I went there many times and i saw other somali people doing ictikaaf as well its free to go, through jordan or tel aviv, the country is nice n European.. Go visit
اللهم إني أستودعك بيت المقدس وأهل القُدس وكُل فلسطين ، اللهُم كُن لهم عوناً، اللهم إنا لا نملك لفلسطين إلا الدعاء فيارب لا ترد لنا دعاء ولا تخيب لنا رجاء وأنت أرحم الراحمين، اللهم رد إلينا فلسطين والمسجد الأقصى ردا جميلاً اللهم أنصر ضعفهم فإنهم ليس لهم سواك😭😭🤲
mid kamid ah riyooyin aan jeclaan lahqa in ay iirumoowdo maalin uun idimka alle waxa waaye;in maali carafo ah aan salaadda ciidda aan kusoo tukado masjidka shariifka ah ee Qudus isagoo xor ah aamin ah.🥺🥺Allow iirumee🙏
Xaqiiqatan MASHA allaah waa nin dulqaad badan anigu yahuud hal second xitaa in aan hadal ka sugeen allahayow hal mar jaanis noo sii in aan ka awood badino hadii taariiqdooda lawaayin dhiig muslimba ma ahi 😭🕌💪
اللهم انصر اخواننا في فلسطين اللهم انصر اخواننا المجاهدين في غزة اللهم ثبت أقدامهم ورحم شهداءهم واشفي جرحاهم وحفظهم بحفظك يا الله ياارحم الراحمين وصل اللهم وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين
Allah ha badbaadiyo walaalaha falastiin Allah masjid aqsaa gacanta muslimiinta falastiin ha ku soo celiyo aamiin Allah ha u gargaaro walaalaha falastiin aamiin
Kanaalka Naajix : ua-cam.com/channels/JE--AWISm2S4AQknirNFOg.html
Saxib baka hadasho waxa ka socda tik tok oo qabyaalada lagu fafinayo iyagoo gift ama lacag ku radinaya umada isku diray😰😰
@@shuaipjama6462
Wlh waa runtaa subxanllah
Wiilkaa haala taageero
I went there many times and i saw other somali people doing ictikaaf as well its free to go, through jordan or tel aviv, the country is nice n European.. Go visit
Wallahi sheekhayga aya ka horeeyay Najiix ilaahay haxafidee
Ciwaanka hagaaji oo waxad dhahdaa wa UA-camrkii ugu horeeryay oo soomali ah
Sanad iyo badh kahor ayuu tagay sheekheegu
Baarkallahu fikum
Dunida masoo marin qof la mid ah
Nabi mohamed ﷺ ❤🙏
SCW.
Haa waa Nabiyada kale Ibraahim,Muuse,Ciise,Nuux,Dawuud..CS
Damaantod waa isku mid alle hoortiisa
Scw scw scw scw
Scw
Scw Scw Scw
Scw scw scw ❤
Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariista badnaa, uguna akhlaaqda badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW ❤
Scw waa oganahy oo islma baan Nahy lkn Like iyo Follow Haku Raadi Qalb kaamma ahane
Ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax walaahi waan ilmeeyey qofka kasta oo Muslim ah Waajib baa kasaaran musjid al aqsa.
Scw scw
Scw scw scw ❤
SCW WA MAXAY? Salalahu Calayhi wasaallam daha. Scw culamadu wa inaga waniyeen oo wa qalad. Adigoo qorin ba ka fican.
Allahu Akbar waxaa icajebiyay dareenka wiilkaas Soomaaliyed mansha Allah qibladii 1aad ee muslimiinta baytul maqdis. 💚💚💚🤚
Anigoo aad u yar oo carruur ah ayaan aaminsanaa qaddiyaddeenna falastiin iyo quddus gaar ahaan iyo qiimaha ay inoogu fadhido waana halka aan ka ogaado in aan ahay qof damiir leh oo dareenkiisa iyo dadnimadiisa noolyihiin, jacaylka aan jeclaanno dhulkaas barakeysan iyo diidmadeenna ku aaddan dulmiga cadowga yahuudda sharaf iyo karaamo ayaa inooga siyaadeyso ilaahayna waan ugu dhowaanaynaa
Ilaahow Waa maalin Axad ah taarikhdu ku beegan tahay 5.dulqacdah.1943 Rabiyow waxaan kaa baryaayaa inad iga dhigto geesigii xureyn lahaa Qudus yaa Rabi 😭😭😭😭🤲
Insha allah Walal Hamigaaga Allaha kuu rumeeeyo
1443 wll
Amiin
Aamiin Aamiin Aamiin
Aamiin wall
Aamiiin wll
Dastuur waa quranka iyo sunada nabiga. Waa cadaalada, hormarka iyo walaaltinimada umadeenu. Waa naxarista rabigeenu
أَفَحُكْمَ الْجَاهِلِيَّةِ يَبْغُونَ ۚ وَمَنْ أَحْسَنُ مِنَ اللَّهِ حُكْمًا لِّقَوْمٍ يُوقِنُونَ..❤️
Waan damqadey wllhi dareen ahaan waan is celin waaye 😢😢😢😓
Yaa allaah al qudusu lanaaa🤲🙏💯 mar bey cagta uoosteda imandonaan idamka alle
Iigu deceeya inaan noqdo ninka yuhuuda ka xoreeya baytul muqdis.insha allaahu aamiin aamiin aamiin
Aniga iyo adiga allaah naga dhigo kuwii baytal maqdis yahuuda ka xureeya inshaa allaah
Aniga iyo adiga ILAAHAY ha naga dhigo kuwii xoreeya baydka rabbigeen
Wll dalkeena xoree. Tiisa dar yeele ayaa tukale ku daree😂😂
Inshallah Qudus will be back to us ,these clip is emotional😭😭😭😭may Allah accept our Duas Ameen😭😭😭
Ameeen
Xaramaynku waxay ku jiraan gacan amiin ah 🇸🇦💚 Inshaa Allaah Masjidul Aqsaa waan xorayn doonnaa.
incha alah
Masjidul aqsa wa xaramayn sadex shariif daranayn
بكيت بشوق والله 🥺 اللهم انصر الإسلام والمسلمين اللهم انصر اخواننا في فلسطين اللهم استودعك بقدس وأراضيها
Aniga habeen ayaan ku riyooday anoo joogo Qudus oo oo dhagaxyo ku tuuraya yahuuda
Dhagaxyadi aan tuurayay xubno yahuud ah ayaa ku dhinty iyo dabaabado ay wateen
Waa riyadii iigu farxada badneed ee aan ilaawin 2016kii😘
Aniga oo aan tagin ayaan runtii dareenkeygu isbadalay yaa allah alle dhibka haka dulqaado walaalaheen falastiin
اللهم إني أستودعك بيت المقدس وأهل القُدس وكُل فلسطين ، اللهُم كُن لهم عوناً، اللهم إنا لا نملك لفلسطين إلا الدعاء فيارب لا ترد لنا دعاء ولا تخيب لنا رجاء وأنت أرحم الراحمين، اللهم رد إلينا فلسطين والمسجد الأقصى ردا جميلاً اللهم أنصر ضعفهم فإنهم ليس لهم سواك😭😭🤲
ااامين يا رب العالمين 😢
آءمين 🇵🇸🤲🏻🇵🇸
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
😂😂😂😢😅
😅😢
الهم انصر اخواننا المسلمين المستضعفين في كل مكان، خاصة فى فلسطين
mid kamid ah riyooyin aan jeclaan lahqa in ay iirumoowdo maalin uun idimka alle waxa waaye;in maali carafo ah aan salaadda ciidda aan kusoo tukado masjidka shariifka ah ee Qudus isagoo xor ah aamin ah.🥺🥺Allow iirumee🙏
Waa imtixaan waxa haysta walaalaheen falastiin balse Alle waa ka saari dhawaan insha allaah gumaystaha yuhuuda wakhtigoodii waa dhamaatay Allow yuhuuda Aduunka ka cidhibtir yaga iyo wixii garab siinayaba aamiiin aamiin
ااامين يا ربي حالمين
القدس عاصمة فلسطين
القدس لنا والأرض لنا والله بقوته معنا 🤲🤲🤲❤❤❤
UA-camrkii Soomaaliga ahaa ee ugu horeeyay ee booqda qudus lkn maaha soomaaligii ugu horeeyay
Allahu Akbar ilaahey gacanta muslimiinta kusoo caliyo💪💪💪
اللهم انصر إخواننا المسلمين المستضعفين في كل مكان خاصة في فلسطين🤲🤲
اللهم امين يا رب العالمين
Aamiin yarabi
Aniga magacaygu yahy raaqiya muqalkani wuxu isoo gadhay 16 /10/2022 malin axada walahi ilinta Wan ceshankariway siduu qalbigaygu ugilgishayna waa mid aan lasoo kobikarin inshalh qudus waynu xoraysan doonaa Yuhudna wayinoga bixidoonan yuhud illahyba kawayan kaliyata waa inala imtixaani ee aan sabarka badino
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى اله وصحبه igula Sali Wll Nabigeena
نعم ان هداء فلسطين المحتل🇵🇸♥️🌹💯
ما شاء الله تبارك الرحمن بارك الله فيك وجزاك الله خيرا
اللهم يا مقلب القلوب تبت قلوبنا علي دينك
Siilka hoydaaa wase
@@zakariyesnuur7290 intee ku xanoontay ma hdal kudhiba aku dhahy
Amiin yaarabi
اللهم انصر السلام و مسلمين 🤲🤲
Maanta qofki kowad ahy hory usoco ustad omar ❤
Channelka Abdala Vlog ku so biir waxa an so gudbiya muqaalada travel Vlogs ah
L76
اللهم أنصر إخواننا في فلسطين 😢❤️
Allah habarakeeyo walaalkeen ❤wallaahy qiirooday😥😥 yarab noo qadar inaan maalinmaalmaha kamid ah kutukanno Masjidkeena barakaysan😥🤲
Nacaladdaa Allah habaabi'iyo dhammaantood Aamiin🤲
Mahadsanid turjumada yaa akh🙂😊
Masha allah tabarakallah qof nasiib badan baa tahay walaal Allah haku barakeeyo Allahuma aamiin 😘😍
نأمل أن يأتي الوقت الذي يسيطر فيه المسلمون على الأراضي الفلسطينية والمسجد الأقصى 😭😭
waa arky wiilkan lkn somaligi ugu horeeyay maahan ❤
Sax waaye soomaali badanaa uga horaysay
haa soomali badanbaa gashay
Waa runtaa Somali badanaa ka horeysay wiilkan lkn laga yaabe asiga iyo Omar iney close friend yihiin that’s why ayuu u dhahaa Qofkii ugu horeyay😂
UA-cam ka maxaa u qoran
@@amirabukar2913somalida youtuber ah in eysan tagin ayaa macquul ah oo wiilkaan ugu horeeyo sidaasna qisadiisa QUDUS uu OMAR INSHAR ku arkay
Allah jabiya yuhuuda Allahuma amen amen 🤲
Cumarow waa wiilkii labaad wiilkale waa instagram wale waa jooga qudus wax u qoran warsame bade 🥰
Waxaan Soo Gudbiyaa Kheyr iyo Qisooyin igu Tageera walalaaYaaL 😭😭
القدس ان العين تشتاق لك وان القلب يحن اليك لن تقف المسافة يومًا حاجزًا بيننا ، فَـ أنا أحبگ رغم ألآف الأميال التي تفصلنا 🕌😔💚♥️
اللهم ارزقني توبة النصوح فبل الموة يارب العالمين
Asc insha,Allah way ka xoroobo doonan
Xaqiiqatan MASHA allaah waa nin dulqaad badan anigu yahuud hal second xitaa in aan hadal ka sugeen allahayow hal mar jaanis noo sii in aan ka awood badino hadii taariiqdooda lawaayin dhiig muslimba ma ahi 😭🕌💪
Wax matare dalkaaga bad baadi shuuba ku dhaashe😡
@@Xeerta-Liido dalkiisa yaa laga Badbaadiyaa qofyhos maran bax qabyaalda joojiya iyo islwaynida Kun jeer Al aqsa Ika fcn somalia mxaa qade
@@Xeerta-Liido hadalkaaga wuxuu cadeyn u yahay heer islaamnida ee xagaaga ka taagan tahay tanina waa qadiyad islaamnimo dalkeyga ayey igaaga horeesaa adina allah kusoo hanuunsho wll
@@fatushbabe5135 👍👍🕌❤
@@Walaalka2000 😍
Ciil badanaa axx 😭😭😭 allow qazza xoreey 🤲aamin aamin☝️
Emotional yaa rabi Muslimiinta u gargaar😭
ماشاءاللہ ❤❤❤❤
Wallhi ciil ayaa I qabta yaa rabi jihaadka inoo soo dadaji beeytul maqdis iyo meelaha kale ee Muslimita lagu gumeysto si aan u xureyno inshallaah
In sha Allah
Ani xitaa waan galin
Dhalinyarada Phalastian Waa dhalinyarada kaliya ee geesiyasha dhabta ah Aduun ka iyaga iyo family kooda waxaa cadeen idinkugu filan 70 sano ayay hortaagan yihiin yahuuda caalamka dhan taagero kaheleesa hade Waa 70 sano Mardhaw insha Allah rajada Allah ubalan qaaday islamka inay guuleestaan insha Allah ✌️✌️
Cidna tagero kma helaan Aan Allah ahyn😪😤
Micraaj Axmad
Falasdhiiniyyiinta ✔
Falasdhiin
Qooys, Cid, Reer ✅ (afsoomaali)
Ingilish ⬇️
Family = Faamili (dhawaqqa, Aqriska )
Hub la.aanta cishay wlh😭😭😭mahe wa hore dhamayn lahayd qashinka
wllhy geesinimo rer falastiin ayay uhoyaty lkn awood ma hystaan awooda iyo geesinimadu waa kala labao ilhow ugargaar
Insha Allah waan Booqan Doonaa Hadaan Noolahay Qudus Oo Xor ah🤲
😢😢💔💔 ilaahayow u gargaar Aaamiin Aaamiin
INSHA ALLAAH MAALIN WAA XOREYNEYNA QUDUS ALLOOW ISLAAMKA MIDEEY SO DADAJI GUULADARADA YAHUUDA EE ADIGA IYO NABIGAAGA SCW INOO BALAN QAAADEEN🤲🤲
Masha allah somali badan ba bopatay wayna adag tahy in la boopdo guumaysiga allaha ka dulqaado filisten iyo masjid aqsa .
Thanks bro
Ilaahow ugargaar wllahena reer falastiin
Mansha allaah wll wx thy dhiri galiye
Wxn uu huri dona nolasheyda
Illahey wxn ka bar yhy nabad igu geyo
Amiin
مُحَمَّد ﷺمُحَمَّد ﷺمُحَمَّد ﷺمُحَمَّد ﷺمُحَمَّد ﷺمُحَمَّد ﷺمُحَمَّد ﷺمُحَمَّد ﷺمُحَمَّد ﷺمُحَمَّد ﷺمُحَمَّد ﷺمُحَمَّد ﷺﷺ💯💯✅💖💕💟💕💖💯
Soomaaligii ugu horeeye ee booqdo Qudus
waa arin lagu qoslo waa gaf iyo meel ka dhac iyo inkiraad
Fadlan qoraalka iska sax
adoo raali ah
اللهم أنصر إخواننا في الفلسطيني يا رب🤲
اللهم حقق لنا هذه الأمنية يالله
Ana maalin umbaan tagi Donaa insha Allh igu so duceya wlalyal
Masha Allah
Al-Aqsa💕❤️💕
Qudus wa casimada falastiin, insha allah wey guleysan doonan maalin uun ❤🙏
Manshlaa tabaarikalaah alle ha mideeyo muslimiita nacalatulaa calaa yuhuud
Ustaad wallhi aad ayan ugu raxaystaa muuqaladaada
🥺🥺ماشاء الله تبارك الرحمن .
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم ١٠
Qaalid Omar iyo Caliyow Alle haidin maxariisto dhulkaad Naftiina uhorteen yahuudna aad udiiden maanta Kuwa rag idinla sheegta muslimnima idinla sheegta ayaa Yahuuda ku gacan siiya Sidey uqabsan lahayen Qudisey qalbigaa kaala jarnaa Al qudusu lanaaa insha Allah 🇸🇴🇵🇸❤️💕😍🇵🇸🇸🇴❤️💕😍🇵🇸🇸🇴
dhibmalahan I.a marun wey huroobi doontaa Allah wahaan jecelaadey geesinimadooda ay u dhahayaa Allah akbar masha allah 🥰🥰🥰💯💯💖
القدس لفلسطين وللمسلمين ولا نتنازل بها حتى تعود في يد الفلسطينيين تماما.
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Asc soomaaligii ugu horeeyey ma tihid cinwaanka waa qalad maashaa allaah waa lagaa horeeyey
انا الصومال🇸🇴 الحب🥀 فلسطين 🇵🇸الحرية✌ والعدالة👑 الاجتماعية 💯
Mnsha alllH🇸🇴❤
Allxamdulillaah Alle ayaa mahad iska leh Illaahay dhamanteen ha inaga galiyo masjidka barakaysan
(ولاتحسبن الله غافلا عما يعمل الطالمون انما يؤخرهم يوم تشخص فيه الابصر)
Subhanalahi may Allah give the muslims upper hand
Masha allah Aad ban ugu farxay wlh ❤
Muuqaal dareen badan leh, ALLE ha xifdiyo walaaleheen muslimiista iyo dhulkaa barakeysan
masha Allah ❤❤Allaha nokadaayo
Masha allah ustaad
Asc kanaalka ogaansho allaha ku barakeyo inshaa llaah
Alle dhibaatada haka dulqaado
Umada islaamka falastiin
Mahadsanid walaal
Manta aniga ugu horeeya from burco Togdheer
اللهم انصر اخواننا في فلسطين اللهم انصر اخواننا المجاهدين في غزة اللهم ثبت أقدامهم ورحم شهداءهم واشفي جرحاهم وحفظهم بحفظك يا الله ياارحم الراحمين وصل اللهم وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين
إن شاء الله ، في يوم الله ، سأمسك والله ميشا القلق بشأن ما أعانيه من الفيديو في فلسطين ، كما أنني أحب العالم. هو المكان الأول الذي سأكون فيه
Allahumanssuri islama wal muslimina . Allahu marzuq lana salawatan fi dakhili hadal masjidi mansurina aminina .
Like isaara please 1k you don't know how many people are going through this problem
Masha allaah tabarakallaah waa video aad uu qiimo badan insha allaah masjidul aqsaa gacant muslimiinta ayuu ku soo noqon donaa
Yahuudey masjidka barakeysan ciyaarta nooga daya marbaa jirta geedaha iyo dhagaxanta idiin sheegi doonan cariiri aduun halkad ka gaari dontan qudusulana inshaa allaah
Alllahu alraxmanu alraxiimu almaliku
allah ha uu gargaro islamka
Insha allah isllaaamku waa guulaysanagaa
Masha Allah 🌺 alla ha xifdiyo muslimiinta mel walba ayjogan
سوف نبقى هنا كي يزول الآلم ❤
Maashaallaah
Rabbiyoow ganta Muslimka ku soo cali mar dhaw🍀🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌹☘️☘️☘️☘️☘️
Qudus wa misajid barakesan❤❤❤
إنا لله وإنا إليه راجعون
أللهم أنصر في اخوان فلسطين 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸
Masha Allah
Allah ha badbaadiyo walaalaha falastiin Allah masjid aqsaa gacanta muslimiinta falastiin ha ku soo celiyo aamiin Allah ha u gargaaro walaalaha falastiin aamiin
أللهم انصر المسلمين فى كل مكان ❤❤🔥
Allahu Akbar allahu akbar illahay hacaweyo masjidka
Waxa kaga horeyay Sh Axmed Dhagaxtuur
ماشاء الله تبارك الله ربنا يحفظك ويبارك فيك يا بطل
Inshaa allah maalin aan fogayn waa laxorayn doonaa illahay idamkii 😪😪
In shalah wll
اللهم يا الله انصر اخواننا فلسطسنين نصرا ❤
Maashaa allah
Alleh Ha ugargaaro Falstiin Fii quluubinaah