Wayneenta Nabi Maxamed ﷺ - Sh Mustafe xaaji ismaaciil

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 гру 2017
  • SUBSCRIBE CHANNELKA :: KALANA SOCO MUXAADRAADKII UGU DANBEEYEY EE SHEEKH MUSTAFE XAAJI ISMAACIIL
    ua-cam.com/users/SheekhMustafe...

КОМЕНТАРІ • 1,3 тис.

  • @queenkirishchannel1759
    @queenkirishchannel1759 4 роки тому +12

    Sheik Mustafe Xaji Ismail Alle ha kugu Shafeeco Maalinta qiyaame sida fiican Ee noogu soo Jeedisay weyneenta Nabiga Scw

  • @BrotherColombo
    @BrotherColombo 5 років тому +42

    Ilaahow Janatul firdowsa kagu marti qaad oo xabiibka Rafiiqiisa kaa yeel

  • @shuceybibrahim2321
    @shuceybibrahim2321 2 місяці тому +2

    M.a sheikh mustafe xaaji ismaacil alle ha ku barakeeyo.
    Nabi muxamed c.sw. alle hanagulansiiyo maalinta qiyaamo I.a.

  • @aragsancadeyhassan9228
    @aragsancadeyhassan9228 6 років тому +77

    Mashaa allah jasakalahu khayr shekh walahi aad iyo aad ayan ujeclahay nabi muxamad scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ilahay waxaan kabaryayaa inuu rasuulkeena muxamed miceesa naga dhiga nagana midyeelo kuwa uu maalinta qiyaamo gacantiisa sharafta leh gaga waraabiyo xawdkiisa scw scw scw❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @cm4221
      @cm4221 4 роки тому +1

      اللّهمّ صلّ وسلّم على نبيّا محمّد

    • @cm4221
      @cm4221 4 роки тому

      Alxamdulillaahi allow anaga iyo sheikh mustafaba nodambi dhaaf , allow nogu khatim nolosha laailaaha illa allaahu muxammadun rasuulu allaahi salla allaahu calayhi wasallam , intaa kadib waxaan baraarujin lahaa gaalo yaan lagu sheegin aqoon yahan , waayo aqoon kamaran diinta islaamka waa aqoon daba go an , ayna dhici karto in xoogay dhalaag ah (xoolo ah) lagu helo . Alxamdulillaahi sheikhu asagaaba cadeeyay oogaalka aw soo hadalkaaday wuxuu kusheegay "waxba maogi " لاأدرى

    • @sadiacisman6971
      @sadiacisman6971 4 роки тому

      Aamiin

    • @kosaradow1026
      @kosaradow1026 4 роки тому

      Scw

  • @Layla6793
    @Layla6793 6 років тому +125

    Rabiyoow naga yeel kuwaad mar walba raali ka tahay Amiin ya Allah.

  • @user-nj1yk6jy2r
    @user-nj1yk6jy2r 6 років тому +85

    We have never seen Prophet Muhammad (saw) but we love him dearly because he was the best of mankind, thank you Allah for making us Muslim (believers)

  • @fmjibriil
    @fmjibriil 4 роки тому +9

    Sheekh Mustafe Walaal Walaahi Dar Alle ayaan kuu jeclahay ee Allaah ha ku xafido

  • @Ahmedmustafa329
    @Ahmedmustafa329 7 місяців тому +2

    Muxaadaro ka qiimo badan oo aan dhegaysto ma arag
    Alle ha barakeeyo sh mustafe
    صل الله عليه وسلم❤❤❤

  • @munaistahil9985
    @munaistahil9985 5 років тому +44

    Salallahu caleyhi wasallam❤
    Salallahu caleyhi wasallam❤
    Salallahu caleyhi wasallam❤

  • @khadirafarah1314
    @khadirafarah1314 6 років тому +505

    Walllaaahi Waxaaan Ka Makhraaati ,Maalinta Yoomal Qiyaama ,Inuuu Sheekh Mustafe X.Ismail Ku Bixiyay Dadaaal Badan Diinta Islaamka Faa,finteeda ,Illaahay Waxaan Ka Baryayaa Inuu Inaga Dhigo Kuwii Ka Faa,iidaysta Khayrka Uu Marwalba Inoo Soo Gudbiyo,Illaahay Dartiibaanan U Jecelnahay Wallllaaahi

  • @haaruunmacruuf4124
    @haaruunmacruuf4124 3 роки тому +4

    𝐖𝐚𝐥𝐥 𝐤𝐮𝐬𝐚𝐥𝐢 𝐍𝐚𝐛𝐢𝐠𝐚( 𝐒𝐂𝐖 )
    ilaahay intuu abuuray ruuxii ugu fiicnaa, uguna kheyrka badnaa, uguna quruxda badnaa, uguna aqoonta badnaa, uguna dabeecadda badnaa, uguna deeqsinimada badnaa, uguna geesisanaa, waa nebi muxammed naxariis iyo nabad galyo korkiisa Allaha yeelo,"❤
    Ku salli xabiibka hadaad nasiib u yeelatay aqrinta qoraalkan scw😍
    Ha dhaafin walaal zaliga
    xabiibkeeni mohamed scw scw💕

  • @afrahjama8308
    @afrahjama8308 6 років тому +9

    S C W, Jazaa A kallaahu kheir yaa sheikh Mustafa, yaa Rabi Naga yeel kuwii ku deyda oi weyneya Kheirul khalqullaah SCW

  • @deelecumar6167
    @deelecumar6167 6 років тому +20

    Sheikh mustafe Xaji Ismail Harun Waa Nin taarikhdu Ey Xusi doonto Ilahy Cimrigisa Haw barakeyo

  • @asiaaar5002
    @asiaaar5002 6 років тому +88

    اللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا وقائدنا محمد ❤❤❤❤
    كما صليت علي ابراهيم وعلى آل ابراهيم انك حميد مجيد
    الله يبارك في علمك وعمرك وعقلك شيخنا مصطفى حاج اسماعيل هارون

  • @daljirmedia7284
    @daljirmedia7284 6 років тому +2

    masha aalh sh;musdhafa xaaj ismaciil haruun aduun iyo akhiraba alle haku abaal mariyo waxan rajeynaa oo alle ka baryay inuu adiga oo kalle iga dhigo mid diinta islamka ugar gara

  • @a.a1412
    @a.a1412 4 роки тому +8

    Shiik mustqfow hdaaan aduunku kugu arki waayo ilaahey wxn ka baryayaa jannda inan kugu arko
    Ilaahey ajar hkaa siiyo

  • @Xasaasa
    @Xasaasa 6 років тому +21

    Masha allah ilaah ajar aan bini aadan soo kobikarin Allah hakaasiiyo nabigeyna csw macigiisa Allah hanaga dhigo ilaahow towbadda iyo towxiidka nagu dil amiin

  • @hubaalali834
    @hubaalali834 6 років тому +37

    Masha allaah ilaahay swt ha ku xifdiyo sheikh mustafa xaaji ismaciil

  • @ramlasaid4565
    @ramlasaid4565 5 років тому +1

    scw scw scw scw scw ilaahay hakaa raali noqdo sheekh mustafe ilahy haku xifdiyo

  • @jabrilmalow600
    @jabrilmalow600 4 роки тому +15

    اللّهُـمَّ صَلِّ عَلـى مُحمَّـد، وَعَلـى آلِ مُحمَّد، كَمـا صَلَّيـتَ عَلـىإبْراهـيمَ وَعَلـى آلِ إبْراهـيم، إِنَّكَ حَمـيدٌ مَجـيد ، اللّهُـمَّ بارِكْ عَلـى مُحمَّـد، وَعَلـى آلِ مُحمَّـد، كَمـا بارِكْتَ عَلـىإبْراهـيمَ وَعَلـى آلِ إبْراهيم، إِنَّكَ حَمـيدٌ مَجـيد

  • @walaalburcaawi6447
    @walaalburcaawi6447 6 років тому +408

    Hadaad Nabiga Jeceshahy ku sali walaal ( SCW ) 😍😍

  • @khadradaud3590
    @khadradaud3590 6 років тому +15

    mashalllaaah jizakumullah kheyr sheekh mustafa allaha kuxafido

  • @Cabdiladiif-hr7rr
    @Cabdiladiif-hr7rr 5 років тому +23

    Wllhi shiikh mustafe muxaadiroynkiisa xiiseeya allow ku daa sheekh

  • @cmcproductionxd9449
    @cmcproductionxd9449 5 років тому +1

    Alahuma sali calaa sayidi naa muxamad wacalaa aalihi wasaxbihi wa salam alow marqati iga noqo kow ilaaahow rasuul j
    keyga ayaan jeclahay
    allahu akbar allahu akbar allahu
    akbar

  • @user-lj3zr2ys5g
    @user-lj3zr2ys5g 6 років тому +213

    اللَّهمَّ صلِّ على سَيِّدِنا محمد وعلى آل سَيِّدِنا محمد كما صلَّيت على سَيِّدِنا إبراهيم وعلى آل سَيِّدِنا إبراهيم ، وبارك على سَيِّدِنا محمد وعلى آل سَيِّدِنا محمد كما باركت على سَيِّدِنا إبراهيم وعلى آل سَيِّدِنا إبراهيم في العالمين..إنك حميد مجيد.

    • @mahamudbashir1881
      @mahamudbashir1881 4 роки тому +3

      Ilahay haku barakeyyo wll

    • @ayuubjama5688
      @ayuubjama5688 3 роки тому +4

      صلي الله عليه وسلم ي حبيبي آلله

    • @ayuubjama5688
      @ayuubjama5688 3 роки тому +4

      ASC WALAL Waxaan idin ka codsanayaa inaa isoo duceysaan waxaan leeyahay muraad khayr

    • @sukhra3585
      @sukhra3585 3 роки тому +1

      صلى الله عليه وسلم

    • @amrangas5859
      @amrangas5859 3 роки тому

      Big h8b8u hi b8 b 8I b8 i88b ib8huu8 h888b8uhb8ih 8hbhu8ih high hii8h ibub

  • @omarmohammed5739
    @omarmohammed5739 6 років тому +12

    Jazakallaahu Khayran WaAxsanalaahu Ilayk Shiikhanal Faadhil Mustafa Xaaji Ismaaciil Haaruun Xafidakallaah Fidunyaa Walakhirah

  • @abukarmohamud2661
    @abukarmohamud2661 5 років тому +2

    Masha Allah Allah ha igu bishaareyo janatul firdows

  • @laylamahomedmohamed1933
    @laylamahomedmohamed1933 4 роки тому +1

    Mansha allh waxan jeclahay sida jarafta leh u shiiq mustafa ugahadlo nabigeena muxamed scw scw scw shiiq mustafa jasakallaahu qeyr

  • @yonisneymar5040
    @yonisneymar5040 6 років тому +37

    Masha Allah sheekh mustafe illahay kheyr ha ku siiyo.

  • @munamaxamed461
    @munamaxamed461 4 роки тому +13

    ﷽ "﴿ إِن الله وملائكته يصلون على النبي، يا أيها الذين آمنوا صلوا عليه وسلموا تسليما ).
    ‏من مغرب يوم الخميس الى مغرب يوم الجمعة كل ثانية فيها خزائن من الحسنات🌿
    فأكثروا من الصلاة على النبي فان "من لزم الصلاة على النبيّ كُفي همّه و غُفر ذنبه ،
    اللهم صلِ وسلم على نبينا محمد .🌸🍃

  • @muxudiinmaxamuudjimcaale5045
    @muxudiinmaxamuudjimcaale5045 6 років тому +37

    igula sali nabi muxamed salaahu calayhi wasalim

  • @caaishaxasan486
    @caaishaxasan486 6 років тому +35

    اللهم صلى على نبينا وحبيبنا ورسولنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم اجمعين
    jazakallahu qeyran shiikh Mustafe

  • @zernabnr1344
    @zernabnr1344 5 років тому +52

    I love you so much sh. Mustafa. May Allah increase man like you with in us. And may the lord bestow mercy upon you. May you live longer and be healthier so we can benefit from your wisdom and knowledge. May the lord give you power and your enemies fear in their hearts. We love you so much, may the lord love you more than that
    Amin yaa Rabbi

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 6 років тому +7

    Mashaa Allaha shiikh Mustafa jizaakallah qeer aloow asagoo kale ubadi muslimiinta, jannada ku kulma adiga iyo nabigeena scw

  • @najiibhassaneid6463
    @najiibhassaneid6463 3 роки тому +2

    اللهم صلى على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
    Masha Allah jazaakallah khayr sheekh mustafe alla ha kuxifdiyo aduun iyo aakhiraba ilxuni kuma aragto cadawgaaga cagta hoosteeda alla ha galiyo aamiin yaarabi
    Dar ilaahay ayaan kuu jeclahay ilaahay dariiqa toosan ee xaqa ah ha inagu oofsado

  • @simanabdulahi5126
    @simanabdulahi5126 3 роки тому +2

    scw scw scw xabiibi ya maxamed allow janada nagu bisharee oo khaatumada noo hagaaji waxaa muqalkan laso galiyay 2017 waxaana daawanaya 11/11/2020 kuna beegan markey faransa xabibikena u gafay scw oo ceeb o dhan alla ka. nasahy xabiibkena SCW♥♥♥

  • @abdullahimaxamed3445
    @abdullahimaxamed3445 6 років тому +26

    ILAAHOOW MICIGIISA NAGA DHIG NABI MUXAMED CALEYHI SALAATU WASALAAM SCW

  • @user-xe8hq3jg6l
    @user-xe8hq3jg6l 4 роки тому +6

    walahi wanjeclahay tafsirkisa wukutaban runti waxan aha gAwar caskariyad ah I was Kenya 🇰🇪 police for years ago then waxan bilaway inandhaesto muxadarada sheekh mustafa until I resin, anyway I thank to God & also thank to this Daddy.

    • @scwscw3047
      @scwscw3047 5 місяців тому

      He’s not daddy, he’s sheikh Mustafe 😢

  • @warfaacaraale2242
    @warfaacaraale2242 4 роки тому +2

    Ilahay ha inoo xifdiyo sheekha
    Cimrigiisana ha barakeeyo
    Aad baan ujeclahay shekh mustafa xaji ismaaciil haaruun

  • @mohamedhussein5595
    @mohamedhussein5595 3 роки тому +2

    Aduunkaan qofka ugu fiicnaa Waa Nabi Muxamed SCW

  • @imandaahir9787
    @imandaahir9787 6 років тому +9

    Maasha alh alha ku xafido sheekh mustafa xaji ismacil haruuun

  • @noorabdi5692
    @noorabdi5692 6 років тому +47

    Salalaahu calehim wasalam dar ale ayan ujeclahay sheikh Mustaf wayo sida runta ayu ka hadla Diyin

  • @abdizamatbulshaawi9260
    @abdizamatbulshaawi9260 5 років тому +2

    Nabiga ku saliya chuma mubarik muslimin

  • @kawsarcabdilaahi2087
    @kawsarcabdilaahi2087 4 роки тому +1

    maanshalaah sheikh mustafe Allah cimrigaa cibaadada intaba hakuu siyaadsho sheikh mustafe markasta oo aan muxaadaradiisa dhegeysto wax badan ayaan ka faaiidaa kana korodhsadaa qofkasta oo qoraalkeygan arka iigu ducee Allah inuu cibaadada dedaalkeeda iisiyaadsho

    • @diraac133
      @diraac133 4 роки тому

      Mnsh allah ale hakuxafido

  • @AhmedMohamed-qf9zh
    @AhmedMohamed-qf9zh 6 років тому +3

    Khayr Allaah ha ku siiyo sheekhanaa Mustafa

  • @mohamedhussein8590
    @mohamedhussein8590 6 років тому +22

    Mansha Allaha sheikh’s mustafa

  • @samiqasim4083
    @samiqasim4083 5 років тому +2

    Shiikh ala ha ku xifdiyo sheekh mustafe ilaaahy dartii ayaan ku jeclnahy sheekh mansha alaaah

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 5 років тому

    Mansha Allah tabaarakallah Sheekh jisakallah khayr Alle haku dhowro aamiin yaarabi jisakallah khayr

  • @maxamadbaarisalaad743
    @maxamadbaarisalaad743 3 роки тому +4

    Msha allah shiikh illahay ha ku xifdiyo adun iyo akhiraba wd libani 😍

  • @Nimoyusuf114
    @Nimoyusuf114 6 років тому +18

    Scw scw scw scw scw scw scw allow adaa waynoo waxidee nabi muxammad scw scw scw miciisa naga yeel aakhiro sheikh Mustafa ajar badan sii

  • @abdiabdilahi6623
    @abdiabdilahi6623 4 роки тому +2

    Masha Allaahu Allaahu Akbar Alle haku xafido Aamiiin YaaAllaah

  • @khadaraxmedmaxamed5820
    @khadaraxmedmaxamed5820 4 роки тому +1

    Khayr allaah haku abaal mariyo sheekha

  • @jamaalacc
    @jamaalacc 5 років тому +7

    SCW sheikh mustafe illahay dartii baan kuu jecllahay Allah haku xifdiy

  • @omarmohammed5739
    @omarmohammed5739 6 років тому +50

    #TAQWALLAAH_تقوالله
    (وَاتَّقُوا اللَّهَ وَاعْلَمُوا أَنَّ اللَّهَ مَعَ الْمُتَّقِينَ)
    إِنَّ اللَّهَ يُحِبُّ الْمُتَّقِينَ

  • @qisadeyda544
    @qisadeyda544 5 років тому +2

    Jazakallahul qeyr shekhunaa wan kujecel nahay

  • @mohamedfarah4006
    @mohamedfarah4006 4 роки тому +1

    Man sha Allah sh. Mustafa xaji ismacil

  • @ikramdjams4579
    @ikramdjams4579 6 років тому +25

    Maansha allah illaahay hakuxafido shiikh mustafe illaahay dartiibaankuu jeclahay insha allah janadaan kugu arki allaan welibakacodsanayaaa inuu iskakeencafiyo muslimiintoodhan iyo mu miniintoodhan insha allah

  • @cabdisalaan7882
    @cabdisalaan7882 6 років тому +4

    Jasakalallh kheer shiik mustafa xaaji ismaan ciil

  • @wojkaali6846
    @wojkaali6846 3 роки тому +2

    صلي الله عليه وسلم
    jaza kallah shiiq mustaf xaji ismail
    cilmigaa nasoo gaarsiisay allah kaa ajar siiyo ❤❤❤

  • @user-re9gg2io7s
    @user-re9gg2io7s 4 роки тому +1

    Masha Allah jazaa kuma Allah qeer shiekh mustafa

  • @rahmohussein3779
    @rahmohussein3779 6 років тому +20

    Jazakallahu kheyra sheekh Mustafa alle haku xiftiyo cimirikaga alle ha dhereeyo

  • @hassanirbut9766
    @hassanirbut9766 4 роки тому +4

    Ilaahayow culimada noo xifdi Amin Yaa rabi

  • @zamzammoha6572
    @zamzammoha6572 6 років тому +2

    Scw scw scw allaha na wafajiyo kheyrka sheeq mustafe jizaakallahu kheyr

  • @siciidcabdi6323
    @siciidcabdi6323 6 років тому +16

    Masha allah illaahy haakaa abaal mariyo

  • @yasinabdulle7444
    @yasinabdulle7444 6 років тому +7

    اللَّهمَّ صلِّ على سَيِّدِنا محمد وعلى آل سَيِّدِنا محمد

    • @bashiircismaan7524
      @bashiircismaan7524 4 роки тому

      sftseusshyeggdyyyydufddufseurst
      dudsuysrudfutruffeyisdudssyye
      xgsagdafhd
      ddgsf
      gadhddsyysshssfhagusdug🍆🌠

  • @akram_bwana8372
    @akram_bwana8372 4 роки тому +2

    illaahay kuma cadaabo janooyinkiisana ha kuu wada balaqo aamiin

  • @aminaali6892
    @aminaali6892 3 роки тому +1

    Alloow naga dhiig kuwa nebi mahamed SCW SCW SCW kuu ushafeeco qaado aamiin aamiin yaa raabii

  • @Layla6793
    @Layla6793 6 років тому +8

    Ilaahay ha kaa abaal mariyo Sheekh khayr ka aad noo soo gudbinayso mar walba Amiin ya Allah.

  • @abdiqanihussein902
    @abdiqanihussein902 6 років тому +7

    jazza kalaah khayr sheikh mustafe ilaahay ha kaa abaal mariyo cimrigana ha ku barakeeyo

  • @xidighanuniye3452
    @xidighanuniye3452 Рік тому +2

    Ilahay haku xifdiyo Shiikh Mustafe Nabi maxamed ilahay ha u naxariisto aamiin aamiin aamiin

  • @ccarabcarab9296
    @ccarabcarab9296 4 роки тому +1

    Wallhy shiikh mustafe aduunka ugu jeclhy m.A

  • @noorabdi5692
    @noorabdi5692 6 років тому +13

    Alah ha ku xifdiyo sheikhuna

  • @umukhairmahmod9085
    @umukhairmahmod9085 6 років тому +62

    Allaha ku Xafido Sheekh Mustafa Xaji Ismaaciil

  • @mahadabdi2550
    @mahadabdi2550 4 роки тому +1

    Mashallah shiikh mustafe xaaji ismacil miisaankaga aakhiro Allah kugu darro

  • @walalahakheyrkajecel2151
    @walalahakheyrkajecel2151 5 років тому +1

    Shugran ilahey ha ku xifdiyo

  • @ubaxaadan2079
    @ubaxaadan2079 4 роки тому +4

    maasha ALLAH ALLOW KU XAFID SHEIKH ooku barakee aduun iyo aakhiriba

  • @suhurfaysa9834
    @suhurfaysa9834 6 років тому +7

    Allaw nala kulmi rasuulkayagii sallalahu calyhi wasalam❤❤

  • @shamsosharaf8861
    @shamsosharaf8861 6 років тому +2

    Jasakallaaah kheer shiik mustafa allaah ku xafido

  • @xamdasulleiman1479
    @xamdasulleiman1479 4 роки тому +2

    MASH allah cimiirg alle haku Barakeyo shieh mustafe x Ismail haruun❤️

    • @ahmedcade1729
      @ahmedcade1729 2 роки тому

      Illahaay haku barakeeyo abtiyo illahaay haku sharfo

  • @abdulahisalad1353
    @abdulahisalad1353 6 років тому +27

    Ilaah ciribtaada khayr haku dambeysiiyo

    • @AbdiAdan-jh5zk
      @AbdiAdan-jh5zk 5 років тому

      Abdulahi Salad soomasio Somali

    • @blackman6932
      @blackman6932 4 роки тому

      Mash allh alle hku barkeeyo shiekheena

  • @ishwaqahmedkenadiid532
    @ishwaqahmedkenadiid532 5 років тому +15

    مشاء الله تبارك الله اللهم صلى على محمد وعلى اله سيدنا وحبيبنا محمد كما صليت على إبراهيم وعلى اله إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على سيدنا وحبيبنا محمد كما بركت على إبراهيم وعلى اله إبراهيم إنك حميد مجيد

    • @ayuubjama5688
      @ayuubjama5688 3 роки тому +2

      صلي الله عليه وسلم ي حبيبي.

    • @ayuubjama5688
      @ayuubjama5688 3 роки тому

      Asc walaal waxaan idin ka codsanayaa inaa isoo duceysaan waxaan leeyahay muraad khayr inuu ALLE II AQBALO.

  • @muunamashaallah5650
    @muunamashaallah5650 5 років тому +1

    Masha alaah shekh mustafe xaji ismacil harun

  • @rachiisulub3892
    @rachiisulub3892 5 років тому +1

    Macha allah sheikh mustafe allah haku xafido wa bil Ramadane allah janada allah ha inagu kulmiyo

  • @hibodayib9507
    @hibodayib9507 6 років тому +4

    Jazzakumullahu sh mustafe rabi haka abaal miisaanka xasaanadka hakugu daro

  • @mrxisaabiye3990
    @mrxisaabiye3990 5 років тому +6

    Jazakallahul qeyr sheekhunaa Allah dartiis ayaa kujeclhy
    Janada Allah nagu kulmiyo dhamaanteen

  • @adamjeilaniislow382
    @adamjeilaniislow382 3 роки тому +2

    Masha allah,sheekheena allaha ku xafido ,kuwa rasuulka raacana allaha naga dhigo

  • @maxamudmuseibrahin9530
    @maxamudmuseibrahin9530 3 роки тому +1

    Masha allah sheekh mustafe x ismaciil xikmmada allaha kuusiyaadiyo allaha kuxifdiyo

  • @maxamedfaarax8086
    @maxamedfaarax8086 5 років тому +6

    اللهم صلى على محمد وعلى ال محمد كما صليت على إبراهيم وعلى ال إبراهيم إنك حميد مجيد. اللهم بارك على محمد وعلى ال محمد كما باركت على إبراهيم وعلى ال إبراهيم إنك حميد مجيد.

  • @ikranabdi691
    @ikranabdi691 4 роки тому

    Jazakallahu Qayr Sheikh

  • @mead4316
    @mead4316 4 роки тому +2

    Allahu masali wasalim wabarikcalee

  • @xudayfemohamud2754
    @xudayfemohamud2754 6 років тому +49

    SCW sheikh mustafe illahay dartii baan kuu jecllahay Allah haku xifdiyo

  • @tarabune9944
    @tarabune9944 6 років тому +20

    Masha allaaah shiiq jasakalaah huqeyr

  • @afrisaliaircargollc7061
    @afrisaliaircargollc7061 5 років тому +2

    Allah haku xifdiyo jazakallah khera

  • @muusefool5431
    @muusefool5431 5 років тому +2

    Masha allah shiekh mustafa xaaji Allah hakubarakeeyo aduun & aakhira

  • @jamiilajamiila7395
    @jamiilajamiila7395 6 років тому +5

    Jazzakallhu khayr sheekh mustafe xaji ismaaciil alle ha barakeeyo cilmiga iyo aqoontana alle how siyaadiyo
    Salallahu calayhi Wa calaa aali muxamed

  • @welovesomaliawanjeclahaywa7883
    @welovesomaliawanjeclahaywa7883 6 років тому +14

    Masha allah mahad sanid shekh allah ku xafido jazakallah kher barakallah

  • @samiqasim4083
    @samiqasim4083 5 років тому

    Shiiikh mustafe wa sheekh ilaahy cilmigii u siiyey u barakeey dadkana la wadaaga maansha alaaah ilaaahy ha ka abaaal mariyo khayrka iyo xasanaaadka aadnala wadaagtid

  • @ferhanadem40
    @ferhanadem40 5 років тому +1

    Jazaakallaah yaa daaciyallaah, cimrigaagu ha raago!!!!!

  • @ahmedabdirashiid4108
    @ahmedabdirashiid4108 6 років тому +7

    hadii somalidu ay lahaan lahayd 10 qof oo sh mustafe ah wax ay hogaamin lahayd dunida odhan
    dhinac walba wax ay aqoonteedu lahaan lahayd 100%
    aad baan u jecelahay sheikh oo kale
    sheekh dadka halkaa uga hay muxaadaraadka sidan ooo kale ah

  • @abdishakurabdirashid1732
    @abdishakurabdirashid1732 6 років тому +36

    اللهم صلى على نبينا محمد وعلى آل سيدنا محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد