Sheikh you always disappoints us about the situation, which is obvious We don’t need to talk we need an action you guys talking on this social media criticizing But no action I am ready as well
Jazakallah Sheikh Dulmi Diid Lakiin Shacabka Somaliyed Qeyb Ka Mida Ayaa Dacifa Sababtas Waye Dowlada Somaliyed Inay Sida U Hadasho Midey ila Tahay Shacabka Somaliyed Wali Isma Baran Oo Dhiigoda Ayaa Isku Muuqdo Marka Somalida Qaar Waxa Haboon In Loo Deeyo Cadow Si Ay Jaceyl ka Ay Cowga U Qaban Ay Usoo Arkan
Haddii la rabo in la dhiso Dhalinyaro waddaniyiin ah wax tar leh oo u istaaga waddankooda waa in dhabar gooyaa ,waan ku celinaaya ,waa in la dhabar gooyaa , si xunna loola dagaallamaa maan dooriyaha oo iyo kuwa lacagta xaaraanta ah lacagta ka sameeysahaayo , maandooriyahaasoo ugu horreyo QAATKA , haddii kale yaan la is wareerin Somalia sidaan ha iska ahaato .
Sax hadad garatey dowlad ma haysano na difaacdo waa qaainiin xasan aya u soo dhiibay xamze waxa dhan xasan aya wata allaha u naxariisto falastiin ☝🏻☝🏻🤲🤲🤲🤲
Hogaamiyaash muslimiita manta badankood waa daleey daciif ah ayagaa la kala qeyb qeybiyey ma xaystaan diin iyo Allah ka cansi ma laha hadaf ayagaa cabsanasyo
ADIGU SHIIKH MAXAMED DULMIDIIDOW MIYAADAN HORE U OGEYN IN TVGA ALCARABIYA INUU WELIGII AHAA AFHAYEENKA YUHUUDDA EE BARIGA DHEXE WAXAANA TVGA LEH REER ALASUCUUD
😂😂😂لو كانت( قناة العربية ) في الزمن النبوة ما اجتمع المنافقون إلا فيها، ولا أنفقت أموال بني قريظة إلا عليها الشيخ عبد العزيز الطريفي 2013 /06/29 فك الله أسره😢😢😢
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
Labarkaga isoo dir yaa sheeqanaa
Email ka igu soo dir mahadsanid
Dalalka.carabta.carabta.dal.carbeed.oo.aynadaganayn.reerbanii.israaiil.majirociraaq.ayaydaganyihiin.suuriya.iyomasar.iyosucuudiga.
اللهم انصر اخواننا في فلسطين
Illaahay waxaan ugabaryeyna habartaa inuumadfac israiiledahay kudhaco allaahu ma aamiin
YEY TAHAY H
Aamiin waa yuhudad is carabiyeyneysa
@@Caliya7hhhh abyo carab canbuuraley waa canbuur habreed waa laheshay
itoobiyo iyo masar toona doonimayno ale ayaan naleh asagaa nailaaliya
Dhibaatada somaliya haysataa waa xasan sheekh
Ma adiga madaxweyne noqotid oo badishid
Gabadhaas weriyaha ah waa gabar afhayeen u ah Israel
😂😂😂😂😂 waxaan ku qoslayaa xamse
Ilahay waxaan kabaryaynaa inuu musiibadaa muslimiinta kadulqaado
Nacalad alle haku dhifto yuhuud iyo wixii raacsan
ISRA'IL WAXAY TIRI, MADINA MUNAWARA AYU DHULKENNA GAARA, SUCUUDI OOHINTA IYAGA FALASTIIN UGA DAMBEYN DOONA.
Sheikh you always disappoints us about the situation, which is obvious We don’t need to talk we need an action you guys talking on this social media criticizing
But no action I am ready as well
Mansha Alaah falastiin iyadoo caalamka dadka ugu xooga badan ayey u babacdhigen
Scw scw scw scw scw scw sheikh dulmi diid respect Hamas gull gobonimo xiisbuulaah yamane Palestine Free Palestine 🇵🇸❣️❣️
Ilahsy waxaan weydiistat soomaaliya imarada maanta xukunta in ilaah deg deg uga qabto insha alaah.
Odeyshaaaaa waaa in laga bilaabaaa ooo la xiraaaa
Waa Kanaal ay leedahay Yuhuuddu.
Jazakallah Sheikh Dulmi Diid Lakiin Shacabka Somaliyed Qeyb Ka Mida Ayaa Dacifa Sababtas Waye Dowlada Somaliyed Inay Sida U Hadasho Midey ila Tahay Shacabka Somaliyed Wali Isma Baran Oo Dhiigoda Ayaa Isku Muuqdo Marka Somalida Qaar Waxa Haboon In Loo Deeyo Cadow Si Ay Jaceyl ka Ay Cowga U Qaban Ay Usoo Arkan
Haddii la rabo in la dhiso Dhalinyaro waddaniyiin ah wax tar leh oo u istaaga waddankooda waa in dhabar gooyaa ,waan ku celinaaya ,waa in la dhabar gooyaa , si xunna loola dagaallamaa maan dooriyaha oo iyo kuwa lacagta xaaraanta ah lacagta ka sameeysahaayo , maandooriyahaasoo ugu horreyo QAATKA , haddii kale yaan la is wareerin Somalia sidaan ha iska ahaato .
Waaa aqarasaabaan ilahayow qatumadenaa notosii yaaa rabi❤
Musa (caleyhi salam) was mentioned 136 times in Quran.
ALLAH tells us explicitly the complications he suffered.
Answer is in the Quran.
Imaaraadka waa cadawga muslimiinta
Sax hadad garatey dowlad ma haysano na difaacdo waa qaainiin xasan aya u soo dhiibay xamze waxa dhan xasan aya wata allaha u naxariisto falastiin ☝🏻☝🏻🤲🤲🤲🤲
sxb haynagu mashqulin ninkan shaqadisi an garanayne jikada xasan shikh kujira wax xigmada sodaa
Arabta badankoda waaa munafigiiin sheikh
Mahadsanid Shiikh Maxamed. Diciif waxaa ah Maamulka Xassan Shiikh iyo Dammu-jadiid. Shacabka Soomaaliyeed waa Difaan karaan Dalkooda
Dawlada somaliya waa dawlad si wanaagsan ilaahey ha garab qabto
@@maryamhassan8093 Naftaada Been Ha U Sheegin. Beenna Ha Ku Qancin Naftaada
A.s.c itoopia maanta waa jilicsantahay ee soomaaliyay iskutashta walaahi waan iskacelinkarnaa itoopia diyaar haloonoqdo soomaaliyay mid iskadaaya oo ah qabyaalada
naagtan malcuunada ah waa yuhuud naarta allaha galiyee
Falastiin Guuleysta ❤❤❤❤❤
Wa marin habaabin iyo fikirka yuhuda waxa ay wado al carabiya
Weey kacabsanaayaan kalaabiintaallaaha gubee bi idnilaahu jabaar aamiin
Adiga hakuso cecelin anaga wafahmena daqiqadaha hanadhameen salonicin warkada
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤❤
Walee carabi waa u dhamaatay
Salalahu❤caleyhi❤wasalam❤
Asc wll dowladaan somali mataqaan dowlada waxay tahay ma taqaano ee illah ha Naga badbaadiyo aamiin yaa rabi Aamiin wcs wll mashaallah
Daarood miyaa dowlad yaqaan cawaan dalka lama wada laha dabodhilifnimada la dhimo buulkini ayay joogtaye ooooooy shuubo dhasheed
Allkhul Arbarke Inshallaha Waxaan Furna neeynaan Rooma capil itlaye ??Yaxaye Ziwaar waxoo Aadaye Talyaaniga Gazza majoogo❤❤❤❤❤❤
Odayaasha dowlada ayey masalayaan qabiil ahaan xasan sh qofkuu rabana waa xiraa waa sheekada doeladaan
Alcatibaya. Waa tv u shaqeeya. Yuhuuda iyo maraykanka. Carab. Maanta. Waxa. Duleeyay munaafiqiin ... meesha lagu beertay oo yuhuuda.
Asc Dulmi diidow Ra’iisal wasaaraha wuxuu uu joogaa Baydhabo isma beriyeelayee waxaa ka hor yimid statkaan
Allaha u gargaaro falastiin.
Hogaamiyaash muslimiita manta badankood waa daleey daciif ah ayagaa la kala qeyb qeybiyey ma xaystaan diin iyo Allah ka cansi ma laha hadaf ayagaa cabsanasyo
Dulmin diid
Safaaradii Ethiopia ee Somali xagee jooga?
Villa Somali
aad baan uga xumahay waa daciifno heysata shucuubta carabta hadeyba sidaas aaminsan yihiin😮
Xanuun waaye wallahi dhul muslim ah idacadood iney san u hadasho. Hada israil etopianka aya noo ah heer shicibka ey dhahan gumeysi ayaan rabnaa
WAA UMAD BAZBA AH
allaha jabiyo isreal aamiin yarabi haloo duceeyo walaalaheen please 🙏
Dastuurkii maxaad ugu ciyaarteen
Su alahii la dhihi jiray oo kale waaye “ KA WAAL”
🤲اللهم انصر اخواننا في غزة يارب🤲💔🇵🇸
Dowlad maaha waxaan waa tuugo maafiya ah dadka masaa kiinta ah kaliya ayey dhacaan xirxiraan itoobiyana kuli jaajuus ayey uyihiin umadana been baa loo sheegayaa
waa cajiib waa lasoo dirsadey afkaa lacag loo galii tan wariyada ah Allaha Duleeye iyada iyo wixii ku fikirad ah Allha idin Xoojiyo
Waa in si aan caadi ahayn loo wareero al carabia si fiican lay isku tuso siday ugu hadasho isreal oo dhka lagu dhufto
Dawladnimadii somaliya waxa baabiyay. Koox. Mooryana. Oo shisheeyaha. Dantooda wada iyagoo dhaqaala urursi ku jira. ..lexejeclo bada. Kama qaban. Dhaqaala hadii lasiiyo way u ogalanayaan itoobiya. .. cajiib. Tuug
asc sh dulmi diid
Shiiqow nolosha 2024ta prank wye wlhi 🤦😂
Waxa madaxda isku sheegaya WA wax liita waxa nocaas ah duliga ah Aya dowladnimadii Ku ciyaraya
thank you
Subxanalaah Subxanalaah wa lasoo diray tan
Somaliya lama hadlikarto Itobiya miya intay kolba dhinac u cararayso
ASC wallkey munafiq dheh qofkii gaalada Taageera xaaladan oo kle
Al carabiyah iyagay la shaqaysaa maba daawado subxaanallaah Waan necbahay ilaahay umada haka qabto mujrim oo dhan
Asc anigoo ah ismail h waxaan qabaa in wariyahaas shaqada laga fiijiyo oo waliba raaligalin ha ka bixiyaan
Maya wallaahay yahuuda baa gardaran nacladi korkooda ha ahaato
Waa run madax io rag ma qabno dumarkiina way kalafirdhaden
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Malah wuxu sas ulayhay raisul wasaruhu mamul gooboleed yada tageeray xabashida.ceeb Allah asturo
Asc sh adiga waxbaakaasi a
Waayo kuwan cumaaliyiinta ah eemadaxda carabta waan naqaanaa shacabku waakaduwan yihiin yahuudan madaxda ka ah carabta
WAA ARDEY DADAALAYA
Yahuda iyo wixi raaco lacnatalahi haku dhacdo muslimka maanta jiro qaflo ayu kujira muslimka hadu midesan yahay lagama adkahayo rabiyow mideey qalbigoda mu mina kadhig
Subuxaana Allah waa naag
Fariin loo soodhiibay
Gudbinysa
ADIGU SHIIKH MAXAMED DULMIDIIDOW MIYAADAN HORE U OGEYN IN TVGA ALCARABIYA INUU WELIGII AHAA AFHAYEENKA YUHUUDDA EE BARIGA DHEXE WAXAANA TVGA LEH REER ALASUCUUD
ALLAHa yayan Leenaye Somalia Weyn Diinta is laamaka iyo sudan Nabmuxamed Scm waa rulleka Dunida
Labosano o kabadan 20sano somaliyana aykunoqotay halkilagakeenan
Asc Akhii please codka hadii aad mar ina maqalsiisid inagadaa celceliska please waqtiga inoo dhaqaley waxaan nahay dad mashquul ah hadane markasta dhageysta aqbaartada halmar ayaa nagu filan shukran
😂😂😂لو كانت( قناة العربية ) في الزمن النبوة ما اجتمع المنافقون إلا فيها، ولا أنفقت أموال بني قريظة إلا عليها الشيخ عبد العزيز الطريفي 2013 /06/29 فك الله أسره😢😢😢
❤❤❤❤ Wcs Wrx Wbr Sheikhanaa ❤❤❤❤
❤😢😢😢😢😢😢
Sheekh wadanka sirdoon shisheeye ayaa haystee ma odaybay dawladdu xidhi kartaa xabad baa madaxtooyada ka bilaabanaysa saacad gudaheed
Xiliga la nadiifiyo wadanka soomaaliya madhawa
Madaxda dalkeenu waabaqayaan waxay ahayd inuu yiraahdo cidkasta oon rabno ayaan uyeeranaynaa
Sucudiga madaxda talada haysa allaha Haina dhaafiyo
Sacudiga iyagaba ah Ash hadu kufru wanifaq Boqortoyada
Asc alcarabiya waxy gudbineysaa ffikrad yuhuuda loogu hiilinaayo
Al Carabiya waa CNN oo Carabi ku hadasha
ASC DULMI DIID AL ARABIYA WAA RUFIYAAN U SHAQEYSO ISRAEL
Waxaa kaa muuqda qabyaalad iyo cuqdad sawirkaaga iyo codkaaga is waa faji dumli badane
Waxa layidhi abuur waano layaab kuwa dowladaha ay rabaan ee ay dantooda ka arkaana inoo amaana kuwakalana inoo caayayaa ee qaar gaalaynayaa waa kuwii shalay Siyaad bare oo caadi tiinta ugabaxay oo shuuciqaatay oo wadaadadii laayay oo qur aankii badalay usacabtumayay ilaa imikana shaashadaha soodhiga ayaga oo wanaag kusheegaya noocaasoo miidhanbaa ayaa raba in ay daka uga sheekeeyaan Soomaalinimo hada waa kuwii nacsiiyay dadka soomaalinimada aysheegayaan waxaa munaafaqad baan unaqaan dadkuna maaha maanta dad laqaldikaro qofkii joogay wixii dhacayna waa joogay kii kalana anakaajoogna barigaana joognay unasheegana in aan laguqaldin ilmada yaxaaska oo ninkastaa waxlaqaybsado cida ay isfahmaan kkkkkkkk
Somali waqti ha iiga dhumin
Waa runtaa shacbiga somalida it’s not easy ee dowlad zero ah baa jirto
Alcarabiya waa channel Isra-hiil ay leedahay. Cawaansanaa 😮
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
Naagtaas, waa Daba Dhilifka Rer
Galbeedka.
Midkaanu waa qof daciif ah oo nin xabsi ugu jira markii hadal ladhaho ayuu hadlaa waxii loosheego ayuuna kuhadlaa
Asc Naagtaas Wariye Beenaadka ah Waxay Mudan Tahay Inla Dilo
Sucuudiga wuu
qaldan yahay
Waliba reer kalbeet
ayaa kushaqeesto
Waa Bain whash
In shaa Allaah shiikh ha iloobin
Wax wali xalkeedu waa dhawyahay hadii in uu laqaadanayo waana
Kitaabka alle oo taliya dalka oo dhana lagu dhaqo lana fahmo
Masalada yaa lajeclaanayaa yaase la ga bari noqonayaa ilaahay ayaanuu sheegay aynu fahano diinteena oo aynu isku dhaqno
ayaa keenay dawlada liidata saw dad liitaa ma keenin
Munafaqa ween waa salman
Carabtu ha dhadhamiyeen mirihii geedka ay beertay israel .
Oo idinka maa samesatan ciidan walee dawlda mesha majirto illHay dawlda caadil ah illaahy rali kayahay