NAFSI IYO NASIIB PART 2 film Cusub 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 24 січ 2020
  • Waa film qiso macaan oo ka waramaya nin xamaale ah oo jeclaaday gabadh kibir badan oo raga yasta
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 183

  • @hoodiitahaniita3382
    @hoodiitahaniita3382 4 роки тому +36

    inta Quranka jecel like

  • @Muslimah536
    @Muslimah536 4 роки тому +93

    Inta rasuulka jecel like ii saat
    Maanta anaa ugu horeya
    Waan sugaayay

  • @laylabinali4526
    @laylabinali4526 4 роки тому +40

    Aniga ahaan waxa iga codsi ah in daqiiqado la inogu daro filimka ilaa 30 daqiiiqo cml laga dhigo inta ila rabto like anka arko

  • @drhd1043
    @drhd1043 4 роки тому +8

    Inay saamiya sii quruxbadnaatay yaa ila arkay like dhac igu siii 👍👍👍

  • @hibakabdi9668
    @hibakabdi9668 4 роки тому +19

    Waaw first ahy manta inta iga dnbysa like👍❤
    Keep fgoin somal

  • @ahmedalijama4542
    @ahmedalijama4542 4 роки тому +5

    Masha alllaa qof kii ugu horeyan ahay guulyasta

  • @caashoayaan9659
    @caashoayaan9659 4 роки тому +9

    msha Allah Wlhi waxa tihiin dad aan kahelo Jiliinkoda Filmska seytahy baa ujishaan Kama daalo dawashadiina Hadan wadanki jogi lahaa wlhi Idinku so biiri lahaa Macal Asaf lkin halkan Idinkala socdaa

  • @cashanuur6253
    @cashanuur6253 4 роки тому +3

    qofkii uguhordawaday ayaan noqday maash allh gabigiinbaa
    waaan samiya sagal

  • @nimcocumar441
    @nimcocumar441 4 роки тому +2

    Inta ila aragtay inay garanayso gabayga like dhac kusii oonay warqadu waxba aanay ku qornayn hhhhhhhhhh ✋👍👐👍👍

  • @cutecats6478
    @cutecats6478 4 роки тому +2

    Labadan actor nimo. Ayeey kusoo baxayan

  • @ciiltirefilmsandvlogs286
    @ciiltirefilmsandvlogs286 4 роки тому +4

    #UA-camku #Laantod #Dhandhanba #Male Somal entartainment❤🙏🙏

  • @sowdasiman6941
    @sowdasiman6941 4 роки тому +3

    Wlhi maxamed duruufta saxda ah ayuu ku matalooyaaa masha allah wllhi wiilkan jiliinkiisa thebest wye

  • @zamzamaxmed4775
    @zamzamaxmed4775 4 роки тому +5

    Ana kugu horeya yes

  • @gabayxadichanel8969
    @gabayxadichanel8969 4 роки тому +5

    Waa caadi inuu qofku waxba haysan waana caadi inuu xamaalyahay laakiin wajiga usgaga leh waamaxay wax la aan ceeb maaha se usgagu waa wax xun ka saara wajiga waxaad marmariseen iyo usgaga

  • @hafsamahamed8135
    @hafsamahamed8135 4 роки тому +2

    Khatar waaye filimku

  • @aartv6661
    @aartv6661 4 роки тому +34

    Reer hargysa is mujiya reer xamar idimo haye idinmeee

  • @aartv6661
    @aartv6661 4 роки тому +22

    QOFKI SABSCARIBE TA ISARA WAXA KU XUSAYA UA-cam KAYGA IS MUJIYA TAGERAYASHA

  • @khaalidkoyooffaciall5375
    @khaalidkoyooffaciall5375 4 роки тому +6

    Like please azxpta

  • @nuhaosman4477
    @nuhaosman4477 4 роки тому +3

    Zhidan iga dheh😍😍😍😍😍

  • @fatimaabdiaziz9347
    @fatimaabdiaziz9347 4 роки тому +15

    samiir iyo samiya mrkii uhorysay iygoo jcyl mtalya baranyey iskusonbxayen mrka hda saamiya kaweyntye hhhhhh

    • @maankadeeqa8030
      @maankadeeqa8030 4 роки тому +2

      Horey uwada matalen dayax show ayay kaso wada matalen

  • @fatimaabdilaahi9660
    @fatimaabdilaahi9660 4 роки тому +8

    My team somal horoy usocda

  • @amorahargzan9916
    @amorahargzan9916 4 роки тому +4

    Wwwww manta la igama soo horayn

  • @maankadeeqa8030
    @maankadeeqa8030 4 роки тому +2

    Waxa so badiya

  • @mascuudahmed2254
    @mascuudahmed2254 4 роки тому +2

    Axby salansare dhantiin

  • @kadra825
    @kadra825 4 роки тому +4

    💖 💖 💖 💖 💖 💖 LOVE AND LOVE 😍 😍 😍 😍 😍 WELCOME BROTHER AND SISTER GOOD FILM

  • @salmacawil8937
    @salmacawil8937 4 роки тому +2

    Somal Entertainment taagero buuxa halkaa kaga sii wada da dadaalkiina lkn inantan saamiya sagal mxy isla macaanaynaysaa ay inanka ugu daadisay jacayelku taajir io fiqiir midna ma yaqaaan yaaahah Cadaan io madawba maya Qaan marka wllo saaamiya inanka buuraan wax la qabo hye walaalnimo waan idin jeclahay asc

  • @clftaahzapanka5532
    @clftaahzapanka5532 4 роки тому +2

    cidii aan ka soo horeeyay igu la sali nebi suuban mohmed scw

  • @HEES_CUSUB
    @HEES_CUSUB 4 роки тому +7

    Team Somali entertainment halagu Soo yaaco waqal studio 3

  • @abdulaziizabdlaa8846
    @abdulaziizabdlaa8846 4 роки тому +42

    Qofkii ugu horeye Akhrista un Commonte Ahaye fadlan like igu deeqa 😁😁👍👌

    • @Muslimah536
      @Muslimah536 4 роки тому

      Been badaanaa anaa ugu horeeyy

    • @abdulaziizabdlaa8846
      @abdulaziizabdlaa8846 4 роки тому

      @@Muslimah536 War kalay Aniga ugu horeyay kulaha kol baad mel ku buxinysa 😂😂😂😂

    • @Muslimah536
      @Muslimah536 4 роки тому

      @@abdulaziizabdlaa8846 haadee waan kaa horeeyay wax yahaw waalan xagaad ugu horaysa anaa kaa horeeyay naga aamu filimku mar hore ayuu ahaa

    • @abdulaziizabdlaa8846
      @abdulaziizabdlaa8846 4 роки тому

      @@Muslimah536 war ship iska dheh wax la cuno malaha modaysa ciyal xafadYahow yari 😂😂😂

  • @idlemire6816
    @idlemire6816 4 роки тому +4

    Eesh calaa film waan Ka helay

  • @aishamohamed1522
    @aishamohamed1522 4 роки тому

    Hibaaq Masha ALLAH aad bay u quruxqoonthy😘

  • @qnilkacas6761
    @qnilkacas6761 4 роки тому +6

    San uh sugey nay wanuh daleybh

  • @mabsudsbeauty686
    @mabsudsbeauty686 4 роки тому +7

    First ❤

  • @nimcocumar441
    @nimcocumar441 4 роки тому +2

    Oo ma hadana waba laysku Soo shigaya sheeeeekoy kunacay hhhhhhhhhh jacayl iyo badh iga dheh hhhhhhhhhh 🌹🌹🤣🤣🤣🤣

  • @aragsanhazan9464
    @aragsanhazan9464 4 роки тому +5

    Soo dhacyeey saamiya qurux

  • @mushtaqupthicariim2365
    @mushtaqupthicariim2365 3 роки тому

    Qofka nabiga like saar

  • @ahlam8554
    @ahlam8554 4 роки тому +2

    Samiyey
    Waxad
    Ku
    Qurux
    Badantahay
    Shaalmada
    Waa
    Iga
    Run

  • @shuaybsaleepanzhact8183
    @shuaybsaleepanzhact8183 4 роки тому +8

    Qofka ugu horeyeye we daawada. Soamal horumar wacn
    Inaad dadka raali gelisaan waa wax aadbloogu farxo

  • @safiasaed8454
    @safiasaed8454 4 роки тому +6

    Maxamed siduu jilinkii ula keenay ayaaban ka helay

  • @suheybamuhiyidn3080
    @suheybamuhiyidn3080 4 роки тому +12

    Wll cadnaan meeyi ralow yaa ila tabey qofki ila tabey liig isaara ila maba aqanbe liigta wax laga helee

  • @SamiaOmer485
    @SamiaOmer485 4 роки тому +3

    Mzhaa allah

  • @ayushsaet8429
    @ayushsaet8429 4 роки тому +2

    Innaka actor loguma talo gline so badala ✋

  • @ruunchannel4410
    @ruunchannel4410 4 роки тому +5

    Ala war qubo sowkii dhintay maaha waaxay kanna kkkkkkk

  • @bbenacnac
    @bbenacnac 4 роки тому +10

    Somal Entertainment thank you ❤❤
    First commnte ayan ahy wlhida 😁

  • @madadaaloofficial5006
    @madadaaloofficial5006 4 роки тому +1

    Waaw like isaara

  • @nawaalqurux7700
    @nawaalqurux7700 4 роки тому +2

    Ciwaanka nabsi iyo nasiib miyaaaa Mise anaaa khldn yaaah🙏😍

  • @mariamaabbaz904
    @mariamaabbaz904 4 роки тому +2

    Filimka magaciisu ma NABSI IYO NASIIB baaa mise waaa NAFSI IYO NASIIB 👌🏼

  • @amorahargzan9916
    @amorahargzan9916 4 роки тому +5

    Anon daawan soo qoray 🤣🤣🤣

  • @maankadeeqa8030
    @maankadeeqa8030 4 роки тому +3

    Hibaaqdan ayan nacay niyow kasara mesha kama helo jilinkeeda

    • @SomalEntertainments
      @SomalEntertainments  4 роки тому +2

      Nuura Alphi waxad tahay mid kamid ah taageerayashayada mudada badan nagu xidhnaa ilaa mudo 2 sano ku dhaw ayad ku xidhnayd Somal. Waxaanad kamid tahay dadka aan aadka u ixtiraamno. Lakinse walal Hibaaq jilitaankeedu ma xuma runtii waa atariishad karti badan inaynu simple ku badelno maaha wixii ka qaldama waynu saxaynaa walal

    • @mudicade6325
      @mudicade6325 4 роки тому

      Hibaaq wanjecelnaa , ee kawarejii

  • @haniilkacaz7573
    @haniilkacaz7573 4 роки тому +2

    Samiya sagal😂😂😂😂

  • @asmafani5902
    @asmafani5902 4 роки тому +2

    Wll hesta iisheega wedka wad usamirtaa

  • @sahrasaafi9783
    @sahrasaafi9783 4 роки тому

    Masha allaah horey usocda

  • @nimcosagalmahamoud3590
    @nimcosagalmahamoud3590 4 роки тому

    Aad iyo aad idiin jecelay wllhi lanbarkiina izoo zheega wllo

  • @nuraege6689
    @nuraege6689 4 роки тому +3

    Anaa uhoreeya manta

  • @xalimocali1053
    @xalimocali1053 4 роки тому +6

    ❤❤

  • @ayaanabshir54
    @ayaanabshir54 4 роки тому

    Coment inta soo qorta u badan waa dumar inta ila aragtay like 👌👉

  • @adiyamursaldualle4467
    @adiyamursaldualle4467 4 роки тому +7

    I’m number 1

  • @suhuur2282
    @suhuur2282 4 роки тому

    Zack gang is 4th and daughter and is the first to ❤❤❤❤

  • @ifrahmahamoud9035
    @ifrahmahamoud9035 4 роки тому +2

    Manshallah aad baan idin jeclahay

  • @nimcolaki7023
    @nimcolaki7023 4 роки тому +8

    Naagtan xun ee samiya ka badala actorad ma noqon kartee waa bila macniye🤨

  • @sahamiyemedia6013
    @sahamiyemedia6013 4 роки тому +3

    *SomaL Entertainment* My Team👋

  • @iqrocabdi867
    @iqrocabdi867 4 роки тому +1

    Soo daaya

  • @caashoayaan9659
    @caashoayaan9659 4 роки тому +7

    mid kle hdaan idinku daro Directorka Maxamed please xagan kala so xiriira Fikrado kugu Dari lahaa Filiman ah wlhi hadee macquul tahy Thank U

    • @SomalEntertainments
      @SomalEntertainments  4 роки тому +1

      Waxad kalaso xidhiidhi kartaa walal nambarkiisu waaka janalka ku qoran qaybta About ku dhufo waxa kuuso baxaya faahfaahinta xaga nalaga soo xidhiidhi kartaan

    • @caashoayaan9659
      @caashoayaan9659 4 роки тому +1

      Majdsanid wllo

    • @amiinabdirisaqyuusuf9818
      @amiinabdirisaqyuusuf9818 4 роки тому

      @@SomalEntertainments 1

  • @ahmedalijama4542
    @ahmedalijama4542 4 роки тому +4

    Aad baan idin taageeraa

  • @noraibrahim3406
    @noraibrahim3406 4 роки тому +2

    Ax adduunka duruuf iyo jacayl isu daranaa 😭😭

  • @ahmedjama1816
    @ahmedjama1816 4 роки тому +2

    Funny

  • @ururkadhalinyaradasoomaali1959
    @ururkadhalinyaradasoomaali1959 4 роки тому +4

    Somali entertainment keep going lkn dardaaran iga guduuma taa oo ah inanta yari saamiya xidigta jaceylka yeynan idinka baxsan ku dhignada ma mooda inaad bedelkedi heli doontan wan firsan jiray wana firsada inta filim aad sameysen balse wax ayada ka jaliiin qurxo iyo kafican ma aanan arag wll saamiya iyo somali entertainmenta horumar iyo qeyr idin rajeynaa weligin iyo teamkina one love ❤💔💕💕💖💖💖

  • @sumayamustafe8453
    @sumayamustafe8453 4 роки тому +3

    Fadlan like isaar

  • @caliahmed6081
    @caliahmed6081 4 роки тому

    Nice movie wan lasocda innaba cadi ma ahan ma ma kkkkkkkk

  • @hadiyaabdillahi5447
    @hadiyaabdillahi5447 4 роки тому +1

    Maa Sha alaah keep going my entertainment

  • @haniabdirahman8905
    @haniabdirahman8905 4 роки тому +4

    Jecel murugo badan 🤦‍♀️🤦‍♀️🤦‍♀️❤

  • @wardacawil2596
    @wardacawil2596 4 роки тому +2

    Samiya wad la googo aysaaye

  • @zoumeyhaji8290
    @zoumeyhaji8290 4 роки тому +3

    Inalilah wxay waxano dad ah

  • @zamzamahmed3402
    @zamzamahmed3402 4 роки тому +5

    An sorry lakiin waad nagu yarayseen waymacanaydee

  • @cumarabdiwahab6586
    @cumarabdiwahab6586 2 роки тому

    Ruwaayada waxa laga koobi garaystay ruwaayadii muna faysal iyo dayax iyo madar iyo najma

  • @mawliidwaaadadisjecelmaxam8928
    @mawliidwaaadadisjecelmaxam8928 4 роки тому +3

    Mesha agatar maaa jogaa

  • @iqrocabdi867
    @iqrocabdi867 4 роки тому +1

    Qeebtii 3aad aaw day

  • @abdirahmancktube
    @abdirahmancktube 4 роки тому +7

    moh hassan libaxaygiii

  • @nishapatel580
    @nishapatel580 4 роки тому

    Caku samiya mmm aaa cunaha mlugu dhagay kuteh🤣😁🤣😁

  • @sacdiyocw2104
    @sacdiyocw2104 3 роки тому

    Wlhi kooxdan waaan ka helaa anigu jilisteeda

  • @abwaansharmakegermany
    @abwaansharmakegermany 4 роки тому +3

    🤣🤣🤣xaguu iskaga kaa jeclaanayaa maalin kaliya ayuu ku arkee buufi waxa saamiya🤣🤣🤣😁😂

  • @canbarocali5763
    @canbarocali5763 4 роки тому +2

    Nabsi baalaga wadaah

  • @najmamohamed9045
    @najmamohamed9045 4 роки тому

    Hhhhhhhh saamiya mamama aa kulaha bow qosolaa igudishay

  • @hodanaxmed2691
    @hodanaxmed2691 4 роки тому +2

    31
    qof iga horeeya

  • @hudaahmed603
    @hudaahmed603 4 роки тому +1

    MAA marku ku yidhaa adna MAA dheh waydu is fahmiye 😂😂way iga qoslisay wllhi hibaaq😂😂😂 part 3ga laso dhakhsada 😃😃

  • @zeinaibrahim0542
    @zeinaibrahim0542 4 роки тому +5

    Walalyalow Adnan xages adhi biri yaxan maxan uarkeynin

    • @abdirashidhashi3620
      @abdirashidhashi3620 4 роки тому +1

      Wuxuu aadey kooxda HOB FILMS wuxuu leeyahay youtube waxaana ugu qoran TESMA FILMS halkaa ka daawo walaashey

  • @hodanesse749
    @hodanesse749 4 роки тому +2

    Liban iyo cadnan meeye laba lacib beey ahayeneee

  • @ifraaxxasan5490
    @ifraaxxasan5490 4 роки тому +2

    kuwaata hibaq wlhi waxa thy qof aan jeclhy

  • @khadramaxamedusmaan3283
    @khadramaxamedusmaan3283 4 роки тому

    Maxamed wxan raba tilfoon kaga ii soo qora wll wxan raba inan idnku so biiro

  • @adiyamursaldualle4467
    @adiyamursaldualle4467 4 роки тому +6

    10 seconds ✌🏻

  • @nuuramabsuud2602
    @nuuramabsuud2602 4 роки тому +12

    Koxdani mdhax noqotey yaa ila arkey liketa ha iladhafin hdi ila fikir thy

    • @umumuraad8530
      @umumuraad8530 4 роки тому +1

      Wll miyaanad xishooneyn ma madhax bay ku noqdeen haday dad ay is afgaranwaayeen aykala tageen teeda kale hadayba wakhti inoo hurayaan aynu umahad naqno

    • @nuuramabsuud2602
      @nuuramabsuud2602 4 роки тому +1

      @@umumuraad8530 warun lkn riwayadoda ay hda matalayan ayaan iqancin xishod darro na maha wlalo quruxey hdi qofku shego fikirkiisa

    • @umumuraad8530
      @umumuraad8530 4 роки тому +2

      @@nuuramabsuud2602 hppti xishood waa kugu dhamaaday oo waa waxa laguugu bixiyey nuura iftin lkn wxn uyara diidayaa kooxdu inay niyad jabto oo ay isdhiipto raali iga ahoow walaashay waayo waa in fikirkaaga laguu tixgaliyo sorry 🙏🙏

    • @nuuramabsuud2602
      @nuuramabsuud2602 4 роки тому +1

      @@umumuraad8530 dhibmleh qalih adig mudn❣

    • @rahmaa8394
      @rahmaa8394 4 роки тому +1

      walaga fiicanyahy inaad wax negatives ha ka qorto haduuna ku cajabin waxba hadawan

  • @hamdaayaangurrey1043
    @hamdaayaangurrey1043 4 роки тому +3

    Anah u horeeYe

  • @mowlidabdirahman4811
    @mowlidabdirahman4811 4 роки тому +4

    Ubuxu waakii guryaha gidaarada la sudhayeeee

    • @kattysom4285
      @kattysom4285 4 роки тому +1

      Hhhhhhh 10 sano kahor xaafadayada sudhnaan jireen

    • @mowlidabdirahman4811
      @mowlidabdirahman4811 4 роки тому +1

      @@kattysom4285 Sow maaha, Maaha ubuxii jcylka soo qaadan maayaan inader

    • @nimcoahmeth4118
      @nimcoahmeth4118 4 роки тому +1

      @@mowlidabdirahman4811 lagama baxsan karo hh

    • @mowlidabdirahman4811
      @mowlidabdirahman4811 4 роки тому +1

      @@nimcoahmeth4118 hhhhh U fiirsashada ayaad ka yaabtey miyaa inader.

  • @idilabshir5254
    @idilabshir5254 4 роки тому +2

    1 one

  • @haniabdirahman8905
    @haniabdirahman8905 4 роки тому +3

    Maxamed iyo samiira sagal maxa kala haysata axax

  • @asiacaarigabo2054
    @asiacaarigabo2054 4 роки тому +2

    Isna waa waa bilaa casho iyana ubaxyo ayuu u ibin waa aduunyo 😡

  • @zulthaanzamriye6859
    @zulthaanzamriye6859 4 роки тому +4

    First comenta haleys tix geliyo lije iyo subcribeka

  • @hipokhaliif6075
    @hipokhaliif6075 4 роки тому +2

    lkn wad angu rajizeen

  • @user-ps1iq4ke1l
    @user-ps1iq4ke1l 11 місяців тому

    Eeryyyyyiipp

  • @hamse9977
    @hamse9977 4 роки тому

    Waa 24 jiroo markaasay maraysaa numberkayga yaa kusoo siiyey😂😂😂😂