@@shukrii9137kolay mushrikad baa tahay hadana waxaa ka qarsoon in aduunko dhan la is wada dilo away ku sheeganayey ilbaxa waa kuwaas Russia iyo Ukraine is dilayaan.
Xaaraantu nafta ma deeqdo si walba oo ay u badan tahay, xalaashuna nafta ma deeqi waydo si walba oo ay u yar tahay. Ogow muhimadu ma aha badnaata ee waa barakada 1:541:581:592:01 😢
Allaha samada waa isla allaha maanta aynu caabduno somalidu waligood waxay ahayen dad aqli badan o waligood muslim ahaa!! Waana dadka kaliya ee aaminsana Allaha samada dadyawga kale carabta iyo u qawmiyadhaa kale Dhoobo,geedo,iyo asnaab bay caabudi jireen Alhamdulillah somalinimo muslimininmo forever❤❤❤
Sheekeeyin mala awaal ah ayey taariikh ka dhigayaan. Kalimada waaq iyo caabud waa af carabi. Mida kale dadka ay Ku leeyaahiin Soomaliya ayey isku dhaq yahiin afkoodu maleh "c iyo x" sidee markaa u yeesheen "caabud". Waa sheeko aan macno sameyney.
Kusali nabigeena Mohammed sallalahu caleyhi wasalam ❤
❤❤scw scw
Scw scw scw scw❤
Scw
صل الله عليه وسلم
Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ ❤️
Salallahu Caleyhi Wasallam ❤️
Scw scw ❤❤❤❤
Haq
Scw
Scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw
Hadaad ku xirantahay ogaansho' ogaal cusub' ogaalka dunida' waaberi media' annaga production' sahanka xogaha' hamada ibrahim' idacada bulo xubey' like this comment.
Waxaan dareemaa cabsi markaan arko rendiile noloshay ku nolyihiin
hadaan diinta diid lahayn sidaa baan unolan lahay allah ayaa mahad leh nagu hanuuniye diintiisa {الحمد لله}
Alxamdulilah
Walaal randiile iyo oromada qeyba ka mid ah waxay noqdeen mushrikiin, laakiin dadkii diintaa sida saxda ah u heystay way muslimeen maadaama ay markii horeba ahaayeen dad heysta diin samaawi ah, waa sida kiridhtaanka oo kale oo kuwii sida saxda ah u heystay diinta ay muslimeen kuwii quraafaadka iyo shirkiga u batayna ay diideen xaqii.
Mxey kuso kordhisay diinta islamka wad Aragta dhiiga dadanayo iyo Bur Burk dalkena ka socdo 😢😢
@@shukrii9137maxay kuso kor dhisay maxaa u la jeedaa😳
@@shukrii9137kolay mushrikad baa tahay hadana waxaa ka qarsoon in aduunko dhan la is wada dilo away ku sheeganayey ilbaxa waa kuwaas Russia iyo Ukraine is dilayaan.
mahadasanid Walal c.rahman waberi wax yaalo badan kaa faaidnay diin iyo maadi intaba waxan Alle kaga baryaa cimri dheer iyo cibaado suban ❤
Illahay aya mahad leh iso garsiyey diintan suuban 🤲✅
❤
Mahadsanid c/raxmaan waberi inbadan ayaan is waydiiyay
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم 🌿
thank you. C.rahman umar
رضيت بالله ربا وبل إسلام دينا وبمحمد صلى الله عليه وسلم نبيا ورسولا ❤
Join 👉👉 ua-cam.com/channels/OKMIzMUMHU_2qJZIWGqnbA.htmljoin
✔︎
Saxib Markan TaabTo Wuu MadobanaYa Ee Maxa Ka Qaldan
@@apdizamedbulzhaawi43
War nio wuu cadaanayaa dheh lkn maxaa qaldan
Waaberi nio wuxuu lee yahay the product has been launched in the country
@@A.C-i3jqofba waa siye anna wuu madoobaaday
Waqay 😂😂
Istaqfurulaah
الحمدالله على نعمة الاسلام 🤲
Thank you Abdirahman Omar
Maasha Allah ❤️ taariikhyahan cabdirixmaan cumar runtii waxaa tahay qofka kaliya ee aan dhagayto Marka aan ubaahdo inaan taariikh waxka ogaado
Waa mahadsan tahay muuqaalkii iigu samaynta badnayd weeye kani
Mansha alah so badi wll ❤❤❤
Caspar faaiido badan leh thank you ❤❤
Ad bad u mahad san thy c/raxman wxn kugu xidhanhy 3 sano ❤😢
Waabari media real history
Keep going walaal
M,a c/raxman Allah haku xafido
❤❤
Waa taariikh xusid mudan runtii
Walalayaay dunidu waa maalmo kooban eh🌎 haynu kafaiday sanno
Hana aqbalno wuxuu ILAAHAY nafaray sunxana watacaalla ☝️
Hana aqbalno nabigena muxamed s.c.w n.n.k..h wuxu nafaray 🤲
Dunida maso marin ruux lamida nabigena muxamed صلي الله عليه وسلم ❤
Walaalayaal waxan idinka codsanaya I inaad iso ducaysan inuu ALLHA SUBXANA WATACAALA QURAANKA INUU IIFUDUDEEYO ❤🌎☝️🤲 جزاك الله خير الجزاء ❤🥺
Inshallh abaayo ❤😅
Mad sanid @@NastehoOsman-e2n
Ilahayba ku mahadsan nimcada islmk❤
Hoorey u socoday 🎉
Xaaraantu nafta ma deeqdo si walba oo ay u badan tahay, xalaashuna nafta ma deeqi waydo si walba oo ay u yar tahay. Ogow muhimadu ma aha badnaata ee waa barakada 1:54 1:58 1:59 2:01 😢
Alxamdulilah jazakallahu khayr wll
Thanks my brother
Second comante ❤❤
Jidwaaq
Dagaal waaq
Gumar waaq
Waaq mahadshe
Amarti waaq
Intaas iyo ka badanba waa qabiillo Soomaaliyeed❤❤❤❤
Dar waaq nabadwaa oo aan ku abtirsado
Jidwaaq waa reer abtigay takaal waaqna waa reer ayeey day ❤❤
@@binfarascade4391qabil magc ha isku qaldin
kkkkk wlhy bilhy jidwaaq basaan kamaqalay qabiladan all somali miyaa hadda idhihi rabtaan
@@Khaalidcade01haa siinwaaq beykatagtay xitaa 😂😂😂 lkn ani Haan siinwaaq iyo jidwaaq bes Ayan aqoon ilahaw kuwa kale weyigucusubyin
M.a hadiiba awoowe yaashena aysan caabudi jirin asnaamta 🤲 Alle ayaa mahadle.
Jid waaq = jidkii Allaah , Caabud waaq = caabud Allaah, Ceel waaq= ceelkii Allaah IWM.
Jid waaq intee la dhaha
@@kamalhussein5603 qabiil waayo somaali katirsan
Thanks zxp
Mahdsanid walaal abdirixmaan
Masha Allah
Mahadsanid wll
شكر🎉
جزاك الله خير
Allaha samada waa isla allaha maanta aynu caabduno somalidu waligood waxay ahayen dad aqli badan o waligood muslim ahaa!! Waana dadka kaliya ee aaminsana Allaha samada dadyawga kale carabta iyo u qawmiyadhaa kale Dhoobo,geedo,iyo asnaab bay caabudi jireen Alhamdulillah somalinimo muslimininmo forever❤❤❤
أشكرك على هذه المعلومات الكريمة عبد الصمد إسماعيل معلم عبد ❤كسماسو❤❤❤
Mashaa allah horey usoco wall
Alx❤ hadaan nàhy islàam❤
Mahadsanid ❤❤❤
Thanks bro keep going
Jidwaaq absame reerkaan kadhashay
Bartire
❤️ 😍 💖 ❣️ 💕 💘
Thanks my brother❤
Ereyga Waaq, wuxu ku jira quraanka macanaheedu wa badbaadiyo (protector).!!!!!!
Sheekeeyin mala awaal ah ayey taariikh ka dhigayaan.
Kalimada waaq iyo caabud waa af carabi.
Mida kale dadka ay Ku leeyaahiin Soomaliya ayey isku dhaq yahiin afkoodu maleh "c iyo x" sidee markaa u yeesheen "caabud". Waa sheeko aan macno sameyney.
aayada lamrkeeda noo sheeg iyo suura ay thy bowe😢
@@bardehanad4919 Labada eray maaha isku mid cid walboo isku dhaqan ahna qasab maaha ineey isku luuqad ahaadaan ee caqli ku hadal
@@Yfeeec waa isku mid miyaan kugu iri? Waa Af carabi ayaan Ku qoray meesha. Hadal fahan inaadan wax toosi is Oran.
@bardehanad4919 maaha af carabi erayga waaq baa afka carabigoo dhan ka fact wayn
M.a zxp soo badi❤
Keep going ❤
Keep going brother helped me
Salallaahu calayhu wasalam Sallalaahu calayhi wasalam SCW salallaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam
Sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡
Mahad sanidiin all brother nafahansiyey waxanan ogeen thanks wlh
Thanks wllo
Asc bismilaah mashaallaah alah ku xifidiyo aamiin jazkaallaah kheyran
Waliga jir oo joog ❤wllky
Thanks 😊
Hore u soco legend❤❤💯💯
Ku aali nebiga scw ❤❤❤
Waa cajiib mowduucaan bro aad baad u mahadsan tahey ❤
Hambalyo hambalyo hambalyo 500k hore usoco wll keep goeyin
❤❤❤tnkz bro keep going
Wariye Adiga oo Raali iga Ah Jidwaaq Waa Qabiil ee Deegaan Ma Aha Mahadsanid
Macnaha waa jidkii Allaah
Micnaha wuxuu noqonaa jidkii Allah markii lafasiri
المحمد لله علي نعمة السلام❤
LAGENDRY c/rixmaan keep going ❤❤❤❤❤❤❤❤
Mahadsanida😢
Waberi media my fav channel keep going pro
Ilaahy cabdiraxman cumar aduunka iyo akhiraba mid kuulaysta ka dhig
Alxamdulilaah allihii muslim naga dhigay maanTa waad aragTaan foolxumada ay rer diinle iyo sanbur iyo Turkaano iyo qoromojo silaca ay kunool yihiin
Thank you for good information
Maashaa Allaa wll fahan fecan
Masha laah
Mashalhaa mahdsnd abdirxmn wabari wx badanbanka faiday
Masha Allah illahay ha ka abalmariyo wnaga ad nala wadagto no so badi waliba Tarikhihi Asxapta 👍👍👍
Cabdiraxmaan cumar❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤taarikh yaqaan salaan sare sxb
Masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha
Ani waxaan ogahay in ay cabudijiren ilahay ladhaho waaq 😊 sas ayaan maqlay
Afka oromada Magaca Ilaahay wuxuu ku yahay Waaq
@@cawaalekulmiye9883somlida in oroma gaalan mesha ka cadahay isku isir yhin😂😂
Horta meeyaye jireen Islaamku kaa hore Somalidu
Haa waa jireen islaamka kohor saaxiib
Mnsha allaah wnku hestaa barnamish yadada wll
Wow masha Allah
Waan idin salaamay bahda waaberi Media gaarahaan daadihiyaha barnaaminkan A/rahamn waaberi ❤
Waad mahadsantahsy❤❤❤walaaka
Shiiq Abdiraxmaaan masha alhu wll
Scw
Faa idonyin badan ayu dhalinta maanta uleeyahay chennelkagani marka hore usoco msul
Mashallah waxa badan ayan ka faiidestaye hor u soco
Adeer qaali horay u soco
Tarikhda soo badi insha allah
Very interesting topic brother keep going, ❤❤❤❤❤
Jacfarbunu abudalib,first person
Waad mahadsantahay C.raxmanow
waxaad soogudbisaa muuqaallo muhiim aha waan kugu xiranahay waxbdan ayaan kaa faa,iidaystay su,aalo badan oo aan iswaydiin jiray ayaan kahelay halkan
Hore u soco wllkey wan ku xiranhay barnaamij yadada
Mahadsanid waabari
wabari zxb mahadsanid noosoo badi
CAJIIB, WALAAHI TRUE ❤❤❤❤
Golden Voice hore usoco
Taariikhda soo badi
Mansha allha waxa aad soo gudbidaa waxa bulshada waratar u leh allha ku sharfo
Hore u soco 😮😮😮😮
Keep going Mr wabari 😊