Israel 🇮🇱 Allah aaa Sheegay balan malaha waa Dad Allah abuurey Ku sheegay In ay wax balan ah Laheyn Lkn Ay Dhimashada Kacabsadhaaan Ma jeclo Dhimasho Sida Allah Sheegay Waa in la dilo kaliya lagu joojin karo Dhaqankoodha
Suurto gal matahay hadii dagaal buuxa UU ka dhaco.bariga dhexe Aduunyada oo dhan ay ka qaraxdo baaruudu Taasi ma keeni kartaa wadan kasta. Oo a wood is bidaayi UU cagta mariyo jaarkiisa. Itaalka daran❤
Asc GAYLAN MD daqiiqadaha 1:53 iyo 4:46 labadaas mida hore waxaad leedihiin Ntanyaho oo israiil weeraraya mida kale waxaad leedihiin Hakan fdn oo dhiigiisa Turkiga lakulmaya markaad kilib soo duubeysan marka hore jeegareeya oo dhageysta mida kale warka boobsiiska kadaaya si'degen usheega mahadsanidiin.
Ha guulaysto jamhuuriyadda iran🇮🇷 ilaahay idamkii yuhuud ha jabto
ilaaahay ha guuleeyo islaamka Iran🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
wa dhamaadki yahuuda inshaa allaah
Wariye faarax cabdul qaadir wariye sare mahadsanid aad baan uga hela tabintada. Allaha naxafido dhsmanten meelkasto jogno❤🤲👏🙏
Ilahayow inta yuhuuda laduminayo hay dilin
ilahay masibada fa lastin haka qabto
Waa lama huraan in yahuuda la soo afjaro inshaa allah waa xiligii masjjdul aqsa la xoreyn lahaa inshaa allah wana dhamaadkii yahuuda iyo mareykanka
.israail
.israil.in.aay dhisnaato ayaa.dhibeyso maxaa.yelay.muslimiinta.oo.dhan.ayaay.jihaad.ugubaaqi.waana.baabe.edi
Faarah Abdulqadir suxufi ruugcadaa ah mustaqbal wayna leh.
Maasha Alaahu
9:39 9:39
Masar ma dadbaa hadal ooma banaana
Mareykanku soo kii lahaa maahan rafah ha weerarin iyo lubanan ha weerarin labo wajiile weeye mareykanku
Gaylan media wnkslmy xabein wanagsan wllk Farah abdoulkadir Gull gobonimo xiisbuulaah yamane iran Palestine Hamas support Palestine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸 Wa dhamaadki yuhuuda Inshallah burburka mareykanka iyo xuulafada
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
GUUUL falastiin 🇦🇪🇦🇪💪🦁🦁✌
Dhamaadkii yahuud inshallhaa
﴿مِنَ المُؤمِنينَ رِجالٌ صَدَقوا ما عٰهَدُوا اللَّهَ عَلَيهِ فَمِنهُم مَن قَضىٰ نَحبَهُ وَمِنهُم مَن يَنتَظِرُ وَما بَدَّلوا تَبديلًا﴾ [الأحزاب: 23 - 23]
Gaylan hore usocda 🎉
Gaylan media ❤❤❤✅✅✅ thanks bra ✅✅✅❤️❤️❤️
Insha allah marekan iyo ree galbeed iyo israil allaha fashiliyo allaha jabiyo wa kibreene 🤲
Saaadalin maleh xaalka bariga dhexe
Gaylan media waxan kaga mahad celin tafatarinta warar xaqiiq ku salesan
Waa in yahuuda bariga dhexe laga masaxaa si eey nabad udhalato
Labduba xidhiidh bay la leeyihjin yuhuuda
Iiraan iyo Turkey Hadey Iskaashadan Wey Ku Deysay Yuhuuda ❤❤❤
Free pelastin power of Allah 💪🚀
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
Inuu bariga dhexe dagaal aado
Waa sax wax lagula qabo dhibaato malahan
Naclad haku dhacdo
Khalaas yahuuda wa u dhamaatay.
Yahuuda ha isaga hayaanto bariga dhexe.
Israel 🇮🇱 Allah aaa Sheegay balan malaha waa Dad Allah abuurey Ku sheegay In ay wax balan ah Laheyn Lkn Ay Dhimashada Kacabsadhaaan Ma jeclo Dhimasho Sida Allah Sheegay Waa in la dilo kaliya lagu joojin karo Dhaqankoodha
Waa goorma
﴿وَقَضَينا إِلىٰ بَنى إِسرٰءيلَ فِى الكِتٰبِ لَتُفسِدُنَّ فِى الأَرضِ مَرَّتَينِ وَلَتَعلُنَّ عُلُوًّا كَبيرًافَإِذا جاءَ وَعدُ أولىٰهُما بَعَثنا عَلَيكُم عِبادًا لَنا أُولى بَأسٍ شَديدٍ فَجاسوا خِلٰلَ الدِّيارِ وَكانَ وَعدًا مَفعولًا﴾ [الإسراء: 4 - 5]
WARARKA QAARBAA AH SIYAASADAYN EE RUN HAMOODINA OO ISKA SHAANDHEEYA.!!
Mashaa alahh
الصومال لن تستخدم الاسلحة النوویة انشاءالله
Guuleysta Guuleysta leenahay islaamka
Markaad warka aqree iska hubi magacyada wasiirada aad sheege
Turkiga iyo Masar waxay moodayaan in la daynayo.
Suurto gal matahay hadii dagaal buuxa UU ka dhaco.bariga dhexe
Aduunyada oo dhan ay ka qaraxdo baaruudu
Taasi ma keeni kartaa wadan kasta. Oo a wood is bidaayi UU cagta mariyo jaarkiisa. Itaalka daran❤
Waa macquul waliba sheekadii xeerarka caalamka ayaa meesha ka baxaya nin walba xoogiisa iyo xinin yihiisa
L
Waa suura gal waana cabsada LA qabo.
Waa wada laaxin wadaadku maanta
Maxuu Yuri maanta
Turki iyo masar wali wey baqanan nacasinta
In uu dagaal aad ayaa fiican sababtooo toos ayaa leesku baran lahaa
❤❤❤
ha dhaco carabtana casiirku haka daato maatidii falastiinba silic baa la badaye
Allah jbyo yuhuuda
Dagaal bilsocda ❤❤❤oo 20000 oogantaalsiaaneywaxdambe usookicin iyosaldhigyada mareykaneebarigadhexe iyoceelasha shidaaliyodanaha mareykan eebarga dhexeayaaiiraan aargoosi unoqonaya
Yuhuud maaha cida dagaalka ka wada bariga dhexe lkn waa maraykan iyo dabadhilkfkiisa ingiriis oo ah labada cadaw ee ugu wayn islaamka iyo muslimita
Yahuud ba kuwaas daba kuheyso ..o wa iskumid hadeysan kadarneynba
War khal khal ah
Masar israel miyay kabaqaysaa
In dagaal weyne bariga dhexe aado waxey faiido u tahay Muslimliminta , waana dhamaadka. Yahuuda
Asc GAYLAN MD daqiiqadaha 1:53 iyo 4:46 labadaas mida hore waxaad leedihiin Ntanyaho oo israiil weeraraya mida kale waxaad leedihiin Hakan fdn oo dhiigiisa Turkiga lakulmaya markaad kilib soo duubeysan marka hore jeegareeya oo dhageysta mida kale warka boobsiiska kadaaya si'degen usheega mahadsanidiin.
Guul halgamaasha Bariga dhexe..
Good
MEEYA CARABTII DIRICYADA WATAY? MEEYE KUWII SUNIGA NOO SHEGAN JIRAY??÷ EMEE
Waxba dagaalkaas ma abuuri karao waayo ma jirto Dowlad la dagaali karta Israel 🇮🇱 ♥️ ❤️
Subxaanallaah, warka markaad sheegaysaan wax badan baad khalad galaysaan uu afku idinka boobayo( deelqaaf. Miiran) iska ilaalsh please.
Gaylan waxaan ku weydiiyey miyaad taqaan macnaha erayga " bacrimin" mise sida soomaalida kale ayuun baad iska isticmaashay eraygaas meeshaad doonto iyo goortaad doonto ! bacrimin =? kasoo jawaab , hadase waxaad u isticmaashay in ay la macno tahay "Enrichment", saxna maaha.
Ninkan aya fican e wararka asaka uda
Ninkaan ayaantaan wararka uu soo tabiyo qaladaad xagga magacyada ayaa kabuuxa
tusaale asagoo rabo inuu dhaho iiraan ayuu ku badalaa turkiga
Israeli waa iska oynaysaa
Dhilada mareexaan miyaad la dhegestaa taaa
Haduu bilaabmo berri maxaa kuu diyaarsan
Israel tamar ma leh lkn waa reer galbeedka cida ka danbaysa dagaalka ka socda bariga dhexe
Reer galbeedka Israel baa gadaal ka xukunta shirkadaha iyo bankiyada ugu waaweeyn galbeedka badankood yahuud baa iska leh.
Second
Hal muqal lee kufilan warkan dan sxb mxa kwada
Carab wax jiro ma ahan
Yuhuudii soogaba gabawday
😊
Yaa ma nataniyaahu ayaa beegsanaya isra'il ?????????? Halkaaz jilci jaale
Goon walba oo ka mid ah Israël?
Turkigu iimanka allaha kusugu maxaa yeelay dal awoodise iyo sidu shib uyahay waa yaab
Aqliga dabada buu kaaga jiraa aan u maleeynaaa.
Waa fulayo
3aad markuu bilowdo isoowaca
War hore ayaad soo celiseen
Benjamin Netanyahu malcuun
Israel 🇮🇱 aya,bariga daxeso ka taliso carab oo dhan wala wasa
Oromo
Naclad alah hakugu dhacdo🤔
❤❤❤❤