Damac & Holac Part 1 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 448

  • @amirafaizal5536
    @amirafaizal5536 4 роки тому +41

    Weewe anaa ugu horeeya inta iga danbysa like ta saara

  • @asmahussein3640
    @asmahussein3640 4 роки тому +65

    Wlhi yahye iyo mubaarig jiliinkooda wn ladhacay macha allah i wish you the best actors keep going pro

  • @hamsevlogs8714
    @hamsevlogs8714 4 роки тому +34

    Hob films sidan kamaa filanayn soo laapadkooda wllhi super hite noqoteen cadawgiina ha ujapina

  • @nimcoxasan1452
    @nimcoxasan1452 4 роки тому +3

    Yahye iyo mubarig wan ku hyztaaa anuuuuu keep going brothers

  • @amiishahasan3936
    @amiishahasan3936 4 роки тому +6

    Hamse qalinle director cajiiba runti cadawgin ha u jabina adi iyo teamkaagu ❤️
    Hob films

  • @habiibamohamed6191
    @habiibamohamed6191 4 роки тому +6

    Yaxye iyo mubaarik👏💪✊🔥

  • @ilhaandahir6092
    @ilhaandahir6092 4 роки тому +22

    mei team hob filim keep going bathers like isar anaG u horeyoH manta 🥰👍

  • @mohamedibnudalal542
    @mohamedibnudalal542 4 роки тому +1

    Waliged film nocana😱😱😱😱😱😱 somalidu ma dubin😍😍😍😍👌👌👌

  • @zackmoses9405
    @zackmoses9405 4 роки тому +10

    Yahye ahmed husain tiger yare waanku wataa zhp hormar wacan

  • @razmijcyl4324
    @razmijcyl4324 4 роки тому +64

    Flimkan Flim Wuu dhaafe Cimaamadisa Haloo Tuuro😎😄🔭
    HOBFILMS👄❤

  • @wardamustafe2157
    @wardamustafe2157 4 роки тому +2

    Masha allah hargaysi hoygii fanka iyo suugantay ahayde hoygii filimadan way ku darsatay💝

  • @haldhaaaupdirahim3596
    @haldhaaaupdirahim3596 4 роки тому +27

    HOB FILMS DadkaYgii Like hayladhafina

  • @mohamedibnudalal542
    @mohamedibnudalal542 4 роки тому +1

    Wey wey. Dhinac kastaba Top ayd ka tihin 👌👌👌👌waliba dhinaca camera ayan ku hayzta 👍👌👌 👌👌👌👌

  • @hananhasan9066
    @hananhasan9066 4 роки тому +9

    Inanka ugu degan filmka wan ku salamay Yahye 😍keep going team hop films

    • @yahyetiger
      @yahyetiger 4 роки тому +1

      Aadban kaaga qaali wll mcn

  • @openheart719
    @openheart719 4 роки тому +1

    Hop flims wn idin wadana gaar Shan yahye best weyan

  • @barwaqoamiir4265
    @barwaqoamiir4265 4 роки тому +4

    Manzha allah wiilkan hapada u ahay yaxye keep going hpo qli

  • @yahyeyousof1291
    @yahyeyousof1291 4 роки тому +15

    Macaaaaaaan best film wllhi 😋 qaybta xigta in naloo soo dadajiyo rabnaa 😁 like Saar inti igu raacsan
    keep going hob films 🥰😍

  • @haniilkacaz7573
    @haniilkacaz7573 4 роки тому +5

    Yahye and MubaraG hob FILIMS ✊♥️👏

  • @abdihussein4028
    @abdihussein4028 4 роки тому +2

    Kooxda keliya ee aaan daawado hop films go forwrd 😋😎😍😘

  • @kalettdjama1617
    @kalettdjama1617 4 роки тому +13

    HOB FILMS horumar wacan 👏

  • @hoodomohamed8336
    @hoodomohamed8336 4 роки тому +4

    xamsoow gacan ban kuu tagay walee duubis baan lagugu gaadhin legen👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @sahraahmed4430
    @sahraahmed4430 3 роки тому +1

    Mubaarik hore usoco wllo

  • @hunguridhubuq3275
    @hunguridhubuq3275 4 роки тому +9

    oyoyooooooooo💥😭❤
    HoB Films way naGa waalayzaa
    wiiLka mubaarik la dhahaa waa top aziga iyo zaaxiipkii
    inkaztoo ayzan kala dhacin kulli jiLayaashu
    Dalkiibaanan jooGin kooxdan xubinbaan ka ahaan lahaabe😭❤❤

  • @najmamaxamed8501
    @najmamaxamed8501 4 роки тому +8

    Dhamantin talent Wda LediHin HorE usOcda Oo HasO noqonina HoB filims🥰👏

  • @nafiisanalka4319
    @nafiisanalka4319 4 роки тому

    Yaxye iyo mubarig naladhaha horta labdan inmood waaa top wlhi Bollywood cml wlhi faanbrojdnbe lama daawnyoh inga ahyn hore uzocod team hop felmz haujabina cadowga

  • @SalmaMohamed-qp2nm
    @SalmaMohamed-qp2nm 4 роки тому +1

    Hob films keep going wlhi idin taageraa hore u socda in badan sugayey damac iyo holac keep going team hob films 😘😘😘

  • @qayloahmed6384
    @qayloahmed6384 4 роки тому +1

    Hop flims jiroo joog

  • @nuuxtaani7596
    @nuuxtaani7596 4 роки тому +2

    Ani wallhi mubarik taageeraa taageero u ahay madar iyo dayax iska fadhiista yidhi hore usoco zxp

  • @nafiisanalka4319
    @nafiisanalka4319 4 роки тому +1

    Wlhi yaxye iyo mubaarig waaa laacibo hore usocda my brthorez. Keeping going neve give up for your live

  • @zir_mk_lyrics3881
    @zir_mk_lyrics3881 4 роки тому

    Hmmmm
    MUBARAK oo dhanbaa xidh xidhan nio
    MagaCaYga MUBARAK la idhaaHda

  • @inacizman7265
    @inacizman7265 4 роки тому +5

    Yey HOB FLIms keep going really flimku is so amazing we like flim🙈😄😍😍si vcn nogu wada hanaga jojinina tarego idin nahye🤗

  • @cabdicasiissheenno6324
    @cabdicasiissheenno6324 4 роки тому +31

    Keep going team gob films 🙏🙏✅💯

  • @ayshaalii33
    @ayshaalii33 4 роки тому

    WaaNaay wataa Wlahi HoB Fimls Inaba Caddi Ma tihiiin Keep giong Wlllow❤❤🔥🔥🔥🔥🔥🔥💪👋

  • @noradinomer5457
    @noradinomer5457 4 роки тому +1

    Best movie levelkan somali kamay ciyarin wowowow HambalYo hop films million times

  • @programmerrules2092
    @programmerrules2092 4 роки тому

    Waaar wa la yaabey hore u socda

  • @apudykareim5444
    @apudykareim5444 4 роки тому +1

    Masha Allah Hob films keep going new actors wixii hore quba 😍

  • @ugbaadmalpoh670
    @ugbaadmalpoh670 4 роки тому +1

    Ololaay hob films best hore usocda 👏

  • @dahaboone7265
    @dahaboone7265 4 роки тому +17

    Hob films way socotay xidigaha aaday yezzz😃😀

  • @deeqacismaan7452
    @deeqacismaan7452 4 роки тому

    Horumar wacan hop films iyo filinkalo xiiso leh 😍😍😍😍

  • @asmakhadar4189
    @asmakhadar4189 4 роки тому +6

    Masha allah kooxda hop films dhamaantii ilahay ha ini sharfo horomar wacan

  • @apdinazircolompia9938
    @apdinazircolompia9938 4 роки тому +17

    Sababtay sabaax uga soo muuqatay Filmkan ayaan ku sheegayaa Filimkan Dhamtiiba Hore ayaa Loo Duubay waana Intay ka Mid aHyD marka ka dib way ka baxday Kooxda

  • @munaabdirahman4200
    @munaabdirahman4200 4 роки тому

    Qabka flmku udhamadan ka helayba runtiii👏👏👏

  • @munasar1434
    @munasar1434 4 роки тому

    Hop films horey usocda nolol wartah

  • @raadiyamahamed1168
    @raadiyamahamed1168 4 роки тому +5

    Hob films keep going brothers and sisters dhmntiinba one love ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤴💯💯🤴👍👏👏👏👏👏👏💋🥰 yaxye iyo mubaarik gcnbaan utaagay walhi actoriin

  • @drrana6881
    @drrana6881 4 роки тому +1

    Hit somali flim👌💫 qaaybaha kale Incha allah kasi xiizo padnaan dona

  • @juqjam6629
    @juqjam6629 4 роки тому

    Khatar libiska uun iska so hagajiya shadhadhka tobanka color ee tabcanka inamad kaso hagajiya 👏🏻👌

  • @mobaraksaad4321
    @mobaraksaad4321 4 роки тому

    Hurumar wacan my team hope filmz keep going .

  • @kalthoumabde1193
    @kalthoumabde1193 4 роки тому +4

    Masha allah wiilashan tababarkooda waxba lagama qaban karo❤❤

  • @qalanyocadey3287
    @qalanyocadey3287 4 роки тому

    Waw waxsaa baa wiil ka ah ama waa la iska dayaaa ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @munaahmedmunaahmed3953
    @munaahmedmunaahmed3953 4 роки тому

    Aadban idin taageeraa horumar wacan

  • @yusufhaid1499
    @yusufhaid1499 4 роки тому +2

    HOB FILMS KEEP GOING THE TWO LENGEND YAXYE HUNTER,MUBARIK😘😘

  • @adangalaydh186
    @adangalaydh186 4 роки тому

    Film iyo badh waye keepgoing hop films

  • @shaadirigatube
    @shaadirigatube 4 роки тому +3

    Welcome Back Hob Films Number one taageero Buuxda 🔴🔴🙌🙌❤❤

  • @apdiqanievan2713
    @apdiqanievan2713 4 роки тому +1

    Maaniito kU wataa pr0

  • @cabaascabdiraxmaan9337
    @cabaascabdiraxmaan9337 4 роки тому

    Keep going team hob films siiba maariya maasha allah horey usocda baan idin leeyahay ilaahay ha idiin sharfo

  • @saynabhusein3323
    @saynabhusein3323 4 роки тому +1

    Jeexayga laki iyo kooxdeed hore usocda

  • @nuorosci883
    @nuorosci883 4 роки тому +1

    Mansha allh hob films idin wataa wallhi 😍😍🥰

  • @Sirrhamzaa
    @Sirrhamzaa 4 роки тому +5

    Mdr iyo dyaax anigu wnx ka wtaa mapaarak iyo yahye rg Holac hsiday mdr iyo dayx madhxlayaal ayey ahaayeen eee inta igu raacsan like sara

  • @sakhiyahennadesigns4108
    @sakhiyahennadesigns4108 4 роки тому

    Team hob filimis keep going guul iyo gobanimo💓💓💓💗💗💗👍👍

  • @nasraomer7467
    @nasraomer7467 4 роки тому +6

    Keep moving ♥️ Hop films🥀👑

  • @hanadofficial422
    @hanadofficial422 4 роки тому +1

    Good hobfilims keep going 🙋‍♂️❤🤚🤲😂👏👏

  • @canabcali4898
    @canabcali4898 4 роки тому +3

    Keep going❤ team hop films mugdisho🇸🇴💘

  • @Ibnu_jama
    @Ibnu_jama 4 роки тому +1

    Very nice our legends

  • @yaasminxirsi5596
    @yaasminxirsi5596 4 роки тому +1

    Keep going my team hop films i like you all off you

  • @cawocabd4555
    @cawocabd4555 4 роки тому +18

    19:42 😂😂😂😂🤦‍♀️ albabka ufurty see gadhiga ugashe maintey fadhisnyso masugi kri wydy aaaar kanaaaaa

  • @zakariaahmed3248
    @zakariaahmed3248 4 роки тому

    Waaw.hob.films.filka.cadi.maha.ee.
    tixane.noga.dhiga.i.like.fimlka.💯,

  • @MOHAMEDAHMED-ne7jr
    @MOHAMEDAHMED-ne7jr 4 роки тому +1

    Maazha allaaaH
    Film iga dh3H👌💋💯

  • @jeeymaanbilow2587
    @jeeymaanbilow2587 4 роки тому +5

    Mansha Allah
    Hop films dad loo xiisay
    Dib uso laabasho wcn walalo🙏🌹

  • @timobuush8537
    @timobuush8537 4 роки тому

    Najiib iyo mobarik shb hore UsocDaa

  • @cabdiraxmanismacil8789
    @cabdiraxmanismacil8789 4 роки тому +1

    New hob films hore usocda

  • @dhuuxahmed896
    @dhuuxahmed896 4 роки тому +2

    Hob films come back iyo wax cusub❤✌

  • @shadiyasharaf136
    @shadiyasharaf136 4 роки тому

    Filinkii filimaYada lipyaxo😎😎🤩keep going hppiyaL

  • @shaaaficinaasir4657
    @shaaaficinaasir4657 4 роки тому

    Masha allh waad lahaysaaan

  • @abdullahkadar2940
    @abdullahkadar2940 4 роки тому

    Masha Allah wxi tagaya hyska tageen hore lo soconaya

  • @mohametpolo5608
    @mohametpolo5608 4 роки тому

    hop films zo lapaty💯💯💯

  • @raxmasaleeban2749
    @raxmasaleeban2749 4 роки тому

    We we hop flim qaraxday wlee🤩🤩

  • @Rragaxchanel123
    @Rragaxchanel123 4 роки тому

    Hore usocda my team hop filmz

  • @apdiraxmanxasan6860
    @apdiraxmanxasan6860 4 роки тому +1

    Taa geeruhu maha kalabakhayla subscaribta lk waaka faxalkaa .........keep goinG hop films

  • @munaabdiofficial9896
    @munaabdiofficial9896 4 роки тому +7

    Keep going team hob films

  • @tayomaatafilmis5897
    @tayomaatafilmis5897 4 роки тому

    Walaal ifkaa lagu yahay walaal isoobooqo meeshayar eecasna taabo hop filmis keep goin

  • @upthillahikoodhleh3263
    @upthillahikoodhleh3263 4 роки тому +19

    JAMHUURIYADAH BARAKAYSAN ALAYLEHE WAY HORU MARTAY ❤🤍💚
    LIKE 👈

  • @xamzemuniir8411
    @xamzemuniir8411 4 роки тому

    Mzha allah Hop films Hollywood caadiya ayey isku badashay hore usocda dhamntiin jilayaasha 2020 👍💟🇨🇦

  • @faatinmohamed4139
    @faatinmohamed4139 4 роки тому +2

    186 kaliyaa igA horeyaa san uu so carary wa yabaysin like igu boba zomli mhdmmed🤗

  • @asmakhadar4189
    @asmakhadar4189 4 роки тому +10

    Hablaha iyo inamada tagay waxba loo noqon mayo wayo kooxda macalinkoda yaaa aktifa ilahay haini dayo xamse qalile mawliid hargeysawi Dj baaxo🙏🙏🙏🙏

  • @cayniilaamaj1005
    @cayniilaamaj1005 4 роки тому +1

    Keep going hob filims

  • @ayansiyad9480
    @ayansiyad9480 4 роки тому

    Mzhllh hob films idiin tageera wlhi wlldy

  • @haajiawga3222
    @haajiawga3222 4 роки тому

    Wooow wlahi wxaasaa filim ladhahaa keep going gyz😉

  • @maxamedxuljano7536
    @maxamedxuljano7536 4 роки тому

    Oo sawtii Lahayd sabaax waan ka baxay hop films

  • @aishamahamoud3832
    @aishamahamoud3832 4 роки тому

    Wow hore usocda team hob flims

  • @asmaanalkaofficial3235
    @asmaanalkaofficial3235 4 роки тому +1

    Hore uu socda Hob films♥️♥️🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 4 роки тому +1

    All keep going team hob films

  • @zakivlogsother3736
    @zakivlogsother3736 4 роки тому +1

    Hop filims keeg going

  • @najiibbulshawi6695
    @najiibbulshawi6695 4 роки тому

    Woow fanboroj baa mesha kadhacay

  • @abdiwahidofficial9078
    @abdiwahidofficial9078 4 роки тому

    Good team wlhi keep going walaalayaal

  • @sadiiqcabdiraxmaan856
    @sadiiqcabdiraxmaan856 4 роки тому

    Qofkasta oo kibra bedelkiisa waala helaa
    Waan so dhawaynayaa labadan dhalinyaro ee shidan wanan hubaa inay dhaami donaan kuwii hore 🙏🙏👍

  • @kayzealpa8959
    @kayzealpa8959 4 роки тому +6

    🔥🔥waaaw waan filayay hop films horumarkaa ineey sooo wado ⭐✌waxaan idinka daawanaya magaalka xamar 🔥saaid ayaaa u jeclhy filimska aad kga hadlaysaan dhacdooyinka 🔥🔥m.a horumar wacan dhalinyaro ⭐⭐⭐⭐⭐

  • @Kaluuum123
    @Kaluuum123 4 роки тому +5

    Keep going M'y favorite team Hob films 💦💦💦❤❤❤❤❤❤

  • @toniraxma6376
    @toniraxma6376 4 роки тому

    keep going teamka horumarka somalida

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 4 роки тому

    Hop films wan Idinku So Birayah insha allah

  • @sundus52
    @sundus52 4 роки тому +1

    Waan idiin xiisey wllhi film 😩😩 movie maa dawan mise taxane somaliyeed horey u socoda 🙏🙏