Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Mucjisadii hotelka diyaarada Guluf. Ku dhex qadee diyaarad

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 січ 2024
  • Waligaa Diyaarad ma ku dhex qadaysay, ma ku dhex cashaysay. Guluf airline reaturant.
    #Hargeisa..
    Hurdadii. Games kii ciyaaraha caruurta
    #somaliland. #Somali.

КОМЕНТАРІ • 43

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 6 місяців тому +4

    Masha allllah noooolaaada reer somaliland hargaysa waxba lagama qaban karoo caajiib❤

  • @maammeee
    @maammeee 6 місяців тому +1

    Fikrad kale ku darsan lahaa , nimco iyo teamka shaqaalaha ee goobtan ganacsigan dharka flight attendantga haday ku shaqeyn lahaayen it will be wonderful Mudane turbashaash fikradaas reer guluf malgalin labaad iyo macaamiil cusub bay uyeelaysaaye hakala bakhaylin adeer

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 6 місяців тому +2

    Masha allllah maqaaacidu adbay uquruxbadan ilaaahay haydiinbarakeeeyo❤

  • @amaalahmed1847
    @amaalahmed1847 6 місяців тому +1

    Maasha Allah tabarakalaah waan kaaga mahad celinayna barmaamijyada quruxda badan waliba dhulkeena mahadow

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 6 місяців тому +1

    Maasha allaha waa fikrad fiican oo kaduwan htelada kale waa hal abuur cusub ilaahay ha idiin barakeeyo.
    Mahad abdule adiguna thanks sida aad usoo gudbisay.

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 6 місяців тому +2

    SALAAM ALAYKUMA FIRST ONE THANKS MASHA ALLAHA QOFKII U HOREEYAY EE VIDEO GAN DAAWADA 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😊

  • @saynabnoor9789
    @saynabnoor9789 6 місяців тому +1

    Maasha allaah tabaaraka allaah aad baan uga helay qurux iyo organice iyo cunto fiican allaahu mubaarak ❤🎉🎉🎉 well done Nimco Sharaf walaashay ❤️🌸💐

  • @samataridan6404
    @samataridan6404 6 місяців тому +1

    Maansha alah.inkasta oo aan ku arkay tan iyo hudheelkan oo kale accra Ghana.
    Mahad wariye aad baad u mahad san tahay.

  • @hamzeaden5924
    @hamzeaden5924 6 місяців тому +1

    Masha Allah, Dib u casriyaynta Restaurants ka weyn ee Guluf.

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 6 місяців тому +1

    Maa shallah hargaysa caday waan imaanayaa one day hargaysa waxaa daga dad goba somali waa wada walaalo ee siyaasiyiin baa kala qoqobey.

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 6 місяців тому +1

    Masha allllah noooooolaaada❤

  • @saharamohamed7908
    @saharamohamed7908 6 місяців тому +1

    Asc maansha ;allaah Allaah habarakeeyo gabadha

  • @khadraahmed1068
    @khadraahmed1068 6 місяців тому +1

    Masha’a Allah Nimco walaal Allahuma barik aad aad baan uga helay jawiga wanaagsan qurux da badan cuntada wanaagsan a waxan rajaynaynaa inaan nimaado alif mabruuk

  • @meesheena620
    @meesheena620 6 місяців тому

    Guluf eedaday ayaaba la odhanjiray ilaahay ha u naxariisto🤲🏾

  • @jonasmk8231
    @jonasmk8231 6 місяців тому

    Masha Allah Guluf Air ❤️

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi7692 6 місяців тому

    Wow masha allah

  • @abdirahmanaidid1289
    @abdirahmanaidid1289 6 місяців тому

    Manshaalaah tabarakalaah war niinki mahad cabdule manta wa fugadaay. Obaale wa dhaafay diiyaradii ayo joogaba wan ku salamay sxb

    • @imbashiir1825
      @imbashiir1825 6 місяців тому +1

      kkkkk Uubaale diyaarada ka sokysa cabdaw la hayso magaalka.

    • @abdirahmanaidid1289
      @abdirahmanaidid1289 6 місяців тому

      Waxan uga jeedaay barnamijyadiisa waxay ka bilabmii jiiran ama ku dhaman jiiren obaale kkkkkk

  • @saaficic9935
    @saaficic9935 6 місяців тому

    Maasha Allah Nimo iyo Mahad

  • @xaajisaam2368
    @xaajisaam2368 6 місяців тому

    Masha allah barnaamij qiimo badan waan so booqan doona insha allah

  • @crazinikita7629
    @crazinikita7629 6 місяців тому

    Mahad I can’t wait to visit Somaliland I belief I am lucky I have personal tour guide❤❤❤❤❤ love you see you soon

  • @CoffeandTea1
    @CoffeandTea1 6 місяців тому

    Asc tan oo kale wali maan arag

  • @malldiin3917
    @malldiin3917 6 місяців тому

    Turubo shaadh ciyaalkii hore

  • @user-vn9dj5wz9u
    @user-vn9dj5wz9u 6 місяців тому

    Waa qali cuuntadu waan hotel uskuuga badan xiita kuwakukeenay cuuntad dhandhan malah its very dirty😢😢

  • @amiramahmood6636
    @amiramahmood6636 6 місяців тому

    Africa ha dhihin Ghana ayay ku taal LA TANTE DC 10

  • @sagalmohamed2036
    @sagalmohamed2036 6 місяців тому

    Asc walaashay nimco hal talo ayan siinayaa wadanka waxaan tegay summer kii wan ka cunteeyy guluf so wllo bathroom ka yara hagaaji allow kuu barakee.

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 6 місяців тому

    Nice

  • @faysalabdirahman405
    @faysalabdirahman405 6 місяців тому

    WAXAAA JIRA MEEL KU TAAL ADDIS ABABA OO SIDAN OO KALE AH

  • @QURXINTAGURYAHA
    @QURXINTAGURYAHA 6 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤✔✔✔✔✔✔✔✔✔✔💚💚💚💚💚💚

  • @ayanmohamud3860
    @ayanmohamud3860 6 місяців тому

    😊❤

  • @user-vn9dj5wz9u
    @user-vn9dj5wz9u 6 місяців тому

    😅😅😅😅😅

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg 6 місяців тому +1

    Nimco why you don’t dress like air hostess

    • @nimodaud5279
      @nimodaud5279 6 місяців тому

      sow maaha 😂

    • @adan10000
      @adan10000 6 місяців тому

      ua-cam.com/video/vS_ZSG_wHXk/v-deo.htmlsi=SN-Ggimc-L-nrWci
      Mogadishu has floati.g restaurant, and several African countries have Plane restaurant. From Kenya to Ghana. ua-cam.com/video/hH4eki6cEdo/v-deo.htmlsi=10Hs_pT2_l96vcMJ