DAN IYO JACAYL PART 13 HD 2020.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 2,5 тис.

  • @mohkather5646
    @mohkather5646 4 роки тому +439

    Inta muna👰 iyo dayax 🤵tagersan like dhac iigu siiya👑😘

  • @abdihakiinmahamed5196
    @abdihakiinmahamed5196 4 роки тому +1093

    Filmkii Shanta somaliyeed ugu jiliinka iyo xiiso waangsan inta ila dareensan suulka ha ila dhaafina dhac dhac dhac

  • @barwaaqoaxmed726
    @barwaaqoaxmed726 4 роки тому +1204

    Ma Aqano cida comment geyga Aqrin doonto Lakiin Hoyadaa Janada Allah Geeyo Amiiiiiin🤲

  • @zuldaanfaysal7586
    @zuldaanfaysal7586 4 роки тому +129

    Hob fillms dad caqli usaxiba khadar dhamac wan kuwata zxp hore usocda asxabey bakhayl nimada igadaya hadad aragto like igu qabo ha idhafine 🥰

  • @mustapheahmedhirad113
    @mustapheahmedhirad113 4 роки тому +217

    Waaw Rajada Ugu Quruxda Badan Guurka Najma Vs Cadnaan❣ Sawirka Ay Muna Iyo Dayax Wada Galeen In Madar Loo Diraan Jeclaan Lahaa Si Uu U Masayro❣🤣🤣

  • @yesyoucan9607
    @yesyoucan9607 4 роки тому +167

    😁😁😁 Najmaay , marna God ka so bax . marna Buul 🤣🤣 Jilaagaagu waa Gadan yahay wlhi ,,, intii igu rascsan Like 😍😅😄😃🤣😂😁😀

  • @engtaymiya6905
    @engtaymiya6905 4 роки тому +376

    Iga daba geeye nabigeenan ku saliya علیه افضل الصلاۃ والسلام

    • @mahdiali7366
      @mahdiali7366 4 роки тому +2

      Scw

    • @drshanaadi9560
      @drshanaadi9560 4 роки тому +1

      Scw

    • @Nahyaan_002
      @Nahyaan_002 4 роки тому

      Scw

    • @lilzaakirgamer6695
      @lilzaakirgamer6695 4 роки тому

      اللهم صلي على سيدنا محمد وعلى آله محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد صلى الله عليه وسلم

    • @nanitonani3315
      @nanitonani3315 4 роки тому

      Zcw

  • @eyhammohammed4130
    @eyhammohammed4130 4 роки тому +267

    Hadad aragtid qoralkan
    Waxan kuu rajey naya cimri dheer iyo cafi maad tama ah

  • @ruuxifranca6319
    @ruuxifranca6319 4 роки тому +313

    Walalaha hargeysa no so duceeya in nabad waarta ilaheey nasiiyo qofkasto damiir leh wa uu dareemaya xanuunka umad aan wax loo leynayo la aqoon oo la iska xasuuqayo ilaheey ba idinku dhaarshe qof walbo aqriyo fariinteda ha u duceeyo umada somaaliyed meel walbo joogaan

    • @juweriahashi4515
      @juweriahashi4515 4 роки тому

      Wll ilahay nabad buuxda ha idin siiyo Insha Allah dhibka wn idinla dareemayna wlhi

    • @wardaaxmad8787
      @wardaaxmad8787 4 роки тому

      ilahay ha idinka saro wll

    • @abdirahmaanhassan5464
      @abdirahmaanhassan5464 4 роки тому +7

      AlleH nabad buuxa ha idiinsiiyo idinkuna walaalihiin sii daaya 🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹

    • @ruuxifranca6319
      @ruuxifranca6319 4 роки тому

      Walalkey wa garabkeega garabkeegana iskama jari karo

    • @esmaomar3074
      @esmaomar3074 4 роки тому +2

      @@ruuxifranca6319 insha allh wllo waydun ka bixi dhibta
      Xmar dhaxal umay dhismahede ruux neceb dheligeda rux jecel

  • @abdelhakimhassan988
    @abdelhakimhassan988 4 роки тому +63

    Mona: Acting Style 100%
    Story:100%

  • @zkturkish8483
    @zkturkish8483 4 роки тому +78

    ana manta igu soo horeeyey like dhac iga danbeeyo🤣👍
    dayax iyo njma iyo muna
    tageero buuxa❤️☝️

  • @cabdifataaxalcasiisicabdif2029
    @cabdifataaxalcasiisicabdif2029 4 роки тому +273

    Anoo cashar Qaybayaan kasoo cararay kawrn jacylaan idinQabo awgii 😂❤war bal iisoo duceeya in ilaahay iifududeeyo examka😍

  • @Zulthan_Yarre
    @Zulthan_Yarre 4 роки тому +225

    Inta ku Faraxdey Muuni inay Guurka Madar Diidey Like ❤❤✌

  • @abdixiis5779
    @abdixiis5779 4 роки тому +69

    HOB Films walhi waxba laydinkama qabankaro waligay dhalin somaliyed juhdi ama wakhti kuman bixin lakin hada wehelkayga ayaatihin dhamantin ine love ❤🙏🇮🇹🇸🇴🇪🇹🇩🇯🇸🇱🇬🇶

  • @nasirjirow4701
    @nasirjirow4701 4 роки тому +198

    Muna intajecel layk iisaara❤

  • @amiraamira2814
    @amiraamira2814 4 роки тому +71

    Runti aad ayan u taagera dadkan waanah dad jiliiiinkooda uu aad u sareeeyo keeep going my dears❤❤😍 intii ila qabta rayigaa like ta ha ila dhafin🤭

  • @rudwaannuurmuuse9528
    @rudwaannuurmuuse9528 4 роки тому +41

    😍😍najma iyo dayax Masha Allah wlalnimdu qiimaha ayleedahey ayay ka tarjumayaan ❤❤❤❤❤❤

  • @mumtaazfeyzal5086
    @mumtaazfeyzal5086 4 роки тому +152

    Wligay like ma an helin blse mnta i cimamada team hib films o isku duban🙏🙏🙏💗👍

  • @mohamedjookho1079
    @mohamedjookho1079 4 роки тому +109

    Film kan intan daawanayo ilma iga timada 😭 inta ila qabta farta taga

  • @paulotiger9628
    @paulotiger9628 4 роки тому +22

    Wlhi runtii intii aan dawanayey filim nocna ma arg mid lamida
    Runtii wxn jeclan lahaa inaa nocn ookle bulzhada lawdagtan
    Dayax♥️♥️Liaph jira wlhi
    Guulyzo zhp

  • @nimcocawl7144
    @nimcocawl7144 4 роки тому +69

    Najma yar qof inteeda kawayn masha allh maskaxda iyo dagantedan jeclahy❤️🥰😘😘😘👸

  • @asmahamud6076
    @asmahamud6076 4 роки тому +114

    In Ku farxay. Shaqada cusub ee dayax like isaar😁

  • @aasiyomuuse8770
    @aasiyomuuse8770 4 роки тому +147

    Dayax
    Najma
    Muna
    Cadnaan
    Kuhaystaa wlhi
    Form lascnod 💕😍

  • @aminahassan7900
    @aminahassan7900 4 роки тому +42

    Wlhi dhalintan waa dad hagagsn jilin wacn guul iyo farxd badn idiin rajyn brothers👌❤

  • @ramseaidarus1841
    @ramseaidarus1841 4 роки тому +53

    Masha Allah walahi wala yabay waxad noqoten super stars ka sanadka ee Somali oo dhan waxan idin leyahay Hore u socda Alle Maskaxda iyo garadkaba ha idin barakeyo .qul masha Allah dhamantin

    • @ifrahabdilahisllwws5837
      @ifrahabdilahisllwws5837 3 роки тому

      Sororities make a history of the UFO war rosin 2and lynx in aad ddj j9zkikkw in 9is 9th and a year d period and bd books and a sh in rodeo series and din

  • @niciimayousuf3862
    @niciimayousuf3862 4 роки тому +147

    inta la socota ee jecel farta taaga dayax iyo muuna dartii dawada ❤

  • @zayid_cadeoffical8801
    @zayid_cadeoffical8801 4 роки тому +206

    Najma yar riwaayadii JinKa ayaad ku fiican tahay 💯💯 inta ila aragtay lake DhaC

    • @queenqali2088
      @queenqali2088 4 роки тому

      Subscribe to my Channel kayga 🙏

  • @abdipazitinaboqor6656
    @abdipazitinaboqor6656 4 роки тому +243

    Wan ina barayayaa waligay 100 like ma gaarin manta iga farxiya idinko mahadzan my team hob films 🙏🙏🙏

  • @suldandugsi5755
    @suldandugsi5755 4 роки тому +27

    Mansha allah wlaaltinimo wax ka ficn ma jirto najma say walaalked u ixtiramtay waxan soo xasuustay walashay iga yar say i xushmayso wlahay

  • @yahyecade5287
    @yahyecade5287 4 роки тому +51

    ALA MAXAN DAN IYO JACAYL KA HELAA INTA IGALA HESHAY FARTA TAAG

  • @shuwaykarCade
    @shuwaykarCade 4 роки тому +71

    Dayax iyo najma yar inta ila taageerta Like

  • @skillhup_Som
    @skillhup_Som 4 роки тому +66

    Mnzha nolozhu zmiir by rbtaa flimkan waa cazhar ay bixinyaan team hob filmz guuleyztaa wllhy❤🙏

  • @mumtazyash3968
    @mumtazyash3968 4 роки тому +101

    Film kan qofka qore waa qof maskax sare ilahey galiye.
    ruuxa tahaybo
    hore usoco walal 👏

  • @Hamdasry
    @Hamdasry 4 роки тому +14

    The best movie in the world
    Filim aa laneldhigo mleh 💔😭
    Team hob filim guul idin rajaynaa

  • @rayaanmatan3040
    @rayaanmatan3040 4 роки тому +12

    the way Dayax looking at muna 15:8🥰❤️🙏 so adorable wlhi ❤️✊️🥰 Hawaaro jacaylkaaga haduuna madar ka dhex toosin🤣🤣🙏. Edit. Muna is very talented wlhi the way she talks, her style her reactions inaba caadi ma ah she’s a whole queen 👸🏼🙏❤️

  • @eidletv308
    @eidletv308 4 роки тому +54

    Khadar waad keentay!
    Dayax actor aan wato
    Muna inaba cadi ma ahaa
    🤓💪

  • @muniishainaabdla7542
    @muniishainaabdla7542 4 роки тому +38

    HOB FILMS oo mar walba Nosoo Bandhigta filmo na cajab galiyah waliba ka hadalayah xaqiiq da dhabtaah horay u socoda inta jecelka tageersaN like ta hayla dhafiN😘😍😍😍😍💯❤Muna samiday dharbaxdii run umaleeyay😰

  • @Lasoco114
    @Lasoco114 4 роки тому +93

    Dabeecadaydu waa anigo film ka doowanaya in aan comment ganeh aqriyo oon isu dhex wado #Hop#films#keep#going#guys#

  • @hanadahmed9239
    @hanadahmed9239 4 роки тому +69

    muuna,mahamed dayax and najima ayaa udaaawadaa inta jacayl sadexdaa qov liketa plzzz

    • @faadumoadem5662
      @faadumoadem5662 4 роки тому

      Aadbaan u tageeraa sadexda qof dayax muna iyo najma

  • @azmodhaaki6149
    @azmodhaaki6149 4 роки тому +24

    Hawaaro Jacylku😊 Mona Iyo Dayax🙆‍♀️🥰

  • @zhakiipromance3529
    @zhakiipromance3529 4 роки тому +44

    23:48 Nafta Wa LaQazpa mana aha wxey naftu jeceshahay inad racdid Mrkazta wan ogahay iney jilin tahay lkn rUntU wey WngzntahY 👏
    Team hopfilms Go Forward ❤

  • @seeyou5406
    @seeyou5406 4 роки тому +18

    Ruwaayad dhihi kari mayne tani waa film.. filmki ugu jilinka wcna somalida😁😁Tagero buuxda🤗😍😗

  • @dayaxahmed7460
    @dayaxahmed7460 4 роки тому +41

    MashaAllah Best Entertainment Of Hargeisa . Go Forward with the Hop Flims.....

  • @deeqcabdi7112
    @deeqcabdi7112 4 роки тому +30

    Jilayaasha riwaayada dan Iyo jacayl aad ayaan utaageraa wxan Codsanaya in xalqadaha la dheereeyo 50 m 1h Maxamed dayax love

  • @sayidapdlle865
    @sayidapdlle865 4 роки тому +55

    TOP FILMS AND GOOD PEOPLE MAKE
    GOOD THINGS🥰🥰🥰
    FILMKA KALIYA EEN KAGA KAFTOOMAY FANPROJ KII
    TEAM HOB FILMS HORAY USCDA😍😘
    LIKE INTA KA KAFTONTAY FANPROJ😘

  • @saiahmed2377
    @saiahmed2377 4 роки тому +22

    Omgg this is my favourite series 😍😍😍😍😍 I love Hobs Films !

  • @GULEIDD
    @GULEIDD 4 роки тому +27

    24Hours ayn ku dhmeYaY dawashada eps_1____13 wlhi dhalinyaro isku kalson cawimadna ka helin meelkale wan idin tagersnhY hore usocda🥰

  • @gelimayssuleymanismael623
    @gelimayssuleymanismael623 4 роки тому +8

    mansha allah
    wa filin keliya an aad usugo inta lasogelinayo hore usocda
    inta ilaqabta like...

  • @wizjabra3959
    @wizjabra3959 4 роки тому +11

    Munaa wlhi waa rag mustaqbalkaga adiga leh 💞💞😭😭
    Abahay bahay geel leh 😭😭😭

  • @hamdaliza9067
    @hamdaliza9067 4 роки тому +98

    Mohamed dayax the one and only actor ❤🙏

  • @hafsoabdi640
    @hafsoabdi640 4 роки тому +40

    Filmkan Wlhi Dhankasta Oonolosha Runta Ah ayuutabanayaa Waan Oyaa Intaa Dawanaayo Dhamn Walalhay Alle Ha idin Sharfo Dad Waxaatihii galanti Quruxbadanleh One Love Dhamntiinba😭❤🙏

  • @ayaanilkacas3590
    @ayaanilkacas3590 4 роки тому +37

    15:8 DaYax Eegmadiisa Anaaba jecladeY wlhY😔🥰

  • @abwaankamas1378
    @abwaankamas1378 4 роки тому +59

    Xalqdii Xalqadaha
    Filimkii Filimada
    Ayaad Soo Dhigteen maanta
    Mahad sanidiin

  • @jamaaldhoombe327
    @jamaaldhoombe327 4 роки тому +9

    Filmkaan Sababta Kaliya aan udaawanayo Anoo Hadda maraya Xalqada 13 aad Waa Actor Dayax
    Inta Gaageersan inankaa
    Like Hay Saarto

  • @sir-jamatube
    @sir-jamatube 4 роки тому +16

    Very tuff #Muna#Faisal, waa Jilaa jirta maasha Allah👌✔ madax uun inoo astur walshay, taageero buuxda ayaan kuu hayaa. Greetings from Austria 🤚🤚

  • @asmafani5902
    @asmafani5902 4 роки тому +42

    Qadadii an karinayay ayan mrkan arky filmk so carary hilbkiin bisada iga cuntey manta hoyo idilysa😢

  • @ikiehassan5460
    @ikiehassan5460 4 роки тому +27

    filam waa ku hesta dayax iyo madax najma muna cadnan 😍😍🙏🏻🙏🏻

  • @najmamiyir8237
    @najmamiyir8237 4 роки тому +62

    Dayax HdA gursaaN WyDo HoB Film Oo danPa Dawn Mhyo
    😥😥

  • @bintuabdirashidhassan362
    @bintuabdirashidhassan362 4 роки тому +5

    Aabahybaa geel leh anaa dameer lehbaa dhaanta been maaha filmkani waa film xaqiiaada ka hadlya dhankastba xaga nololeed hob films guul ayd idiin rajaynayaa ha waro jacylku🙏❤❤👏👏💏

  • @ismailahmed6258
    @ismailahmed6258 4 роки тому +43

    Hhhh ardaynimo iyo jacayl waaar iskulka jacayl mooye yaa wx klepa I taga😂😂😂😂

  • @asuunabdi8475
    @asuunabdi8475 4 роки тому +21

    Ana u horeeya ila saka wa sugyay Tageero buxdan idin ahay Hob films Go foward 💞❤❤🤩🤩

    • @saynababdilahi5190
      @saynababdilahi5190 4 роки тому

      Dadkan waan kayapay ana u horeeyay iyo ana u horeeyay nagadaaa nagadayah aptih waxa qofna ugu ugumu horeyne

  • @husseinalihassan5121
    @husseinalihassan5121 4 роки тому +41

    Muna
    dayax
    Najma
    Aadbaan idiin taageeraa
    All of all team hop films full Respect 🙏

  • @ciiltireboramawi3370
    @ciiltireboramawi3370 4 роки тому +31

    Inta ilaa zugaaya riwaayadii jankii part three like izoo zaara

  • @munaomer9231
    @munaomer9231 4 роки тому +16

    Intaan u tago ayaan ku odhanayaa naag uu kuu hayaa ma jirto ee izaga guurzo😂Muuna fayzal inantaan izku magaca ahayn♥️🥰

  • @Anabsulieman4
    @Anabsulieman4 4 роки тому +11

    flimkii soomalida oo dhan waxey jisho ugu wangsana weyan ilahey ha idin dhowro dhalinyaroy😍

  • @HEES_CUSUB
    @HEES_CUSUB 4 роки тому +19

    Team Hob films Hala soo booqdo Waqal studio 3 waa qayb cusub oo aan funska ugu tala galnay

  • @ahmedeegto4608
    @ahmedeegto4608 4 роки тому +5

    Munaf faysal hore usoco iyada iyo gabdha riwayada ku zooo birty hhhhhhhhhh dhari iskama kare kulaylka ka kena intii hob filims tagerta like

  • @curasho1
    @curasho1 4 роки тому +46

    Ana u Horeya 😍

    • @hanadtallawi4326
      @hanadtallawi4326 4 роки тому

      Hoyada horayn teedi was

    • @alizayes867
      @alizayes867 4 роки тому +1

      Waa runtaa May pro

    • @alizayes867
      @alizayes867 4 роки тому +1

      Hanad Tallawi maxad kugu ku caayay saa inanka ka xoshoo

    • @hanadtallawi4326
      @hanadtallawi4326 4 роки тому

      @@alizayes867 waa bila macni wxan yar yari horayn Bay u washen ma arkayan dadkan flimka uso dhib today

    • @suldanka
      @suldanka 4 роки тому

      @@hanadtallawi4326 hop films wa dad shafar leh mana aha dad wax caya e ha iska dhigin qof ka mida hop films.

  • @cayduruscabdirisaq9788
    @cayduruscabdirisaq9788 4 роки тому +2

    Dayax inata jecel liketa saara

  • @bastian6210
    @bastian6210 4 роки тому +54

    Saan usugayey wan daalay reer
    Hargeysa one love ❤
    From garowe

  • @xaashi__zaanjo4515
    @xaashi__zaanjo4515 4 роки тому +18

    Inta muna👰 iyo dayax 👨‍💼 isla rabtaa like iisaar👍

  • @sabirinakuujeede573
    @sabirinakuujeede573 4 роки тому +23

    Filimku wuxu macan noqonlaha marku muno wllked njmo jclanlaha muno dayx walasha isi an walshey kusiye bey noqonlahed😂😂

  • @nimcokeysemaxmuudnkmm8255
    @nimcokeysemaxmuudnkmm8255 4 роки тому +22

    Wlhy ana uguso horeyey dayax wll love u wlhy❤️❤️❤️😓😓😓Dartaaba filmkan ila hada ula socda❣️❣️😘

  • @Ahmedkooke
    @Ahmedkooke 4 роки тому +14

    Wlhi this is one of the most amazing 😉 Somali 🇸🇴 films I have ever watched

    • @hibayasin1620
      @hibayasin1620 4 роки тому

      Fuck Somalia,this is Somaliland, dad qurux iyo murti leh weeye ha isku kaaya qorqorina

    • @amyomar1480
      @amyomar1480 4 роки тому +1

      Calanka Somalia meesha ka daa meeshani Waa somaliland wllo Ee calanka iska sax

  • @nouhdhamme5366
    @nouhdhamme5366 4 роки тому +10

    Inanta khadar xaazkisa ku mataleysa mnzhallh waye idoona😍☺😙😂

  • @murtaawiofficially3912
    @murtaawiofficially3912 4 роки тому +25

    Maanta wxan ku faraxsan yahay ina ahay dadka ugu 40qof ee ugu horeya Sidan usuagyay iyo sidu isoo galay isma lah tageero buuxa Ayaan haya hob films wxan joga boorama dayax inta tageerta like ha sarto

  • @Zakistechreview
    @Zakistechreview 4 роки тому +18

    Mid ka mid ah Film da ugu qiimaha bdn wuu naga gadmay go Forward Hop Films
    Jilayaal, Cameramano, iyo Director heersare ah🏆

  • @wiziaka5813
    @wiziaka5813 4 роки тому +45

    Najma yar darteed u daawda❤❤❤

  • @jamiilajanaat874
    @jamiilajanaat874 4 роки тому +1

    NaJma inay ku so baxayn inanka yar ee la isla baxsan rabaan inta og like sara

  • @amiirqayzarab4985
    @amiirqayzarab4985 4 роки тому +4

    Inkastoon 8 Month's later Daawaday Ayaan la Qiirooday Jaceylka Walaaltinimo ee Dayax &, Najma Maasha Allah 🌷👍💕💕💕💕💕💕

  • @ayanahassan2432
    @ayanahassan2432 4 роки тому +45

    Examka oga naso ahaa my team hob films inta dhalin yaro ee exam u socdo alle ha idin fudideeyo✋

    • @hamadshanfolhamadshanfol3916
      @hamadshanfolhamadshanfol3916 4 роки тому +1

      Amiin Amiin wll

    • @abdalaali6591
      @abdalaali6591 4 роки тому

      Intuu examku ii socday ma dawan jirin wlhi balse hada janis uhelay inan dawado

    • @ayanahassan2432
      @ayanahassan2432 4 роки тому

      @@abdalaali6591 hye he dawasho wcn ani manta iyo bari lee exam iga harty alxm

    • @abdalaali6591
      @abdalaali6591 4 роки тому

      Ayana Hassan .alla haku fududeeyo huuno good luck

    • @ayanahassan2432
      @ayanahassan2432 4 роки тому

      @@abdalaali6591 aamin walalo tnx

  • @nasroindho9955
    @nasroindho9955 4 роки тому +16

    Kooxdaan wankuhayztaa like hay ladhaaFin wll😂❤❤❤❤

  • @hamdamoh3387
    @hamdamoh3387 4 роки тому +100

    Umadan hadabah maxee lagah yeelayaah 😳abtiyaal chance nasiiya adooh isle 1 baad tahy ayaad 1000 arkaysa somali waxbah iskumah ogole😂bal anah idin jecel
    Digniin: -
    Carwaa qofka like iisara😁
    TEAM HOB FILIMS

    • @muzcapilkacazeh7538
      @muzcapilkacazeh7538 4 роки тому +1

      Kusaray😂😂

    • @samra2290
      @samra2290 4 роки тому +1

      hamda moh ana ku saaray car diid🤣🤣🤣

    • @Maasal123
      @Maasal123 4 роки тому +1

      Waad izkaga paHanaYd wallazhaa Oo ku faHmayza ahay waan ku zaraY hhhhhhh caftaN.com😁

    • @hamdamoh3387
      @hamdamoh3387 4 роки тому

      @@samra2290 hhh diid ma jiro hppti 100% waad mahadzanty 😂😂😂waxgard thee

    • @hamdamoh3387
      @hamdamoh3387 4 роки тому +1

      @@muzcapilkacazeh7538 hhh inaadero bagah deeh nin la careeyo casar joogah ceebi umah hadhsanee😂

  • @samiiryusufmohamoudsaid7505
    @samiiryusufmohamoudsaid7505 4 роки тому +2

    Adduunka wxa ugu necebahay in qof la qasbo
    Qof kasta isagaa nolashiisa u xor ah waana waxa somalia waayay in qof la qasbo

    • @soowdookhanacaskirajonaawi9431
      @soowdookhanacaskirajonaawi9431 4 роки тому

      Dhaqanka wngsnyn Somali kma baxdo qof dhan ilaahay abuurtay ayey ku khasbayan wxny Rabin wxyna qiil ka dhigtaan gabadhi guri hkga jirto ama xabaal hkga jirto kalmadasi wax lgu hdlo mha

  • @deeqaariyan4272
    @deeqaariyan4272 4 роки тому +2

    filimka dal io dibadba looga jacelyahy oo looga xiiso badan yahy ayaan isleeyahy Dan io jaceel inba caadi maha waan tageer sanahy team HOB FILMS😍#INTA ILAQABTA LIKTA👍

  • @sheikhtataa2152
    @sheikhtataa2152 4 роки тому +28

    Najmi waa gabadha kaliyee walaalkeed oo baabuur maydhe ah iyadu iphone haysata yaa ila arkay waa kaftan team hob guulaysta

    • @heegomuuqdheer1
      @heegomuuqdheer1 4 роки тому +2

      😂😂😂😂isku fikrad nhy wlhy😂😂😂😂

    • @muhandjama5582
      @muhandjama5582 4 роки тому

      nimanyaw var tiinu way shaqaynaysaa 😅😅😅😅😅😅😅😅

    • @abdikanikhadar2218
      @abdikanikhadar2218 4 роки тому

      Waar lama socotid malahe intuu Forex-ka ku biiruu u iibiyay 😂😂😂

  • @Ilkacazze
    @Ilkacazze 4 роки тому +26

    Wll Najma meel an kala xiriiro isheg wa jecladay wlhi❤❤

    • @kattysom4285
      @kattysom4285 4 роки тому +2

      Guri villa ah gaadhi bmw ah mushaar 2500 dollar hadaad haysatid welcome waxaad ka heleysaa najma yar hobfilms xafiiskooda

    • @Ilkacazze
      @Ilkacazze 4 роки тому

      @@kattysom4285 taas shaqdada ma aha wa ka heshineyna wax walba lcg iyo guri ha ku ordin lkn hob films walidkod myaa mse ayaga bixinaya si nin weyn u hadal

    • @kattysom4285
      @kattysom4285 4 роки тому +1

      Hadaa maxaad Naga waydiisay

    • @muniircishqi9750
      @muniircishqi9750 4 роки тому +2

      Wakaah shp 0634528963 yaan la ogan inaan ku siyey yaah zhp

    • @Ilkacazze
      @Ilkacazze 4 роки тому

      @@kattysom4285 si sharaf leh ayaa dadka yaqana u waydiyay ma aha inaa balo iska dhigti hdadan jwb sax ah heen iska amus

  • @shoodheofficial6575
    @shoodheofficial6575 4 роки тому +34

    TEAM HOB FILMS LIKE HALII ,ZAARO👏

  • @hibakabdi9668
    @hibakabdi9668 4 роки тому +12

    Qosol iguma hadhin dayax iyo muna way iga qosliyen wllhi🤣🤣🤣

  • @indhacase3610
    @indhacase3610 4 роки тому +32

    #ʜᴏʙ #ғɪʟᴍs Waad Socoteen Waxpa Laydinkama Qaban karo Awlaadu Caasima ♥️😘👋

  • @HANADDHAGEYOFFICIAL
    @HANADDHAGEYOFFICIAL 4 роки тому +22

    Walalaha wlhi dar ale aya niii jeclahay macaaaa xamse qalinle o waligey arkin pin isi wa youtuber riyo leh

  • @Fadumo9966
    @Fadumo9966 4 роки тому +33

    24:48 Macdarka kiciyey😂😂😂😂😂❤waan idin wataaa

  • @cadnaanbuunis421
    @cadnaanbuunis421 4 роки тому +7

    Wakhtigii nin ragga ciilay nacasbu sasabyaa
    Dayax + Muna = Guul incHa AllaH🤲🙏💯

  • @djagga6043
    @djagga6043 4 роки тому +7

    Hop film Group
    Dhalinyari is jecel wada funny
    Idinka aminsanahay
    Waxaa taas ku ogaaday video
    Qado sharafta dhaman Group kinu wada qadaynaysen horoy usocda
    I love u so much
    From Switzerland

  • @iskandarisco358
    @iskandarisco358 4 роки тому

    Muna faysal gob gob dhashay wlhi tageerahaagan ahay hore u soco my sister 👌👌👌👌👌👌👌👌

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 4 роки тому +11

    😂bal maxay indhuhu kaaa eegayaaN bal muXuu afkuna ku amanayaH najma wa waxyro fariida say dayax uso jida iiguh daraN🥰❤

  • @faatinmohamed4139
    @faatinmohamed4139 4 роки тому +5

    Tageero buuxda idin ahee hore uu zocda HOB filimz jcelliya dawazhada filimantina
    dayax
    najama
    muna
    madar
    khadar
    cadnan
    dhalin jiztoda jcellahaya
    keep going🤗🤗🤗

  • @hareedabdimohamed8015
    @hareedabdimohamed8015 4 роки тому +5

    Dhalinyartan jiliin wayka dhan yihiin sidoo kale camerada iyo Editingku waa Top

  • @fouadnour884
    @fouadnour884 4 роки тому +1

    Hambalyo dhalinyarada hargeisa ani garahaan waa dhirigaliseen xaga nolasha film ku waa Nice si wacan waa u matacheen nagma or sundus. Dayah iyo madar