Sidee kuyareen kartaa dul duleeka wajiga. ( how to reduce pores on the face)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 тра 2022

КОМЕНТАРІ • 39

  • @janogasho2474
    @janogasho2474 2 роки тому +2

    Masha.allaah adbaad umahdsanthy huuno se haaraan leeyhy Canadian joogaa wax iisoo sheeg huuno adoo mahadsan waliba wajigeyga meelaha qarbn kuleeyhy liidlid sidii qof gaboobey oo kale da,wayna ma ihi walaaleyy wax iisoo sheg ilaahey kheyr haku siiyo wan isticmaala sun screen kana

  • @katrahassan9093
    @katrahassan9093 2 роки тому +2

    MashAllah 🥰

  • @habondagan6243
    @habondagan6243 Рік тому

    Thanks xbbti

  • @hamdayuzuf5039
    @hamdayuzuf5039 Рік тому

    Abyo mcn mahdsanid wax badan ka faidy😭❤️👸

  • @amelali3389
    @amelali3389 Рік тому

    Wqx badan ban ka faaiiday ilahay ha ku xafido wll mcn

  • @IqroCilmi-fe9rl
    @IqroCilmi-fe9rl 10 місяців тому

    Txn

  • @relaxationandrelief2792
    @relaxationandrelief2792 2 роки тому +2

    Abayo scrubs iyo mask yada dadka oilka ah isticmaali karaan nala wadaag

  • @asmiita5976
    @asmiita5976 2 роки тому +2

    Albahan abyo namrahani shegayso dhaman waan heyaa welcome qofki rbo

  • @kawsarmire6313
    @kawsarmire6313 2 роки тому +4

    Abyo dhibkaa anaa qaba nabro duldalool muraayada markan isku fiiriyowatuuraa ciil duldaloolka nabraha inshaa allah ♥ wadada martaa qAdaa

  • @geenyadacaad2456
    @geenyadacaad2456 2 роки тому

    Asc wll waxan leeyahy dulduleel saa iid ah maxa igu caawiin karta plz

  • @happychannel8946
    @happychannel8946 2 роки тому +2

    I'm first we love you xbbti🥰

    • @namrahani-skin
      @namrahani-skin  2 роки тому

      Wellcome mcnto❤️❤️❤️❤️

    • @anfacmc5871
      @anfacmc5871 2 роки тому +1

      @@namrahani-skin Asc mcnto waxan rabay creamka qoraxda midka aan isticmali karo waxan ahay oily face pls isojwb qali

  • @lakiawed2355
    @lakiawed2355 Рік тому

    Asc abaayo laser ma iskaga biin karaa

  • @anfacaxmed5859
    @anfacaxmed5859 2 роки тому +1

    Dry skin ayaan ahay wana layahay dul duleel

  • @sadiamgure2404
    @sadiamgure2404 2 роки тому

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @aasiyacabdi6356
    @aasiyacabdi6356 5 місяців тому

    wll kareemka qoraxda raba xage ka heli kara side se isaga baa bi i yaa

  • @lakiawed2355
    @lakiawed2355 Рік тому +1

    Wxas odhan miya la marsada mise wa choose of one

  • @anabfarah5269
    @anabfarah5269 2 роки тому

    Abayo indhiihii baa I gotey seen kusoo celiyaa🙏👍

    • @lakimatan6176
      @lakimatan6176 2 роки тому

      Hurdada badso

    • @anabfarah5269
      @anabfarah5269 2 роки тому

      @@lakimatan6176 abayo waaan sexdaa lkn waxn eersanayaa iney maqaarka iga dhameeyeeen mask yada iyo huruudaha aan indhaha hoostooda marin jirey

  • @asmaindho7817
    @asmaindho7817 2 роки тому +1

    Xbbti waa ku mahadsanty lamber kii whatsappka ayaa kaa sugayna

  • @hamdayuzuf5039
    @hamdayuzuf5039 Рік тому

    Abyo ina kula so xariira rawa intee kala so xariiri karaa

  • @hodanaxmed5899
    @hodanaxmed5899 7 місяців тому

    😮 mhdsnd xbbti

  • @drsadiaahmed8321
    @drsadiaahmed8321 2 роки тому

    Cera v iyo cetaphil ma Isla isticmaali karaa , cetaphil acne prone isticmaalaa , lkn face wash waxan isticmaalaa Seba Med for problematic skin

    • @namrahani-skin
      @namrahani-skin  2 роки тому

      Abaayo meqo company ayaa. Isla isticmalayaa meshan hada😂

    • @drsadiaahmed8321
      @drsadiaahmed8321 2 роки тому

      Cetaphil o acne prone ah iyo Seba med face wash bis isticmaalaa

  • @ifraaxguuleed5155
    @ifraaxguuleed5155 2 роки тому +1

    Hbbti wakugu xidhan meel kala soo xidhiidho ii sheeg an snapchat aheyn

  • @ayaanaabdi2880
    @ayaanaabdi2880 2 роки тому

    Abyo fake iyo original maxaan ku kala garanaa niacinamide

  • @najuucadey4062
    @najuucadey4062 2 роки тому

    Wanku xiisnay xbbti

  • @ubahnoor9852
    @ubahnoor9852 2 роки тому

    Ciilada way idhiibeen manah heeli karoo all

  • @qadanabdi9665
    @qadanabdi9665 2 роки тому

    Fake maxaan ku garan karaoke wll 8nanna kulahadlaan doonayaa xagaan numberkaaga noo sheeg

  • @nasraibraahim2531
    @nasraibraahim2531 2 роки тому +2

    Wll niecinamide original mxa ku grtaa fake taa kubadan somaliya