Ilahey shartooda ha inaga qabto,caruurteena Alle ha inoo xifdiyo.xasan cusmaan xaaji you are talent and lagend. Alle haku barakeeyo aqoonta iyo codkarnimada. Video yada markan ladawanayo dadka aad ayey ujecleysanayan habka codka iyo sawirada aadba mooda qisada ina goob joog uthy War ninyahow waxa thy qof si wacan wax ugu sheegi karo jiilka hada jira. Jazakallah xasan cusmaan xaaji.
mansha Allah Thank you so much and mahadsanid inbadan Allah qeer badan ku siiyo waxaas dhanma ogeen lkin hada ayad ibartay Allahku xifdiyo Allah cadabta kaa xooreyo Allahku xifdiyo aqiro iyo aduunbo
masha allah allaha ajar iyo xasanaad aan lasoo koobi karin kusiiyo wll waqtiga aad gilisay allaha hakaa abaal mariyo runtii waxad kahadashay wax loo baah naa Jazaka allahu kheyr
maaaha allaah akhii shukran.
Ogaalka Dunida
Ogaalka Dunida
allah dartii aa idin jeclahay
Ogaalka dunida bulshada maadka mid tihiin ok waaxaa ulajeedaa chenalada maafiirsatiin laacibiin baatihiin kkkkk
maxadsanid wll
Calayhi salaatu wa salaam
Kadaaya
Calayhi salaam dheh
Allahuma najinaa shartiiina
asc.walaalkey ilaahey qeyr ha ku siiyo aad iyo aad ayaan ugu baahanahay taariikhaha noocaan ah iyo muxaadarooyinka D.R ZAKI NAYAK mar walibana waan kaa sugeynaa inshaa allaah
masha alaah wll wlhi juhdi badan ayaa galisay ale ajir iyo xanasaaad ale hakaasiiyo dad kudhaqma ale hanaga dhigo dhamaanteena
z
Subxaan allah
Amin
Aamiin inshaa Allah
Dadkan citstan miya iLahy hana garansiyo kulaha
mashaa allaah wll jazaa kallaah qeyr runtaa waye illahaybaa mahad leh muslinimada nagu dhaliyay
mnshlah walale wax badan ban kafaaiiday ilahay cilmagaga haku barakeeyo
Mahadsanid wll waxbadan baa noo faaideysay
Aniga waxaan joogaa America Bisha December waa bisha ugu qaabka daran sanadka oo dhan Alhamdu Lillaah dadka Islaamka ilaahay Nabad ayuu oga dhigay lkn gaalada waa cawaan wlh
Ayaan Ali haaa been taa maha
Ayaan Ali qaaruntaa wllo ayaan Ali
Mshllha alle hku xifdiyo wall
sheekhoow aniga jarmalka baan joogaa geedkaana waan arkaa waana sax waxa aad sheegeyso xaafadda aan daganahy waa lakeenaa lkni aniga ima quseydo oo ciise inuu nabi yahay aaminsanahay alxmd allaa ku mahadsan iga dhigay islam
de
Muhiimadu wain nabi ciise nabi yhy 🤲❤️🔥
Ilahey shartooda ha inaga qabto,caruurteena Alle ha inoo xifdiyo.xasan cusmaan xaaji you are talent and lagend. Alle haku barakeeyo aqoonta iyo codkarnimada.
Video yada markan ladawanayo dadka aad ayey ujecleysanayan habka codka iyo sawirada aadba mooda qisada ina goob joog uthy War ninyahow waxa thy qof si wacan wax ugu sheegi karo jiilka hada jira.
Jazakallah xasan cusmaan xaaji.
Ogaalka Dunida
idaacada buulo xuubeey
Ogaansho
Sahanka xogaha
Mustaqbal media
❤❤❤❤❤❤❤
Best you tubers
Shaqo fcn Ayad Noo Haysaa sxpow ilahay Haku Daayo Wxd Tahay shiekh Aqoon&karti ilahay uhibeeyay
guulayso
Jazakallaah wll sida wacan eed noo fahamsisay gaalada shartoda iyo beenta ay ka sheegeen nabi ciise c.s
wlh ani carabta waanka yaaabay
weeeela farxaaan
waaaa iska qaawan yihiin
dharkaaasey xiraaayaan
ilmaha xitaa dharkas ey uxiraayan
waa u adeegaaayan
hadiyado ay siinayn?.
waana muslim
yaaaaa allah..
ilaaah hanaga qabto?.
sihaam siman
Masha Allah waxaad leedahay cod rabaani ah oo turjumida diinta Ku macaan dadkana soo jiita ilaah hakuxafido sxb
masha allah ajir iYo xasanaat alle sookobi karin allaha idinka siiYo
ilaahay haynaga yeelo kuwii Aakhiriyo aduunba aflaxa dhibco fcn ku baasa maalinta la qatan yahay ee laqaawan yahay Aaamiin
جزاك الله خيراً جزاء
Masha allah walal thanks illaah haku fududeeyo hawsha wanaagsan ee aad noo hayso janatul fardowso allah haku saqiro adiga iyo asxaabta hawsha kula hayso
masha allah allaha haku dhowro
*Maasha allah illaahay ha idin barakeeyo.*
I like this guy his voice so much
masha Allah shukran
jazaaka allaahu khairan akhii
subhana Allah
jazakaallah
shukran shukran shukran wllo jazaa'ukumullaahu khayr
U r the one n only kaliya lafirsankaro wallah.
Jazakallah kheyr
mahadsanidiin walaalayaal bahda raadio buula xuubeey
shukran jasakalah
Mansha allah
jazakallah
mahadsanid wllkey . Jazaaka Allah akhi👍✅
wow inadeer mashallah
subxana lah anaka muslim aya nahay mana udabaldageno ciid galedka
subxaan allah
maansha allh waa faaido loo baahanyay in la barto jazakalh khayr
masha Allah mahadsanid
Mashaa allah jazaa ukallahu khyr wale 25/12/016 suaalo bdn ban isku waalney wadankanaan joogo wana sidaad sheegdey jawaab saxsan kamad helaysin wxy ku dhahaayan o kaliya waa dhalashadi *jesus* ama *nabi cise* *calayhi salaam* ayna afka talyaaniga ugu wacaan *babbo Natale*
masha allah, tabaraka allah yaa akhi hassan osman hagi
Wlhi I have learned something from you channel tnxs a lot may Allah protect you
mahadsanid bro Hassan haji
Mahadsanid bro Hassan hiji
Masha allah wllo si fcn yaad noo fahan siisay alle ha ku xiftiyo
masha allah
masha-allaah soobadi barnaamijyada noocaani oo kale. ajir aan la soo koobi karin Ilaaheey hakaa siiyo.
walaal sidaad noogu faa ideeysay allahu kuugu faa ideeyo mahadsanid %
ALLAH, Ma'afuufine Ee Wuxuu Usoodiray Malag.
Masha Allah Beautiful Future
Masha Allah. Ilahey hakudayo. Nolol. Der. Hakusiyo
Masha Allah bro thanks
Alaa maxaan kuugu mahad celiyaa Masha Allah
Idaacadda buulaxuubeey aad ayaan ujeclahay jir oo joog waligaa shukran akhii
Maasha Allah maasha Allah maasha
Jazakallah khayr wlhi waligay man maqlin sida nogu faidaysay alle abalkaga jano haka dhigo adigo kale alle hano badiyo
Shukran wll Ani filand 🇫🇮 waqooyiga ayaan kajooga wlhy waxaas nagu wareeriyeen lkn waan ka diidnay alle haunaxariisto dhamaan intii qurbaha jooga
Masha allah Wade mahadesantahay walal jasakal allah khry wa runta
mashaa allah akhi shukran
Masha Allah cod macaan
Masha allah u did great job
mahadsanid xassan cisman xaaji baraarujintaada iyo dadaalka aad uwado umadda somaliyeed
Mashallah walaakey walaahi wax badan ayaad noo faaadeysay
Maashaa Allaah khayr Allah ha kusiiyoo aakhiro iyo aduunba
mansha Allah Thank you so much and mahadsanid inbadan Allah qeer badan ku siiyo waxaas dhanma ogeen lkin hada ayad ibartay Allahku xifdiyo Allah cadabta kaa xooreyo Allahku xifdiyo aqiro iyo aduunbo
Thankis idaacadda buuloxuxbey wad mahad santahay wll
Haa waa sax! Waan ku arkay skolka! Ninkaa garka cad waxaa ladhaa tomte" swiidhish ahaan!
Shugran sheikh
walaahkay muslinka ahow runtii cudkaada iyo barmaamishkaada waan jeclahay
Shiikh Alle haku xifdiyo wx bdn ayaan clip yadaada ka faaiiday
M.a aboowe Waad ayaad uficnthhy ale hakuxafido lkn nabi Ciise iyo inabi Maxamed isku qalday wax yara caleeyhi salaati wa salaam nabi Mohamed iskale abowe lkn ibnu aadma tahay waa qaldi kartaaa 🎉🎉
Subxanalaah kuwaas waxaa kadaran dad muslimiin ah hadane ku raacsan allah ayaan kamakan kalany
Wax badan ayaan ogaaday mahadsanid sxb radio buuli xuubeey
aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay zxp
jazaka Allah shiikh
Masha aalah wan ka hely sad uso diyarisay barnamijkan
mashaa allah sxb waad mahad san thy
Masha Allah
aweys Amiin crismas tree adoo kuuu saaaran yahay iska daji
og lock walal uma sarna hubso maxmat aa usaran
thank you very much walaalo runtii aad ayaa iigu faaidaysay jazaaka Allah
mashaallah wall ilahay hakuu barakeeyo cilmigaaga
Wll channelka hada ayaan ku soo biiray waxba malasoconin hada ayaan kula socondoonaa inshaa Allah
Soo dhawoow walaal
@@buuloxuubeey 🙂
Aadbaad umahadsan tahay masha allah waa sharaxaad wanaagsan
masha allah allaha ajar iyo xasanaad aan lasoo koobi karin kusiiyo wll waqtiga aad gilisay allaha hakaa abaal mariyo runtii waxad kahadashay wax loo baah naa Jazaka allahu kheyr
masha allha wll allha ku barakeyo alle aya mahad leh oo islan nimo nagu dhaliyay alx wll adigana allha ku barakeyo🥰🥰
Masha Allah wll ajar iyo xasanaat ilaahay ha kaa siyo
Masha Allah mr Hassan. Shaqo adag baa qabatay.
shiikh waad mahdsantahy timirtu xilga kulaylaha ayey bislaata wana runta
jazakallah akhii aziz
mansha allaah
jazaakalllaaaah
khayr
masha allah radio buulaxubey alle ha idin barakeeyo wx badan inoo faaideyseen
Maashaa allaah
Mahadsanid walaal
jazekallaahul khayr jazekallaahul khayr jazekallaahul khayr jazekallaahul khayr
whli I realy appreciate dis shekh tnkz alot wax badan ayan ka bartay
Thx Brother ilahey hakaa abaalmariyo intaad asiibtey ilaheyna haku dhaafo intaadan asiibin
Subxanallh 🤲
Masha allah
Sheeq qeer
Allaha ku siiyo
Masha Allah ilahy haku barakeyo walalkey waxad naga jahil bixisay waxan jahil ka ahen rabi haku barakeyo jizaahkallaah kheyr walal noso badi Ilahy haku naxaristee
Shugran akhii jazakllah mansha Allah wan kahelay muxdaradan
maansha Allah laakiin calayhi salaam kaliya dhe salaadda kareeb
Asxaab baan ku leyahay waxbarashada markeey xusayaan ciidoda suuu alo badan baan is weeeydiya Lkn jawaab uma helo ma ihi qof aqoon u leh diiidta kiriiistaanka thanks wllo waaan fahmey iminka 🙏🙏🙏🙏
Hadad nacebtahy🤢🤢🤢🤢🖤🖤 Christmas lika saar 👎👎👎👎
Masha Allah Macluumaad. Badan baad nasiisaam
Subxaanalaah
jasaa akalaahu khayr wll aad ayaanan kuu taageera