يا رب.. يا رب.. يا رب.. عبادك في غزة والضفة ولبنان والسودان والشام ليس لهم إلا أنت.. يا رب امنن عليهم وعلينا برحمة من عندك ترطب قلوب المظلومين وتحرق قلوب السفاحين وتكون آية للعالمين!! يا رب.. يا رب..
Waxa Yaaba ah in Dunida Islaamku ka gaabsato Xasuuqa lagu hayo Falastiin, Halka dalal badan oo Latin Amerika iyo South Afrika ay u Doodayaan Falastiin! Somali ahaan waa in Mudaharaadyo laga dhigaa Gayiga Somali oo dhan maalin Kasta lagu taageerayo Walaaleheen Falastiin!
Wonderful journalism
Waa taliyaha guud ee qasaam
Warbaahin aad uqiimo iyo micno badan guulaysta reer geylan
Mahadsanid Farah. Lkn Deyf waa noolyahay siday muqaawamadu sheegtay
Ilaahey haka dhiga ninkii dililahaa natayahu oo walaalkiis iyo walaalihiis falastin u aaro yaarbi🙏🏿🙏🏿🙏🏿☝🏿
Allow ugar gaar walaalaheena reer Qaza oo samirkooda guul igu badal
maashaa allaah gaylan wariye inaba aan caadi aheyn guuleyso brother ✅🙏🏾✅🙏🏾✅🙏🏾
Allow xifdi ilaa xoraynta Aamiin
Mashalah geylan media horay u soco
Allaha xifdiyo mohamed Ibrahim sinwar
Allah akbar 🎉
Allow dhagarta cadowga kaxifdi kana dhig madaxwaynaha uhoreeya xamaas iyo falasdiin ❤❤❤
Alleh unaxaristo
Allow guusha u sahal cadowgana ka bad baadi mohamed zinwaar allow gusha sii walalaheen phalastiin
Cadowga Alha ka indha saabo
Waah Mohamed wali waaa nol hy
Alaha ha unaxariisto 😮😮😢😢😢
Qisooyinkan noo soo badi faraxoow
Dagaalka iraan iyo yahuuda ee biloowday maad nooga soo warantid
maashaa allaah heross family sinwar 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🙏🏾🙏🏾✅✅✅
Nosodaya Mahamed Daif tariqdisa
Yaxye Sinwar Geesi halyey ah ayu aha Allah U naxariisto🤲🤲🤲
Waa wilal wada dhashay geesiyo😢😢
War-baahin tayo sarraysa Gaylan Media.
Mahadsanidiin.
Iminkaad soo post garayn war kale waar warka cusub soo gudbi😊
Ale Hala Jiro Walaalaheen Reer Gaza 😢
Insha allah waxaa guulaysanaayo xaqqa wxaaana arki doona flstiin xora mar dhaw
Aamin alaha u gargaaro reer falastiin
Allaah swt ha xifdiyo reer Gaza, waadse ka baxeeysaan oo dowladnimada falastiin ayaad Soo celineeysaan yahuud nacalatullaahi caleek waa eey guuri oo sodoodi ayeey Qaxooti ku noqon reer yurub
INsha Allaah
GOOD NEWS Geylan
Shaqo Wanaagsan Gaylan,Arooryo Suuban 🎉🎉🎉🎉
Maxamed deef ma dhiman bilow
Mahamed siiwar Hamas support Palestine 🇵🇸❣️❣️♥️ Gull gobonimo Palestine allah baadbadiyo Wilk med siiwar ❤❤ gaylan media Farah abdoulkadir
يا رب.. يا رب.. يا رب..
عبادك في غزة والضفة ولبنان والسودان والشام ليس لهم إلا أنت.. يا رب امنن عليهم وعلينا برحمة من عندك ترطب قلوب المظلومين وتحرق قلوب السفاحين وتكون آية للعالمين!!
يا رب.. يا رب..
Dhagaha ayay umacaanyihiin warbixinadan oo kale ...guul ree falastiin
Ilahay ha xafido M Sinwaar oo halgankooda mirihiisa inuu nabad ku gurto gaarsii mujahidkaan iyo dhamaan reer Gaza free Palestine 🎉
Maxamed dief wuu nolyahay halkas iska sax
Fadlan magacyada iyo sawirada hogaamiyayaasha ha soo dhigina hana shaacinina sir yeesha?
قال الدكتور مصطفى السباعي:
عندما يُمسك بالقلم جاهلٌ، وبالبندقية مجرمٌ، وبالسلطة خائنٌ: يتحول الوطنُ إلى غابةٍ لا تصلح لحياة البشر !
Yahye sinwar
Aaway mohamed daif
Update naga sii weerarka iiraan lagu qaade mase vidiogan goor hore ayaa diyaarise?
Mudane maxad sawirkiisa usodhigaysaan qariya
Waxa Yaaba ah in Dunida Islaamku ka gaabsato Xasuuqa lagu hayo Falastiin, Halka dalal badan oo Latin Amerika iyo South Afrika ay u Doodayaan Falastiin! Somali ahaan waa in Mudaharaadyo laga dhigaa Gayiga Somali oo dhan maalin Kasta lagu taageerayo Walaaleheen Falastiin!
XAMAAS WAXAY DOORASHO QABSAN DOONAAN BISHA MAY 2025 LAMANA SHAACIN DOONO SHAQSIGA AY U MAGACAABI DOONAAN HOGAAMIYAHOODA SIDA AY SHEEGEEN IYAGU.
Duqaynta sacad kahor ku duqay sey iraan warmaa nad kahayn kama haysid ee asb kaa daba geeyee 5 position miltrey terget israel iran
Magaca sinwar ayan umalayn inay isra.iil uwalan donan
Dagalka israel iyo iran madan maqal
Away ninkii sadaxaad ee ina sinwaar ahaa
Iiraan maxaa gaaray gaylanoow
Hoodaale noqo
Yaxye Sinwar Geesi halyey ah ayu aha Allah U naxariisto🤲🤲🤲