DAN IYO JACAYL PART 12 HD 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • Director & Camera
    Hamze Kalinle Osmaan
    Name Owner Of The Film
    Apdifatah Ereg
    Editor Of The Film
    Mawliid Hargeisawi
    Thanks For Watching 🖐🖑👋👏

КОМЕНТАРІ • 2,2 тис.

  • @mahadkeysemk2208
    @mahadkeysemk2208 4 роки тому +895

    dayax Waa best Actorka Filmkaan anigana siduu noloshaas u jilaayo ayaan ka helay
    dayax dartiis
    #Like_saar

    • @sudeshussein1639
      @sudeshussein1639 4 роки тому +3

      Wllhi kula mid ahaan best actor in this film weeyeh 😊😊😍😍😊😊😍😍😊😊😍😍😊

    • @ahmedaliiabdalla
      @ahmedaliiabdalla 4 роки тому

      Taa baan ahyn sxp Mesha wuu ka dhaxmuuqda De wixii jilinka ee lagu adiyey barteduu dhigay Qiiro Ayuu igaliyey sida wacan ee dee Hadlka uu oranayaaa ayaaba dhirigalin iinoqotay

    • @acgoal2134
      @acgoal2134 4 роки тому +3

      @@sudeshussein1639 Subscribe isaar wll fadlan

    • @acgoal2134
      @acgoal2134 4 роки тому +1

      @@ahmedaliiabdalla Subscribe isaar wll fadlan

    • @saynabhassan6786
      @saynabhassan6786 4 роки тому

      Sidoo kle my pro

  • @mubaarakyuusuf1619
    @mubaarakyuusuf1619 4 роки тому +420

    Dayax horumarkiisa inta jecel like saar ✌️🔥😂

  • @kaynanabdirazakibrahim5901
    @kaynanabdirazakibrahim5901 4 роки тому +491

    Qofki nabiga jecel♥️like wll ha idhafin adoo nabiga ku salin scw scw scw#

  • @yakupmatic4741
    @yakupmatic4741 4 роки тому +149

    Hooyo Intii jecel likEta Ila gaaDh🤞✌️😂❤️

  • @abdiladiifmuuse3155
    @abdiladiifmuuse3155 4 роки тому +50

    Muna iyo dayax inta tageerta iyo qaabka ay wax u jilayaaan💯❤

  • @sadikapdichenell4676
    @sadikapdichenell4676 4 роки тому +207

    Inata dayax taggera like Dhac kusiiya ☺️

  • @abdirasaqamiinxasan5352
    @abdirasaqamiinxasan5352 4 роки тому +72

    qofki ilahay jecel like olease

  • @clahiyasin3645
    @clahiyasin3645 4 роки тому +262

    nabigah hadaaad jeceshahay ku sali zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw like saar

  • @khaalidkoyooffaciall5375
    @khaalidkoyooffaciall5375 4 роки тому +361

    ilaahay dartii like iisaar wll waligay 10 magaadhine❤

  • @KhaLeDhaykal47
    @KhaLeDhaykal47 4 роки тому +61

    Wllhi cadnaan Fikir kayGuu ka hadalay oo aniGu waxaaN Aamin zanahay ilaa Aan zhaqaysto inaana Qof inaan luGooYo iniGooN DiYaar u ahayaN GuuR Ama Gacanta waxa ku hayaN ilaa aaN zhaqayzto mooYe waxa bila Aadam leeYahaay kuma tazhado anigu hadaad igu racaznan tahY like zaar📌🙏

  • @nimofadal7117
    @nimofadal7117 4 роки тому +127

    Really wan qiirooday
    Hadlkaas najma iyi dayax
    Hore u socda HOB FILMS

  • @rahmayassin5167
    @rahmayassin5167 4 роки тому +187

    cadnan qof aad uu wanagsan inta ilaa aragtay farta taga😂😂

  • @husseinalihassan5121
    @husseinalihassan5121 4 роки тому +258

    Dan iyo jacayl qofbaa iigasoo sheekeeyoo hadaan kusoo biiray
    Hob film team
    Ee nacalaa shaydaan ku yaalle
    Ii cimaamada 🙏

    • @MAXKAMADA_DAHIR
      @MAXKAMADA_DAHIR 4 роки тому +2

      Hussein suudi sodhawow wll 🙏

    • @maryanfadil2745
      @maryanfadil2745 4 роки тому +4

      Omarka ma like baad ugu sobirtay hob films

    • @Nahyaan_002
      @Nahyaan_002 4 роки тому +1

      Nacasha ha caayin doqon baa tahay 😶😶😶😶😶😶😲😲😲😲😲😲😲😲😲

    • @juweriahashi4515
      @juweriahashi4515 4 роки тому

      So dhawooow bro wla isku arkay meshan😂

    • @husseinalihassan5121
      @husseinalihassan5121 4 роки тому

      @@juweriahashi4515 MHDZND wll 🙏

  • @Foojestudio
    @Foojestudio 4 роки тому +59

    ''Jacay waa dareen,, damac weeye aadmiga ,,Qalbigooda daga oo dadku wada dareeme ,, like SAARO ♡

  • @Zaara656
    @Zaara656 4 роки тому +210

    Anoo jaamacada jooga ayaa lay soo sheegay in la soo geliyay wllhi orod ka iga dhacay wad yabay saan😂 team hob films idin jeclahy💖

  • @asmasaed2393
    @asmasaed2393 4 роки тому +174

    Sidaaan u sugayey iyo sidan Kediska ula kulmay barakallah😁💯

    • @somaliforextrader638
      @somaliforextrader638 4 роки тому

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 wax radish

    • @bastian6210
      @bastian6210 4 роки тому

      Qeybta danbe in lala soo dagdago alxamdulilaah

    • @FilmKoob
      @FilmKoob 4 роки тому

      @@somaliforextrader638 Subscribe isaar wll fadlan

    • @FilmKoob
      @FilmKoob 4 роки тому

      @@bastian6210 Subscribe isaar wll fadlan

    • @amirahmohamed3325
      @amirahmohamed3325 4 роки тому

      Lasoo dhakh sada hob

  • @farxadfamilyoficiel9917
    @farxadfamilyoficiel9917 4 роки тому +139

    #Uducee #hooyadaa
    Fadlan U Ducee Hooyadaa :Hooyo mcn allow janada ku gee Amiin amiin Alle Janooyinkiisi Ha Kugu Deeqoo❤🥀

  • @naciimaabdirahmaan2145
    @naciimaabdirahmaan2145 4 роки тому +37

    Muna waa qof qalbi fiican iyo sidokale cadaan hore usoco team hop films💕🙏

  • @kaafibulshaawi8397
    @kaafibulshaawi8397 4 роки тому +89

    Dayax sida uu udayar yahay iyo sida uu wayo arag uyahay isma leh alha caqliga kuu barakeeyo sxb dayax nin aanu sxb nahay

  • @ayaanhassan4010
    @ayaanhassan4010 4 роки тому +25

    Muna and dayax iyo najma inti ila jecel like isara

  • @mouktaarzerkah8174
    @mouktaarzerkah8174 4 роки тому +107

    Friz Com anaH leH muzliMow
    Muna veIZALNA IGUH ZALAAMA 🤣🤣🤣🤣

  • @balqiismuxumed7871
    @balqiismuxumed7871 4 роки тому +438

    Najma yar xiligi guurka way gadhay wayo 200 oo sano ayay jirta🤣🤣inta ila fahantay farta taga☝️☝️😋

  • @zhiineozofficial8638
    @zhiineozofficial8638 4 роки тому +18

    Dayax,cadnaan, muna,najma,khadar,Madar,Xamse Qalinle,iy0 Dhammaan bahda hob films guul baan idiin rajeynayaa💯🙏

  • @samiirajamac6317
    @samiirajamac6317 4 роки тому +39

    cadnaan cod macaan wooow heesta aan heesaa ugu jeclahay

  • @MMTV-nh1jz
    @MMTV-nh1jz 4 роки тому +37

    Filmkan leyskama smyn maskax iyo xigmad pa ku jirta Faqri kasta aad thay wa cadi
    Malin uun Wad gari Hamigaga jus Focus 🥀
    Hada Hamiga ledhy like

    • @samsamkhadar1758
      @samsamkhadar1758 4 роки тому

      Filimkaba dayax iyo cadnaan udaa wllhi nazab aan kala dhicin 👌👌💖

  • @khadardiin0movation522
    @khadardiin0movation522 4 роки тому +48

    KooxdaH si gaar ah u taageeroH wlhi horeH u socdaH intaH ila jecel like saar____😘

  • @ifraahmohamet3088
    @ifraahmohamet3088 4 роки тому +31

    Kal iyo laaap wlhi
    Nice comedy HOB flims go forward guy's

  • @haniilkacaz7573
    @haniilkacaz7573 4 роки тому +56

    CADNAAN TEZMA BARTAAAZ AYAAN KAASOOLAMEY WLL QLIH 💯

  • @gaadhsiiyainamaxamed6298
    @gaadhsiiyainamaxamed6298 4 роки тому +46

    Dan iyo jacyl magcuba maantu soo baxay najiima waxa jecel fiqiir tajirna uu soo donay sidoo kale muni wayax jeceahay fiqiir taajirna uu soo doonay Allayleh waa dan iyo jacayl

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ 4 роки тому +21

    Najma wll karameed
    One love team hob films 👊💪❣🙏👍👏✋

  • @zkturkish8483
    @zkturkish8483 4 роки тому +103

    cadnaan iyo dayax idin tageera pro
    ❤️🙏🏻 from turki🇹🇷

    • @yosufnur6003
      @yosufnur6003 4 роки тому

      Pls subscribe ii saar wl

    • @naimanucuumi3479
      @naimanucuumi3479 4 роки тому +2

      Turkigana maa laga daawadaa wllhy ismaan lahayn🤔🤔

    • @shukrichanel1190
      @shukrichanel1190 4 роки тому

      @@naimanucuumi3479 ila masar aya laga dawada

    • @Inna_mohamet
      @Inna_mohamet 4 роки тому

      @@naimanucuumi3479 ila Switzerland ✌❤

  • @fuadztevan7237
    @fuadztevan7237 4 роки тому +182

    HADAAD JIIV KU DAAWANYSO IS MUUJIH😂😂😂

    • @fuadztevan7237
      @fuadztevan7237 4 роки тому +2

      @Maslax Cx Entertainment kuu saaray adnaH iisaar

  • @barwaqoxaliye270
    @barwaqoxaliye270 4 роки тому +50

    Cadnaan WllHi Waa qoF Wangzan wayNah Izku zoo BaxaYaan Najma❤💋

  • @sayidapdlle865
    @sayidapdlle865 4 роки тому +4

    Inta isleh cadnaan wuxuu jeclan doono najimo yar 🤣🤣🤣😘😘🥰🥰
    Like hala siiyo👍👍👍

  • @LADANCIDI-k3l
    @LADANCIDI-k3l 4 роки тому +36

    Inta cadnaan iyo dayax tageerta like hayla dhaafina

  • @ahmetromeo5798
    @ahmetromeo5798 4 роки тому +63

    Waan zugynee ManaGa zoo DhcdY hMM like Hala DhafIna Intii suGyzY

  • @israacpress8527
    @israacpress8527 4 роки тому +123

    Kusali Nabiga NNKH like isaar allaha ku xafide wlle

  • @dhuubowproduction6155
    @dhuubowproduction6155 4 роки тому +21

    Waxaan sugnaba haduu soo dhacay filimkii Like 🙏😍

  • @URR.Cristianoronaldo
    @URR.Cristianoronaldo 4 роки тому +92

    Madar inuu talefanka jaray oo uu matalaayo inta fahantay like ta saara 👍

    • @ibrahimmaxamed6273
      @ibrahimmaxamed6273 4 роки тому

      Wakhti walba waayo ayuu xanbaarsanyahay

    • @abdihashi6225
      @abdihashi6225 4 роки тому

      Hhhh ninkii odaya ayuunpaa garanaya

    • @maxamed633
      @maxamed633 4 роки тому

      Wlhi waa ujdy

    • @daawudmohamed614
      @daawudmohamed614 4 роки тому

      Hhhhh kala arkey proo

    • @mohamedress7873
      @mohamedress7873 3 роки тому

      @@maxamed633 anigoo awal part 1-20 soo dajiste flimka ayn qadka shitey si aan u arko inad ila fahanteen....Madar call-ka waa jarey mise lacagtaa ga go'odey😅

  • @abdijibaarmaxamuudaxmed8274
    @abdijibaarmaxamuudaxmed8274 4 роки тому +42

    Meel kabo rag ku batan kulaylka ku bate like hyla dHaFine de🤣

  • @Guubaabo05
    @Guubaabo05 4 роки тому +338

    1:04 INTA ILA ARAGTAY IN CALLKA LA DAMIYEY LIKETA ISKU MUUJIYA🤣🤣🤣🤣

  • @azmodhaaki6149
    @azmodhaaki6149 4 роки тому +36

    Sidaan usugayay Iyo sidaan Ugu Horeeyay Barakallah de😂😊

  • @zakariemohamed8279
    @zakariemohamed8279 4 роки тому +28

    Hadaan kaa soo horeeyey like dhac ku sii nio 😂

  • @abdiazizismail2160
    @abdiazizismail2160 4 роки тому +61

    Waligay comment ma qorin LKn filmkani wuu iga mutaystay hore usocda ✋🏻

  • @cazuuzofficial1480
    @cazuuzofficial1480 4 роки тому +56

    Muna faysal talented girl❤

  • @mahadhonest7272
    @mahadhonest7272 4 роки тому +78

    Hop films waxaad tihiin
    Best actors
    Best handsome
    Best UA-cam
    Really go for word

  • @abwaansharmakegermany
    @abwaansharmakegermany 4 роки тому +140

    Dayax iyo muuna ayaan ka wataa Halkanna 😂

    • @khalidabdirashid4648
      @khalidabdirashid4648 4 роки тому +1

      @sharmake Germany
      Iska shaqayso ina ahmed musaw nio✌

    • @abwaansharmakegermany
      @abwaansharmakegermany 4 роки тому +1

      Abtigiis waan ku hayaa

    • @acgoal2134
      @acgoal2134 4 роки тому

      @@khalidabdirashid4648 Subscribe isaar wll fadlan

    • @acgoal2134
      @acgoal2134 4 роки тому +1

      @@abwaansharmakegermany Subscribe isaar wll fadlan

    • @shabcanmohamed6472
      @shabcanmohamed6472 4 роки тому +1

      Meel kalena ma waxad wadataa amiin iyo dugsiiya 😂😂😂

  • @koraadzaki8220
    @koraadzaki8220 4 роки тому +20

    Ala masha Alla hore u socoda bahad Hop Film guul insha Alla❤❤❤

  • @ayshaalii33
    @ayshaalii33 4 роки тому +23

    Muno faizal waan ku haystaaa the best Atariishooo 💞💞💞💞💯

  • @umusaaraismail6400
    @umusaaraismail6400 4 роки тому +11

    Waxan tageeraa sida salaada ugu dedaashaan Masha Allah sharafta aya ku jirta.

  • @abdihakinxako3
    @abdihakinxako3 4 роки тому +24

    Xaadir number one 🙏

  • @mohammedabdirahman9087
    @mohammedabdirahman9087 4 роки тому +42

    First from ethiopia👱🏻‍♂️🇪🇹

    • @rizwanaxmed1282
      @rizwanaxmed1282 4 роки тому +1

      Mohammed Abdirahman second from ethiopia hhh

    • @abdalaali6591
      @abdalaali6591 4 роки тому +4

      War ciyaalkina reer jigjiga ah adeero hadad oromo la kodheen ma ethiopian bad ismooden , anaa nin ogaadeen ah oo mxamed subeyr ah ethiopian anaa wasna

    • @ahmedjr7902
      @ahmedjr7902 4 роки тому +2

      🤣🤣😁😁🙄🙄🙄

    • @ahmedjr7902
      @ahmedjr7902 4 роки тому +1

      Ethiopia fuck you ogaden dhalada hadaan ahay hooyada iyo Ethiopian ba aniga wasa 😡😡😡

    • @abdalaali6591
      @abdalaali6591 4 роки тому +1

      Ahmed jr .lpx lpx dhalay bro anagaa dhaladkiiya kuwanna waa kuwii oromada lasoo korey kkkk ogaadeen iyo inta kale la dagta ee wllahena oo somalinimada jecel guul

  • @faraxcabdi5820
    @faraxcabdi5820 4 роки тому +27

    Qofkii igu horeeeyey ee daawada ☝️

  • @razmijcyl4324
    @razmijcyl4324 4 роки тому +43

    12:25 Qalbigaa qani lagayahy Runtii weeye Dayax & najma😭😭
    HOBFILMS HORMARKIINA DIYAAR U AH HEER WCN OO KAN KASII SREEYA BN IDIN RAJEENAYA WLL❤❤❤❤

  • @Anynomouslyyyher
    @Anynomouslyyyher 4 роки тому +31

    hobfilms waanu idin jecelnahay oo wllhi ah keep going dadki youtubeka loogu talagalay baad tihiine🔥🔥✌

  • @dalmarahmed5117
    @dalmarahmed5117 4 роки тому +88

    Directorku filmka inta wuu ku khaldamay may ahayn in Cadnaan Najima jeclaado guurna ka doono ee waxa filimku ku macaana isago Cadnaan Najima wlshi ka dhigto Najimina noqoto gabadh laba walal oo garab taagan leh oo ay ku faanto heerna gaadhsiya nolosheeda hadhowna ay iyana shaqo hesho oo ay saddexdooduba shirkad samaystaan heerna gaadhsiyaan madar iyo kooxdiisana la tartamaan oo iyagu guulaystaan shirkado waa weyn yeeshan Dayaxna inanta muna jacaylka la qabto Filimka sidaa u wada sxbyaal laakiin isku so noqnoqodkan iyo waxano jacayla ka daaya

    • @eidismail5129
      @eidismail5129 4 роки тому +4

      allay lahe sidaa kumacana wllhi

    • @eidismail5129
      @eidismail5129 4 роки тому +2

      cadnaan inu soo doono may ahayn najma

    • @libaaxocilmi3040
      @libaaxocilmi3040 4 роки тому +1

      Khalad maaaha taasi, lkn waaa adiga fikirkaaaga, mana xumana aragtidaaadu.

    • @eidismail5129
      @eidismail5129 4 роки тому +4

      kolay horta waa flim lknse hadan wuxu kuyara macana inuu sodono najma inanki ay isjeclaye waayo inanksi rafad badab uso marey

    • @hodonahmed1477
      @hodonahmed1477 4 роки тому +1

      Filinku sidaasu sax ku yahay niyaw dayaxna wllshi ayuu ugu gudayaa cadnaan abalkiisa

  • @dr.nadiadayib3898
    @dr.nadiadayib3898 4 роки тому +50

    Waxan ka baqayaa in ay najmi diido ooy cadnaan na ka xumaado oy isku dhacaan dayax iyo cadnaan waayo inlayn najmi imika unbay jacayl bilowday si kastooy habluhuu lacagta ujecel yihiin hadana tii caqli lihii qof ay jeceshahy lacag ugama tagto waayo lacagtu way dhamataa lkn jacayl Jacayl Jacayl ma dhamaado adoo dhameeya moyaane
    Kunba rajo kaa sugaysa🙇‍♂️
    kunba riyo kugu tabaysa 💫
    Ragbanad uqaybsamayne🙅‍♀️
    Kunba rabii ka baryeysaa🤲

  • @abokormaxamed8723
    @abokormaxamed8723 4 роки тому +34

    Inta sugaysay qaybtan like hob film hore u socoda wllayal

  • @hakimaladan298
    @hakimaladan298 4 роки тому +10

    Wlhy inbdn bn sugy akhiiran wan hely inta sidydoo kle ahaa like isaara

  • @salmahassan1079
    @salmahassan1079 4 роки тому +37

    Lama kala comment horeeyee waa lakala internet wacanyahay😂😂😂

  • @abdifitahkalif7462
    @abdifitahkalif7462 4 роки тому +21

    23 mnt io 400 cmnt HOB FILMS wa idin taganahY i'm frm mgdsho

  • @gullleidgamaz2307
    @gullleidgamaz2307 4 роки тому +32

    Allah yacizak team hop films

  • @mukhtaarismaaciil6561
    @mukhtaarismaaciil6561 4 роки тому +19

    Like dhac ku si manta
    Anaah ugu horeeyeh❤

  • @juweriahashi4515
    @juweriahashi4515 4 роки тому +27

    Ninka dayax Wa legend wlhi Actor buuxa thy will qali marku Taxanahn dhamado wa inad Bilad Gudoonsisan o u qalanta 😊☺️😊

  • @hafsaabdirashiid4853
    @hafsaabdirashiid4853 4 роки тому +29

    From Casimad Somalia Muqudisho Cadey Hop filim Hore Usoco wna idin tageeraa😘😘😘

  • @mustaphemohamed7812
    @mustaphemohamed7812 4 роки тому +43

    FiLimku wa miD xiiZ3 LeH wllHi
    RuN paa modapa 😘
    *Dayax wan ku wata pr0*
    io dhamaNtiiNpa 🙏🙏🙏

  • @hibakabdi9668
    @hibakabdi9668 4 роки тому +19

    Wewe nilii xise
    Scorbn xidhye inta iga dnbysa 👍

    • @hibakabdi9668
      @hibakabdi9668 4 роки тому +1

      @Maslax Cx Entertainment hye wllo

    • @yosufnur6003
      @yosufnur6003 4 роки тому +1

      @Maslax Cx Entertainment wl subscribe ii saar

  • @shushuomar
    @shushuomar 4 роки тому +22

    Team Hob Films waan idin wataa guuleysta❤❤❤❤

  • @Hassotalks1
    @Hassotalks1 4 роки тому +11

    Dayax is the best actor in here 😀😍

  • @maahimaahi3277
    @maahimaahi3277 4 роки тому +28

    Waxasay kukala duwanthy walaltinimadu khadr hayuu lasoobudy dayaxna aankala tashado Dayax guulbaan kuurajaynayaa✊✊✊✌

  • @abdiraxmaanilkacaze8217
    @abdiraxmaanilkacaze8217 4 роки тому +290

    Madar row hada call ka waad jartay 🤣🤣🤣🤣
    Intii ila maqashay inuu madar marka uu ceebla la hadlayay uu call ka jaray like dhac iigu sii please

  • @wardaabdirisakfarah5489
    @wardaabdirisakfarah5489 4 роки тому +107

    HOB FILMS WAXAY BULSHADA SOOMAALIYEED UYIHIIN TUSAALE WANAAGSAN KEEP GOING JAALAYAAL

  • @queenaishahani6895
    @queenaishahani6895 4 роки тому +63

    Cadnaan dahab tume ninka jiliinka ugu haysta somalida aana aad utaageero keep going bro adi iyo kooxdaba

  • @xikmadraadshe9345
    @xikmadraadshe9345 4 роки тому +10

    Dayax iyo najma waa dad caqliyadoodu soo jeedo.
    waxaadba moodaa ineey wada dhasheen sida eey dareen ahaan iskula jaan qaadayaan

  • @nuuraharbi7227
    @nuuraharbi7227 4 роки тому +4

    Muna iyo dayax best actor walahi idin taageeraa 💝💝

  • @khalitmahmed7304
    @khalitmahmed7304 4 роки тому +20

    Qofki ugu horeyay 😂😂😂

  • @tokiyaproductionstudio8063
    @tokiyaproductionstudio8063 4 роки тому +184

    Inta DaYax muna. LAJeCL LikE zaar😍

  • @quuledaaraa318
    @quuledaaraa318 4 роки тому +39

    Mnsh Allah ma Soo dhigteen saan usu gaa yey waan idin salaamay tiimka Hop filimis

    • @nevergiveup7738
      @nevergiveup7738 4 роки тому

      Subs ta igu qabo wll

    • @xasanramos8122
      @xasanramos8122 4 роки тому +1

      Woow dayax jilaadisa waan kahelay isagiyo madar iyo nuura noolada

  • @asiyaqalanjo6529
    @asiyaqalanjo6529 4 роки тому +10

    HoB films intuu jcl 😍❤like dhac igu sii

  • @muhanadcade8580
    @muhanadcade8580 4 роки тому +14

    Team diyaar san ayaad tihiin wallahi legends keep going my beautiful team

  • @salmoali5146
    @salmoali5146 4 роки тому +32

    Dayax siduu wax umatalo ayaa jclhy aniga♥️♥️❤

  • @mohamedabdirazhid1359
    @mohamedabdirazhid1359 4 роки тому +31

    Saan uga helo filmkasi jamacadaan Ku dawadaaah inta ila qabtaah 🙋

  • @fihiimafanih4606
    @fihiimafanih4606 4 роки тому +36

    KooxdaydiiH allah keep you waanad mahadsantihiin

    • @fihiimafanih4606
      @fihiimafanih4606 4 роки тому

      @Maslax Cx Entertainment waankuu saaray wll qali

    • @fihiimafanih4606
      @fihiimafanih4606 4 роки тому

      @Maslax Cx Entertainment waan isku leenay wall qali

    • @acgoal2134
      @acgoal2134 4 роки тому

      @@fihiimafanih4606 Subscribe isaar wll fadlan

    • @FilmKoob
      @FilmKoob 4 роки тому

      @@fihiimafanih4606 Subscribe isaar wll fadlan

  • @raphealchannel6471
    @raphealchannel6471 4 роки тому +24

    Wlhi this is a best film 7:40 subax nimo usooo jeeda inaaaan qaybtaaan dawado dayax best actor ever all tha way from Minneapolis

  • @dr.sdarajochannel2653
    @dr.sdarajochannel2653 4 роки тому +2

    Dayax iyo muna Marka arko jcyl ayaa igu dhaca cidaan jeclahay Lama qayaan jcyl iga dheh ❤❤❤🤣🤣🤣🤣

  • @zakimoses1518
    @zakimoses1518 4 роки тому +10

    First one view daacad ban u ahay walee😂

  • @mishberry8189
    @mishberry8189 4 роки тому +13

    First one to watch💖

  • @nanitaguure9379
    @nanitaguure9379 4 роки тому +36

    123 views and 107 comment another level Kooxday Hop films 😘😘

  • @muhaeid6721
    @muhaeid6721 4 роки тому +6

    Dayax wlhi best actor❤❤❤❤

  • @diiriyeomar2203
    @diiriyeomar2203 4 роки тому +6

    Intii madara like halagu yaaco
    ♥️♥️

  • @hodanahmed7965
    @hodanahmed7965 4 роки тому +24

    FULL RESPECT HOB FILMS 🙏💯❤❤

  • @nouraden4755
    @nouraden4755 4 роки тому +20

    Danta layskuma naco inta aminsan like dhac kusii wll plz 🙏🙏🙏🙏

  • @awalehusseinabraar4278
    @awalehusseinabraar4278 4 роки тому +15

    Wwwwww every nice I love you hob films

  • @dhawrzanapdulahi3064
    @dhawrzanapdulahi3064 4 роки тому +21

    Mdar iyo muna idam Alle nolol dhapa
    Isu doona isu soo bxysaane
    Kkkkkk
    Amiinta raaaciya

  • @zackjml3253
    @zackjml3253 4 роки тому +23

    Sida sxda ah uu dareenka weyn uMuujinayo Adnaan intanka heshay liketa

  • @nemoupdykader1723
    @nemoupdykader1723 4 роки тому +20

    First ahay mnta zan uzugaayay like hayla dhafin

  • @ninazharf2599
    @ninazharf2599 4 роки тому +8

    Keep going group HOB FILM 👍👍 ❤️❤️❤️❤️

  • @subeerdhiiresubeerdhiire9622
    @subeerdhiiresubeerdhiire9622 4 роки тому +14

    Hormaar wangzan iden rajeenay kooxdayda hop filmes♦♥🔥☄🌟

  • @nawalqurux4321
    @nawalqurux4321 4 роки тому +2

    Dayax wllo filmka meeshiisa aya dhigtay waad u qalantaaa actor horey u soco