Aniga. Xaaska. iyo safarkii gobollada Kenya. Ila daawada. Kuna nasta heesaha xaaska.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • #kenya #somali #somaliland
    Safar qurux badan. Indhaha u roon.

КОМЕНТАРІ • 111

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 7 місяців тому +19

    Dhulka soomaaliya ka qurux badan
    Laakiin ,dadkii lahaa ayaa xumaaday waxaana baabiiyey qaad, qabyaalad, dawlad xumo.
    Gabdhihii soomaaliyeed shanta qaaradoodba way ka ooyayaan waxaana halkaa dhigay Rag ku sheegoodii.

    • @mohamedomar2367
      @mohamedomar2367 7 місяців тому +1

      Waa runta lkn sidi loo toosin laha adiga aya laga suugaya. Cala caal waxba mataro

    • @maryammb7064
      @maryammb7064 6 місяців тому

      😢❤

  • @w410921
    @w410921 7 місяців тому +5

    Amazing countryside, really nice, wishing you all the best.
    Thank you

  • @sareedo8184
    @sareedo8184 6 місяців тому +2

    Masha allaah way u egthay buurihii Sanaag haday haysan lahayd dad wanagsan hada oon laga shaqayn ayey Ka quruxon tahay allow dalkayaga nagu soo hanuuni barwaqadiisa noo calaf🤲🤲🤲🤲

  • @deeqoali7949
    @deeqoali7949 7 місяців тому +4

    BEAUTIFUL COUNTRY EAST AFRICA KENYA

  • @amiirkhalid4888
    @amiirkhalid4888 6 місяців тому +1

    Wooooow absolutely very beautiful country east Africa kenya 🇰🇪 💯👌

  • @falisa576
    @falisa576 7 місяців тому +5

    Dhulka somaliya dhul ka qurux badani
    Majiro Dhul waxan haysana bad iyo
    Birriba webiyaal Alle ugu nicmeeyey
    Wllee inan kenya qurux lahayn
    Meelahaan dooga dhulkenu wa
    Leeyahay barusamadki dhulkeenu
    Roob ku kama kici jirin Green bu iska
    Ahaan jiray lkn qaatumo xumada
    Dadkeni ku dhacday aya wax walba
    Ino keenatay colaado iyo abaaro
    Dagaalo an dhamanayn halkaasba
    Dhibku naga gaaray.Kenya 33 sano
    Ayey ku dhisan tahay wa la ogaa waxay
    Ahayd caasumadu baa ba bay ahayd
    Inti so martay ba garanaysa iyo
    Maanta siday tahay lacagteena Qaadka
    Ay ka helaan bay ku dhisteen iyo
    Canshuurta dadka somaliyeed e ku
    Nool ay ka qaataan meel sufur ah
    Bay ahayd Kenya.
    Masha Allaah tabarakallah reer
    Turbashaash familyga dalxiiskina
    Adiyo xaaskaba Allaha inku nabad
    Yeelo

  • @Dr.HusseinEid
    @Dr.HusseinEid 6 місяців тому +1

    Mansha allah beautiful family😊

  • @bahjazheekh2530
    @bahjazheekh2530 7 місяців тому +2

    Maansha allh Beautiful east Africa kenya

  • @abobasement346
    @abobasement346 7 місяців тому +3

    Masha Allah kenya 🇰🇪 waxay ku gartay horumarkah waa shacab Aqon leh waa shacab jecel inay shaqeyan nabadu horumar bay kentah somalidunah qabil iyo inay Qad cunan bah kah rebay Adunkah sorry 😞 somalia 🇸🇴

  • @oamaer
    @oamaer 7 місяців тому +2

    Congratulation for your new wife bro! Africa is beautiful wallahi. Viva Kenya. Best African people.

  • @saynababdi4263
    @saynababdi4263 7 місяців тому +2

    MAASHA ALLAAH INAADEERTAY ZAMZAM IYO DUMAASHIGAY ISKU WAARA❤❤❤❤❤❤❤

  • @amaalahmed1847
    @amaalahmed1847 7 місяців тому +3

    Maasha Allah tabarakalaah iIlahay haydin xafido ❤

  • @guledmaxamed2529
    @guledmaxamed2529 7 місяців тому +1

    Maashalah Great Kenya

  • @habibaali2400
    @habibaali2400 6 місяців тому +1

    Masha Allah Beautiful Place🤲🌎🇰🇪👈🤲💯👍👏👏

  • @user-un3ez8gm3d
    @user-un3ez8gm3d 7 місяців тому +3

    Maasha Allah ,Famly Qurux badan.

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 3 дні тому

    kenya wa dhul qurux badan

  • @user-ce1vg7kp2l
    @user-ce1vg7kp2l 7 місяців тому +2

    Mansda allah

  • @ademzh
    @ademzh 7 місяців тому +3

    Masha Allah beautiful. Also I approve your song choice 😂!

  • @samsamjama144
    @samsamjama144 6 місяців тому +1

    Breath taking place❤

  • @samsamjama144
    @samsamjama144 6 місяців тому +1

    Mashallah Mahad and his wife congratulations💚❤️👍🌹

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 6 місяців тому +1

    Mashaa Allah beautiful wallaahi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Daryeelhooyo
    @Daryeelhooyo 6 місяців тому +1

    Mansha allah illaahay haydin barakeeyo

  • @simaandjiboutiq7474
    @simaandjiboutiq7474 6 місяців тому +1

    Mashallah beautiful place and gorgeous couple

  • @lulshire7831
    @lulshire7831 6 місяців тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @n5tv351
    @n5tv351 7 місяців тому +2

    Mansha Allah happy vanten enjoy love long ‘s alaho amiin 🧠♥️🌹🌻🌸🌷🪷🪻🌺💐🌸🌳🌞🍇🍌🍍🥭🍑🍒🥝🍊🍈and peaceful🌎🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi7692 7 місяців тому +1

    Masha Allah famly qurrux badan

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 6 місяців тому

    Beautifuul republiken of somaliland

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 6 місяців тому +1

    Wow gabadhada SUJUU met ahayeed

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 7 місяців тому +1

    Waa meel aad u qurux badan mansha allaah ❤❤❤

  • @nuuraxaamudismaaciil4312
    @nuuraxaamudismaaciil4312 6 місяців тому +1

    Mchallah tabarkalah waan jecelhy qoska wangsan ❤❤ inbadn okale wado jooga ilay idankii❤

  • @zinuzinu6046
    @zinuzinu6046 7 місяців тому +1

    Masha Allah ❤ it's look like Uganda

  • @hodangafadi5042
    @hodangafadi5042 6 місяців тому +2

    Best somali couple mashallah ❤

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 7 місяців тому +2

    Maansha alaah bro Ala ha idin xifdiyo Aamiin

  • @mohamudmusse250
    @mohamudmusse250 7 місяців тому +1

    Masha Alaah

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 7 місяців тому +1

    Mashalah ❤❤mabruuk mahad Cabduleh

  • @user-qy2xq2bg3q
    @user-qy2xq2bg3q 6 місяців тому +1

    Maanshaallah my dhiiga❤❤❤❤❤❤

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 6 місяців тому +1

    Masha Allah ❤
    Allaw isku kii daa.

  • @marianali7951
    @marianali7951 6 місяців тому +1

    Napenda nikisikiza mtu anaye zungumza Kiswahili.

  • @user-ms2hu5jp7i
    @user-ms2hu5jp7i 6 місяців тому +1

    Mashaa Allah beautiful family may Allah bless you

  • @shaymachannel5262
    @shaymachannel5262 7 місяців тому +2

    Masha Allah beautiful family

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 7 місяців тому +1

    Jus like paradise ❤so beautiful

  • @mohamedahmed4511
    @mohamedahmed4511 6 місяців тому +1

    Masha Allah Rift Valley Nakuru area Anigoo Qaxooti ah Ciyaalna ah Hooyo Macaan na wada ayaan marnay hadana holiday ayaan u imid anigoo moloshii is badashay oo Australia ka imid laakiin qoftii noloshii iisoo dhistay ila socon oo ilaahey inaga Jeclaaday HOOYO MACAAN ILAAHEY NAXARIISTII JANNO FIRDWS AHAYD ABAALKAADA HAKA DHIGO OO NAGA KULMIYI LIVE WITHOUT YOU IS INCOMPLETE .

  • @nimomohamud-vl7yy
    @nimomohamud-vl7yy 6 місяців тому +1

    Mahad dumashi so dhawoow waa xaajisalax kale oo kenya ah

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 7 місяців тому +1

    Mash allah beautiful family enjoy great trip

  • @HaboonMohamud-mm4ti
    @HaboonMohamud-mm4ti 7 місяців тому +1

    Wellcome to Kenya

  • @zakeriyekayse3763
    @zakeriyekayse3763 7 місяців тому +4

    Mahad cabdule salaan sare plz music nagadhaaf

  • @khadijagalaf8843
    @khadijagalaf8843 7 місяців тому +1

    Mashallaah isku waarA dhulka kenya xoolo daaqa maleh roobkuna weyska da aa roobka waxa keenaya dhirta iska baxday dheeratay aya roobka so jiideysa lama ogola dhirta in la jaro kenya lamana shido dadka kenyanka ah xoolo badan ma leh waa dad beeraley ah wey xirtaan xoolahooda 5 neef ugu badnan ka badan maba haystan sidas aya dhulku cagar u yahay

  • @armes4189
    @armes4189 7 місяців тому +3

    Kenya ragbaa dhistay, ee anaga maxaa noodiiday inaan wadankeena dhisano oo quruxsano? Dal shiisheeya uunbaa amanaa ee waa waan inaan sidaan isku dhanaa oo wadankeena quruxsano.

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 7 місяців тому +1

    Man shaa Allah isku waara ❤🥳🥳

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 7 місяців тому +3

    I thought you was single father mansha allah beautiful family laakiin walakeyoow music waa xaaran

    • @MahadAbduleTurbashaash
      @MahadAbduleTurbashaash  7 місяців тому +3

      Walaalkeey heesaha Somaaliga iyo carabigaba qalbigay daweeyaan💯❤️🌹

    • @abdourahman8231
      @abdourahman8231 7 місяців тому +6

      ​@@MahadAbduleTurbashaash inader mahadaw heeso qalbigay ma daweeyan ee way qalajiyaan. Quraanka iyo xaadiska nabiga Aya qalbiga daweeya

    • @user-mk1gp2cw7o
      @user-mk1gp2cw7o 7 місяців тому

      @@MahadAbduleTurbashaash subxanalah wlh waxaan quran aheyn ineysan qalbiga qaboojin must igu a waa madoobeeyaa

  • @HindaAbdulle-fl2jj
    @HindaAbdulle-fl2jj 6 місяців тому

    Hadadoow sidaan xaaxkaaga usugayay ayuu ku dhamaaday ka dibaan dib u ceshaday oon is idhi malaha bilowgay ku jirtaa hadasn arkay maasha allaah waad isku qalantasn e ilahaay ha isku kiin daayo waxanan magaceeda ku qiyaasay zamzam oo ah heestii aad kuwada raaxaysanayseen intaad jidka quruxda badsn saarnaydeen malaha iyadaabad usoosaartay hore umasn maqal heestan cajiibka ah alaayamaarik famili aad uquruxbadan

  • @sahalamunamuna4625
    @sahalamunamuna4625 6 місяців тому +1

    Waa sidi 😂😂😂😂❤❤❤Somaliyadi horee

  • @amaaladem3486
    @amaaladem3486 6 місяців тому

    Waa jacayl waayeelnimo oo cusub

  • @aminamahmoud4382
    @aminamahmoud4382 6 місяців тому +1

    Tuirbashash Family salaam

  • @CoffeandTea1
    @CoffeandTea1 7 місяців тому +1

    Masha Allah beautiful couple have a happy life 💚

  • @user-sb5ou5qk2q
    @user-sb5ou5qk2q 7 місяців тому +1

    Masha allah nolasha dad ku markay isla fahmaan waa saan nooh

  • @nasiradan8170
    @nasiradan8170 7 місяців тому +2

    Mahad waa kusalaamay marwada gee dhulkii awawyaasheed your homeland

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 7 місяців тому +2

    SALAAM ALYKUMA FIRST ONE THANKS MASHA ALLAHA ❤❤❤❤❤❤ ONE LOVE ❤❤❤

    • @MahadAbduleTurbashaash
      @MahadAbduleTurbashaash  7 місяців тому

      Thank you too

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 6 місяців тому

      ​@@MahadAbduleTurbashaashSALAAM ALAYKUMA jumma Mubarak horto imika ma Kenya Ayaad joogtaa mise Canada

  • @samsamjama144
    @samsamjama144 6 місяців тому +1

    Viva all the zemzem❤

  • @abdinasirhassan8352
    @abdinasirhassan8352 7 місяців тому +2

    Happy family ❤

  • @user-vd5ub1dr7u
    @user-vd5ub1dr7u 6 місяців тому +1

    Ma caruurta hooyadood baa. Mise waa xaas cusub

  • @alinoorfarah5015
    @alinoorfarah5015 6 місяців тому

    It's rich country ,with corrupt government

  • @asiilmahir6072
    @asiilmahir6072 7 місяців тому +1

    Mashallah🎉🎉🎉alaha🎉idin.xafido🎉🎉🎉🎉🎉

  • @barlinyusuf3461
    @barlinyusuf3461 6 місяців тому

    Waxaan nahay laba wadan oo dris ah ,angana wadan keena , waa saan aragney, servis iyo qurx, Kenya. 👍

  • @aminahmeds569
    @aminahmeds569 7 місяців тому +2

    Mashallah nin sidaa kuula dalxiisaa raga laga doortaa nomankii borinka ahaa waa la eryay

  • @HindaAbdulle-fl2jj
    @HindaAbdulle-fl2jj 6 місяців тому

    Mahad xaasku ma somali kiiniyey ahayd hada uun baan bilaabeey aan sugu in aan arko xaaska mahad

  • @Allsportshighlights1600
    @Allsportshighlights1600 7 місяців тому +4

    Afgoye aad ku dhalatey ayaa ka qurxan Mahadoow

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 7 місяців тому +3

      Afgoye wa qurux wa meshi anku koray

  • @Cici_mimi
    @Cici_mimi 6 місяців тому

    He have to make sure that little "Somaliland" hashtag he added lol. Idoors are funny.

  • @hamdiyamohamed4307
    @hamdiyamohamed4307 7 місяців тому +1

    Karibu Kenya haina matata Rift Valley

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 6 місяців тому

    Bogaadin hanbalyo qatraayqaraneey cadayyareey qiimobadan dumaroo lagufarxeeeey

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 6 місяців тому

    Jemaadeey yanogasho baan tawadaa familiessss systems jiilbajiilaa farac

  • @usern134-h4g
    @usern134-h4g 7 місяців тому +1

    MashAllah carurtada hoyadod miya❤

    • @zeinabdualleh1441
      @zeinabdualleh1441 7 місяців тому

      Waa xaas cusub, tii caruurta u dhashay maaha

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 6 місяців тому

    Who said Africa is saharaa

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 6 місяців тому

    YaawaayE, Familyyyyyy yartaanaa tanaa qiimobadan jEmaadeeey, murwodumaroo yariisEEy dagan xaasad yareey oori yariisEEy xaasad yariuseey ooriyareey hEmaadeey yanogasho qatraayEEyqaraneey bahbahbah bahyareey minyarooy fariidad facyaashay tarooneey bilyans dumarood ugu qiimobadanEEy princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey iyoiyo tilmaamahayga ii qaas ah aan dumaar tada soocanahay

  • @maryancabdi5667
    @maryancabdi5667 6 місяців тому

    Ilmahaag kalimantan ayaan kugu arki jiray

  • @amaaladem3486
    @amaaladem3486 6 місяців тому

    Waa gabadh cusub . Ha la waydiiyo caruurta hooyadood .nin Somali
    Waawaaw

    • @ZamZamFinn-Abdule
      @ZamZamFinn-Abdule 6 місяців тому

      Does our religion ok divorce and remarriage ❤

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 6 місяців тому

    Maasha alaah turbashaas mahad cabdule ma hooyodii safiyo iyo yaasiin mese mid kalo????

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun3368 6 місяців тому +1

    Aduunka waxaan ugu nabcahay dadka faaniya dal l kale oo dalkoodii ahayn 😢

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 7 місяців тому +3

    Mahad maanta zamzam ayaad soo kaxaysay
    Somaliland markaad tegayso maxaad u gayn wayday?😅

  • @aminahmeds569
    @aminahmeds569 7 місяців тому +1

    Kenya wayi qurxoontayi nairobi miyaanad mahadow arag

  • @hassandaher3563
    @hassandaher3563 7 місяців тому +3

    Halka gadhiku marayo haday somali daganan lahayd .quruxda mayeelaten .

  • @woderfullwoman1099
    @woderfullwoman1099 7 місяців тому

    Laba xaasle miyaa ninku mid yar o dhowr ilmo isu dhaleen baan arkayee halayga jaahil bixiyo

  • @maryancabdi5667
    @maryancabdi5667 6 місяців тому

    Good mahad ilmahaaga hooyadood mise mid cusub ma asking maintain hoe

  • @suaadmursal6673
    @suaadmursal6673 3 місяці тому

    Afgooye ila qoryoolay hadad baabuur ku mari laheyd meeshan is nothing iam no saying nothing lakin waad ku indha darandari lahayd mustafa cambaha gueafaha pambelmada vegetables ka ayi nooc canuuniga tufax canab iyo human avocado inta unbay beeranin

  • @maxdar11
    @maxdar11 7 місяців тому

    Aduunka inagaa ugu dhul xun ugu roob yar😭

  • @abdikarinisnail5240
    @abdikarinisnail5240 6 місяців тому

    Dadka dhulkooda sy sameysteen ayaad ki faanaysaa.

  • @saeedali6699
    @saeedali6699 7 місяців тому

    Saxiib libaax iska eeg yuu ku cunine 😅

  • @nuraegal4395
    @nuraegal4395 7 місяців тому

    Dhibka nahaysta aqoon badan uma lihin Africa somaliya uunbaan aragnay oo abaar iyo colaadi joogteysey
    Ruwanda Tanzania Uganda Burundi iyo in badan waa sidaa iyo lamid

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 7 місяців тому

    Mahadow dhulkii dalxiiska iyo quruxda ma adigaa tegeyba.
    Soo booqo Eldhoret, Kericho iyo Narok,
    Sidoo kale Xeebta soo booqo adigaa yaabi doonee

  • @shakeshiper
    @shakeshiper 6 місяців тому +1

    ❤❤❤❤