Galka Baarista: Heerka xanuunka HIV/AIDS ee Soomaaliya | VOA Somali

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024
  • Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; heerka xanuunka HIV/AIDS ee Soomaaliya iyo tiro-koobkii ugu dambeeyey ee laga soo saaray. Waxaan sidoo kale ku eegeynaa dhibaatada iyo takoorka ay la kulmaan dadka qaba xanuunkan. Waxaa soo jeedinaya Jacfar Kuukaay.
    Mar walba nagu xirnow
    🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali
    🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali
    🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: www.voasomali....
    🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali
    🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
    🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
    VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
    Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.

КОМЕНТАРІ • 39

  • @ustaadclraxmaanofficial4602
    @ustaadclraxmaanofficial4602 6 днів тому +5

    Haruun macruuf barmaamijka kyceliya isagaa kufiicane adeer VOA

  • @AhmedMohamed-cn7xn
    @AhmedMohamed-cn7xn 7 днів тому +7

    Haruun macruuf aya barnamijyadan Halka badhista ku fiican wariyayasha midba waxbu hibo kawanagsan yahay o hibo u leyahay

  • @Abdikadir2m4
    @Abdikadir2m4 6 днів тому +7

    Ilahaayow Naga badbaadi aniga iyo wixii Islam ah ba

  • @bilealiali9258
    @bilealiali9258 7 днів тому +1

    Ilahay ha cafiyo

  • @abdirizaknurali6311
    @abdirizaknurali6311 3 дні тому

    Haaruun macruuf Hassan ayaa Barnaamijkaan ku fiicnaa ee halasooceliyo VOA

  • @zakariye2037
    @zakariye2037 7 днів тому +3

    Allaha caafiyo inta la xanunsan

  • @KaderAbdele-i7n
    @KaderAbdele-i7n 6 днів тому

    Walahay waa run

  • @AliAbdullhi-b3q
    @AliAbdullhi-b3q 7 днів тому +1

  • @dadircabdulahi3595
    @dadircabdulahi3595 7 днів тому +3

    Allow adaan kaa magan galnay

  • @onkorpodcas114
    @onkorpodcas114 7 днів тому

    Barnaamij aan jeclahay
    I Miss harun

  • @QasimSoleimani-yz7xr
    @QasimSoleimani-yz7xr 3 дні тому

    Aaway haaruun macruuf😊

  • @maxamedaxmedIbrahim-ri5td
    @maxamedaxmedIbrahim-ri5td 5 днів тому

    Al wamaxay away harun macruf

  • @jibeise1
    @jibeise1 5 днів тому

    Aad iyo aad bay uga badan Yihiin Warbixnta inta lagu Sheegayo

  • @derieabdi5757
    @derieabdi5757 6 днів тому

    Waali tariqda Maso marin sinada aad nogu badatay

  • @hasandaahir309
    @hasandaahir309 6 днів тому

    2012 kii Inan saxib ahayn dhakhtar ka wayn ee Hargeisa oo dad ka baadha xanuun ka waxa uu ii sheegay in 5 kun oo qof ay qabaan imika maxad u malaynaysa bal tiradu waa in tee

  • @abdikadirali117
    @abdikadirali117 6 днів тому +1

    FARMAAJO WAA MAREEXAAN XAMAR UNUKAA LEH WAAGI FARMAAJO BAAD LEHEED HARUUN MACRUUFOOW.....WAAGI FARMAAJO BARNAAMIJKAAN XUMAANTA DOWLADA FARMAAJO BAAD KASOO DEEYNI JIRTAY EE HADA HADUU QABIILKAADA MADAXWEEYNE KANOQDAY XAMAR BARNAAMIJKAAN ARIMA KALE BAAD UWEECISAY....HARUUN QABIILESTE

    • @JikoJop
      @JikoJop 5 днів тому

      Adi qabil ku waalatay maraxanow amin in xilka laga tuuray

  • @HamzeAbdi-t8z
    @HamzeAbdi-t8z 7 днів тому

    War haruun macruufkii xaguu aaday Wacilka

  • @waayaarag9695
    @waayaarag9695 6 днів тому

    😢.

  • @LibanGondo
    @LibanGondo 5 днів тому

    Real scare

  • @xasancabdi1905
    @xasancabdi1905 7 днів тому

    Allow naga kori

  • @DrJimaleHaibe-s9s
    @DrJimaleHaibe-s9s 7 днів тому

    Categories ka Ay U Kala Horaysiisay
    1) Muqd
    2) Kism
    3) Bebr
    4) Bosaso
    5) Garowe
    Iyo
    6) Hargaisa
    Sida Ay U Kala Horaysiisay Dr's Magalooyinku Sax Miyaa Oo Sidaasay Ugu Kala Sareeyan Xanuunka ?
    Allah Ha Caafiyo Inta La Bukta Inta Caafimadka Qabtana Allah Ha Amaansado
    Fadlan Barnamijka Ku Celiya Tabintiisa Wariye Harun Macruuf

  • @hasandaahir309
    @hasandaahir309 6 днів тому

    Waxa sababay dumarkii guur kii ayay naceen waxay ka doorten lacag yar oo lagula tunto

  • @AhmedMohamed-cn7xn
    @AhmedMohamed-cn7xn 7 днів тому

    Qofka isagoo xanunka isku og qof kale qaadsiya xukunkisu waamaxay diini iyo dowliba

  • @DhurwaaFam
    @DhurwaaFam 6 днів тому

    4000 kun daawo ma qaadtaan war na loo ma hayo!

  • @DhagacadeGaney71
    @DhagacadeGaney71 5 днів тому

    subxanalah aloow hanugu ridin

  • @JamaaleAli
    @JamaaleAli 6 днів тому

    😅

  • @user-xj9jx5cg8o
    @user-xj9jx5cg8o 7 днів тому

    Come on VOA baando talyaani

  • @AbdirahimDiriye
    @AbdirahimDiriye 6 днів тому

    Propogandada naka daya ilahayow ku wan hade Ben shegayan dhulka Allaha lajaro

  • @MaxamednuurMacalin-l7b
    @MaxamednuurMacalin-l7b 6 днів тому

    😅
    .😅😅😊😊😊

  • @JamaaleAli
    @JamaaleAli 6 днів тому

    Dakhtarow xisaabta baro, tee yar 0.1 iyo 0.5

  • @abdikadirali117
    @abdikadirali117 6 днів тому

    FARMAAJO WAA MAREEXAAN XAMAR UNUKAA LEH WAAGI FARMAAJO BAAD LEHEED HARUUN MACRUUFOOW.....WAAGI FARMAAJO BARNAAMIJKAAN XUMAANTA DOWLADA FARMAAJO BAAD KASOO DEEYNI JIRTAY EE HADA HADUU QABIILKAADA MADAXWEEYNE KANOQDAY XAMAR BARNAAMIJKAAN ARIMA KALE BAAD UWEECISAY....HARUUN QABIILESTE

  • @abdikadirali117
    @abdikadirali117 6 днів тому

    FARMAAJO WAA MAREEXAAN XAMAR UNUKAA LEH WAAGI FARMAAJO BAAD LEHEED HARUUN MACRUUFOOW.....WAAGI FARMAAJO BARNAAMIJKAAN XUMAANTA DOWLADA FARMAAJO BAAD KASOO DEEYNI JIRTAY EE HADA HADUU QABIILKAADA MADAXWEEYNE KANOQDAY XAMAR BARNAAMIJKAAN ARIMA KALE BAAD UWEECISAY....HARUUN QABIILESTE

    • @Ishmaeltihhsidi
      @Ishmaeltihhsidi 6 днів тому +3

      War niyow cuqdad qabyaladeyd ee ku heyso weyna barnamjka waxu ka hatlayo iyo waxa laso shir tagtay ismalaha

    • @liibaansoomaali6284
      @liibaansoomaali6284 6 днів тому

      Waaa reer Tuulo wll ​@@Ishmaeltihhsidi