Borama. Ubaale. Gaarigii Ehel. Shirkadaha dalxiiska. Waraysi wax badan aad ka faaiidi doonto.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 33

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 8 місяців тому +5

    Republiken of somaliland is peace and stabilt from borama ❤❤❤❤

  • @zalabala5176
    @zalabala5176 8 місяців тому +2

    Mahad Mansha Allah waadku mahadsan tahay Boorama jano dalxiis wanaagsan❤❤❤

  • @oamaer
    @oamaer 8 місяців тому +2

    I like your videos. Keep it Somalia and stay away from division. Somalia somali ba leh

  • @maxdar11
    @maxdar11 8 місяців тому +4

    Mahad waad ku mahadsanty sida nabad galiya mar walba noo dareensiiso inay wxa ugu muhiimsan tahy ❤

  • @saynabhussein3007
    @saynabhussein3007 8 місяців тому +4

    Manshallah waaka Raagi Raaga aha🎉🎉🎉😂

  • @Adllah_B1
    @Adllah_B1 8 місяців тому +1

    ما شاء الله مهد بشير الله يحفظكم الله ويعطيكم الصحه والعافيه ما فيش كلام ❤🎉

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 8 місяців тому +1

    SALAAM ALYKUMA MASHA ALLAHA QOFKII 90 EE VIDEO GAN DAAWADA MILLION THANKS JUMAHA WANAAGSAN🎉🎉🎉🎉🎉🎉😊

  • @rodahmohamed7946
    @rodahmohamed7946 8 місяців тому

    Mahad thanks Brother, and the legend Bashiir , long live bro

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 8 місяців тому +2

    Wow amazing ❤race hotel

  • @habonsudi3399
    @habonsudi3399 8 місяців тому

    Maansha Allah Mahadsanidiin walalayaal sida aad dhulka hooyo u qiimeeyseen kuna baraarujisaan dadkiina in dhulkooda jecladaan Ugana faa’iideystaan ❤❤❤

  • @MahdiHagi
    @MahdiHagi 8 місяців тому +1

    Mahadow.. Sanaag waa inaad tagtaa sxb. Dhulki awoowayasha.
    It's about time bro. Vi från sanaag väntar och har väntat länge...
    Galbeed dhaaf sxb..adiga iyo saaxiibka

  • @gacanmagaalo4914
    @gacanmagaalo4914 8 місяців тому +2

    somaliland taariikh cusub baad ka dhigteen waad ku mahadsantihiin

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 8 місяців тому

    Mashalah halagu so dhawado Soomaliland Mashalah ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @farxiyabashir1761
    @farxiyabashir1761 8 місяців тому +1

    Arinta ah in caruurta miyiga lageeyo waa muhiim

  • @AhmedHussein-v1q
    @AhmedHussein-v1q 8 місяців тому

    Mansda allah

  • @qqaran9846
    @qqaran9846 7 місяців тому

    Acudu bilahi war nabad melwalbey Tala durbashash nabad la an ma aha soomaliyo idil waxad ku dhaga hadleysa xamar od intas kulaso ekatay budlan waa nabad mana sheg shegto nabad alah gacantisa ayey ku jirta xamarta ad u dhaga hadleysa ma haysato waxyabaha ey heystan hargeysa budlan waa leydinka hurmarsanyahay dhinac walba Wana leydinka horeya wax walbo durbashash shemi on you Isha alah nabad isbaro la an qarax la an qurx wey imaneysa qariban ajilan bi fadli raxmanu raximo soomaliyo DHAN viva soomaliya Maya qabil faan kibir islaweyni

  • @MHaashi
    @MHaashi 8 місяців тому

    Hhhhh, waan dhameystay muuqaalka oo dhan, warkiinu waa I deeqay!

  • @oamaer
    @oamaer 8 місяців тому

    Borama is home to most educated somali brothers and sisters, Masha Allah. Thank you for the video. Next time guys go check out Las Canood and how its developing...

  • @SomaliSuise
    @SomaliSuise 8 місяців тому

    jow kow now mahad qof ka been badan ma jiro lakin beentisu wa beenta carurta oo qof walba fahmi kara wa bila xikmad lakin anigu cuntada markan karsanaayo ban ku waqti dhaafa jow kow now hadana bow

  • @Commentkudhiigle
    @Commentkudhiigle 8 місяців тому

    Reer soomaaliland ma dareensana nimcada amniga laakiin mar ayay dareemi doonaan hadalkaan si fiican ugu fiirsada 🤔🤔🤔

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 8 місяців тому

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @cabdirahamantimohindi74
    @cabdirahamantimohindi74 8 місяців тому

    Rugcadaayo, macalimiintayda nolosha ,waxaad tihiin mucjiso🙏🙏🙏

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 4 місяці тому

    Ninkani Soomaaliyeed ee meel walba maray, illaa Baraaziil ee koofurta ka sheekaynaaya ma maal qabteen baa, oo shirkado ayaa u shaqaya. Mise waa nin qolooyin kale sahan u soo dirsadeen?

  • @mrhoryaal
    @mrhoryaal 8 місяців тому +1

    *MAANTA NIYO IDINKA **#GAADHIGII_EHEL** SIDAAN U **#DABA_SOCDAY** BAAD MAGAALADAYDII ILA SOO **#GASHEEN** XITAA DARIIQA MA **#DAREEMIN** KKKK* SALAMU ALLAH

  • @Commentkudhiigle
    @Commentkudhiigle 8 місяців тому

    Odayga youtube u samay nio 😅

  • @SomaliSuise
    @SomaliSuise 8 місяців тому

    jow kow now dj suber bay qoto qoto u hayaysinayan lakin somaliyeey dj suber iska ilaaaliya wa nin xun oo dhaqan xun lee wana big caabtooy sida labadan jow kow now hadana bow

  • @amoh8720
    @amoh8720 8 місяців тому

    This

  • @LJama6119
    @LJama6119 6 місяців тому

    Fiqi tolkii kama jano tago. Ilaa xad videos kaaga kama marna siyaasada qabyaaladeysan ee S/land la yiraahdo. Hadii aysan taasi jirin waxaan arki laheyn adigoo tagaya barnaamijyana nooga soo gudbiya dhulalka kale ee nabada ah ee lagu dalxiiso ee Somalia ku yaal.

  • @farxiyabashir1761
    @farxiyabashir1761 8 місяців тому

    Ninka Faransiiska iska ilaaliya in uu dhibaato idiin leeyahay ayaa dhici karta, soomaali maryooley cidwalba ha aaminina, sababtoo ah dalkeena nalooma quuro cadaw badan ayuu leeyahay🤔🤔🤔

    • @amalismail7772
      @amalismail7772 8 місяців тому

      😂😂

    • @MahadAbduleTurbashaash
      @MahadAbduleTurbashaash  8 місяців тому

      Nabad buu soo doontay. Waa ganacsade. Waa digaag dhaqde. Anaguba sownaga Kenya ka ganacsana. Beero ku leh. Miyiga cidlada ah daggan. Ma yaanvla ii iman ayaad oranaysaa. Somaalida qaar iyo shaki. Cajiib.

    • @DH-yi5dx
      @DH-yi5dx 8 місяців тому

      Soomaalida noocaa u hadasha waanaqaan kkkkkkkk

  • @Footballgamer1589
    @Footballgamer1589 8 місяців тому +1

    Mahad sxb horta subject ahaan ma saxaafada ayaad baratay? Waayo weriye cajiiba ayaad tahay 😂 hambalyo ku baashaala dalkiina