassan7232
    @mounahassan7232 Рік тому +1

    Jazaka Allah kheir

  • @ifraxguure4539
    @ifraxguure4539 Рік тому +1

    الحمد للة االهم بارك

  • @ayansheikh205
    @ayansheikh205 Рік тому +2

    Masha allaah ilahay haku xafido

  • @umalkhayrabdi8313
    @umalkhayrabdi8313 Рік тому +4

    Maasha Allah mahadsanid xbbti from hargaysa kaasoo salaamaya

  • @amran2010
    @amran2010 Рік тому +1

    Masha Allah tabarakallah

  • @kamilofarah4489
    @kamilofarah4489 Рік тому +4

    Asc abyo jakallahu qeer abyo anaa haayo qiso aniga igu dhacday surah baqara iyo saliga nabiga صلى الله عليه وسلمintee kuugu soo gudbiyaa

    • @nasteexonalka2779
      @nasteexonalka2779 Рік тому

      Abayo no so qor ama ayada nogu so gudbi

    • @Zakicadde1646
      @Zakicadde1646 Рік тому +1

      Abayo nala wadaag qisadaada khayr allaH kusiiyee
      Anagane dhiiri gelin ayay noo noqonee adna ajar farabadan ayaad kahelee inshalH
      Abayo pls nalawadaag

  • @sakiyaoffical4902
    @sakiyaoffical4902 Рік тому +1

    Ilaahay haa ku barakey

  • @jamacsaid808
    @jamacsaid808 6 місяців тому

    Maasha allah ustaad 🥰🥰🥰

  • @naciimoaweys928
    @naciimoaweys928 Рік тому

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤

  • @hassaninaosman109
    @hassaninaosman109 Рік тому

    Masha Allah wlshy aamino alle haku barakaayo

  • @suaadabdi562
    @suaadabdi562 Рік тому

    Masha allaah illahay anagna hana dhigo ku ku liibana digiriga allaah bidimi laah

  • @abdikadirmohamedmohamud1624

    MANSHALLAH. Wll mahdsnid

  • @MohamedAbdi-ne3wz
    @MohamedAbdi-ne3wz Рік тому

    Sallallahu calleyhi wasalam

  • @user-gl9pm5tm3v
    @user-gl9pm5tm3v 11 місяців тому

    M.a Allah ilahey haku xafido apyo mcn 😢

  • @fadumoali5027
    @fadumoali5027 Рік тому

    Walaahi Waan ooyay.
    Khayr Allah ku siiyo.

  • @user-ry7zm7cy2f
    @user-ry7zm7cy2f 2 місяці тому

    Allha kubarakeeyo

  • @fatoumaalibeder8529
    @fatoumaalibeder8529 Рік тому

    Jazaka allah qeyr abaayo

  • @ibtisambintuosman3922
    @ibtisambintuosman3922 Рік тому

    Mnsha allah wlo ❤

  • @sakiyaoffical4902
    @sakiyaoffical4902 Рік тому +1

    Manshala

  • @sariyamukhtar5468
    @sariyamukhtar5468 Рік тому

    Scw Scw ❤Masha allah

  • @IM-ud1pq
    @IM-ud1pq Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤maasha alaah

  • @hsnfadxicabdicawed7829
    @hsnfadxicabdicawed7829 Рік тому

    جزاك الله خيرا اختي

  • @ifraaxmaxamed3177
    @ifraaxmaxamed3177 Місяць тому

    Asc setahay walaashay

  • @nuuraalinoor3630
    @nuuraalinoor3630 Рік тому

    Asalamu caleykum abayo, shukran may Allah bless you and your family.

  • @4166Ama
    @4166Ama Рік тому

    Masha Allah

  • @maryanabdow4328
    @maryanabdow4328 Рік тому

    jzakalahu kheyran abaayo

  • @hanideeq9482
    @hanideeq9482 Місяць тому

    Muqalkan cawa ayu iso garey wan aqrin dona wa mahadsanthy walashed

  • @amiirayusuf
    @amiirayusuf Рік тому

    Mash allah abaayo macaan

  • @sundusisse3074
    @sundusisse3074 11 місяців тому

    M.a allah kubarkeeyo ukhtii allah igu saacido anah daa imo xanuunkana allah igaga dulqaado

  • @aminoshiiqunaa
    @aminoshiiqunaa  Рік тому +8

    Qofkii Raba inuu ilaso xariiro Nambarkeyga wakan+491794336897 Wad mahad santihiil walalaheyga

    • @fatimamohamed1039
      @fatimamohamed1039 Рік тому

      Masha"alah abayo two years and half ban wada baqrah Alx walin wan daremaya xanunkin lkn wa dhaman IA so duceey dhamanten allaha nagu xafido Quranka dhan iyo Baqrah dhamanteen❤

    • @hamdaismail6155
      @hamdaismail6155 Рік тому

      @@fatimamohamed1039 alle ha kugu caafiyo

  • @Aishaaa151
    @Aishaaa151 Рік тому

    Maanta igu horeyso channalkaada xabiibti qisadaan waakahelay hoosha guriga iyo caruurta caajisa laiga saaray lkn hada kadibna suuratul baqaraa sxb lanoqanaa wlhi shukran xabiibti wana dhiiri galisay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maryanhassan3879
    @maryanhassan3879 Рік тому

    Mashaallah abayo

  • @shukriamuhiadin2571
    @shukriamuhiadin2571 Рік тому

    Mahadsanid abaayo

  • @naimaali1947
    @naimaali1947 Рік тому

    Scw

  • @knanhalane1434
    @knanhalane1434 Рік тому

    Masha Allah wlashay horey usoco

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 Рік тому

    Asalamu Caleykum
    Jaza Allahu Khayran Jaza
    Yaxfidkuma Allah Idilkiinba
    Waana ku salaamayaa Walaashey
    In Shaa Allah I will call you

  • @ruweydaa
    @ruweydaa Рік тому +5

    Inta dhiirigalinta albaqra aqriskeeda iyo barashadeeda ubaahan group noo samee walaalo qaali jazaaki Allahu kheyra

  • @kheyrjecel22
    @kheyrjecel22 Рік тому +2

    Asc masha alaha abayo aad ban u jecleystay fidowyadada wall xageen kala so xariira

    • @aminoshiiqunaa
      @aminoshiiqunaa  Рік тому

      Farxiya sharafey wan kuso dhaweynaa mahadsanid +491794336897 wa kan abaayo Nambarkeyga

  • @adonti1alle
    @adonti1alle Рік тому

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @umuabdirizaqmohamed7143
    @umuabdirizaqmohamed7143 Рік тому +2

    Wcs walal

    • @aminoshiiqunaa
      @aminoshiiqunaa  Рік тому

      Wacaleykum Salam Waraxmatullahi wabarakatu walashey Iso dhawaw

    • @aminoshiiqunaa
      @aminoshiiqunaa  Рік тому

      Wacaleykum Salam Waraxmatullahi wabarakatu walal so dhawow

  • @shamsafeeefarah5040
    @shamsafeeefarah5040 Рік тому

    Abaayo macanto ma iga caawinkataa barsheeda

  • @hassaninaosman109
    @hassaninaosman109 Рік тому

    Wan qiiroodey

  • @abdikadirjama1599
    @abdikadirjama1599 7 місяців тому

    Walaal adiga wax qiso maka aragtay

  • @farhiyoosman1626
    @farhiyoosman1626 Рік тому +1

    Xagee kala soo xiriiraa

  • @amana290
    @amana290 Рік тому +1

    Xisib aya aqriya abyo malin walba marka faaidada marka suurada dhan aqriso miya helesa calashan ina dhamayso suurada dhan miya laga raba mis xisibka wa aqrin kara isojwb abyo

    • @Barakodiin
      @Barakodiin Рік тому

      1 aayadxataa alaha ka dhigee adiga muhiimada waa inaa joogteesaa maalinkasta ama habeenkasta akhrisaa juz xisbi ama ayad ama bog ama baal wixii kuu fudud oo dhameesaa shalay hadaa akhrisay aayada koowad berito waa inaa akhrisa aayada labaad yacni adiga akhri oo qatin intee doonyo hakugu qaadstee

  • @aslubwarsame3919
    @aslubwarsame3919 Рік тому +1

    Abaayo qaali application ka waa keep ila wadag mahad sinid

    • @aminoshiiqunaa
      @aminoshiiqunaa  Рік тому

      Sawirkiisa ayan idin so dhigi donaa insha Allah

    • @aminoshiiqunaa
      @aminoshiiqunaa  Рік тому +1

      Baley istorka hadii ad ku qorto Quran wad arkeysa kuwa badan badanaa wa isku mid ama waht up ka igala soo xariir linkiga ayan kuso diraa

    • @aslubwarsame3919
      @aslubwarsame3919 Рік тому

      Thanks qaali

  • @sakiyaoffical4902
    @sakiyaoffical4902 Рік тому +1

    Cad

  • @fahmoali4186
    @fahmoali4186 Рік тому

    Asc Amina I subscribe you abayo barasho waanagsan