Xeebta Xeedho xaggay ku taalaa. Mudane Bashir iyo Moroco.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • #Moroco
    #somaliland

КОМЕНТАРІ • 99

  • @faya786
    @faya786 7 місяців тому +3

    MaashaAllah, Allah ha idiin saaideeyo. Bashiir waa qof shactaroole welibana lahjadiisa haysa aan badalin . Hore u socda 🎉

  • @AbdinasirIbrahim-y7o
    @AbdinasirIbrahim-y7o 5 місяців тому

    Rag qiimo badan oo jeclahay wlh ❤❤❤❤❤❤from Canada

  • @faisaj5072
    @faisaj5072 7 місяців тому +3

    ManshAllha ❤ ManshAllha Yes Alha u naxaristo Hadrawi Ameen

  • @abdirahmanii
    @abdirahmanii 7 місяців тому +1

    bashiir af reer xamar ku hadlayaa waana reer hargaysa

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 6 місяців тому

    Machaallah Mahadow video yal badan noso duuba bachir wa nin qosol ah

  • @user-je8tb7xo3t
    @user-je8tb7xo3t 6 місяців тому

    Wooow Mashaallah the is awesome... absolutely beautiful

  • @user-zy1kz6wg4x
    @user-zy1kz6wg4x 7 місяців тому +1

    Salaam Mahad iyo bashiiroow From Mogadishu oo kaalaya bada cas waaa buluuuge side indian oceon oo kaleee in ay gaduudan tahaan u heysteeee

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 7 місяців тому +3

    Masha allaah ❤❤❤ adduunba adinkaa ka raayay/badiyay

  • @farxiyabashir1761
    @farxiyabashir1761 7 місяців тому

    Masha Allah walaalkey Mahad Cabdulle ilaahay haku xifdiyo adigga iyo walaal Bashir Mursal Ciise ❤ from Oslo Norway.

  • @Bambelmo
    @Bambelmo 7 місяців тому +2

    Maasha Allaah I should say

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 7 місяців тому

    Masha allah legends ishelay

  • @fawsiyoali7685
    @fawsiyoali7685 7 місяців тому +1

    Masha allah brother

  • @osbornngumo3656
    @osbornngumo3656 7 місяців тому +1

    Wow awesome thanks for visiting Airport inn hotel. Come experience the best food both international cuisine and local cuisine prepared by international chefs❤

  • @habonsudi3399
    @habonsudi3399 7 місяців тому

    Maansha Allah ku dakxiis macaana dhulkii hooyo ❤️❤️❤️

  • @user-ce1vg7kp2l
    @user-ce1vg7kp2l 7 місяців тому +1

    Mansha allah

  • @IbrahimAli-ju7no
    @IbrahimAli-ju7no 7 місяців тому +3

    Bashir Salam sare waxad u qalanta wasirka dalxiska somaliland hore u soco

  • @talawanaaggoodadvice8891
    @talawanaaggoodadvice8891 7 місяців тому +1

    Bashiirow waan soo socdaa

  • @Eng_moy
    @Eng_moy 6 місяців тому

    8:22wallahay way iga qosliyeen.

  • @fathiomer4618
    @fathiomer4618 7 місяців тому

    Thank for showing.😍😍

  • @farahabdi6978
    @farahabdi6978 7 місяців тому +2

    😂😂😂 waxaa u maleeyey inaa ii jeedaan. Hadaan soo gatey vitamin D kaniini ah. Walgreen stores over counter medicine vitamins (D). Minneapolis. Legends salute

    • @yaasir1936
      @yaasir1936 7 місяців тому

      vitamin D waa Muhiim Wlo Hadad Meel Qabow Joogtid , Hadii Kale Timaha Iyo Lafaha Laga Galaya 😂

  • @hamdajama3809
    @hamdajama3809 7 місяців тому

    Masha allh somali may sida dalkoda ugu faanan❤

    • @warsamaosman-Sool
      @warsamaosman-Sool 7 місяців тому

      Badaa ethiopia 🇪🇹 ayaa iska leh 🤣😂

  • @Eng_moy
    @Eng_moy 6 місяців тому

    Bashiir waa xakiin ,nin caaqila

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 7 місяців тому

    Haa mashalah wad noosheg teen mahasanidin

  • @anisamohamed-2764
    @anisamohamed-2764 7 місяців тому +1

    Maashaa Allah tabaaraka Allah ❤ you’re gay’s you know have to live well and make the life easier so enjoy and Allah bless you and your family inshaa Allah
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @saciidawarsame2829
    @saciidawarsame2829 7 місяців тому

    Ragg culus ku dalxiisa dalkiina guul iyo gobonimo

  • @husseinyusuf9231
    @husseinyusuf9231 7 місяців тому

    Masha Allah Masha Allah

  • @AadanmaxamadCusmaan
    @AadanmaxamadCusmaan 7 місяців тому +1

    Ahahaha ,Bashir iyo Mahad waa rageeda sxb😂😂😂

  • @mohamudabdi5131
    @mohamudabdi5131 7 місяців тому

    Agaaaaaa ❤❤❤

  • @hawomohamedmohamud800
    @hawomohamedmohamud800 7 місяців тому

    Mashalaah tabarak

  • @SomaliLandViews
    @SomaliLandViews 7 місяців тому

    Mashallah, dalkeena nimcaa fadhida.

  • @dajiscom463
    @dajiscom463 7 місяців тому

    Masha allah jawi aan laga shekeyn karin

  • @user-rj8os6nk6k
    @user-rj8os6nk6k 7 місяців тому

    Ragii waa ku tufteena

  • @Fayn-dq6um
    @Fayn-dq6um 7 місяців тому

    Waauw

  • @AbdinasirIbrahim-y7o
    @AbdinasirIbrahim-y7o 5 місяців тому

    Kkkkkk 😂😂😂😂😂 barafka raga dilay

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 7 місяців тому

    Ascasbta rageedii hore u socda

  • @AA-ks5ip
    @AA-ks5ip 7 місяців тому

    I would love to join this group. ❤❤❤❤❤❤

    • @Sahal-esse
      @Sahal-esse 7 місяців тому

      Me too count me in

  • @mrhoryaal
    @mrhoryaal 7 місяців тому

    *WAAR NIYO **#DHIIGA** IGU KICISAN WALIBA SIDA HADALKA UGU **#XARAGOOTAAN** IYO JAWIGAAS*

  • @aadamisports446
    @aadamisports446 7 місяців тому +1

    Salaan Sare aqyaarta. Iga raali ahaada waxaan marar badan isweydiiyay hadii ay ku dari lahaayeen kaluumeeysi waayo meesha aad joogtaan sida uu Bashiir Sheegaayo waa high chance in aad kaluun soo qabataan. sida ay uu muuqatana waa dhab waayo aniga waxaan ahaan jiray kaluumeeyste maalin maalin ayaan isaga tuuran jiray. please next time, consider that idea Inshaa Allaah

  • @mohamedbarre4332
    @mohamedbarre4332 2 місяці тому

    Kkkkkkkkkk

  • @user-ds9zt2nb9o
    @user-ds9zt2nb9o 7 місяців тому

    Waxan dowlda somalind eelyahy waxan labdan reer xamarka ka saaara hooydo wasooyin waxa udiiday Dalkood waallya ban ku dhaartay hadan aana arko nin bashiirka lugu sheegyo waan dilay aarako dili udiyaar goroowa hooydi bashiirkis was dalankan somlind ba ladhah orodo somaliya ku noqo nacal dhaly

  • @Diidii22665
    @Diidii22665 7 місяців тому +1

    Dadkii wey kasoo tahriibeen

  • @afrahhussein3136
    @afrahhussein3136 7 місяців тому +1

    Somalidu waxay u taqanaa xeebaha inuu jin deganyahay

  • @fatumahussein5161
    @fatumahussein5161 7 місяців тому

    🎉👏👌

  • @siraadadan5497
    @siraadadan5497 7 місяців тому

    Haday 25kmujirto barbara hala siiyo Ethiopianka xeedho

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 7 місяців тому

    Mahad iyo bashiir waa inaan mar la dalxiisoh

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 7 місяців тому

    XEEBTAAN CAADI MAAHA

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 7 місяців тому

    Bal nooso sheega xeedho waa halkee kolay baa waa soomaliland uune

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien 7 місяців тому +1

    Mahad wuu baqday islaanta ka adag

  • @shafihussein501
    @shafihussein501 7 місяців тому

    Ragaan waxaan ku jeclahay wadankooda ayee ku faanaan

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 7 місяців тому

    Hhhhh
    Mahadsanid idhaha wa no nuurisen wana naga qoslisen xeedho wan y so socda❤
    Lkn qof dumaro boska Bashir no gashan u bahanahay HADAN nahay dumarland😂

    • @arliyop3199
      @arliyop3199 7 місяців тому

      Aduunka raguun baa wax kariya inta badan siiba camping 🏕 ka BBQ iyo markastoo laysku imaado inaga daa indr ragu haynoo ilbaxaane ha bartaan in ay inoo shaqeeyaane waayo dumarku waa ubax ubaxna waa la dhowraaye😅

    • @farhiyosharif8208
      @farhiyosharif8208 7 місяців тому

      @@arliyop3199 wll waxan kawada waxan u bahanahay qof dumara OO sida Bashiir camping na geysa.
      Cuntada wa cadi in ay karsadan.

    • @arliyop3199
      @arliyop3199 7 місяців тому

      @@farhiyosharif8208 adaa ina gayn doona Insha Allah

  • @roodaaden6463
    @roodaaden6463 7 місяців тому

    Geelii aderkay maxamdecali

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 7 місяців тому

    SALAAM ALAYKUMA MASHA ALLAHA QOFKII 1,415 EE VIDEO GAN DAAWADA MILLION THANKS ❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉😊

  • @marayamomar7481
    @marayamomar7481 7 місяців тому

    😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 7 місяців тому

    UA-cam KA kabaray xeebtan bal in dadkale tagen oo so duuben wan wayay walahi idinka ugu hoireya muqlo badan noga soo duuba plz ❤ badd iy xeeb jinkayga jecel😂

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 7 місяців тому

    Only republiken of somaliland is not somalia lasoco.

  • @kayseali9510
    @kayseali9510 7 місяців тому

    Jawi dagan oo fiican

  • @abdiharman7451
    @abdiharman7451 7 місяців тому +1

    RAGGAAN, WAA CAJIIB, WAXBARASHO LACAG LA"AAN AH, AYEY DADKII SOOMAALIYEED U SOO GUDBIYAAN, MAALIN WALBA WAX-CUSUB, MAJAAJILO, SHEEKO CAJIIB AH, VIDEO-GA AY SAMEEYAAN, WAAN KU NASTAA OO KU CELCELIYAA DAAWASHADIISA, MAHADSANIDIIN AKHYAAREEY. YOUTUBLEEYDII-SOOMAALI WAXAY U BATEEN SIYAASAD MADHASHO AH IYO AF-XUMO!

  • @kawsarcabdiraxaman7495
    @kawsarcabdiraxaman7495 7 місяців тому +1

    Dhulkena nimcaa fadhida

  • @mussejama311
    @mussejama311 7 місяців тому +1

    Dabar ama ilkaha cas waa huuro..fadlan rumayga ku dadaal..

    • @yaasir1936
      @yaasir1936 7 місяців тому +1

      Maaha xisaab qaldan ba isku dhufatay , Dad Ku dhashay baa jira ama biyaha ay cabaan sida burco kale

    • @mussejama311
      @mussejama311 7 місяців тому

      @@yaasir1936
      10 qof kabadan oo ilko casaa oo laga nadiif-shay baan aqaan boowe,
      Ilkaha laguma dhasho, biyahana mineralskaa ku badan oo ayagaaba purification ubaahanaa,
      Hadalkoo kooban cadayga badso,
      Hadaad ilko castayna dentist utag waa lagaa tiriye..

  • @ruqiyoxasan8119
    @ruqiyoxasan8119 7 місяців тому

    Xagee ku taalaa

  • @jamaabdi4355
    @jamaabdi4355 7 місяців тому

    Waxan idinkula talin lahaa inaad inaad iska ilaalisaan ku hadalka kelmadaha luqadaha shisheeyaha ah, dadka aad wax usoo gudbinaysaan waa Soomaali sidaa darteed afkeena hooyo weyneeya.

    • @nassirbotan1275
      @nassirbotan1275 7 місяців тому

      Kuwa qurbaha ku maqan iyo kuwii ku dhashay ayaa luqado qalaad ku hadla, in loo barxo waa muhiim sxb.

  • @caalinAbyan
    @caalinAbyan 7 місяців тому

    Badda cagaha galiyoo hhhhh so xidho xunaabiga?
    Micnaha cunaabiga ila wadaag?🎉

    • @axmeddaahir9459
      @axmeddaahir9459 7 місяців тому

      Dhar bariga lagu xaragoon jiray I think 😂❤

  • @dadaabupdates2262
    @dadaabupdates2262 7 місяців тому

    War heedhe Itoobiyaanka hanaga tusinina 😂

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 7 місяців тому

    DADKA BUSAS IYO BAABURA KU QAADA OO GEEYA XEEBAHA 😂😂😂
    ISHA,XASIDKA IYO NACEEBKA CADOWGA SIXIRKODA KA SAARIN

  • @Walaalkaakujecel
    @Walaalkaakujecel 7 місяців тому

    Soomaalidu nimcadaan ayay haystaan hadana daaqsin ayay isku laynayaan war dhulkaan taga oo dega oo barafka ka soo guura qurun baa tihiine dhulkiina ku soo laabta

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 7 місяців тому

    XEEBTA HALA ISTICMAALO OO HALAGU RAAXEESTO INTAAN LA QAADAN❤🇸🇴

    • @salamkala14
      @salamkala14 6 місяців тому

      Xeebta yaa qadanaya dad ba degaan ku ah o leh calankan yar na dadka leh malaha 😂Somaliland weeye

  • @Kichaa001
    @Kichaa001 7 місяців тому

    Aye three bandidos

  • @abduljama7555
    @abduljama7555 7 місяців тому

    HALKANI WAXAY UBAAHAN TAHAY 120 MALYAN ETHIOPIA AYAA IMANAYSA
    OO KA FAA IIDAYSANAYSA
    SOMALIDU GEELEEDA HARAACDO XADAARAD WAXBA KAMA TAQAAN
    UMADAHA KALE BADA NIMCADA KABUUXDA HAKA
    FAA IIDEEN

    • @ahmeddhamac3288
      @ahmeddhamac3288 7 місяців тому

      Aduu yaa tahey markA ma yuhuudi ba tahey mise oromo 😂😂

  • @qoobeeykaliilcawad8027
    @qoobeeykaliilcawad8027 7 місяців тому

    Soomaali waa cawaan aan aqoon si loo wada noolaato, mana yaqaanaan dhulkooda qiima hiisa IWM,, waxaa xaqiiqa in loo baahan yahay badda iyo bariga hadaan madaxa kor loo qaadin,

  • @talawanaaggoodadvice8891
    @talawanaaggoodadvice8891 7 місяців тому

    Mahadow why somalidu uga faaiidaysan waayeen bada hooda

  • @warsamaosman-Sool
    @warsamaosman-Sool 7 місяців тому

    Ethiopia usoo socota badaa oo ka fas'idaysan doonta dhawaan 🤣😂.

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 7 місяців тому +1

      Maxaa kaagalay Anoo reer saaxilaa raali uda ahe

  • @user-bh1kl4dc9b
    @user-bh1kl4dc9b 7 місяців тому

    Ninka maxaa sarwaal gaaban u galiyay

    • @MahadAbduleTurbashaash
      @MahadAbduleTurbashaash  7 місяців тому +2

      Baduu joogaa. Ma suud buu xiran lahaa. Surwaal aad u gaaban ayaan wataa.

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 7 місяців тому

      @@MahadAbduleTurbashaash kkkkk waa runtaa

  • @abiibc78
    @abiibc78 7 місяців тому +1

    cidla waaye amxaaro keena miyaa ,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,, adaaba yaba

    • @hodanshirechannel3418
      @hodanshirechannel3418 6 місяців тому

      Amxaaro futada idinka waara keensada hhhhhhhh

    • @abiibc78
      @abiibc78 6 місяців тому

      @@usern134-h4g abaayo anaa wadankaan leh masha Allah.

    • @usern134-h4g
      @usern134-h4g 6 місяців тому

      @@hodanshirechannel3418 kuwina kenyatigu iyo etiopianku usareyo kuwasa kwrn

    • @usern134-h4g
      @usern134-h4g 6 місяців тому

      @@hodanshirechannel3418kuwana ka shegeynisid kenyati,etiopian intuba wa kugu dax wasa mesd dagtid ila muqdisho

    • @usern134-h4g
      @usern134-h4g 6 місяців тому

      @@hodanshirechannel3418na kuwa ka shegeynisid kenyati,etiopian intuba wa kugu dax w* mesd dagtid ila muqdisho