Culayska Siyaasadeed iyo Ammni ee ay Somaliland Wajahayso

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 121

  • @SaadaOmar-q2q
    @SaadaOmar-q2q 18 днів тому +4

    Guuuul. iyo gobonimo Somaliland ❤❤❤

  • @FatimaIbrahim-w5w
    @FatimaIbrahim-w5w 13 днів тому +1

    🎉🎉🎉🎉soomaalilaand❤❤❤ hanoolaato🎉🎉

  • @maymuunafaarax117
    @maymuunafaarax117 18 днів тому +2

    Manshaa Allaah

  • @Ahmed-v6g8g
    @Ahmed-v6g8g 18 днів тому +6

    Cadowyada badan ee Somaliland dagaalada dhinac walba kaga soo qaadeen ILLAHAY haku jabiyo cadowga Somalilandna ILLAHOW mar walba gusha sii.

  • @AxmedMaxamuu
    @AxmedMaxamuu 18 днів тому +4

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdizamedXidig
    @AbdizamedXidig 18 днів тому +5

    Mashalah alle ha sharfo madaxweyne cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi cigaal cirro ❤❤❤❤❤

  • @Madadaal
    @Madadaal 18 днів тому +2

    Wada tashigu waa u muhiim reer Somaliland.

  • @IsemalKadra-xh3hp
    @IsemalKadra-xh3hp 18 днів тому +4

    Madxaweyn abdihraman waa geesi

    • @Ifraax-h5l
      @Ifraax-h5l 18 днів тому +2

      WALEE. HHHHH. OMG. ISTAQFURULAAH. HAA. FAANI. FAANI.

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 18 днів тому +1

      Waa basaas ku fashilmay laba week

    • @zayaamad3080
      @zayaamad3080 18 днів тому +2

      ​@@Ifraax-h5lMuse dunidui sii kharibay ayuu hagaaajinaya. Ilaahay ha garab Galo waa geesi ilaahay inoo soo diray

  • @IsbedelkaSomaliland
    @IsbedelkaSomaliland 18 днів тому +3

    In la tashado waa ta shacabku udoortee madaxwaynaha waanu ku saxsanyahay

    • @khadrayusuf-if3zn
      @khadrayusuf-if3zn 18 днів тому +1

      Waxay ahayd inuu wasiiradisa io xusbiyada la tashado

    • @abdishakur3791
      @abdishakur3791 18 днів тому

      ​@@khadrayusuf-if3znragan uu la tashaday waa rag qaranka tacab kaga jiro waanu Ku saxsanyey

  • @Sakariyedahir97
    @Sakariyedahir97 18 днів тому +3

    In la tashado wan tageersanahy isaaqow tashada laydin tashaye

  • @cabdilaahiwarsameaaluwarsa8572
    @cabdilaahiwarsameaaluwarsa8572 18 днів тому +1

    Madaxwayne sharfan garanaya waxay Dantu ku jirto cuqdadyo jidh diid kujirin
    Hagar daamooyinkii muuse biixi ayaa laga daba tagayaa ❤

    • @somaliland4ever484
      @somaliland4ever484 18 днів тому

      Muuse Biixi Waa ninka Qarankan ilaashanaya sida Daahir riyaale oo kale cirona waa hurdaa waa in lagu duljooogteeyaa🤣🤣

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 18 днів тому +5

    Cirro kii markii Madaxwayne Muuse Biixi ugu yeedhay wada tashi colaadii ceel af-wayn yidhi ma ANIGA iyo wasiirkiisa arrimaha guduhuu na kala garan waayay. Kii baa markii fashilkiisii soo baxay isagoon 15 cisho joogin Muuse Biixi iyo Dahir Rayaale uu caayayay u yeedhay. Allah kuguma asturo oo dhakhso kuugu kashif duminta magaca iyo qaranimada Somaliland eed cadawga kula soo heshiisay

    • @salimabdi1145
      @salimabdi1145 18 днів тому

      Amuus ammus adeer arrimuhu inta ka wayiin

    • @salimabdi1145
      @salimabdi1145 18 днів тому

      Adeero tags mantaa Maa tagnaa ama adaa tashaan amaa walhi waa lugu tashaan

    • @abdishakur3791
      @abdishakur3791 18 днів тому +1

      Sidii maalinkii uu qabsaday qaar badan ay U habaareen ayaad U habaartay nin qaranimo raba ma tihid qabiil baad rabtaaa ilaahay haku caafiyo qaarba malinku qabsaday lahaa ilaahay afarta jihaba colaad hakaga Furo mantana wuxu rabaa isagoo curdin ah inaanu dagaal galin

    • @abdikarimabdiibrahim3962
      @abdikarimabdiibrahim3962 18 днів тому

      @@salimabdi1145 shalay miyaanay la mid ahayn tan aad hada ka naxday. markii sool bari la qabsanayay ee uu ciro taageerayey iyo markii tolkiis kala dhex gal la yidhi ee uu diiday sabatu waxay ahayd somaliland ha dunto. ragga dalka u dhashay ee asalka ahi waa kuwan maanta la talinaya hadaba.

  • @MustafeMaxamed-t1n
    @MustafeMaxamed-t1n 18 днів тому +1

    Maanta Ayay ugu ugu wanaagsan tahay Arimiihi doorada iyo ducufnimadii slan taalay Ayaa dhaliil badan keentay,e wax Culaysi ma jiraan oo looga baqo slan,m weyne Cirona la dooray laakiin shalay halkuu taagnaa ma taagna,shalay isaguba talo qaran kamuu qayb geli jirin,waa masuuliyad inay u yimaadaan madaxdii hore,,dhib Aan nin kale ka baqayn sland na looga baqi maayo

  • @Cajabo
    @Cajabo 18 днів тому

    Katashada cadawaha iskutiirsanado katashada cadawaha Alaaha haydin waafajiyo talada tii fiican Aamiiin yaarabi

  • @liibaanguuleed
    @liibaanguuleed 18 днів тому +3

    Isaaq waa loo tasbadey ineynu mid noqono oo shicib iyo madaxba latashada waa muhiin waayo shuurada waa qaacido ay ku dhisantey diinteena ismaanku bari iyo galbeedba waxa inagaga socda shirqolo dhagareysan madaxweyne cirana waan ku hamnal yeynaya shuirada uu lagaley ex.madaxweynayashii hore iyo ku xigeenadaba iyo masuuliyiinta kaleba talada iyo wada xaajoodka waa teynu kiu soo nabad iyo caano maalney

  • @abusa3adS
    @abusa3adS 18 днів тому +1

    Oo Saylici miyaanu Ex Madaxwayne ku xigeen ahayn maxaa loogu Dari waayay 😂

  • @YusufJama-u8n
    @YusufJama-u8n 18 днів тому

    Xirsi iyo ixtisaam

  • @sultankhaalis6429
    @sultankhaalis6429 18 днів тому +2

    Intee waxaan oo kale dadka wax u shegayan badaas xabashi ayaa qa qaadan

  • @MahdiSiciid-v4j
    @MahdiSiciid-v4j 18 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 18 днів тому +3

    Illaahay hanabada how adkee soomaaliland ciro waa nin nabadeed illaahay ha xasaliiyo dowoolada u hogaanka u hayo guul soomaaliland

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 18 днів тому

      Nin nabadeed goormuu cirro noqday? Kii markii madaxwayne Muuse Biixi ugu yeedhay wada tashi colaadii ceel af wayn yidhi ma wasiirkiisii arrimaha gudaha iyo aniguu na kala garan waayay miyaanu ahayn. MAANTA muxuu ugu yeedhay Muuse Iyo Rayaale isagoon 15 cisho gaadhin???????

    • @nawaladam114
      @nawaladam114 18 днів тому

      ​@@jamaadnuura10 waakaas wll horta layskama cadifad hadlo hadii tash iyo wanag uu wado M.weyne cirro khalad maha markii horre inaga dhexdaynay aheeyd hadase arrintu garxajis mataagna ee isaaq bay taagan tahay midaa fahan

  • @CibaadoCali-d5c
    @CibaadoCali-d5c 18 днів тому

    Xasan shiiqo dadmeda iyo dhul dad nool iyo bad intaba lacag buu karaadiyaa iimaan laawe

  • @SalmaXirsi-k5v
    @SalmaXirsi-k5v 16 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤1❤❤

  • @zaynabzaynab
    @zaynabzaynab 18 днів тому +2

    Waxa lamoodaa weriyayaasha reer Somaliland waxaad mooda in sirlaydinka hayo walle innaydan sidaa u xaragoonay hadaydaan dalkiina difaacin.

  • @sharmakeshyonshasan341
    @sharmakeshyonshasan341 18 днів тому +1

    Waxa lagu yeedjay muuse biixi iyo darawel ayaa degaalka ka riday dacawelay ee iyagaa caano ka dhami

  • @Cabdiraxman-t2w
    @Cabdiraxman-t2w 18 днів тому

    Waa arin aad u qiimo leh in la ga wada tashado jiritaanka s/laan wana mid aad loogu farxo

  • @hiboguuled8062
    @hiboguuled8062 18 днів тому

    Dhaan dhaan faqash ilaa faqash

  • @SaedDahir-v6d
    @SaedDahir-v6d 18 днів тому

    Culaysyadu sanadadanba waa jireen waana geopolitics geeska iyo quwadaha loolamaya aduunku xulufo ayuu raadinaya markaa in meel looga soo wada jeestaana waa muhiim somaliland somalia Ethiopia waa ka waawaynyihiin alle hogaanka mid inaga samata bixiya
    Haynooga dhigo

  • @KuKuwait-i4n
    @KuKuwait-i4n 18 днів тому

    Waxaad tidhi marka la eego Xeerarka caalamiga.?
    .a iisheegi karta xeerkaa caalamiga ah ee Somaliland ka dhigaya QAYB ka mida Somalia????

  • @YusufJama-u8n
    @YusufJama-u8n 18 днів тому

    Ixtisaam ma doonayso aqoonsi dawladda ciro waa ixtisaam badi ahaan wasiiradeedu xirsi ayaana ka madax ah bishuna hortiina ayay iman

  • @CllaahiAwadan
    @CllaahiAwadan 12 днів тому

    🎉🎉🎉🎉😂😂😂😂🎉🎉😢😢🎉😂😂❤😂😂🎉😢

  • @IsemalKadra-xh3hp
    @IsemalKadra-xh3hp 18 днів тому

    Mashallah guuul...guuul
    Somaliland❤❤❤❤

  • @abdiali9817
    @abdiali9817 18 днів тому

    Difaaca dalka waxaa uga daran ciidamada madaniga ee difaacaya dadkooda ciro waa kii burburinayey Somaliland

  • @MaxamedMo-v3l
    @MaxamedMo-v3l 17 днів тому

    Cagdheer dad masakiina oo aaan hubeysaneen baaay kayeeen ilahay cadaab

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 18 днів тому +1

    Soomaali waa loo tashaday iyaduna iyadaa isku maqan walee hadaan Somali ka tashan gumaysiga ku soo socda waa laga sheekayn

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 18 днів тому

    Culayska siyaasadeed iyo amni waxa ka masuul ah dawladan cusub oo durba jidkii ka luntay oo kun balanqaad oo ay dad kale oo cadow ah u balanqaaday si ay kursiga ugu fadhiisato gashay iyo kuwo hore dawladii hore gashay sida MOUga oo ay ka baxday iyo iyadoon haysan dad siyaasada dibeda khabiir ku ah, waxay wasiir khaaraji ka dhigatay ninkii Awdal State Maraykan uga olalaynayey oon weligii shaqo dawladeed iyo mid shirkadeed aan gelin ee Somalida walaweynta Minnesota turjubaan uga ahaa, waa nin aad u neceb Somaliland video yadiisa youtube ka ayey ku jiraan ee ka baadho. Ciro durba fashilnimadiisii ayaa muuqato wuu isku asqoobay liano Yam Yam iyo qadaadweyn mid Somaliland neceb mid doonaya in uu nuclear ku dhufto balaayo oo dhan ayuu u yeedhay ilaa dawlado ajaanib oo lacag badan siiyey wixii yoo dhan ayaa maanta leh halkaan madfaca ku dhuftaa waxaana u daliila Dacawalay iyo Ceerigaabo, ta kale maanta waxa Jibouti jooga mujrimkii weynaa Xaraamigii Xersi Xaraami oo cadowgii Somaliland Laba calool u tegay mar in uu war siiyo waanu ka takhalusnay MOUgii ee jeega keen iyo amarkaaga ayaanu qaadanaynaa ee na hogaami ee talow miyuu riyoonayaa Xersi Xaraami mujaahidiintii wadankan xoreeyey afar tuug oo Wadani ah laga yeelimaayo anotherSNM ayaa lagu dhawaaqayaa waxaana laga takhalusi mujrimiinta sida Xersi iyo Suldaanada huwanta kabaleefyada u ah Sida CadeGude, Hassan, Ina Jambiir Mohamoud Gulaid iyo mafiyadiisa rag badan ayaa aakhiri loo diri, Cirona halkuu ka yimi ayuu ku noqon liano wadan keliya ayaanu leenahay Somaliland oo aanu doonayno in aanu u tashano mana doonayno Mafiyada Somalia iyo Jibouti iyo Turkey kudaafad ahi in ay nasoo farogeliyaan, xataa Ictiraafkii Somaliland e albaabka saaraa ayaa laga yaabaa in ay ka jeestaan markaa waa in wadanka dib loo xoreeyaa waana sahal, marka afarta tuug loogu shubo way dhamaatay wadankana sidii hore ee loo balamay ayaa loo wadi.

  • @IdrisXusen
    @IdrisXusen 18 днів тому

    Stable tv habadali atgii ad kutaageerijiree soliwan

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 18 днів тому +1

    waliba nin arimahaa ka dabaalan kara maaha cirro

  • @silverloola726
    @silverloola726 18 днів тому

    Markuu Muusa Biixi uu u saxiixayayey Ethiopia bada kala ma tashan Soomaaliya. Maxaa ku kalifiya Soomaaliya in eey soomaalilaand kala tashato hishiiskii Ankara

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 18 днів тому +2

    Kkkkkk muuse runtii Arimaha debeda meel fiican ayuu gaafhsiiyey ee boos hawridina inta aad xaqiraysaan

  • @MustafaAbdiAli-r8e
    @MustafaAbdiAli-r8e 18 днів тому +1

    Muuse makhnuud anaa wasa

    • @zayaamad3080
      @zayaamad3080 18 днів тому +1

      Walaal caydu ma fiicna . Kadda madaxwaynaha cayda

  • @sakariyekhadar6093
    @sakariyekhadar6093 18 днів тому

    Wada tashigu waa waa higaaminimo wnsgn

  • @AbdiShakur-f1s
    @AbdiShakur-f1s 18 днів тому

    waa kaso horjeeda gointaanka soomaliland lkn waxa taagerayaa in somaliland amnigeeda xoojisato ciidan xoog lehna dhisato

    • @prosl11
      @prosl11 18 днів тому

      Nin wanaagsan baad tahay oo somali dhab ah siyaasada waa laa kale duwaan kara laakiinse somaliland nabad iyo xoog leh waa uu dhan somali oo dhan

  • @jamaliban
    @jamaliban 18 днів тому

    Waxaas oo cadawada ah etopian heshiikii aynu la galnay baa inoo keenay geel iyo cajar way is ogyhiin dawladu waa inay si toosa fadaralka etopian toos ula hadashaaa dhibtu halkay Ka sicotaana u sheegto si loo ogaado waxan xageed wax Ka danbeeyay etopian warkeeda cadaysaa

    • @boqoradathaibani7176
      @boqoradathaibani7176 18 днів тому

      Still u r dreaming bro somaliland toos ayey ulahadahay malinkii dagaalka dacawalay socday aydoo leh anagu federal ka Ethiopia Ayaan xidhiinaynaa o lahadlimayno mamul goboleedka jigjiga jawaabtii laga helay abey waxay aheed anagu sharcigayga Kuma jirto inaan Kala hadalno arimahas somaliland waaa inaad soo horfariisataan mamulka jigjiga bahdil waatay tageen weftigii jigjiga marka somaliland cidina umabataqaan dowlad madax banan waxay aaminsanyuhiin inad tahay dowlad goboled somaliyed
      Somaliland waxaa waajib ah inay awoodeeda tusto Ethiopia laxisaabtanto hab gumaysi oo cad ayaa socda.

  • @maymuunafaarax117
    @maymuunafaarax117 18 днів тому

    Xilka Allaah ha fududeeyo Mudane Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi somaliland waxay guul ku gaadhi kartaa dedaal badan wada tashi isu tanaasul isku duubni iyo waxa wada qabsi guul iyo gobanimo idam Alle 😅

  • @mufasaleebah3156
    @mufasaleebah3156 18 днів тому

    Ciro. Yusra harti. Cadowga qudaah.

  • @dahirismail8978
    @dahirismail8978 17 днів тому

    intii Somaliland uu Muuse biixi xukumayey ayay Somaliland caalamka meel fiican gaadhay ee bal ninanka aad amanaysaa saw kan aqoonsigii diyaarka ahaa jar ka tuuray ee Djabuti oo aan ina ogalayn oo si cad u sheegtay in aan la aqoonsan Karin weftiga u diray Saab Tv waa tv reer xidigta oktober oo kale

  • @IdrisXusen
    @IdrisXusen 18 днів тому

    Bada xasan sheikh buu wadanisiiyay

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 18 днів тому

      Xasan sheekh baa la baryaya oo cirro siro ka haya

  • @JamaAbdullahiQalinle
    @JamaAbdullahiQalinle 18 днів тому

    Wariysyaasha reerka u dhashay habaar baa ku dhacay waar ma jaamac galad iyo weriyayaashooda ayaa ka liidataan oo dadkiinii oo liyu bolisku laynayaan leh argagixisaa soo gashay iyo muuse bixi iyo claahi darawal baa ciidamo kasoo talaabiyey xuduudka waar wadaniyad ku warama oo dadkiina iyo dalkii u hadla yaa iska dhisaysaan maxaa idinka galay somaaliya hada hadalkaaga boosh waxaa ka dhex muuqatay inaad bawer siisay cadowga dalkaaga iyo dadkaaga waxaanad tidhi somaaliya ayaa loo aqoonsanyey sland waar ma mushahar baad ka qaadataan muqdisho ama jigjiga ama jabuuti maad dadkiina u hadashaan ma jaamac galadka ogaadeen iyo intuu cago ku qaato iyo wariyayaal isku sheega somaalida ee xumaanta iyo bogorbagaandhaha dadkiina iyo dadkiina ku foogan ayaad ka liidataan waar isla yaaba oo damqada garabna is taaga dadkiina iyagaad wax ku tihiine fadlan aad u dhuuxa maqaaalkaa dhaliisha ah een idiin soo gudbiyey

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d 18 днів тому

    Soo joog ruuxi diida
    Soo jiifsaa laga helaa.

  • @YusufJama-u8n
    @YusufJama-u8n 18 днів тому

    Xirsi xaali cali waa kala raali soomaaliya in ay si gaara u fushato ..danaheeda badda cas..

  • @Maxamed-v9u
    @Maxamed-v9u 18 днів тому

    haa.soomaliya.waxa.ay.sameynayaan.in.ogolaato.soomaliya.ehtiopia.aykutidhahdo.adiga.iLA.heshii

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 18 днів тому +1

    SAAB TV Xaruntii Garxajis dalka ka duminayey Wakhtigii Muuse Biixi.
    CIRO MARAAN WUXUU MOODAYEY DAGAALKA SOOL EE ISAGA IYO WADANI ICTISAAM RIDEEN INUU MUUSE BIIXI KU EKAANAYO.
    DOWLADIHII KU CAAWIYEY LACAGTII MUUSE BIIXI LAGU RIDAY OO KALADHKA HAYSTA
    REER SOMALILAND OO KU BARAARUGAY KHASAARAHA CODKOODII CIRO

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 18 днів тому

    WAXAY La wada hadleen mid idiin taala maaha Loomana baahna kala Awaal

  • @zayaamad3080
    @zayaamad3080 18 днів тому

    Siyaasad xumadii muse ayaa la xaliyaya. Qurlugus sool ilaa ceerigaabo ayaa dhibaato inoo gaysayay

    • @Adno..m
      @Adno..m 18 днів тому

      Argtidaadu way gabantahay & qaabilaysan sorry ,,

  • @FaadumoCabdi-x9z
    @FaadumoCabdi-x9z 18 днів тому

    Nabadii meeday soowta daraf walaba ka qiiqaysa

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 18 днів тому

    Waalaahi.bilaahi.somalland.wali.nayhelin.madac.daacad.u.ah..wadaniyin.ah.ojecel.dalka.iyo.dadkaba.waxa.madax.wayneyal.so.aray.danaystayaal..iyo.dilaalin..iyo.been.khaayin.nimo.cad.oo.lagu.maaweelinayo.bulsha.aad.uliidata

  • @abdikarimabdiibrahim3962
    @abdikarimabdiibrahim3962 18 днів тому

    dhabada aqoonsi ee Muuse uu qaaday yaa kale ee qaadi kara.

  • @somalilanddiaspora
    @somalilanddiaspora 18 днів тому

    kkkkkkkkkkkkk… assaassaqiin aya yeeshay…kkkkkkkkkkkk.. assaassaqiin….

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 18 днів тому

    Somaliya.walaa.somalilland.waxkajira.majiro.aan.ahat.been.iyo.dhac.iyo.boob.ibulshaduna.waa.dadlliiito.oon.garanay.wax.udana.ama..in.ay.iyagu.leeyihiin.dalka.tuugtu.gadayso.qabiil.kay.caabudan.oolagudhacaa

  • @MaxamedMo-v3l
    @MaxamedMo-v3l 17 днів тому

    Isaqow isaku tashada oo u miidoba cadowgiina huuub sameeysata io dhqaale

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 18 днів тому

    Ciro Duufle Isagaa Siyaasada Somaliland khalkhaliyey.
    CIRO AQOONSI IYO MOU LABADABA ISAGAA KHASAARIYEY.
    CIRO WAA IN UU NOQDAA MADAXWEYNIHII SOMALILAND UGU CIMRIGA YARAA. WAA LAGA TUURAYAA. KHASAARE

    • @nawaladam114
      @nawaladam114 18 днів тому +1

      Doqon dhareerinaya war orod oo tag jiida aad nin kusoo noqotide

  • @Khaalidgamiil
    @Khaalidgamiil 18 днів тому

    😂MBC miyaay kamaarmaysaa meeshu

  • @fatimayassin2049
    @fatimayassin2049 18 днів тому

    War bada Somaliland cedna qadaan maysoo somalia 🇸🇴 baad ha seysow.

    • @salimabdi1145
      @salimabdi1145 18 днів тому

      Hhhh Ana ka wangsan bad wadaan reer xamarow walhi waliigan meel Maa gadhysaa wayo xaraan bad ku tihiin meel walbaa

  • @Xasmas
    @Xasmas 18 днів тому

    Ciro Zero 0️⃣ Duplomasii 😂

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 18 днів тому

    LAKIIN DHAQANKA WADANI OYO CIRO
    MARKA SHIRBQARAN.LOOGU YEEDHO WAXEY ODHAN JIREEN ANIGU IMAN MAYNO WHY DAWALDII MA NAHIN

  • @asiyahmed-cs3ft
    @asiyahmed-cs3ft 18 днів тому

    Xusbiga wadani ayaa ka kow ahaa amne darada ,iyo cadawada oo hayo dadka iyo dalka somaliland, idiinku ma jabuuti ayaad basasin u tihiin oo aqoondiga somaliland waad ka soo horjeeden lacag asn meel idin gaadhsiineyn aad ku qadateen burburka dadkeen iyo dalkeen, jabuuti iyo faqash guryo u doonta

  • @yusufdalalabdi4694
    @yusufdalalabdi4694 18 днів тому

    Yaa kuu sheegay inay somaliland ka mid tahay somalia?

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 18 днів тому +1

    MADAXWEYNE MUUSE DHIBKA DIBADA KA HAYSTEY WAXEY AHEYD WADANI OO LA SAFANAA CADAWGA OO FAAFIN JIREY WAR MAGAC DILEY DAWALADNIMADA SO.MALILABD WAXAAN ODHAN.NIREEN HA NA AQQONSZNINAZ WAANU DAGALAMAYN

  • @Adno..m
    @Adno..m 18 днів тому

    Benaaleh, mangaaban oo aqoon sheganaya tahay cadawga somaliland,,HUWAAN HUWAAN
    SOMALILAND XUKUMADII UGU FICNAYD TI MUSE BIXI...
    SOMALILAND WAY GULAYSANYSA ,, SAAB & CIDAD U SHAQAYSO DOWN DOWN

  • @mufasaleebah3156
    @mufasaleebah3156 18 днів тому

    Faqash

  • @CabdalleMaxamed-t2i
    @CabdalleMaxamed-t2i 18 днів тому +1

    Horta idin kun miyaa iswareys ta 😂

  • @TaaroFihri-f9i
    @TaaroFihri-f9i 18 днів тому

    Somalia horta waa gobol somaliland waa wadan muqadasa ok marka xasan shiikh waa inuu ciro xilka kaqaada

  • @abdigouled6801
    @abdigouled6801 18 днів тому

    Saab tv wa faqash cadowga somaliland somalia ushaqeya kan wariyaha nacaladba kugu tale adiga iyo

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 18 днів тому

    Waar,isaaqaw,idinkaa isdabayaac kujira ee hadalka yareeya dhulkiinana dufaacda .

  • @maxamedkoosaar8905
    @maxamedkoosaar8905 18 днів тому

    Wax saxaafadaba loo ogolayn umanay galin wariye beenaale wax kale sheeg

  • @ZaynabMuxumud
    @ZaynabMuxumud 18 днів тому

    Muuse biixi somaliland caalamka sifiicanbuu u baray aqoonsigana kadinka ayuu keenay dhawaaqis uunbaa hadhsanayd xukuumadani haday daacad tahay ha dhamays tirto ninka dhinaca ka raranow

  • @ArisakMaxamuud-v7m
    @ArisakMaxamuud-v7m 18 днів тому

    War inta riyaale iyo wax lamida ay somaliland wax weydiineeso walahay inaanay meel gaadhayn caruurtiisu wax ma weydiiso Waa asaasaq

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 18 днів тому

      Intii ina soo martay asaga ayaa ugu maamul fiicnaa markaa qof xanuunsan ayaad tahay ee Allah ha ku caafiyo

    • @raamaale5
      @raamaale5 18 днів тому

      Adiga yaa waxkaa waydiinaya danahaaga raaco

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 18 днів тому

      Geesi weeyaan Rayaale Somalia inaan lala hadal iyo qadiyada Somaliland ka go’antahay kii shalay caayay waxaa uu ugu yeedhay qabaa. Asaasaq waxaaah waxa la jiida yo, garbaha la hayo, gacantiisa nin kor u qaadayo, dhagta nin wax u saarayo sankiisoo qolof leh soo fadhiistay mediaha ee muraayadaa isku sii eeg garan waayay

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 18 днів тому

    Adeer Ethopiya meelna kumay sheegin inay aqoonsanayso Somaliland.
    Idinka uunbaa nafta ku maaweeliya aqoonsi ay Ethopiya siiso Somalland...
    Ethopiya meelna kumay sheegin wayba dafireen inay aqoonsanayso wax la yidhaa Somaliland.

    • @Ifraax-h5l
      @Ifraax-h5l 18 днів тому +1

      MAXAA. KAA. GALAY. MARKAA. ADEER. DANAHAAGA. RAACO. DHULKAN. DAD. BIRTA. CUNAALE. WALAAXADHIIQO. OOFUTADIISA. XUKUMIN. WALAA. MIDKALOO. AABIHII. WASAY. AYAAN. BAD. SOOMAALILAN. LEEDAHAY. BIXIN. KARIN. ITOOBIYANA. WAYTAQAAN. INAY. SOOMAALILAN. TAHAY. SOOMAALILAN. KUNA. SOO. XADGUDBI. KARIN

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 18 днів тому

    Waxba isku biirin maayaan fitnada ummadan ku habsatay waxaa ugu horeeysa hogaanka jilicsan

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 18 днів тому +1

      Maxaad ka wadaa hogaanka jilicsan? Dawladdan cusubi colaadahaas oo jira ayay dhalatay marka Dawacaley laga reebo

    • @IsbedelkaSomaliland
      @IsbedelkaSomaliland 18 днів тому

      Waxa adeer kaa laga dhaxlay ayaa jira adeer

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 18 днів тому

      @samowsamale3490 madaxda maanta joogta iyo tii ka horeyseyba waa dawlado jilicsan waana calaamadaha qiyaamaha

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 18 днів тому

      @@IsbedelkaSomaliland labaduba waa adeeraday anigu sifaadka hogaamiyeyaasha caalamkoo dhan baan ka hadlayaa maanta waa isku wada mid

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 18 днів тому

      @ maxaa u taqaanaa dawlad adag ma tii Siyaad Bare?