SAMIR IYO SAD JACAYL QAYBTII 13 BY ISMADHAANTO ENT

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 317

  • @lastquen8201
    @lastquen8201 4 роки тому +26

    Intee og inu maniir aroosy like ha igu sharfo

  • @AhMatoFilmsHD
    @AhMatoFilmsHD 4 роки тому +35

    Wll Riyadaad Ledahay Alle Haku Rumeye SUBSCRIBE Isoo Saar Illhay Darti plz 😭😭😭😭

  • @mumtaazfeyzal5086
    @mumtaazfeyzal5086 4 роки тому +31

    Hdad ado cafimad qabo comment akhrinayso alx inta xnusan ilhy ha cafiyo🙏🙏🙏🔥♥️like

  • @suldanka
    @suldanka 4 роки тому +23

    Inta geesi tageero u ah ismuujiya

  • @hazznahmeth6824
    @hazznahmeth6824 4 роки тому +35

    No veiws no comment
    Nio aynu wax isku ogalaane like ta ana leh manta

  • @caashoayaan9659
    @caashoayaan9659 4 роки тому +67

    flimakaan Jimcaha danbe haduu 30 minute Aheeyn please yaan cidi dawan No views hala dhigo Tagerayashiisa ma rali galin Kaafi cabdi Haduu Comment kayga arko Waqti hanugu daro hadi kle Somaliyey yaan ladawan😡😡😡

    • @shamisqurux8176
      @shamisqurux8176 4 роки тому

      Caasho ayaan sax ana kula qabo wayo 17filimada malin laha aya laga dhiga

    • @caashoayaan9659
      @caashoayaan9659 4 роки тому +2

      Haa wlhi Flim Asbuuc naga maqnanaya aan xisaynayno in nalagu yareyo Xushmad maahan

    • @xafsiinacabdullahi4750
      @xafsiinacabdullahi4750 4 роки тому

      😂😂😂😂😂yaan la dawan aaa amus urto yehee

    • @somalidhalad3007
      @somalidhalad3007 4 роки тому +2

      @@xafsiinacabdullahi4750 Gabdha fikirkeda ka hadashey maxad uu ceynisa mad fikirkaga ka hadashid adna.

    • @shacninuur
      @shacninuur 4 роки тому

      Caasho ayaan
      Sax waa runta 🤦🏽‍♀️ wan jojineyna dawashadisa

  • @ezharquruxofficiall5970
    @ezharquruxofficiall5970 4 роки тому +12

    Wlhi hadan boska foxiso kijiri lahaa kafi runrunaa u arosi lahaaa🤦‍♂️✌💞

  • @zackvaandhe090
    @zackvaandhe090 4 роки тому +51

    licaTo iYo dumaashi sumaYa ..🥰
    Muniir iYo dumaashi samiira...🥰
    Laki poY iYo dumaashi.........♡
    Ani iYo dumaashiidina .....rajjo♡🤣
    HanpalYo HanpalYo

    • @hassanaarka6173
      @hassanaarka6173 4 роки тому

      #Zakihi faandhe official subscribe isaar wll anaa waan ku saaray

    • @user-mx6og7wb7e
      @user-mx6og7wb7e 4 роки тому +4

      Fooxiso iyo saami 😁 aa ka ilawday bro hambalyo hambalyo
      Intii guursaday iyo intii guursan rabto bo ❤️😁

    • @zackvaandhe090
      @zackvaandhe090 4 роки тому

      @@hassanaarka6173 wa iga haYsta lipaH

    • @zackvaandhe090
      @zackvaandhe090 4 роки тому

      @@user-mx6og7wb7e ma ogaYne Yana ma iskala bixiYeen
      .......😥 Lapdeena HadhnaY.....masakiin 🥰🤣🇸🇴

    • @hassanaarka6173
      @hassanaarka6173 4 роки тому

      @@zackvaandhe090 isoo booQo mahadsanid wLL😚😚😚😚

  • @anwarabdullahi2302
    @anwarabdullahi2302 4 роки тому +7

    Landhere lacakti amerika ayuu kugalay😂😂😂 inta ila araktay like dhac igu sii👍👍

  • @nasradaahir9525
    @nasradaahir9525 4 роки тому +18

    Laandheere aduunkiisa kale ku raaxeysanooya habaar ka daba geynoysaa qoftaan 😂🤣😂

  • @rayanali8402
    @rayanali8402 4 роки тому +10

    Ileen laandheere 5000 tii kun oo gabadha buuku tahriibay😂😂😂😂😂

  • @Cadeey
    @Cadeey 4 роки тому +3

    5 dhariliqa waa the best and funniest somali actors she reminds me ruwayadihi habalayahow hadmaad gursaneysandon doontaan ninkii nagta ku jilayaay iyo Qabyo

  • @shucayb939
    @shucayb939 4 роки тому +16

    Inta musasalkan Ku xidhan like isku muujiya

  • @ilham7984
    @ilham7984 4 роки тому +3

    Qaybtan wad nugu gabiseen...
    Can you make it longer, also can you upload more often...love this musalsal😍
    Shan dhariya liqa jecliya😂😂😍

  • @shucaybinhoo9581
    @shucaybinhoo9581 4 роки тому +43

    Hadaan nahay tageeraysha ismadhaanto uma qalano inaad 17:00 daqiiqo ka dhigtaan isbuuc dhan intaad haysataan

  • @anisashire9044
    @anisashire9044 4 роки тому +3

    Wwwww cid iga horeyso maleh jcliyaa isma dhanto keep going mafirsan xatee reer team isma dhanto like dhac kasiya cawa

  • @amalhaji6028
    @amalhaji6028 4 роки тому +3

    Hodan afrika siday u soconato inta ku qoslay Like dheh🤣🤣🤣😁😁

  • @ashwaaqcuuud8580
    @ashwaaqcuuud8580 4 роки тому +7

    Ismadhaanto ❤️ hada iisaartaan wan farxilahaaw ileen waligeey imasaarin ❤️..-

  • @teamwaayaab4602
    @teamwaayaab4602 4 роки тому +11

    Hodan Africa wankugu haysta wall 🤣🤣🤣 so funny walee Inaad rer galmudug tahay 🤣🤣🤣

    • @sadiahgodir2029
      @sadiahgodir2029 4 роки тому

      cade dhiiga maaha reer galmudug waa naag reer puntland ah oo reer muduga

  • @raaliyocadeey5605
    @raaliyocadeey5605 4 роки тому +4

    Wadada la isku furaya wadada la iskugu noqona ilahayow somaliya😂😂😂

  • @qamarahmed327
    @qamarahmed327 4 роки тому +5

    Wankahumaxay 17 daqiqo inakadigtan jimca ila jimca hadanu naxay team ismadhanto

  • @ibraahimmaxamuudxussen2551
    @ibraahimmaxamuudxussen2551 4 роки тому +6

    First waxan idin rajeyna cafimad iyo cibaado suuban Cidi like sarto
    Team ismadhanto👍👍

  • @xidigtaqarniga7851
    @xidigtaqarniga7851 4 роки тому +8

    Intii sugayse musasalkaan like iidaar

  • @filzandiamond125
    @filzandiamond125 4 роки тому +4

    Riwayadan dhan geesi madaxiisa ayaan u fiirsada iyo hodan afrika iyaka unbaa iga qosliya

  • @fardowsahmed2731
    @fardowsahmed2731 4 роки тому +4

    Woooow saan usugaye isma dhanto
    Atariisho Hodan Africa suuro badan
    😁😁😁😁😁

  • @ashwaaqcuuud8580
    @ashwaaqcuuud8580 4 роки тому +3

    Ismadhaanto ❤️ hada iisaartaan wan farxilahaaw ileen waligeey imasaari❤️

  • @shugricadey2767
    @shugricadey2767 4 роки тому +3

    Waba daalay sidaan usugaayay wlhi mhdsanidiin ismadhaanto

  • @maisamacaney4683
    @maisamacaney4683 4 роки тому +3

    Caawa anaa u horeeyo walaalahey keep going

  • @aishomohamed9624
    @aishomohamed9624 4 роки тому +4

    Yes I'm first one

  • @wllzhaaruuyare5944
    @wllzhaaruuyare5944 4 роки тому +2

    Saan usugaayey Lee wlhi. Riwayadan waan jeclahay. Wlhi keep going. Ismadhanto ent √√•

  • @cawocali4218
    @cawocali4218 4 роки тому +1

    Kaafi cabdi iyo foxiso waa laba shakhsi aaan jacayl team ismadhanto hore usocoda

  • @zainabfarax1992
    @zainabfarax1992 4 роки тому +2

    intii laandheere uxiistay☝️☝️☝️☝️☝️❤❤🥰❣

  • @nawaalmohamed6637
    @nawaalmohamed6637 4 роки тому

    Hhhhh geesi rajacdu fudeda aa sobaxday miyaa 🙈🙈🙈 ismadhanto filmka noso badiya plz haben walba asaga oo nagu socda ayuu dhamadaaye mida kale caawa nimco hppy iyo big bro iyo mosow intee kabexeen lama arkee 💓💓💓💓🙏🙏🙏

  • @maariyoxuseen7692
    @maariyoxuseen7692 4 роки тому +1

    Musalsalkn aad ban ugu xiranhy hda niyada kuhaaye wllhi❤❤

  • @mariaali9171
    @mariaali9171 4 роки тому +2

    Ismadhanto keep going wllyaal

  • @maskiintiialleinaahmed733
    @maskiintiialleinaahmed733 4 роки тому +3

    Big bro safar kii dartiis ayuusan qeybtan oogu jirin sidaa filaayo laandheere na wuuba tagay asaga

  • @fatushabdi5595
    @fatushabdi5595 4 роки тому

    yesss ugu horeya like 👍🙏 lakin wad nagu rajisen ruwayada keep going👍🙏

  • @ashwaaqcuuud8580
    @ashwaaqcuuud8580 4 роки тому +1

    Ismadhaanto ❤️ hada iisaartaan wan farxilahaaw ileen waligeey imasaarin ❤️

  • @nacimomahad8183
    @nacimomahad8183 4 роки тому +4

    Filinka said ujuclhy❤❤❤❤❤👏👏👏

  • @ayshaalii33
    @ayshaalii33 4 роки тому +2

    Haddu ku qabay ku fur haddusan ku qabiin nah ku fur kulahaa 😂😂😂😂

  • @fmehek3204
    @fmehek3204 4 роки тому +5

    Qofka camerada duube wuxuu uqalmaa photography

  • @Deeqdarajo10
    @Deeqdarajo10 4 роки тому +4

    Ar anaa fasti ah 😂😂😂😂

    • @hassanaarka6173
      @hassanaarka6173 4 роки тому +1

      #Kafka cadeey, walshy waligay waxba kaama codsan pls subscribe igu caawi😭😭

  • @hhhhhm8130
    @hhhhhm8130 4 роки тому +3

    Maash Allah maanta waa soo daahi

  • @harisikarimi234
    @harisikarimi234 4 роки тому +2

    Hhhjjjj I like the way Hodan afrika is acting
    She is real actress

  • @korwaayeel9799
    @korwaayeel9799 4 роки тому +1

    isma dhaanto films qalbiga idinka soo salamaya

  • @umuabdirehman2079
    @umuabdirehman2079 4 роки тому +3

    Filimka wad soo daahiseen, Waadna so yareeysen plz filimka minute so badiya Thank you ismadhaanto groub.🤗😍

  • @wizzkhalid3039
    @wizzkhalid3039 4 роки тому +1

    War anaa u horeeya dadoow

  • @aragsanhazan9464
    @aragsanhazan9464 4 роки тому +1

    So dhawoow Samir iyo sad jeclhy 102 ahay ♥️♥️♥️

  • @quenkavita899
    @quenkavita899 4 роки тому +1

    Teamkyga Tolhi Nii tageera Keep goin

  • @Maquste
    @Maquste 4 роки тому +1

    Hodan africa kadi ma heso mexee isku rux ruxee😂✌

  • @shinbirproduction3302
    @shinbirproduction3302 4 роки тому

    Asc magacaygu waa fu aad waxaan joogaa wajaale waan taageera bahda isma dhaanto gaar ahaan abwaan geesi igu salaam zxpayaaal

  • @HEES_CUSUB
    @HEES_CUSUB 4 роки тому +2

    Team Isma dhaanto halkina ayaad ku salamantin

  • @unknown-je3ql
    @unknown-je3ql 4 роки тому +4

    First anaa ah lol
    Saa usugaayey lee🤣🤣🤣

    • @hassanaarka6173
      @hassanaarka6173 4 роки тому +2

      #Pretty sahruuja wlshy subscribe igu caawi ana waaan ku saaray

    • @unknown-je3ql
      @unknown-je3ql 4 роки тому

      Kuu saary🤩

  • @munahassan8296
    @munahassan8296 4 роки тому +1

    Filmka Waa la soo daahdayn waaba see cml

  • @umumaxamedinamaxamud8683
    @umumaxamedinamaxamud8683 4 роки тому +2

    Kaafi abdi caadi maha

  • @axmeddirir4827
    @axmeddirir4827 4 роки тому +1

    Fooxiso 🇭🇲🇭🇲🇭🇲🇭🇲🇭🇲🇭🇲🇭🇲🇭🇲🇭🇲🇭🇲🇭🇲🇭🇲

  • @sihaamsiman2668
    @sihaamsiman2668 4 роки тому

    Ish naagta walan ee is walwalaqeysa ayan flimka unacy naa wllo xishoo dumar bad thy si degan oo akhlaq leh u jil flimka

  • @feeddaamedia7460
    @feeddaamedia7460 4 роки тому +6

    qebtii 13 waaye inta ila racsan like

  • @abdikafimohamed1736
    @abdikafimohamed1736 4 роки тому +2

    Yaa la biyeysan jiray ninkaa! Hehe😂😛

  • @user-mx6og7wb7e
    @user-mx6og7wb7e 4 роки тому +2

    Saa uku dhararaayi lee 😭😭

  • @habibahosh3526
    @habibahosh3526 4 роки тому +1

    Shandheri laqa waa tan nagu haysa flimkan

  • @NajmocadeyNasirmohamed
    @NajmocadeyNasirmohamed 4 роки тому +19

    Kaafi iyo fooxisa way isku nurayaan isku qabsada ilma aderayalo🤣🤣

  • @keyfkafisa2161
    @keyfkafisa2161 4 роки тому +1

    Isma dhanto keep going

  • @mataankaaofficial1484
    @mataankaaofficial1484 4 роки тому +4

    samir iyo sad jaceel mantee yaa illa dawanolo axad liki sar handad ila dawano sid

  • @hamdifarah8323
    @hamdifarah8323 4 роки тому +1

    Wada laysku furi wadana wa laysugu noqon abwan geesi hhhh

  • @araweelo2aaden126
    @araweelo2aaden126 4 роки тому

    Kafi gesi mansh allh

  • @waxasimaarinbaa2374
    @waxasimaarinbaa2374 4 роки тому +5

    Kooxdaydii isma dhaanto nolada

    • @hanadabdi6535
      @hanadabdi6535 4 роки тому

      Nimco habby iyo bigbro la aantood masoconaayo flimkan

  • @mulkiabuubakar2676
    @mulkiabuubakar2676 4 роки тому +1

    Fooxiso rurun uguurso kaafi waa isku qalantihiin

  • @abdirisakfrance1605
    @abdirisakfrance1605 4 роки тому

    Kkkkk 5 dhari laqa wa iga qoslisay runtii waxay tidhi waxana illhay kaqariyay wey faraxsanthy qeybtan lkn awal bila naxariis bey ahayt kkk waku dageera sxb horay usoco

  • @mohedothman8094
    @mohedothman8094 4 роки тому +4

    13:38 labada kenyan Hodon Afrika sidey ufiiirinayan la yaabey

  • @anzalmohamed3251
    @anzalmohamed3251 4 роки тому +2

    Geesi iyo islaantiisa😁

  • @naimadaganofficial8540
    @naimadaganofficial8540 4 роки тому

    Masha alha 😍😍😘😘❤❤

  • @naajiabdi993
    @naajiabdi993 4 роки тому +1

    Shandhari liqa igu raad sha weyba shidantahaye kkk

  • @lanegamer9973
    @lanegamer9973 4 роки тому +1

    Asxpta marka hore soo dhawaad marka xigta aad baad umahad santihiin plz ifka lagu yahay walalo subscribe kaliya iniga codsanaa mahan dahab somali wayn anigoo ka dhashay miyaan subscribe wayayaa 🩸🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ruun139
    @ruun139 4 роки тому

    Asc kafi iyo foxisa abwan geesi cadi matahiin horu socda mashalah ismadhanta wa hhhhh

  • @husseinlucky5716
    @husseinlucky5716 4 роки тому +1

    asxpeey ninkan abwaaan geessey ah waa dumar jecel yahay ma is dhahdeen lama kala xanaaqaan

  • @siciidqaasim2310
    @siciidqaasim2310 4 роки тому +1

    Soo dhacyey wali ma daawan 😆😅

  • @abdisalaanahmed7874
    @abdisalaanahmed7874 4 роки тому +2

    13:25 ninka gadaal jooga fiiri dhinaca darbiga bidix

  • @faaisaqaliizabela7675
    @faaisaqaliizabela7675 4 роки тому +2

    hhhh manty shandhari laqa iswalaaq badanaa waa saa id 😂😂😂😂😂

  • @abdulqadirabdiise8472
    @abdulqadirabdiise8472 4 роки тому +1

    anigu waxan raba big bro iyo nimca happy meday mida kale wac musalsal laga sugo maba uqalantan wan week dhan aan ifin sugaynay waa maxay 17 mint isma dhaanto naga xishooda wa idin jclnhye

  • @quenkavita899
    @quenkavita899 4 роки тому +1

    Hhhh Kaafi Abdi wlhi qozolathy

  • @axmedxidig4124
    @axmedxidig4124 4 роки тому +1

    NACIIMO happy maxa looga rebay filimka

  • @mruun3542
    @mruun3542 4 роки тому

    Shandheri liqa Ugu Balaayeeysan Meeshs 😂😂😂😂😂😂😂😍😍😍😍😍

  • @maankacadde4777
    @maankacadde4777 4 роки тому

    wan idin jeclahay dhamman ismadhanto noolaada waligin

  • @hodanali7962
    @hodanali7962 4 роки тому +1

    1 cawa 👍

  • @hajarabm2400
    @hajarabm2400 4 роки тому +1

    Landheere lacagtii abwaan geesi muu ilayn USA ah ku gatay😂😂😂. Kaafi iyo fooxiso waa isku nuurayaan maa isku yaacaan run run😁

  • @fatuushfffaxmed7471
    @fatuushfffaxmed7471 4 роки тому

    Maasha aallh

  • @hiboaxmed8261
    @hiboaxmed8261 4 роки тому +1

    Wlh Kafi iyo fooxizo way isku qurxuyihiin

  • @safiyamaxamud1387
    @safiyamaxamud1387 3 роки тому +1

    Abwaangeesinaagobadanaa

  • @habikhadar8410
    @habikhadar8410 4 роки тому +1

    Kkkkkk laandheeraa iga tariibay oo lacagtii qaatay waan qoslay kkkkkkk

  • @najaxsiyat5944
    @najaxsiyat5944 4 роки тому +1

    Ala wlhi nagtan wa funny Kkkkkk

  • @huddakhayr
    @huddakhayr 4 роки тому

    gabadhn ilahay kabaq subxnllh

  • @zamzammohamed2896
    @zamzammohamed2896 4 роки тому +3

    Kaafi iyo fooxiso way isku nuurayan

  • @faliscadeychannel9499
    @faliscadeychannel9499 4 роки тому +1

    😂😂😂😂 hodon afrika wey iga qoslisisay wlhi waxan meyad arki weysay kkkk

  • @hiboaden5551
    @hiboaden5551 4 роки тому

    Nimco Happy Ayakamaqaan maa nurosoo

  • @libinabdullahi3856
    @libinabdullahi3856 4 роки тому

    17 minutes iyo week dhanaa ismadhaanto dheesha naga daayee inoosoobadiya bahasha

  • @faaraxfabkeey5589
    @faaraxfabkeey5589 4 роки тому

    Ismadhanto team waxan idin leyahy filim dhanooo isbucmaqnaa inad 17 minutes nala hortimatan maha wakhtiga kudara 🙏

  • @ardamumin6870
    @ardamumin6870 4 роки тому +1

    Shanqi riloqo qosol igu dishy

  • @baiyobaijamki4694
    @baiyobaijamki4694 4 роки тому +2

    one week 17 minutes......waa yaabe

  • @saadiasundus5748
    @saadiasundus5748 4 роки тому +1

    Filimk dan shan diri laqan ujeclahay😂😂😂