Kilidii iyo 25 kun oo dollar ayay iskugu dartay laakiin waxa ay faa'iiday aya ka badan awooda Allah

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 лют 2025
  • #Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

КОМЕНТАРІ • 331

  • @MukhtaarxirsiTallaabodheere
    @MukhtaarxirsiTallaabodheere Місяць тому +1

    Maamadaasi way guulaysteen iyada caruurteeduba waxaan kaloo if aakhiraba u baryayaa gabadhii yarayd ee u dhimanaysey hooyadeed iyo walaalaheed inay nolol helaan iyadana eabi ha guuleeyo xaaladii hooyadeedna khayr baan u rajaynaya

  • @jamilaahmed7512
    @jamilaahmed7512 5 місяців тому +3

    masha allah tabarka sadaqad waa waxa ugufican adunka qof sidaqo bixiyay odhintay lama arag ee waxa laarkay qof salad dukaday odhintay sidas darted sadaqada waa tanan waad iyo geeri furato ee illaha qeer ha kasiyo illah ha ku cafiyo Aamiin yaa rabi ❤❤❤❤❤❤❤

  • @fadumozabdul9314
    @fadumozabdul9314 6 місяців тому +9

    Allaahù Akbar. Allah amarkiisu waa kaaf iyo noon. Kun fayakuun.
    Sadaqadana waa naloo sheegay in
    Uu yidhi Rasuulku scw ku daaweeya bukaankiina, ee Alle ha waa fajiyo.haweenaydaana khayr badan Alle ha sioyo.
    Rasuulku csw ku daaweeya bukaankiina

  • @nimcoqaasaim1434
    @nimcoqaasaim1434 6 місяців тому +20

    Mansha alaah waa sadaqada qisadan waxala mida islaan carabiyada oo gabadh jaynisa oo shaqaale loogu keenay oo umula fasaxday oo tidhi 2 so no lacagtoda qaado oo ilmaha jaqsiis naaska 2 sano kadibna isoo nowo markaana lacagtada waan kusiin insha alaah maamada waxa hayay kansal waana laga wayay

    • @Najmamo-g6s
      @Najmamo-g6s 6 місяців тому +3

      Wan maqlay qisatAs ❤

    • @Haffyy
      @Haffyy 6 місяців тому +1

      Subhanallah watas awoda ilahay 🤲

    • @ruqiyoxyusuf6531
      @ruqiyoxyusuf6531 5 місяців тому

      Wakala dhageystay qisada gabadha carbed

  • @xasankaafimaxamed1226
    @xasankaafimaxamed1226 6 місяців тому +6

    Yaa Raxmaan wayaa Raxiim, Alloow dembiga maamada dhaaf, gabadha yarna aduunkana Rizqi iyo hanuun sii, aakharana jannada hoy ugayeel

  • @johnahmedgeli9655
    @johnahmedgeli9655 6 місяців тому +7

    wey adagtahay sida aan ku ilmeeyo balse wajiga ilaah hooyadaas iimaankeeda iyo naxariisteeda ayaan la ilmeeyay masha allah hooyadaas, laaxowla walaaquwata ilaa bilaah! Nabadeey

  • @ahmeddayib7849
    @ahmeddayib7849 6 місяців тому +2

    Masha allah , runtii mahaddu ilaahay xagiisa ayay ulaabanaysaa , ,sadaqada , ducada wax yaabaha diinteennu inagu boorinaysa weeyaan sidaa awgeed diinteenna aynu ilaahay ugu mahadnaqno الحمد لله رب العالمين ا. Hadii aad ilaahay arrimahaaga udhiibato kuma dayacayo , ilaahayna waan inooga baryayaa in uu diinta inagu sugo آمين آمين آمين

  • @alirage3930
    @alirage3930 4 місяці тому

    Asc Dhamaan walalaha iyo adiga walalken barnamijkan nosoo gudbinaya waxan culimada iyo dad badanba ka dhageystay SADAQADU awxa eey badbadisaa cimri dheerina wey leedahay ee malaga yaabaa iney sidaas illah ku caafiyay masha allah

  • @dahaboadow3892
    @dahaboadow3892 5 місяців тому +2

    😢😢😢😢walaahi waa mucjiso laakiin allaah waa siduu doono yeele ALLAAHU AKBAR KABIIRAAAA

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 6 місяців тому +5

    SUBXAANALLAH, qofkii kurba ka Feyda Walaal kale oo kurbeysan, Alah ayaa Kurbadiisa feyda kana Kaafiya kurbada heysta,Allahu akbar

  • @mounahersi2254
    @mounahersi2254 6 місяців тому +2

    Subhan' ALLAH! Qudratul' ALLAH.
    Sadaqadu waa tiirka 3 ee islamkaa❤

  • @hamdamohamed4155
    @hamdamohamed4155 6 місяців тому +5

    Alxamdulillaah wuu wanaagsan yahay ilaahay oo fadli badan yahay deeqsisanaa Rabbigay sadaqaduna waa dawo❤❤❤❤

    • @NoohAbdille
      @NoohAbdille 5 місяців тому

      Allah ayaa waafajiyy wadada saxdaahna tusay gabadha yarna ka abaall mariyay baarinimadeeda iyo adeecida waalidkeed ay u dadaalaysay maamadana daawo uga dhigay axsaanka ay u gashay bilow aadmiga baahidu hayso waxan dhihi karaa dadkaas illaahy janadii guri howga dhigo intii jirana illaahay ma mooga iyo intii iilaahay cuskata

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 6 місяців тому +7

    Allaahu Akbar Allaahu Sadaqada ku daweeyaa la yidhi wakaa Allow Adaa mahad leh

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 6 місяців тому +19

    Mnsha Allah wanaag bay sameysey ayadana ilaahay ayaa wanaag u sameyey Allahu akbar😢

  • @fadumoabdulle7593
    @fadumoabdulle7593 6 місяців тому +5

    Maasha allaah tabaarakalaah ,kaalmada ay gabadhaas u kaalmeysey yarta ah ayaa ilaahey ugu gargaarey sababtoo ah ilaahey waa xayu yaa qayuum maasha allaah ilaahey adoomadiisa ma dayaco ❤❤❤

  • @HalimoMohamed-e3d
    @HalimoMohamed-e3d 5 місяців тому

    Maansha allaah waxaanka faa iiday sadaqada lagu caafimaado xadiis ayaa sidaas sheegaya

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 6 місяців тому

    Masha allaah Allaahu akbar hooyo iimaan leh weeye. Sadaqada waa cajiib waana wax aad u wanaagsan laguma khasaaro wixii wax ka badan in la helo maahane ajar Aad u badan bayna leedahay Masha allaah

  • @ashaibra2686
    @ashaibra2686 6 місяців тому +1

    Mashaallah tabarakallah wallahi wa arin aad ufarxad badan tanokala inbad ayan maqlay rasulkena suban salalahu caleyhi wasalam na waunoshegayo wuxu yiri bukankina sadaqada kudaaweya ilaheygi marki horaba abuuray aya hadana cafimaadkedi usoceliyay hooyo markay unaxarisatay gabadha yar oo dhibateysan allahuakbar

  • @sahrasharaf447
    @sahrasharaf447 6 місяців тому +1

    Maashaa allaah sadaqada ixsaanku caaafimaad buu ale dadka kusiiyaa

  • @aasiya-t3y
    @aasiya-t3y 6 місяців тому +3

    Allaahu akbar ilaahay ilaahay bay aamintay sadaqadu faaiido badan bay leefahay aakhira iyo adunba

  • @maslah345
    @maslah345 6 місяців тому +16

    Qafkii xanuunsan waxaa fiican in ALLAH ISKU XIRO sadaqadana badiyo waayo sadaqada waalagu caafimaada qafkii kurbo qaf kaqaado ALLAH AYAA KURBADA KAKORQAADA cimrigaa ayaa laguugu barakeya

    • @anabfarah1178
      @anabfarah1178 6 місяців тому

      Uuy

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 6 місяців тому +1

      Asc allahu agbar Awoodaillahey ayey mamadss kucafimaday alxamdulillaah bacda allaah subxana Watacalasadaqada alxamdulillaah

    • @maslah345
      @maslah345 6 місяців тому

      @@faizaabdulla3604 ALLAH SUBXAANAHU WATACALAA AYAA AWOODA DHAN ISKALEH

    • @Haffyy
      @Haffyy 6 місяців тому +1

      Masha Allah tasan been ehen

  • @NimcoSMursal
    @NimcoSMursal 5 місяців тому

    Mashallah Mashallah ❤🎉tabarakallah may Allah give us shifa .may Allah bless you and your family 🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽 I like your program❤❤

  • @Khadiijo-ps7ss
    @Khadiijo-ps7ss 5 місяців тому

    Maasha allah sadaqadu waa cajiib illahay wax walba wuu awoodaa kalyahan awalba isagaa sameeyay inuu caafiyona culayskuma aha runtii maamadaasna khayr allah hasiiyee imtaxaankii wayku guulaysatay aakhiro jano firdawsa ayaan allah uwaydiiyay

  • @FadumoAbdi-b5j
    @FadumoAbdi-b5j 6 місяців тому

    Aad baad u mahad santahay khayr badan caafimaad Illaahay haku siiyo inshallahu bidmilaahi Kariim. Waxaa wannaagsan in uu qofka islaamka ahi uu aamino Illaahay quraankana isku akhriyo.

  • @IkraamCaday-ms2pn
    @IkraamCaday-ms2pn 5 місяців тому

    Allah awaadiisa kafahmay ilaah wax lagugu doorsato majirtee xaqa nafahansii waxaan kaloo kafahmy sadaqada faa Ida deeda iyo in la is caawiyo

  • @nourahmedhalanewakiil_caas433
    @nourahmedhalanewakiil_caas433 6 місяців тому

    Allaahu Akbar Dadoow Ogaada Faa'ida Ay Leedahay (Sadaqada) Maa Sha Allah Wllo Cabdicaziiz

  • @AminaAhmed-p6t
    @AminaAhmed-p6t 5 місяців тому

    Qisadan mida ugu horeeyso ee laga faaidayo waxay tahay in waaridkaa aad ubaarinimo sameeysid wixii awoodada iyo qofka baarigaa inuusan ilaahey hoojineeyn mida kalee xigtaana waa xadiiski nabi maxamed csw ee ahaa من كان في عوني أخيه كان الله في عون العبد oo ah macnaheeda qofka muslimkaa intuu caawinayo ama kafikirayo qofka walaalkisa arimihiisa isagana ilaahey ayaa xaajooyinkisa dhan udhameeynayo iyo sadaqada inuu na yiri nabigeena csw ku daaweeya sadaqada dadkiina idinka jiran allahu akbar ilaahey qayr kuligiis hana waafajiyo hana naga mid yeelo kuwa qayrka la yimaad Aaaaaamiin 😢😢😢😢

  • @bahjabd6828
    @bahjabd6828 5 місяців тому

    Maashaa allaaah qisadaan runtii aad bay iitaabatay caawa oo aan daawanayo alxamdulilaah sigooniyay ii taabanaysaa qiso taa lamida ayaa kudhacday gabar waxaa dhacday bay tiri in gabar aan saaxiibnahay iso wacday lacagtii jaamacada laga rabay iwaydiisay anna aanan hayn lkn waxaa kasi daynsaday gabarkalo saaxibtay ah isla habeenkii waxaa isoo dhacday lacagtii laba jibaarkeed aan gabadha dayn ahaan ugu qaaday sadaqada waa cajiib ❤❤ hadaa qof bini aadama kafarxiso adna ilaahay wanagsane wuu kaa farxin❤

  • @InaIdle
    @InaIdle 6 місяців тому

    Masha Allah tabarakallah
    Waa qisa iimaanka dhabta karunshegatay
    Waxana kafaa iidnay sadaqada awooda cajiibka ah uu Allah adoomadiisa ugu manaystay

  • @FilsanRaabi-l1x
    @FilsanRaabi-l1x 5 місяців тому

    Alaahu akbar rasulka salalahu calayhi wasalam ayaa sheegay daawu mardakum bi sadaqa ❤❤

  • @SadiaMohamed-rq5mw
    @SadiaMohamed-rq5mw 5 місяців тому +1

    Qisadan camal waxey ku dhacday wiil diriskeyga ah walalkii sadaqo usiyay mama agoon haysato 1000 dolar siiyay alx cancer kii walaga waayay manta wunolyahay

  • @haaboali1198
    @haaboali1198 5 місяців тому +1

    Asc. Cabdulcasiis Masha Allahu arrintani , taalada haddi aad sarato Allah Allah waa ku filanyaha iyo imaan dhab ah .

  • @Abuu.Raashid
    @Abuu.Raashid 6 місяців тому +1

    [يَٰٓأَيُّهَا ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ ٱتَّقُواْ ٱللَّهَ وَذَرُواْ مَا بَقِىَ مِنَ ٱلرِّبَوٰٓاْ إِن كُنتُم مُّؤْمِنِينَ]
    [فَإِن لَّمْ تَفْعَلُوا فَأْذَنُوا بِحَرْبٍ مِّنَ اللَّهِ وَرَسُولِهِ ۖ وَإِن تُبْتُمْ فَلَكُمْ رُءُوسُ أَمْوَالِكُمْ لَا تَظْلِمُونَ وَلَا تُظْلَمُونَ]

  • @ashamohamud5038
    @ashamohamud5038 6 місяців тому +2

    Alxamdulilaahi maansha allahu mamada iyo gabadha oo hoyadeed unafhureyseyba lobaduba illaahay waa guuleeyey. Waana dad waxgarad ah

  • @AbdiSalan-wj7ms
    @AbdiSalan-wj7ms 5 місяців тому

    Allahu akbar waa Allah awoodisa waana sadaqadi ee baxsatey aya Allah ku badbadiyey

  • @kadradahir7287
    @kadradahir7287 5 місяців тому

    Markaad ka dul waado culays qof adigana Ilaahay waa kuu naxriisanyaa markaa Illaahay isgaa mahadleh Alxamdu Lilaah Hooyadaana waa Hooyo Fiican maashaa Allah

  • @RoodaSharaf
    @RoodaSharaf 5 місяців тому

    Masha Allah waxa cafiyay ilahay cafimadkana sadaqada logusodhibay qiso horondhagaystay aya lamid ahayd tan hada ninaya wadnuhu xanunayay marku iskudiyarinayay jexitanka uu reerkiisa somaca salamaynayay ayu hooyo bahan oo lafo guranaysa umacmilay malin walaba intikufilan oo hiliba kadibna way uducaysay dhakhtarki marku kunoqday maxad samaysay wadnahagu waba sidi logutala galay ilahay sadaqada cafimad wukugu sinaya cimri dhararna walaga hela ilahay hayna garansiyo amin amin amin

  • @SadioWarsame-rq6ql
    @SadioWarsame-rq6ql 6 місяців тому

    Maashaa Allah Allah maamada caafimaad ka hausaaidiyo cimrigana haudheereeyo C/casiis adigana Allah ku barakeeyo Aamiin Yaarabi
    Tan labaad haday jiraan dad inteey siiyaan deyn dhahaana lacag iigu tar in ay kawaantoobaan alle dartii u sii walaalkaa ama ubadeymi laakiin dulsaarka kadaa hadii kale qasaaro aad kakabsanin aduun Iyo aakhira baad kahelaysaa Alle hanawada hanuunsho aakhira iyo aduun kana hanawada nimceeyo Aamiin Yaarabi

  • @roodacismaan952
    @roodacismaan952 6 місяців тому

    Waa qiso cajiiba inbadana wey dhacdaa waa xigmada alle uun sadaqaduna waa ma hawl yara waa naxariista alle bixiyo kuwa ugu waaweyn
    جزاك الله خير الجزاء ماشاء الله تبارك الله ❤

  • @DahirMroble-er4gi
    @DahirMroble-er4gi 5 місяців тому

    Wax walba weey qornaayeen qofkadtana wuuhelayaa wixii uqornaa lkn dalabka siduu . Udalbado ayaa loosiiyaa calafkiisa marka maamadaan dalabkeeda ayaa wanaagsanaa masha allaah

  • @sahroali7203
    @sahroali7203 5 місяців тому

    Allahu akbar waa arin aad u fiican sadaqada waxa badan ayey badbadisaa aduun iyo aqiro quwa garta oo ku dhaqmo alla hanaga dhigo yaarabi🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 6 місяців тому

    Masha'allah wa sheeko aad u qiimo badan😍Naxariista inaan isu naxariisano Ilaahay aya nagu jeclaanayo wa xaqiiq.Daacad ahoow waligaa.

  • @hawamohamed2377
    @hawamohamed2377 6 місяців тому

    Maasha'allah tabaarakallaah baarakallaah, QOFKII FAYDA ILAAHAA KURBO KA FAYDA 🤲🏼🤲🏼🤲🏼😭😭😭😭

  • @aminazahra7925
    @aminazahra7925 6 місяців тому

    Ascwwbr walaalkeey noo soo badi qisaska sadaqadii Inshaallaah dad baa markii sadaqadii la weeydiiyo mooda in Darbi ku soo dumaayo

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 6 місяців тому

    Allahu Akbar Kabiiraa ❤❤❤❤❤.
    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 6 місяців тому

    Mansha allah ilaahay inaad kalsooni ku qabto
    Iyo sadaqada oo lahuro waa guusha koobaad 👍👍👍

  • @LeylasheekhAbdirahman
    @LeylasheekhAbdirahman 5 місяців тому

    Wllhi waa runtaa qofkii qof muslima ka farxio illah ba ka farxinyo

  • @ibrahimmohamedgulled3396
    @ibrahimmohamedgulled3396 6 місяців тому

    masha allah, waa qiso cajiib ilaahey hooyadaa wxuu ku badbaadiyey ixsaanka iyo wanaaga ay gabadha yarta u fashey , kadib allah baa kilyihii caafimaad u siiyey

  • @SucaadMuxumad
    @SucaadMuxumad 4 місяці тому +1

    Sadaqada❤

  • @DeeqoTaqal33
    @DeeqoTaqal33 6 місяців тому

    Masha alaaaaah xafidulaahi wa alle mahadis alxamdullaahi ya raaaaabi adiga awoda iska leh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @safielmi4115
    @safielmi4115 6 місяців тому +2

    Asc hooyo c-casiis waaqiso kutusaysa awooda ale qofkii kurbada ka fayda qof wall kii ah ilaahay ayaa kurbada ka fayda hooyada meel ay joogtoba ala ha xiftiyo amiin

  • @abdillahiwesozen4291
    @abdillahiwesozen4291 5 місяців тому

    Waxa Iga biray waynida alléh allahu akbar Allah ha inagu deeqo wanaga amin

  • @KhadiijoCabdi-i3x
    @KhadiijoCabdi-i3x 6 місяців тому

    Allah akbar Allah akbar Allah akbar hooyo mcn qeyr allah ku siiyo jazaakumalaah qeyr scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤scw scw scw scw scw scw ❤❤scw scw scw scw scw scw ❤❤scw scw scw scw

  • @maymuunmire1256
    @maymuunmire1256 5 місяців тому

    Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar

  • @aminaabdiadem9900
    @aminaabdiadem9900 6 місяців тому +11

    اللهم صلى وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم.

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 6 місяців тому

    ILLAHAY WAA WAX MAKIWAYE WAXBA KUMA ADKA ALLAH.QOF KUUNA WAA INUU YAQIIN LAHADA UU ALLAH ISKU DHIIBO.SADAQADUNA WAA DAAFACAL BALAA.WAXBIXINTUNA WAA WAX FIICAAN.ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR WA LILLAHI XAMDI

  • @Ascadselwa
    @Ascadselwa 5 місяців тому

    عن أبي أمامة الباهلي رضي الله عنه أن رسول الله صلى الله عليه وآله وسلم قال: ( داووا مرضاكم بالصدقة ). حسنه الألباني في صحيح الجامع برقم

  • @hafzaelmi1990
    @hafzaelmi1990 5 місяців тому

    Dadka wanaagsan waa hadiyad ilaahay aduunka keenay allha ajarkeeda janatu firdawsa kadhigo

  • @sareedo8184
    @sareedo8184 6 місяців тому +29

    Allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar الله أكبر كبيرا ❤أللهم صل وسلم عليه وسلم عدد خلقه ورضا نفسه وزنه عرشه ومداد كلماتك ❤

  • @Xamdi-18
    @Xamdi-18 5 місяців тому

    Allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 6 місяців тому

    Xasbuna Allah wa nicama wakiil 😢😢😢😢😢 Allaahu Akbar Takbiir ❤❤❤

  • @salaadaxmadey2469
    @salaadaxmadey2469 6 місяців тому

    Masha allaah.sidaqada badi wad kuliibaane aduun waku anfacesa aakhiro waku anficidonta

  • @haboon6673
    @haboon6673 5 місяців тому

    mansha allah wlhi illahy in la aamino waa wax aad uwaansan saqadana waa mid la inoo sheegay maamadaasi wax aad uwanaagsan ayey samaysay labo naf ayy bad baadisay alha ha hafido aduun iyo aakhiraba

  • @umalkhayr3415
    @umalkhayr3415 5 місяців тому

    Mansh allh illh aya ugargaraymamadd wan sadaqadii aylabaxday

  • @ahmednawal1445
    @ahmednawal1445 6 місяців тому

    Masha alla tabarakallah. اللهم صل وسلم على سيدنا وحبيبنا محمد رسول الله صلي الله عليه وسلم و على اله و اصحبهي اجمعين

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 6 місяців тому +8

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @fatumaali1463
      @fatumaali1463 6 місяців тому

      صلي الله عليه وسلم

  • @Amalmaxamad-mu4rx
    @Amalmaxamad-mu4rx 5 місяців тому

    Masha allah wlky qiso cibro qaadasho leh
    Ana wlshiin ahay iisoo duceeya 😢

  • @Zurich527
    @Zurich527 6 місяців тому

    Allahu Akbar ilahey waa. Qafuru raxim yaa rabi qalbigeene Allow noo hagaaji

  • @hindafarah9663
    @hindafarah9663 5 місяців тому +1

    ماشاء الله تبارك الرحمن ماشاء الله تبارك الله صديق 👍

  • @raxmogulied4930
    @raxmogulied4930 6 місяців тому

    Mashaallah wa sax naxarista wa cajaib sadaqada iyo naxarista

  • @sofimohamoud8575
    @sofimohamoud8575 5 місяців тому

    Masha Allah Allahu Agbar ❤ khisada

  • @fadumamaxamed2535
    @fadumamaxamed2535 6 місяців тому

    Maa shaa Allaah, alxamdullillaah, Allaahu Akbar

  • @KhadiijoCabdi-i3x
    @KhadiijoCabdi-i3x 6 місяців тому +1

    الله اكبر الله اكبر الله اكبر اللهم صل وسلم على نبينا مرحبا وعلى آله وصحبه أجمعين ❤❤❤

  • @XaawoShekh
    @XaawoShekh 6 місяців тому +1

    والله في عون العبد ماكان العبد في عون اخيه

  • @Marwokabaali
    @Marwokabaali 6 місяців тому

    Allhu akbar allhu akbar wanagsani waa ilhay alxmdulilaah

  • @Haffyy
    @Haffyy 6 місяців тому

    Wale sadaqa waa dawo an laheli karin ya Allah ilahayow mamadas somaliyed cimriga udherey ya rabi ya karim cafimad taam ah na sii 🤲😢

  • @fardowsawarsame1739
    @fardowsawarsame1739 6 місяців тому

    ASC C.CASIIS CIIL TIRE WAA KU SALAMEY ALAHA XAFIDO AMIIN HOOYADA KALYAHA KA XANUN SANED WAA HOOYO NAXARIIS BADAN I IMAAN BADAN OO DEEQ SIYADA ILAAHEYNA AAMINTEY ALA AMIN MA IISHO SADAQADUNA. WAXEY. BAD BAADISAA WAD IYO GEERI HOOYDAN OO KALE ALAHA NOO BADIYO AMIIN

  • @raxmocabdi-pi4fy
    @raxmocabdi-pi4fy 2 місяці тому

    Alxamdulilaah wanagsane wa ilaahy

  • @ShuukriCali
    @ShuukriCali 6 місяців тому

    allxamdulillaah rabilcaalamiin. illaaheey ayaa mahadaleh🤲🤲🤲🤲

  • @isramaxamed4963
    @isramaxamed4963 6 місяців тому +1

    mashalllah❤sida umada wanagoda u wado ale hakulajiro inta wacan alaha badiyo🎉🎉🎉❤❤

  • @janatmohameth7613
    @janatmohameth7613 5 місяців тому

    سبحان الله
    Adunyada Wxpa maha Allaha ka Abal mariyo familkasna Allaha Ugargaro🤲🥲

  • @sahraigal1493
    @sahraigal1493 6 місяців тому

    Alahu.akbar alahu akbar awoode. Ale

  • @SumayoMahamed-r7y
    @SumayoMahamed-r7y 5 місяців тому

    M.a waxaan ka faiiday in aay sadaqdo ay tahay shey aad umuhiimsan m.a

  • @ismahaan12
    @ismahaan12 6 місяців тому

    Walaahay waa Arin Xanuun farabadan wadata &Cibri qaadasho weyn Maa madan waxay mudantahay ku dasho Aakhiro&Aduunba wey asiibtay Allan wuxuu siiyey Sugnaansho Naxariis farabadan

  • @zahraahmed5687
    @zahraahmed5687 6 місяців тому

    Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @ershadodakat1273
    @ershadodakat1273 6 місяців тому

    Asc masha allah tabaraka laahu allaha kuxafido ❤❤❤

  • @AliAhmed-pl8jr
    @AliAhmed-pl8jr 6 місяців тому

    Masha allah allaha barakeyo maamada ogaadana sadaqadu waa cajiib

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman9446 6 місяців тому

    الله أكبر الله أكبر الله أكبر ماشاء الله تبارك الله

  • @Stitch-s9
    @Stitch-s9 6 місяців тому

    Waa sadaqada ay baxsatay oo ay badbaadisay qalniinka gabadhaas iyo baahida ay ka feyday iyo xanuunka caruurta agoonta ah

  • @RaxmaCabdi-dq3lf
    @RaxmaCabdi-dq3lf 5 місяців тому

    Ilmadan ceshan wa yayi mamadu wa wada naxariis mashllh 😢

  • @ikhwaikhwamog6932
    @ikhwaikhwamog6932 6 місяців тому

    Maashaa alaaahu walaahi khayr sheeg ayaa tahay warkaga WAA qalbi taabad

  • @hawaluul1649
    @hawaluul1649 6 місяців тому

    Masha allah Allaahu akbar waa qiso xanuun badan😢

  • @SuhourYousuf
    @SuhourYousuf 6 місяців тому

    Mazha allh hadii aad qof dhibateysan aad dhibaatad heysata aad la wadagto in Adna alle darting kuu caafiyo sadaqadu waa deyrka alle

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 6 місяців тому

    Allaahu macanaa jamiican, wa tawal caleyhi. 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @روضةعبدالقادر-ن9ق
    @روضةعبدالقادر-ن9ق 5 місяців тому

    Allhu akbar wlhi was qiso kucibra qaadasha mudan allha nawafajiyo sadaqada waxa sadaqeesanana allha nasiiyo🤲🤲

  • @mohamedmuuddeey239
    @mohamedmuuddeey239 6 місяців тому

    Shukran, ustaad C/czz. Juhddigaaga, laakin qisadaan horay ayaan u aqriyay dhoowr sano kahor exactly. kaliya sheekada oday ayay eheed. Sikastaba…arrintaan waa cashir. Thank bro.

  • @malyuunaxmed7459
    @malyuunaxmed7459 6 місяців тому

    Allaah hakukaraameeyo shaqaale waaba sahaale dadka qaarbaa yidhaa jaariyad

  • @Qadraibrahim
    @Qadraibrahim 6 місяців тому

    Allahu Akbar wlhi waa Qiso cibra qadadho leh tan ookale waxey ka dhacday sacudiga hooyo carab ah oo kansar kudhacay sadaqadu waa cajib 😢😢😢

  • @halimayusuf4989
    @halimayusuf4989 5 місяців тому

    masha Allah Tabaarakalaah
    ALLAAHU AKBAR

  • @salahmohamed1475
    @salahmohamed1475 5 місяців тому

    Maamada sadaqada ay gabadha u niyeesatay ayeey ku caafimaatay qeer allaha siiyo