Halkaan hoose ka aqriso taariikhda Israa'iil iyo waxyaabo baddan oo aan muuqaal ahaan aan kusoo diyaarin, waa intaas aad waxbadan ka barataa ama ka ogaataa.www.rdbuuloxuubeey.com/waa-maxay-farqiga-u-dhaxeeya-israaiili-yahuudi-sahyuuni-zionism/
Walalkey kheyr aan dhamaad laheyn allah kusiyo dambigaga hore iyo ki dambana allah dhafo jahilnimada waa mugdi jahliga aad naga saartay na allah ka abaal mariyo 👑😍❤🌱🥀
M.a 🥰 si fcn baa u kala dhig dhigtay kuwii fahma ee qaata kalaamka Alle swt inoogu xusay towxiid ka, Alle ha inaga dhigo mar walba, adina Alle ha kaa abaal mariyo 🤗
Lkn mid baa ka khaldan taas o ah yahud diin la galo ma ahan sida kiristankaa ee waa diin o dhasho taas macanehdu waxa weye labadad waalid waa ini mid asal ahan ka so jeda yahud saas bad ku hali kartaa dinta yahuda xaga dinta kiristanka ay tahay diin cidii rabtaa so gali karto Ilahay diinta islaamka ha kor yeelo yahudna ha burburiyo aamin
Sxb xuguugu adma calamaka kama jirto misha lagu duudana yahood ayaa iskalih waxay soo saarin shrci kuqabnayba hadad kahadshid ari taas milkasta hadad joogtid dharci saamiya magartay marka xugog kali kahad lakin mila yahood dhisaty ama saahahyinda calamaka
Halkaan hoose ka aqriso taariikhda Israa'iil iyo waxyaabo baddan oo aan muuqaal ahaan aan kusoo diyaarin, waa intaas aad waxbadan ka barataa ama ka ogaataa.www.rdbuuloxuubeey.com/waa-maxay-farqiga-u-dhaxeeya-israaiili-yahuudi-sahyuuni-zionism/
idaacadda buuloxuubeey alla maanta maxaa iiga farxad badan girst view cml
Jazakallah kheyr 💝
Fadlan iisheg magaca shiika quranka akhrinaya
Asc
Maxamuud khaliil al husari aya layira shekha walal
حياتي كلها لله malade wll qaali
Waa mhdsnthy walal Allah haka abaal mariyo dembigaga Allah ha dhaafo
Amiin YAA ALLAH
Amiin amiin dhamaanten
Walalkey kheyr aan dhamaad laheyn allah kusiyo dambigaga hore iyo ki dambana allah dhafo jahilnimada waa mugdi jahliga aad naga saartay na allah ka abaal mariyo 👑😍❤🌱🥀
2024 Hada dWanaso ama kadib like isar❤
Alloow u gargaar walaalaheena reer Palestina 🇵🇸💔🥹. Isku keey mid ahaayeen dhamaantood lkn Mahadsanid ustaad.
Mahadsanid Radio BuuloXuubeey
Hubaal wehel bad itahay.
Wnkugu fanaa
Radio Buluuxuwey Your Number One
wlo wxd tiraahda buuloxuubey my number one
Masha Allah waa suaalo aan markasta is weydiin jiray, thanks wllkay
maasha allah walaal si weyn baa u fahmay kaliya waxaa aqaanay israiil in ay ka imaadeen yacquub jizakalllahu khayr adoo kale allah inoo badsho
M.a 🥰 si fcn baa u kala dhig dhigtay kuwii fahma ee qaata kalaamka Alle swt inoogu xusay towxiid ka, Alle ha inaga dhigo mar walba, adina Alle ha kaa abaal mariyo 🤗
Masha allah si fiican ayn u fahmay farqiga u dhaxeeya dhamaantooda Mahadsanid sxb
Mahadsanid radio buulo xuubay
Radio bulaxuby 100% idinsalamy ikhayrta ku xiran radio bulaxuby like isaar si aan dadka khuburada oo igula xiran u ogado
Mashaa Allah radio buluxuubay waxan siiyay bilada qarniga hore u socda anagu ixtiraam iyo karaamaad naga mudantihiin
THANKZ PRO
#RADIO BUULO XUUBEY
Mansha allah allah haku saro misanka xasanad shugran seda ad nogu qexday ee wafiya ah wan kaga mahdcilenayna
Walaal qaariga Qur'anka akhrinaya magiciis🙏
ilaahayow carab kici
oo kartidoodii soo celi
gawoowe cade carab ha dhihin ee dheh muslinka eebow awooda soo celi
gawoowe cade somalia na khuseysa
Xassan osman haji
Jazakallahu khayran wllo
Lkn mid baa ka khaldan taas o ah yahud diin la galo ma ahan sida kiristankaa ee waa diin o dhasho taas macanehdu waxa weye labadad waalid waa ini mid asal ahan ka so jeda yahud saas bad ku hali kartaa dinta yahuda xaga dinta kiristanka ay tahay diin cidii rabtaa so gali karto
Ilahay diinta islaamka ha kor yeelo yahudna ha burburiyo aamin
REER BINI ISRAAIL WAA ANABIYADII ALLE RUMEYAY DADKOODAN LOO SOO SAARI JIRAY
mahadsanid wll jazaakallaah
Aaad iyo aad ayaad u mahadsantahay bro
ماشاءاللہ جزاك اللهُ شكرا
Caruurti israail ama yacquub mid kamida wxa la dhihi jiray yaahuda yahuuda nool manta isagay ka tafiirmen
Waad saxan tahay zxp
Mnzhllh aad bad ugu mhdsnty wlllky cilmigaad nofa idysy zhukrn 🤗
Masha allaaah wll ilaahay khayr badan hakaa siiyo sida aad nooga jaahil bixisay
Waad mahadsantahay Walaal
Alle haku dhowro
Aad baad ugu mahadsantay xasan cusmaan allah Haku barakeeyo👀👀👀👂👂👂👂👍👍👍👍👍
aaaad baad u mahadsantahay sxb qaali macluumaadka aad nala wadaagtay
Thanks Pro inbadan
Xaga qisoyinka so badi
Mahadsanid walal sidaad nogafaidaysay janada allah hakugeeyo
Mahadsanidiin radio buula xuubeey
Waxaan rabay magaca qofka codka mcn ee qur'aanka dulsaaran muuqaalka aqrinaayay
Axmed yare maxamuud
Jazakallah kheyr wlal hassan 💝
Masha allah ustd iminka ayan fahmay farqiga u dhexeeya 3 daas erey.
Masha allah walal Allah Ku barakeeyo
Thnkz radio buulxubey
Thanks wllo waad ifaidyseen
Masha allah waad mahad santahay walaalo
Great job bro jazaa ka allah
Mansh allah wa iska kay dhax qasnayd barklah
Fadlan Bandhikyada cajiib ka ah ino so badiya
Isbuucii ba halmar aya laku maqla Xasan Cuthmaan Xaaji
this is really good information thanks a lot
Mahadsanid
Idaacada buulo xuubey
aad baan uga faa'iiday allaha kaa ajarsiiyo waaba isaga kay miriqsaneed arrimahaas
Wll alle haku dhawro sida aad noogu soo gudbisay tariikhda
2023 still watching
سبحان الله وبحمد سبحان الله العظيم
mhdsanid wll alaha kaa abaalmariyi
Jazakallah bro
Walaal ayasda sheekha akhrinaya magiciisa adoo raaliya
The legend buuloxuubeey.
Wlhi hal magac lee uheystey walli jasakallah qeyr
Israil waamiid quranka laagashegey taaslee
Amiina
halkeen idnkala soo xiriira walaalo
Fowzia Cooks idaacaddablx@gmail.com
Doqon dad uusan aqoon ka hadlaya
God bless srael
Viva Israel
Mashaallh jazakalah Khyr aalle haku xafido
Mahadsanid wll
Waa mahadsanthy
U deserve million subscribers
Masha Allah
plz igu cawiya sheikha quranka akhrinayo magaciisa
Ayuupia Novic sh.Maxamuud Khaliil Al-xusri
Ayuupia Novic walaal waa qaliil xusni
Ayuupia Novic
Sheikh khaliil waye sxb
عبد رحمن سديس
القارئ غبد الله محمد الموسي
Mahadsanid Inbadan saad wakhtigaga ugaliso inaad warbixinada Nala Wadagto walaal
Wada mahsanthy wllkey. Waxaad. Noshegty cilimi an hory u ogeyna shukrn
Israail maaha nabi yacquup ee waa 11kii caruur ah ee uu dhalay nabi yaquub mid ka mida la odhan jiray
shukran cilmi badan baan fahmay
cadawga muslimka alle ajabiyo aaaammmmiiiinnn
إسرا ئيل لغة عبرانية بمعنى عبدالله
Masha alah guuleyta shiikha quranka aqrinayo magacisa iso qor walal
masha allh jazaakillh wll👈
Mnsha allah walaal Qaali aha Waad Mahaad santahay
Ustaad Nebi Sakariya iyo Nebi Yahye kaama Haynee😢
Allahu akbar wll mhsnid
Wcs walaal Jzk kheyr guuleyso
Sxp Diinta Yahuudu Waa Udhalasho sn filayo
Mana yeelan In cid kale soo gasho
Bror qofka hadi oo hoyades yahuud tahay Wuu nooqn kara lkn easy mahan in oo qofka yahuud qado waa dad walan
mahadsanid wall
Walkey ajar Allah kusiyo waxad noturjumta doodihi axmad diidaad
Reer banii israaiil waa caruurtii nebi yacquub
Kheyr Allah hakaasiiyo ogaalka aad dadka ogeysiisay
Allah haku xifdiyo
jazaakallaahu khayr wll
Manch Allah Mahadsnid brother
alle khayr haku siiyo wax badan ayaan kabaranay vidoes
Xqqdi wax padan aya ka fainey wllky horey usoco mar walipa garapkaga ayaa nahay
Codsi: Walal soo badi arimaha kahadlaya falasdhiinta iyo yahuuda
Waxan ahy qof kuhaminayo inuu udoodo xaquuqda bani adamka qaasatan muslimiinta qasatan kuwa dulman oo eh falasdhiin😢insha allh wn kadhabeyn doona hduu alle idmo
Sxb xuguugu adma calamaka kama jirto misha lagu duudana yahood ayaa iskalih waxay soo saarin shrci kuqabnayba hadad kahadshid ari taas milkasta hadad joogtid dharci saamiya magartay marka xugog kali kahad lakin mila yahood dhisaty ama saahahyinda calamaka
Ilaahay Omar ku qaado tusaali waa lagu kacaday markay kahadashay loo iga israail
ilaahay hakaa abaal mariyo sxb
Mashallah
Jaska Alle khayir akhi
Jizaakumu allah kheyran waan is wrydiin jirey labada hore yahuudi iyo israa iili kan sadaxaaadna wuu igu cusubyahey
Nacladii ilaahey ha ku dhacdo sahnuuniin
illaah haku barakeeyo wll
Macha allah wll Intaas noo fAaidaysay
Shiiqa qurankaa aqrinaayo isheg walal mahadsanid
ahmed yare maxamuud khaliil xusary
ahmed yare AL xusani
walaal jazaakalaahu khayr
maasha allh chanalka idaacada buula xuubey jazakumu allh kheyr
جزاكم الله خير
shukran Akhii
mansha allah
Mahadsanid walaal