Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Shaah iyo sheeko. Ubaale. part 1

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 гру 2022

КОМЕНТАРІ • 82

  • @husseinnuur7567
    @husseinnuur7567 Рік тому +4

    I really like to see simple nature landscape with the a beautiful view.
    Plus old school xamar guys get to gather at somewhere back home.
    Am on my way soon to puntland but before that I would love to came see the howd and adventure all the way somaliland to puntland to Mugadisho.

  • @thelion8223
    @thelion8223 Рік тому +1

    Very educating and refreshing mashallah.. they have much knowledge i like this guys..

  • @gulaiedmohamud6326
    @gulaiedmohamud6326 Рік тому +4

    Iam from uubàle and xaabaale so proud of you thank you bashiir

  • @Eng_moy
    @Eng_moy 19 днів тому

    Mansha allaah aqoonyahan axmed cawaale ❤ alle hadaayo

  • @user-uo2qq9zt4q
    @user-uo2qq9zt4q 8 місяців тому

    Maasha Allah Beautiful clip

  • @ummosaara580
    @ummosaara580 Рік тому +4

    Maasha allah cadi maaha jawiga dalkeena alle hayno barakeyo wlhi qabiga nagu daga muqalada caynkana qurubanu ku dalanay alle hanso aruriyo anakan❤

  • @jasminej6281
    @jasminej6281 Рік тому +4

    I really love this I’ve learned so much. Very nice and chilled while very knowledgeable you guys.

  • @saynababdi4263
    @saynababdi4263 Рік тому +4

    ALLOOW U SIYAADI NABADAA SUGANOO BARWAAQO KU SOOR SOOMAALILAND

  • @muhyadinali9497
    @muhyadinali9497 Рік тому +3

    Cajiib rabi hadin barakeeyo jawi quruxbadan iyo dad macnaleh.

  • @museadan9335
    @museadan9335 Рік тому +2

    I am just new to your channel from Australia Melbourne and I am originally from hargaysa; I would say you guys having absolutely best time! I really love the atmosphere well done and keep it up !!

  • @oamaer
    @oamaer Рік тому +1

    Amazing mountain topic-I learned a lot❤ you guys needs to do this story next to the fire at night👊🏿

  • @shugrihassan7769
    @shugrihassan7769 Рік тому +2

    Walaahi hungurigaa naga so ridaysan

  • @safiyaomar6179
    @safiyaomar6179 Рік тому +2

    Soomaali waa kala firidhay alowna soo aruuri

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 Рік тому +1

    Maanshallah tabarakallah haybad waxad kuleedahay dhulkaaga hooyo l miss you my home 😔

  • @NajiShow
    @NajiShow Рік тому +4

    meesha bashaal aya ka dhcay, i wish i was there , waa idin wada salaamay

  • @gaarabidhaan
    @gaarabidhaan Рік тому +1

    Legant Mahad Abdule the brother of Hassan warabe cadde

  • @AhmednassirAhmednassir
    @AhmednassirAhmednassir Рік тому

    I like this episodes. Very nice for the mental health and soul refreshment.

  • @mohamedhaji356
    @mohamedhaji356 Рік тому +4

    Patiently waiting for part 2.

  • @QURXINTAGURYAHA
    @QURXINTAGURYAHA Рік тому +2

    once again Qurxinta guryaha somaliyeed way idin salaamaysaa waxaan sugaynaaa
    part 2 please
    part 3 please
    part4 please noo soo badiya baashaalkan niyadaan idinkala joognaa walahi waxa la moodaa inaan idinla joognaba kkkkkkkkkkkkkk such a beautiful place to have a cup of tea and chat

  • @Hassan-zt6dg
    @Hassan-zt6dg Рік тому

    Sheeko& shaah waxay lqgu yaaqaaneyex radio muqdishu and jdstv weriye maxmed Cali weji

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky Рік тому

    Interesting!!!

  • @fardusaw9688
    @fardusaw9688 Рік тому +1

    Masha Allah Masha Allah.

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037 Рік тому +2

    Mashallah tabaraka

  • @caalinAbyan
    @caalinAbyan Рік тому +1

    Horto wan idin salamay odayasha .
    4 dal maahe waa qaarado .
    Midda kale waa hargeisa halkaad jogtaan ama #Maroodi_Jeex.
    Maalin ayaan kadis idinkaga dhigi inaad kadinka idiinka so galo, Malin walba waan idin so hor maraa.

  • @sakariyejamaladam9860
    @sakariyejamaladam9860 Рік тому

    Maasha allah ninkaasi waa nin asal somali ah .Oo dalkiisa maalgashaday

  • @ahmedhussein1774
    @ahmedhussein1774 Рік тому +2

    Mansha allah

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 Рік тому +1

    Qurbo joog iyo shaah iyo mahad oo oslo inbadan joogay waa nin reer magaal ah

  • @marwalba3598
    @marwalba3598 Рік тому +1

    odayaal daalay😂😂😂😂oo qorax soo doontay😂😂😂😂

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 Рік тому +1

    Masha allah great time hesheen

  • @hadaosman5440
    @hadaosman5440 Рік тому +1

    Maansha Allah Lkn soomaali yaad wada tihiin maxaa loqada kale aad aad kasoo dhex galinaysaan, ilaahay wuxuu ina siiyeey luqud hodan ah, xumaana imaga ma aha waa iga aragti. umada kale arki maysid iyagoo wada sheekaysanaya oo luqad kale soo dhax galinaya .

  • @khalidyusuf7513
    @khalidyusuf7513 Рік тому

    Waan so socda doontaayda anoo wata ceelsheeq dag ayaan lahaye waan is badalay from Finland Turku

  • @mohamedraabi7494
    @mohamedraabi7494 Рік тому +1

    Saxibkay cabdisamad iyo akhyarta kale dhamantiin aadban idin salamay

  • @husseinyusuf9231
    @husseinyusuf9231 Рік тому +1

    Masha Allah ALLE haydin xafido

  • @ahmedabdi33
    @ahmedabdi33 Рік тому +3

    Hhhh reer magaal geel ka sheekaynaya

  • @crazinikita3331
    @crazinikita3331 Рік тому +2

    My king ❤❤❤❤❤

  • @gadhwade
    @gadhwade Рік тому +1

    Sc , Akhyaarta waan idin salaamay aad iyo aad ayaad ugu mahadsan tihiin gaar ahaan Mr. Turbash muuqaaladan qurux badan ee aad soo gelisay, Bes waxaan jeclaan lahaa inaad magaca meesha yara saxdaan oo Ubaale meesha magaceedu ma aha loogumana dhawaaqo sidaa ee magacu waa UUBAALE oo ka yimid eray UUB = God, Bohol iyo wax la mid ah,

  • @queen22-r7p
    @queen22-r7p Рік тому +1

    Somalidi hore ayan ujeeda😍

  • @BAASAVLOGG
    @BAASAVLOGG Рік тому +2

    Dee dhako keena biyo Iyo baad Lagu Helo Sida meelaha Aad ka timaadeen rag adinkoo kalaa abuuray riyadaase Shaah Iyo Sheeko macna Samayn meysee

  • @khaalidahmet9947
    @khaalidahmet9947 Рік тому +2

    Cilmi isku yimaady ♥️🤚👍

  • @Faadumo455
    @Faadumo455 Рік тому +1

    Ku raaxyso dalkaga m.a🥰🥰

  • @hamseabdi3543
    @hamseabdi3543 7 місяців тому

    Soo la idiinma sheegin ayaan dhawayd inaan adhiga dawac ka qabtay 😂😂😂😂

  • @guudonqali5088
    @guudonqali5088 Рік тому +1

    Mansh allah ❤

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 Рік тому +1

    Masha alaah

  • @guleit89
    @guleit89 Рік тому

    Ninkas tubaka ka dhacday odayga ah😂😂😂😂

  • @JamalAli-kb4dp
    @JamalAli-kb4dp Рік тому

    Very Interesting, frist and far most, Bashir my very best regards to all. Your views are outstanding, l left home at 13, moved around the world over, ... got educated to the top, of my capacity... l have gone fishing the world over, talk to me about going fishing in Somaliland!! I go fishing and eat the fish of my choice bro.... talk to me

  • @Hargeisavillagevlogs
    @Hargeisavillagevlogs Рік тому

    Abti waa Nalco soo qaxay ma haboonee Waa Naloo soo hayaamay dheh ama lanoo soo guuray

  • @maxamuudibraahin5219
    @maxamuudibraahin5219 Рік тому

    Almis maaha magac ingiriis ee waa qabiil magicii oday lagasoo tafiirmay ingiriis muu jirin oday almis layidhaa ayaa deganaa

  • @hiboabdirahman7271
    @hiboabdirahman7271 8 місяців тому

    UbaaledhulkagRayaa
    Xaafun

  • @ismailaliosman4722
    @ismailaliosman4722 Рік тому

    Afgooye take Soo beautiful

  • @haniyusufilmi9754
    @haniyusufilmi9754 Рік тому +1

    Dhalinyaradi cuslaatay

  • @simanmohamed6353
    @simanmohamed6353 Рік тому

    ALMIS WAA MAGAC SOOMAALI WIILASHA AYAA LOO BIXIYAA BUURTA ALMIS WAA BUUR CAANA . e.g SHEIKH ALMIS YAHYE .

  • @hindamaxamuud9692
    @hindamaxamuud9692 Рік тому +1

    Waa xagee meeshani

  • @jasminej6281
    @jasminej6281 Рік тому

    Lool reer aa yaal alaab miyaa reminds me of my mother’s stories

  • @axmedmaxamed628
    @axmedmaxamed628 Рік тому

    Ninka koodiyada xidhan ma meeshan halkee ayay hoostagtaa ayuu leeyahay bal hadalkiisa dhagaysta marka ka hadlaayo deegaankan halkay hoostagto degan ahaan iyo qaabka qaldan ee uu usharaxaayo

  • @ibtijah2747
    @ibtijah2747 Рік тому +1

    Ubaale somali miyaa. Ubaale abidkey ma maqlin.

  • @AlladiiPodcast
    @AlladiiPodcast Рік тому +1

    Kkkkkk funny

  • @abdinasirm6440
    @abdinasirm6440 Рік тому +1

    JAWI QURXOON

  • @abdullatifjusuf6650
    @abdullatifjusuf6650 Рік тому

    Laas maaha meel biyo mareena ee waa ceel xilliyada qaar biyo keena oo weliba la dawliyo

  • @yusufabdirahman5509
    @yusufabdirahman5509 Рік тому

    Jawigaan oo kale ilhy amarkiis waa jeclhy,
    Iswareysi shaax iska can sheeko iyo shaax maqli jirey,
    Maanty waaba arkaa meesha Bashiir ayaa u waaays aragsan miyaaaa ?

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 Рік тому +1

    Asc dhaqan kii somaliyed oo barxanaayn ayaad jilaysan ku socda fadllan waad mahad santihiin

  • @harigle
    @harigle Рік тому +1

    Mahad sida aad u tahay nin aad u xiiseeya sheekoyinka ama attention ka siiya qofka markaa u sheekeenaya waxaa laga gartaa alaabta jeebkaaga ka dhacday sidaa u dareemin iyo inaadan mobile ka aadin oo jeebka kasii bixin, dadka badankii maanta markaty meel fadhistaan waxay sameeyaan mobile isticmaalaan...

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 Рік тому

    Dhul ka waa abaar laakin

  • @QURXINTAGURYAHA
    @QURXINTAGURYAHA Рік тому +2

    imikaa joogtaaan meeshaan ugu jecelahay hargeysa eeesh calaa uubaaale
    walahi jelous ayaad iga dhigaysaan laakiin waxaa balan ah hadii aan wada noolnahay inaan halkaa idinku imaado insha allah kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @MahadAbduleTurbashaash
      @MahadAbduleTurbashaash  Рік тому

      Soo dhowoow. Ha is martiyeeynin

    • @QURXINTAGURYAHA
      @QURXINTAGURYAHA Рік тому

      HAYE HAYE SULDAAN ANIGU REER BALIGUBADLE AYAAN AHAYOO KOLAY UUBAALE WAAN SII MARAAA MARKAAN SII SOCDO IYO MARKAAN SOO SOCDABA

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 Рік тому

    Laakiin mahad cabdule afsoomaali waxad moodaa inuu waligii joogay wuxuna inoosheeyay inuu soomaaliya oo nabada katagay Laakiin nimankan waaweyn maxaa afkoodii sidaa kadhigay

  • @Dacaladadunida
    @Dacaladadunida Рік тому

    Ilaa inta ishaydu hayso hada videoga uma jeedo geedo waa wayn ma la gooyay dhirtii

  • @salalxirsi9185
    @salalxirsi9185 Рік тому

    Warerka qurbaha waa sidan o kale odayashan xarka dhafiye mesha

    • @fardusaw9688
      @fardusaw9688 Рік тому

      Xasad maya aflax.

    • @tiriiga8168
      @tiriiga8168 Рік тому +2

      Ama khayr sheeg ama iska aamus

    • @Mary-wf7cu
      @Mary-wf7cu Рік тому +2

      They're beautiful and they are showing us how beautiful our country is and I'm proud of it ❤ 💙 great job guys.