Qaladdadki Ugu Qosolbadna team maadshe ||2020||

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 22

  • @nuxurofficial88
    @nuxurofficial88 4 роки тому +3

    ❤ALLE HANKAGA IYO HAMIGAGA HAKU RUMEYO WAXKASTO AAD HIGSANAYSONA HAKU SAKHIRO❤
    wll subscribe iyo like wll wlloh

  • @bandhigaardaale7493
    @bandhigaardaale7493 4 роки тому +1

    keep going team.maadshe

  • @CSheeko
    @CSheeko 4 роки тому +1

    Wadh wadh hawshu ha socoto

  • @daruurahamediapro6300
    @daruurahamediapro6300 4 роки тому +1

    Alla yaa isha ku sii dhuftay gabadha😂😂

  • @sultan_H143
    @sultan_H143 4 роки тому

    Taageera buuxdaan idiin ahee horay u socda team maadshe tv 🔥

  • @sancaaneali2306
    @sancaaneali2306 4 роки тому +1

    Good 🤭🤭

  • @nimcohassen1131
    @nimcohassen1131 4 роки тому

    Keep going

  • @abdiazizahmed5408
    @abdiazizahmed5408 4 роки тому +2

    Saydhiyow markasta qaladaadka noo soo daaa

  • @sancaaneali2306
    @sancaaneali2306 4 роки тому +1

    Good

    • @maxamedjr8292
      @maxamedjr8292 4 роки тому +1

      Hhhh wllhi waan qosly in badan
      Guleed dhab jacayl kulaha qudhmuun
      Saydhiye.
      Team maadshe markasta qaladaadka noo so daya zxpyaal please🤣🤣🤣

  • @engmataan2747
    @engmataan2747 4 роки тому +1

    Team maadshe hala kala kiciyo

  • @mustafella
    @mustafella 4 роки тому

    Ina Cabdi Qays xaraabay u timi Burco.. Iyadaa ugu qosol badan.

  • @nimcokayseoontira6557
    @nimcokayseoontira6557 4 роки тому +1

    Qosol xumaa wuxu hoogay ma Ambaluce baa🤔🤣😂😂😂😂

  • @abshirhaibe4685
    @abshirhaibe4685 4 роки тому

    Hhhhhhhhhh wlhi dacad baan u qoslay zxp qaladadka noso badi kkkk

  • @sidiiqqumanemedia4644
    @sidiiqqumanemedia4644 4 роки тому

    Qosol iguma hadhin idinku haystaa wlhy filinkaba qaladadkaa ka macan

  • @MohamedAhmed-ej3cb
    @MohamedAhmed-ej3cb 4 роки тому +1

    Wr ninka axmed zanaag gacan ban u tagey

  • @abdiomer6275
    @abdiomer6275 4 роки тому

    Sayidhiyaw sxb meshan ma waxaD u furatey inaaD kolba qof na barto Ka dibna uu kaa Tago MeeL kale taageeeihiina lagaala NoqDo adi kaliya meesha kuzoo hadho marka bro ani Waa iga talo samee koox xeerer iyo qaanuun iyo shuruuc leh Hadii kalana qasaarahaga anunba dareemi karee iska wado hawshaada tnkz

  • @nimcokayseoontira6557
    @nimcokayseoontira6557 4 роки тому +2

    Saydhiye naayahee maanuu ka ilbaxayn ciilbaa iga qabta waxa wlhi 😂😂😂😂

    • @eagleaad5183
      @eagleaad5183 4 роки тому

      Dee orodo nin noqo, warya halagu yidhaahee

    • @nimcokayseoontira6557
      @nimcokayseoontira6557 4 роки тому +1

      @@eagleaad5183 waad edeb daran tahay warya sida hablaha loola hadlo soo baro mala hablo lamaad dhalane orod oo hooyada ku dheh naayahe haku dhirbàxde😁😁😂😂😂