Nolosha aad ku jirtaan inta hesha way yartahay. Clean and fresh air, natural food, good talk and listening to un-interrupted nature sounds is something to cherish. Noolaada walaalayaal.
waxaan xasuustaa anigoo yar ayaan hargeysa ka baxsaday markaasaan edo allah ya raxma ugu tegay toon wakhti barwaaqo ah ayey ahayd oo aroosyo badani jireen weligay ma iloobaayo- ilaahay ha kuu naxariisti edo aamiin ya allah
Maashaa allaah wll guulaysta hhhhhhh dee qaar kamida dadka hargeisa jooga oo anigu u horeeyo halagu daro casuumadahaas iyo dalxiiskaas cajiib ah ee Dr mahad Yare iyo Dr Bashiir Yare
@Duqa-magaalada khuraafaadka Wahabiga iyo dadka Carabtu maskaxda ka xaday, ee sida xoolaha waxa loo sheego iska rumaysanaya. Heesaha iyo music ayaa Janada lagu raaxaystaa oo lagu nastaa. Aayad quraan ah oo music iyo hees xaaraantimaysay ma jirto haba yaraate! Sheekada alshabaabka iyo argagixisada UA-cam ha la imaanin .
Nolosha aad ku jirtaan inta hesha way yartahay. Clean and fresh air, natural food, good talk and listening to un-interrupted nature sounds is something to cherish. Noolaada walaalayaal.
Soomaaliyeey aynu Dalkeena sidaas u jeclaano wlahi halkasaa ina huran Maashalaah
waxaan xasuustaa anigoo yar ayaan hargeysa ka baxsaday markaasaan edo allah ya raxma ugu tegay toon
wakhti barwaaqo ah ayey ahayd oo aroosyo badani jireen weligay ma iloobaayo- ilaahay ha kuu naxariisti edo aamiin ya allah
admiring you guys from Canada ...VIVA SOMALIA enjoy
Masha allaj enjoy beautiful trip
Maasha ❤️ alaah beautiful scenery
Watching from Birmingham UK 🇬🇧
You are lucky to become a friend with a Master chief ( cooker ). Enjoy it.
Markaan dalka imaado waxaan rabaa inaan idinla dalxiiso runtii inshallah ,
Runtii jewigiina ayaad samaysateen ❤
Masha-allah Nice Video And Nice Veiw
Masha Allah jawayga quruxda badan ee dalkeena iyo rafaadka qurbaha laba aad uu kala foog
Masha Allah wllo is jecel alle waxan idinka Baryaya cafimaad iyo cibaado suban Turboshaash iyo bariish
Salaam Alaykuma masha Allaha Barkalaahu fiika qofkii 563 Ee video gan daawada millions thanks 🎉🎉🎉🎉🎉❤
Mahad cabdulle
Turbashaash
Saaxiib mahadoow
Xaafadaheenii
Muqdisho weli intaadii uu baad leegtahay
Keep going brother
Long live turbashaash
nabad baa leh naas la nuugaa reer somaliland dad ba haysan nimcadaa ee ilaashada guul somaliland enjoy guys your times
Alle heydin sharfo niman fahmey sida loogu raaxeysto dalkooda
soo beautifull. Keep the vibes.
MANSHAALLAH
Bashiir rageedii
assistindo vocês do Brasil 🇧🇷
Waa maalin ciidoo caradaynu joognee cirkeeniyo dhulkeenba laga wada ciyaaree ❤🎉🎉🎉🎉🎉❤ masha Allaha Ana Inaan ilaa Berbar tago weeyi😮❤
illaahow noo siyaadi nabada waxa cadawgu ka xunyey markay arkaan wanaagas
Masha Allah Masha Allah ❤❤war dee cafimad kucuna walal guuuuuuuuuuul somaliland
Masha Allah hala badiyo Alle nabada haynoo siyaadiyo Ictiraafkana haynoo soo dede jiyo Amiin
Masha allah waad raxaysateen walahi waan idinku gajoday
Caanoo feel oo fresh aha ma cabteen
Maashaa allaah wll guulaysta hhhhhhh dee qaar kamida dadka hargeisa jooga oo anigu u horeeyo halagu daro casuumadahaas iyo dalxiiskaas cajiib ah ee Dr mahad Yare iyo Dr Bashiir Yare
Sow dadkuba Dr bay wada sheegteen kkkkkk
@@TogdheerBurco-x3p hhhhhhhh aniga xataa waa Dr maxaed Yare salaamantahay sxb
Maanash Aallahu meel aad u qurax badan saxow hana
Ilahay hanoo sayadiyo nimacada iyo nabada dhulkii hooyo
Mashallah tabarakallah ❤❤❤
Jawiyada nuucaan aad ayaan u jecelahay runtii allow dalkeynii nabad nooga dhigo ani oo nabad qabo allow ii celi dalkeygii allow yaanan dhiman anigoon ku noqon caradii uduga😭😭😭😭
Bilaaa haydin dhacaaa ..xabado qaata..Hub qaata....Nice camping 🏕 😊😊
Hal kani waa Somaliland. La isma dhaco. Nabaddu waa 💯
Waaw comping like❤❤
Masha Allah ilaahay haydin siyaadiyo
Mansha allah tabarkalah caafimaad ku cuna walayaal❤❤
BASHIIR MA CEEYALA WAABARIBUU AHAA MISE HODAN
Maaha Allah, ku Raaxaysta nolosha
Maansha alaah ciid Mubarak
Akhyaar dalkoodii ku raaxaysanaysa Allah ha inoo siyaadiyo nimcadiisa
Bashiir cadaawe xirsi dheere saaxiibkii soomhn
Dalxiis wacan iyo dvul dabii ciya
Masha alaah ku dalxiis dalkaaga ku raxeyso dalkaaga
Ma sha Allah ❤❤
Odayadan da da ah ee ooh my goodness haya Acuudubilaah
turbo shaashtu waa damaanshaad iyo hawo neeecowmacaan mahad iyo sxbkiis
Sifiican baad U Ciideen walee ❤
Sxbkay marna walaalkay, mahad Cabdule iyo ex bootaan waan idin taageerasanahay lkn Ganacsiga kadaaya/ha noqonina dhiigmirato anigoo wax walba og aad Baan idiin salaamayaa marwalba kudadaala wanaaga aad wadaan aniguna garabkiina Ayaan ahay, mahadsanidiin waa walaalkiin Maxamud khalar from Germany ❤
Ganacsi? Maan fahmmin. Bal i fahansii.
aduunyo anigana meelbaan kulayl iyo hawo wasakhaysan iyo humid place jooga idinkuna wadankiini baad raaxaysanaysaan
Waa wareey, odayaashii inyaraa kugu filan ahaa 💓
Masha Allah
golden voice 🎉❤
Maashallah Somaliland.
Which part of Somaliland is it???
Duleedka koonfureed ee magaalada Hargeysa tuulo la dhaho TOON.
@@AbdiazizSaidAhmed Maashallah
maanshaaallaah----turboshaash---waad ka reysatey ---NORGE----KKKKKK
Masha allaah ❤
Mashalah tabarakalah ❤❤🎉🎉🎉
Mn Sha allah
Eid Mubarak
Mashalaah tabarak
walaahi sidaad isaga raaxaysanaysaan waa cajiib sxb bashiir mursalciise waa nin waayo arag
Allaahuma Baarik
Ton inte ku tala ? Thank U
Somaliland
2 nin cunto badanaa waa kvalade waa ina lay din arkad idinka oo jimicisanaya
Waan u xiisay dhulkii sinnaa ee koonfurta Hargeisa meesha bal kasta maalin ayaan tagi jirney ciyaal xafadnimadii
Manshallah❤❤❤❤❤
Man sha Allah aleylehe
Mahad iyo basiirow fahanka noloshu waaqaali
Royal Of Peace Somaliland❤❤
Meeshaan qurux kuma arko, lama dagaan baan arkaa
Maantoo idil "toon" markaa leedahay waxan u heystaa, meel toonta cuntada lagu kariyo Ka baxdo inaad na tusi doonto. Ileen toon waxàad Ka wadaa meel jiqa oo cidla ah?
Libaaxa inta hilibkaa soo uriyo ha iniku cuno cidladaa!
baby potstoes lama fiiqo lkn tan kale kuma cuni kari fiiqa inkastoo nutrients ka buxaan😂
Wn jeclahay video yadna ookale Allow noobarakee dhulkeena hooyo
Jah jawidaganigadhe❤❤
Waxaan jeclaan lahaa
In aad wax cunto ka duwan dadka u soo
Gudbisaan
NABADU WAA QAALI LAAKIIN IN LA SII XOOJIYO WAAYE
Waxaan jeclaaday sida aad iigu dhiiri galisay wadankayga inaan imaado waa ragga kaliya oo ku dalxiisa waddankeena
Mahadadoow bashiir
Ma maryan mursal ciise bootaan
Haa
Odayga. Bashiir naagta hesha nin heshy
Ciid wanaagsan
Bashiir grand beeeeesaaaaaani😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Miyiga magacii?
Toon.
Toon xagey ku taalaa
Somaliland
Waxaad ilowdeen in aad ka warbixisaan tuulada & meesha ey ku taalo
Masha Allaha wah waha good piknik
Talyaani ayaa tababaray waa rag aan naago qabin
Toon deegankee ka tirsantahy
Maroodi jeex / Ama Hargaysa kolba sidad utaqano
Kaam samsam.kkkkk
BBC markan maqlio xusuus qosol badan oo horta miyay wali shaqayso been been cc😂😂😂
Mahadoow heesta iska daayaa ILLAAHAY wuu neceb yahay quraan ama muxaadaro ama wax ku anfacaya aakhiro iyo aduun dhagaysta si uu nicmadaa uu idin siiyay idunku daainto shukri naq badan sameeya
Heesuhu waa dhaqan keena. Saudiga Macca dagani dhaqankooda way ku heesaan. Maxaa inaga inoo diiday. Hees lagama maarmo.
Ilaahay wuxuu necebyahay argagixisada Alshabab iyo waxa taabacsan ee aad adigu kow ka tahay! Heesaha shaydaanka iyo qof qalbigiisu madow yahay ayaa neceb. Diin Heesaha iyo music xaraan ka dhigtay ma jirto aduunka dhan.
@Duqa-magaalada khuraafaadka Wahabiga iyo dadka Carabtu maskaxda ka xaday, ee sida xoolaha waxa loo sheego iska rumaysanaya. Heesaha iyo music ayaa Janada lagu raaxaystaa oo lagu nastaa. Aayad quraan ah oo music iyo hees xaaraantimaysay ma jirto haba yaraate! Sheekada alshabaabka iyo argagixisada UA-cam ha la imaanin .
@@MahadAbduleTurbashaashwaxa xaaraanta ahi heesta maaha waa muusiga muusiguna dhaqankeena maaha heeso bilaa muusik ah saar ama gabayo
Mash Allah ❤😊
Masha alaah masha alllh
Maansha Allah