Cilmaaniyada hore waan u aqaanay lakiin warbixita ilaa somaalia sogashay man hayn thanks alot Wamxy fraqa udhexeya shuuciyada&cilmaaniyada (caalamaynta) if agree like sar
Maash ALLAH Radio Buulo xuubeey waad ku mahadsantahiin taariiqii hore iyo sida Xaqiiqda ah oo inoogu cadeeyseen ku dhaqanka kitaabka ALLE ALLOW Somalia oo shareecada Lagu xakumaa itus
Masha allaah wllky jazakalah ad aya u mahadsan tahay kuwan calmaaniyiinta iyo shiicada aniga markan yurub ayan bartay wana muhiim in umada looga digo fitnadooda maxa yeelay somali aya manta raacday o qaatay fekirka xasbunalah wanicmal wakiil
Sxp adigo mahadsan waxaan ka codsanaya in aad barnamij ka hadlaya farqiga u dhexeya federal iyo confederation si aan u ogano Somaliland iyo somalia halkey ku danbeynayan mustaqbalka thanks
Bahda Buulo xuubay waad ku mahadsan thin warbixintan aad no so gudbiseen midbaaana kuugu daraya faysal rooble vediosgiis wada daaawo wllo clip yar haso qaaadan hadalkii ka horeeyey raadi waa dood waad fahmin macnaha ka danbeeye ha soo qaadan clipka yarkaaa waxna soo baaara wllo
Alle ha sahlee nimankan waa wayn waxay idhaahdeen maraykan ayaa Idhii dowladnimada iyo diinta hala kala saaro ilaahayna wuxu Idhii iyo nabigiisii nnkh dadka kitaabka qaranka ha lagu dhago markay sida tahay amarka maraykan iyo ka alle keeba wayn
Hhhhh nin dabadiisa xifdin waayey ayaa hee waa iga qosolsiisey inta ila qososhay liketa ii saara
Cilmaaniyadu wxy tahay in badan ayaan isweydiinaayey.. Sida aad noola wadaagtay Alle cimriGa hakuu Barakeeyo
Cilmaaniyad Waa Dadka waxbartay Lkn dheh calmaaniyad
Adi maxa kala qadaysa cilmaaniyadu maxadse u taqan ma dadka waxbartay bad u taqan ??
Cilmaaniyada hore waan u aqaanay lakiin warbixita ilaa somaalia sogashay man hayn thanks alot
Wamxy fraqa udhexeya shuuciyada&cilmaaniyada (caalamaynta) if agree like sar
8:20 waa naga caqli bdn yihiin kuyee subxaanalaah ma gaal baa kaa caqli badan caqliga uu Alle jiritaankiisa ku garan wayey miyaa caqli ah xasbunalaaah Ilahy hasoo hadeeyo dadkan
Subxanalah!
Wlhi ana ka yaabay caliga ilhy ku siiyy hdaad in kirto 😭😭waxaad beenisay inuu alle xaakim yahay
G
@@Muniira_sh_maxamed xaqiiq wll😢
Wlhi waad ila araktay😂😂
Ilhyow diintaada nagu xafid yaa ALLAH 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😫😫😫😫😫😫😫😫🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Maash ALLAH Radio Buulo xuubeey waad ku mahadsantahiin taariiqii hore iyo sida Xaqiiqda ah oo inoogu cadeeyseen ku dhaqanka kitaabka ALLE ALLOW Somalia oo shareecada Lagu xakumaa itus
Shukran wll sida mr walbo nola wadagtid waxayabaha anfca leh allah ku xifdiyo
Walal waxa almaniyadda uga faaftey wadama islamka ah waxa keenay gureysihii yurub kuwa diidan awood iyo dhaqale iyo bulshada aqoon dheer umale diinta islamka badinkooda taas keentay in ilbaxnimo lamooda secularism ka Allah xaqqa hana tuso 👍
Jasakal laahu kheyr
Thanks brother Keep going ❤️❤️❤️💕💕🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏👋👋👍👍
Waan idin salaamay Bahda idaacada Buulo_Xuubey Gaarahaan Xasan Cismaan Xaaji 🖒🖒🖒🖒
Masha Allah sxb sifiicanbaad noogu sharaxday
Mahadsanidiin Bahda radio Bulaxuubey
Idacada bulo xuubey inti tagerrta like hala igu tagro
Ilaahay diinteena haynoo dhawro
Aamin😭😭🙏🙏
Allahuma Aamiin ya rabi
Amiin
Inagaa nalaga rabaa in aynu dufaacno
AAMIN AMIN
Diinteena ayaa dib uscod ah. Waayo dalalka cilmaaniga ah ayaa hormar gaarey anga dad ayaa jano iyo xuur al cayn isu qarxiyo. Ilaahey waa doqan aan jiren diintisana ma shaqeysho.
Masha allah ad iyo aad aya ubaahan tahy allah hana wada hanuuniyo 🤩🤩🤩ilove islaam🤩🤩🤩😏
Somalia waxay haysaa oo ku Socotaa in ay la Jaan qaadaan dhabada diin la'aanta iyo dimuqraadiyada.
Subxanallah ilaahayow noo gargaar.
Inzha allaaH DiintayaDa alla no xafidaY anagana alle hanag yeelo kuwi diintooda qoweeya
Ilaahow wadadaada wanaagsan nagu xanuuni
Like hayla dhafin hdey calmaanidu kugu HOREYEso wll ilhy hoyada hku daaye
chanelka wuxuu u dhowyhay 200k mashallah allah hana garsiiyo
Aad iyo aad
mashallah allah ku xafido walaal xassan
Mahadsanid wlkey 👍🇸🇴
نَعْلتُ اللهِ على الطالمين....
Alla hayaaay oo ismaan laheyn Rag Soomaali ah baa sidan ugu dhiirranaya in diinta islaamka dalka lagu xukkumin
jazakaalah sida wacan aad uso diyarisay mowduca
Waaw idacada buula xuubeey waan kuu xisay
masha allah broh mar waliba wax inan ka faaido ma ogii wax la aan kaama tagi 😍😘😍 ALLE HAKU BARAKEEYO
Go forward bro
Masha allah war nio xogaha an marwaliba radinayo adiganba si fudud kaaga helaa waana alx mahadsanid waqtigada qaliga ad noo hurtay
Aloow kusug Qalbigeena Diintaada❤❤❤❤❤
Maashaa Alaah
Cismaan Haaji waad dedaaleysaa wll ilaahay garabkaaga hagalo
Kan neef waye wlhi 🙏
Hala kala Soco kulha 😰
Jahilintan maba madax noo noqonaayaan
Wax badan aan kaafaa'iday sxb Jazaaka Allah
Diinta ayaa noo dastuur ah, horumar iyo barwaaqo ayaa diinta ku jirta.
Subxaana Allaah Jasakalahu Khayr
Channel aan wax faaidobleh ka helo cidaahada buula xuubey ka hor ma arkin hori u soco
Hoyadaaa buuuu maraykan ka caqli badan yhy ilahay haku fogeeeyo adiga iyo cilmaniyadadaba
ALLE xaqa hayna garanziiyo
AMIIIN AMIIN
Masha Allh
Shukrn wll
Xayawaano weeye kuwaan, bismilaah
Subaxanallah
Rabbi swt Hanagu Amaansado diinteenayada. Alhamduillah rabbiyow Diinteena Nagy sug yaa rabbi...
Masha allaah wllky jazakalah ad aya u mahadsan tahay kuwan calmaaniyiinta iyo shiicada aniga markan yurub ayan bartay wana muhiim in umada looga digo fitnadooda maxa yeelay somali aya manta raacday o qaatay fekirka xasbunalah wanicmal wakiil
Aad baa u mahadsantahay
Sxp adigo mahadsan waxaan ka codsanaya in aad barnamij ka hadlaya farqiga u dhexeya federal iyo confederation si aan u ogano Somaliland iyo somalia halkey ku danbeynayan mustaqbalka thanks
Thanks hasan 👏👏
thnaks wlalkey
Mansha Allah
Keep continue
8:31. Wuxuu yidhi way naga caqli badan yihiin. Subxaanallaah. Saan u malanaynayo isaga ayay ka caqli badan yihiin ileen waa dabadhilifkoodee🚶🚶🚶🚶🚶
Allah Akbar ☝️☝️☝️😭😭
8:27 baqti labadan dhadhaminta hortood majireen rabbi cadaabtisa haku fogeeyo
thanks bro xasan cisman
Thanks pro
waa laayna duuriyay ilho na badbadi aaamin aamin aamin ya rabi
جزاك الله خيرا
Mhdsaid abwe adan kaga faa'idaa markastana waa I update garesaaa😊❤
Waad mahad dantahay wll
Wlhy waa muruGo nin somaliyed aqoon yhan sheeganaYa oo kudoodaya diinta iyo xukunka hala kala sooCo subxanallaaH
Keep going my bald
Bahda Buulo xuubay waad ku mahadsan thin warbixintan aad no so gudbiseen midbaaana kuugu daraya faysal rooble vediosgiis wada daaawo wllo clip yar haso qaaadan hadalkii ka horeeyey raadi waa dood waad fahmin macnaha ka danbeeye ha soo qaadan clipka yarkaaa waxna soo baaara wllo
Waxaan arkay Qaar Soomali ah oo ku qortay Free thinker
Fadlan soo badi sxp
waa mahad santahay walaal
Thank you
Waa naga aqli badan yihiin ayuu leyahay
Haday aqli leyihiin May dabada iska dhaqaan
Gaalka nigiskiisu xaarka leyahay ayuu leyahay
Waa naga aqli badan yihiin
Subxanallah
Maansooniyada wax noogu soo dyaari zxb mcn
Islaamƙaa marwalɓa sareƴnaaƴo insha allah
Subxanlah brofasorna mahee waa benaale
MchlH Lakin DiinteNe waa wadin horumar ino ogol aakhiro iyo aduunba usarayza
(وَقَالَ ٱلۡمَلَأُ ٱلَّذِینَ كَفَرُوا۟ مِن قَوۡمِهِۦ لَىِٕنِ ٱتَّبَعۡتُمۡ شُعَیۡبًا إِنَّكُمۡ إِذࣰا لَّخَـٰسِرُونَ)
[سورة الأعراف
Diintu waa diintii, dadkuna waa dadkii,ilaahay sidii unbu ujiraa ,reer madyan markii nabi shucayb loo diray ayey yidhaahdeen hadaad shucayb iyo diintiisa islaamka raacdaanba waad khasaaraysaan imikana reer galbeedku tabtaas unbay ina leeyihiin.
Waa runtaa walaal
Nin dawadii xifdin waayay miyaa Naga caqli badan
Waxwaliba qadarka alle ayay ku ahaadaan marka ilaahay dunida umu abuurin kaliya in dadku saalaxiin noqdan shar iyo khayrba inay lahaadan ayu alle u uumay bini aadamka mid walbana abaalkiisa mariyo maalinka qiyaamaha shar iyo khayr wixi uu so falay noloshi aduunka. Ilaahay khaatumada khayr haynogu khatimo
Waad mahadsan tahay
Alxmdulliilaah alaha muslim iga dhigay baa mahadsan igana badbaadiyey baadidaan aadka u daran
Alxamdulilaahi Cala Nimcatul Islam
Cilmaaniyadii Turkida sababo badanoo xiligaa jiray ayaa ku kalifay ee iskuday inaad sida saxda ah usoo tabiso taariikhda.
Bal fiiri waxa uukuhadlayo anigu hadaan agjoogilahaaay waanbadililahaay waxauuubaleeyahay maraykanbaanagacaqlibadan walaahi Inman aamineema,daddamiirkii katagay ooleh nin iyo nin waa isguursankaraaa iyo naag iyo naagna waaa isguuursankaraaan maanaga caqlibadan 😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Mahadsanid macalin Nin Dabsdisa xajisanwayay ayay badari ka dhigten Ma noli 😂😂😂😂😂😂😂😂👍
waxan soradiyay cilmaniyada xili lisoo diray jamacada ciwankan inaaa baxsi ku sameeyo wall Thank you 🥰😇😊
Allah akbar Allah is great
Wll waad mahadsantahy marka hore wll ma noo soo diyaarinkarta wax kusabsan capitalism and socialism
Ilaah majiro ee hasdaalin
subxaanalah wllky Allah ka cabso
xisaan ayaa danbeysa
Waa gaal murtada walhi dhikiga banan diin maqabo kulaha inla isku dhaqo subxanallh
Bal nimankaa somalida ah oo aqoonyahanada isku sheegaya bal waxay ku hadlayaaan alle ini duleee allow kashayada cabsisaada ku badi yaa rabiii
Alle ha sahlee nimankan waa wayn waxay idhaahdeen maraykan ayaa Idhii dowladnimada iyo diinta hala kala saaro ilaahayna wuxu Idhii iyo nabigiisii nnkh dadka kitaabka qaranka ha lagu dhago markay sida tahay amarka maraykan iyo ka alle keeba wayn
Kaas oo kale ayaa aqoonihiyaan sheeganaya. Wa nalaga aqlibadanyhy ku tanaadaya Miyuuna wadama horumaray.arkin sida jaban, turkey dhaqankooda,diintooda.iyo luuqadoodu wa ahmiyada koowaad umad diintooda iyo dhaqankooda ka tagtay mahorumarto.
Subhanallah
Asc wll wxn doonayaa Clipkaan aad soo dhex gelisay ee Cabdi faarax
Subxanalah ninka aminsan in uu galka caqlibadn yahy kas nolosha asgaba kadhacsan oo trearmaent ubahan damer xuma qofka aminsan galba ka caqlibdan runti wa nasib xumo kuwan sa uhadlyna waxa luguyerya profasor somaliyed subxanalah hanunuka ilah baa baxsha rabi hasohanuniyo anaga hanugu sugo dintena ilahy wxn kabryayna in an aragno dintena oo nalkuxukumo amiiin tawfiqd rabi hawfjiyo
سبحان الله
I am proud to my religion😎
More video please
subxaana laaah
Sxb horay usoco
Subxaana allah
Allaaha xaqa nagu sugo
kulahaa weey naga caqli badanyihiin gaal miyaa naga caqli badan? siduu waxa ufahmay
xasan cismaan zxb waxad kuwanagsantahay taariikhda inad sogudbiso sida tarikhdi andalus tarikhdi tartaarka tarikhda azxabada iyo sey kuso islaamen tarikhahas iyo kuwo kalo badan
الاسلام يعلي ولا يعلا عليه