Qaybta labaad haddii aad sugeyso in aan soo dadajino u codey like saar mahadsanid, Waayo muuqaalo kale aan soo gelin lahayn in aan kasoo hormarsiino ama in aan dib dhigno ayey kala bedelaysaa mahadsanid.
Waa mowduuc wanaagsan masha Allah. Yahuuda waa dad xaasida eh oo gardaro badan dad walalo ilmo adeer ee yahiin falastiin ayey dagaal ku hayaan har iyo habeen lkn wey jabi doonaan. Dadka reer falastiin Guul ayan u rajeynaa insha Allah Mahadsanid in badan qeybta kale ayaa kaa sugeynaa walal.
ماشاء الله اخي نفهم كثيرا جزاكم الله خيرا اخي عبد رشيد.ان أسأل التاريخ مرة اخري الثاني part two no sosameey aqhi inshaallah jazakaallahu kheira sxp cabdirashid ahmed
Qaybta labaad haddii aad sugeyso in aan soo dadajino u codey like saar mahadsanid, Waayo muuqaalo kale aan soo gelin lahayn in aan kasoo hormarsiino ama in aan dib dhigno ayey kala bedelaysaa mahadsanid.
Thanks ☺️
Wll waxa ku waydina iskutilabka maxaa waaye
Llllllll·lll·llk
Soo dedaji sxb allaah haku xafidee wax badan ayuu kaa faaiidney,e
Pro video ga kale kadhig soo da Daji
Wow m.a wll plz inta ila qabto in part two laga sameyo qisoyinka like isaar❤👍
❤❤❤❤
Hye
Waa mowduuc wanaagsan masha Allah. Yahuuda waa dad xaasida eh oo gardaro badan dad walalo ilmo adeer ee yahiin falastiin ayey dagaal ku hayaan har iyo habeen lkn wey jabi doonaan.
Dadka reer falastiin Guul ayan u rajeynaa insha Allah
Mahadsanid in badan qeybta kale ayaa kaa sugeynaa walal.
Cadawgeena hayuuda cagta hoosteeda allaaha geeyo. Umadda Muslimiinta Ciid wanaagsan🤝
M.a Ustaad waku taageraaa wlhi cilmigaga lagama dhargo
Bismillaahi Raxmaani Raxiim
Asalaamu Calaykum Wa Raxmatullaahi Wa Barakaatuhu.
Ciid Wanaagsan
Waxaan ugu hambalyeynayaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed iyo Muslimiinta Caalamka munaasabaddan qiimaha badan ee Ciiddul Fidriga.
Waxaan Eebbe ka baryayaa in uu Ciiddan ciiddeeda inagu gaarsiiyo nabad iyo barwaaqo
CIID WANAAGSAN
M. A ustaad Alle ha kaa abaalmariyo . Mahadsanid.
asc ustat c/rashiit cilmigaga illaahey haku barakeyo
ilhay haka baxeyo dhibka🤲
Mahadsanid waxaan bartey taariikhda Yuhuuda maanta. Thank you. That was very important information about Israel. I am waiting for the rest.
Inti cafimad igula cidaysa 😋🥰
Say alxmdulilahi
Yaa rabi adiga ayaa awood leh yahuuda indhahooda ka qari falastiin
Yahuuda alle ha dhameeyo
Allaha ku xafido walal
Allow walaalaheen ugargaar
insha allah way guulysan doonaan
Allaha ku barakeyo walalkey mcn
Anaa u horeyeyo ya so afrury ciid Mubarak all muslim
man hhhh you funny wlhi wey jirta macgeyga waliga ma maqal
@@abshiroomaar5541 waku jeclhy abayo
History aan caadi eheen sxb 🙏
Barnaamijkaan waan sugaaye thanks ustaad
Thanks macalin ❤❤❤❤❤
Aad aayaad ugu mahadzantay lpX Zida Aad Isugu Hawshay Inaad Nosoo GuD Biso Baramijkan JAZAKA LAAH Zxp
Runtii Si HeerkeedU Aad UzareeyO Ayad Usoo Abaabushay Baramijka
Ciid Mubarak
Asc ustaad Allah haku barakeeyo Allah dartiisa ayan ku jeclahay
SHUKRAN ANNAGA production.
Aad Ayan oga heley wlhi Allaha kuxafido wll
Thanks macalin
اللهم صلي وسلم على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين 💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖
Qisooyinka saad iskugu xidhay waa sii cajiib zhp soo wad ila manta xalka qudus
Allah 🤲
Horay usoco
EID Mubarak dhamaan wllaha Muslimnta
Fikrad:kaso hadal maskaxda, IQ, psychology somalida iyo waxa badankodu u madax adagyihin.Mahadsanid ustaad.
Ustad Eid Wanagsan
Keep going bro 😍🙏💕💯
Guulayso ustaad
Masha Allah wll IlAHAy ha jisaa isiyo
Thank you staad
qaYbta labaad ayaan sugayna Insha allaaH apdirashiid AHmed
Aad Ayan ku tagera m.a 🎉🎉🎉🎉
Ustaad haddan soo dhacay noo soo badi sxipow inta igu raacsan
Legend Allha ku Xafido Sida Aad Noga Haqab TirtaY Part 2 Insha Allh
Palestine Allha U Gurmado
Yuhuud May Ahayn Qoomkii Nebi Muuse Ee Muslimiin Ayuu Ahaa
Love iizaar wallo
Asc wllka kheerka jecel muraadkiina allah idiin saqiro Amiin 🤲 yrap nasoo booqda insha allah mahadsanidiin 🙏🙏🙏 Eid Mubarak
Iid mubaarik wa Kuli caam wantu bikhayr wa aslixul acmaal wa mina wa minkum
Warbixin dhamaystiran mahadsanid Mudane
Number one
Thank You walal
Thanks wllo
war nabiyadu Islam ayaa ay ahaayan
ee haku danbabin
Inta jecel in falastin maalin uun ka xaroobi doonto yuhuuda is muujiya
Magaca aad wadato aya ah magac yuhud☠️
ماشاء الله اخي نفهم كثيرا جزاكم الله خيرا اخي عبد رشيد.ان أسأل التاريخ مرة اخري الثاني part two no sosameey aqhi inshaallah jazakaallahu kheira sxp cabdirashid ahmed
Burburka Israel🔥🔥🔥 ayaa soo dhow inshaa Allah
Inzha allah
Insha allah
Incredible
Nabi Ibraahim CSW ma aheen yahuudi mana aheen nasraani waa muslim , Muslimiinta kaliya ayaana sheegan karaan.
Wamahatsantahay
Mashallh ustaad
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما ابدا إلى اليوم الدين امين يارب العالمين
8
Fadlan like-ta ha ila dhafin
Muqaalkan aad ayaan uga helay hure usoco
Waan ku tageeraa
Walal share out ii samee
Ciidul fidriga awgeed mahad sanid sxb
سبحان الله وبحمد سبحان الله العظيم
Mahadsanid
masha alah bro
insha allh waa noo qeebta 2
Falastiin allaha xoreeyo
Maashaa allhaa.. ..maxadsanid.sxb
Noo soo badi sxb
Maasanid
Please part2 ❤❤
Bro macbadka Suleiman iyo masjidka al aqsa waxa horeyay majudul aqsa weyna iska soo horjeeden
Thanks👍👍👍👍👍👍👍
Asc ustaad alle dartii ayaan kuujecelahay alle cilmiga iyo cimriga haku barakeeyo
Asc wll ciid wanaagsan Mubarak
Barnaamajkan oo kaleh
Azxapy barito yaa ciidayo
Lkn wll ku dar Siday ahaayeen wakhtigii nabiga NNKH iyo dhibtoodii wxd ka dhigtayba dad wnagsan
Maanta youtube ayee iiga shidanthy facebook baa comments iga xirtay. because yahuud ayaa wax ka qoray
sxp maxa kashegtay neh an qoreee aniga
@@mahamedmahad1053 kkkkkkkk
Maxa kaqortay an soqore😂😂🤦♀️
Adiga tarikhada turki kaso hadal plz
Subxanallah
Part 2 please
Walal share out ii samee😭😭🙏🏽ciida awgeed
Inosoo Badi Warkan Yuhuuda Please Inta Igu Raacsan Dhac igu Siiya Xaqal Ciid 😂😂
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Mhdsanid sxb
waad mahadsan thy Qaybta 2 labad bro
inta ceeda jecel gacanta somaneyd igu muuji
Musik da hadal ka maqal kisa ayuu yareeye. Talo next time musik ka da. Mahadsanid wll
Maxaa lagaa rabaa maalinta Ciida .chanalkeyga soo booqo waad arkeysaahe mahadsanid.
Wll aad baad umahadsantahay waa taarkiikh mugleh oon aad ugu baahi qabnay qaybta 2aad baan kaa sugaynaa wll
Walaahay taariikhda Israel waanku wareeray wll mhd sanid inoo soo badi taariikh dooda
istad mahadsanid laaki su'aal ayan raba inan ku way diiyo , yaa dhisay masjid al aqsaa?.thanks
Sxb lama dhisin wuxuu ka sodhacay Cirka masjidka Aqsa
Wan ubaahnah
❤❤❤
macbad suleyman kitaabkeena kuma taalo haykal suleymam waa khuraafaad
400 oo sano ayey humeesi ku jireen Israel
iga dhaadhici 400 oo sanou fircoon miyuu noolaa
Sxp palastine askarteeda aawey
Ciid wanagsan caaqal waxwelbo aykuutahay wanagsan
jaskallaaah
shigaab home gaaz
First ✋✋
We need part to