اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته كلما ذكره الذاكرون وغفل عن ذكره الغافلون
Legend Ck Waxan Kuu Arkaa Inaa Tahy Wllky Eey Hooyadeey Ii Dhashay Noolow Wll Mcne I.a🩸🫂 Goat🐐👑✅ Iam Ur Shoulder Since Day One To 1M And Iam Alwyz Will Be I.a🤝
@@saidhashi2856 hde dal uuu san aqoon bu ku xanuusadey dal kle waa ku noolan jirey o uu yaqaney aqoonsi ka hystey waa ku khsbn yhy meeshu ka y8mid bal inu sheegto madama u waraaq aqoonsi ka helayo mida kle america qarada la yirahdo dadki lhaa waa lga tirtirey waa dad aduunka isaga yimid waxa ku nool cidi maleh waa lgu kla so horeyey
Kuwii dhahay Oomaar ayaa waashay Maxay Been iyo wahiibnimo Suuqa geliyeen Beeni raad male Welcome back Omaar mar kale 5 ta Soomaaliyeed Ayaad xidig u tahaye Xushmad ku nooloow
اللهم انصر اخواننا مسلمين في فلسطين 🇵🇸 وفي كل أنحاء العالم كله يارب العالمين حسبي الله ونعم الوكيل حسبي الله ونعم الوكيل ❤لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم ❤
Like ta hala iloobina sxbayaal ❤
Odoxeey ben ma shegayo
Ck waa duqooway wllhi mudo 3sano kuma dawaan
Aniga xita 4 sano madawn@@abdiwahidabdallah9939
Odaxaayow waji malihide😂
Ck
Réactions kaaga Aad baan ugu xiisey qofka kaliya iga qosolsiiya Aad tahay lkn xoogaha waajiifsatey ee soo kac inshallaah😎☀️🌻✨
Kusalinta nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤
Scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️
Scw scw scw❤❤
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته كلما ذكره الذاكرون وغفل عن ذكره الغافلون
Rerka naga hara ayey nadheheen lkn anaka kama yeelin oo kama harin alxm hadow nabad qabo omar❤
inta farxday mrky omar aragty izago cafimad qapa 😭🥺one like 😢❤
Walee in aad horay usheeg tay illaahow garaad kaaga kuuday❤
Walahi waa nin geesi geesi dhaley ah waana nin qalbi wanaagsan waxaana xaqiiq ah inuu qalbiga wanaagsan kaga guuleystay cadowgiisa waa qalbi waramay ilaahey cidkastaa oo ineey ku dhibaateyso utaagan ilaahey iyaga hataago meel aysan kasoo noqonina ha geeyo
Legend Ck Waxan Kuu Arkaa Inaa Tahy Wllky Eey Hooyadeey Ii Dhashay Noolow Wll Mcne I.a🩸🫂
Goat🐐👑✅
Iam Ur Shoulder Since Day One To 1M And Iam Alwyz Will Be I.a🤝
Oomar Allah ha ku caafiyo deg deg Inshallah Khayr filo walaale 😢😢😢
Wiilkaan ma xanuunsano lkn qiyaano xun ayaa lagu sameeyay 😢 shartooda alaha kaa qabto bro
Dhubuq dhubuq Iyo laafyaha kulaha King CK you're so cute and funny really hilarious 😂😂😂😂😂😂😂😂
Waas uqariyey reerka jiljiliocooda left kubadan😂😂
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw
Alxam dulilaah ilaahey ducaden aqbalay❤ilaahey haku xifdiyo hadane
Omar is back waxbaa soo socda❤
Washamsi diyar yaa u eh😂😂
Wwalayahayyy waalaguqaadaa😂😂
Anii 😂😂😂😅
Kuligeen!!!
Yaa lagu qaadayaa hee😅😅😅
@@KaKa_641 😅😅
Best UA-cam of Somalia Cumar krish
Ck waan iska kaa jeclahay🥰😘
Welcome back king of the year 🤲 alx Allah mahada iska leh 🤲😥
Waa wadanaa omar
REACTION MAN CK, aad ugu faràx sa ahay oomaar oo caafimaad qabo inuu soo hadlay alxamdu lilaah🙏
Aaar King CK waa ka Soo ureeysay kulahaaaa kkkkkkkk wlhi wn qoslay wllhi 😂😂😂
The one only goat ck keep going 💯💯💯💯💯💯
Welcome back again legend King 🤴 ck ❤❤
😂😂😂😂 mohamed abdikadir ladirks flimka omar waya
Masha Allah mar hadii oomaar o nabad qaba no soo laabtay kuwii dhibaatada inta leeg u geystay wllken oomaar Alleh calaamo haku rido
Legend 🇸🇴 king 🤴 ck
Alaha kucafiyo omar barbar
Wiilka faraha kaqaada plz
Ck soomaali waa taqanaa cunguri ayaa waalay ehelka ugu daran
Buuq halagufuro ninka uu kacabanayo maxamed c/qadir reer comment shaqaysta fadhi nooma yaaal😂
Exactly!!!
Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
Wcs walalkey CK allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh
King ck wll wiilka ka hdh
Alxmduliah ilaahay ducaden aqbalay yaa raabi dhowro oomar wllky guulayso inshallh ❤
Oomar we love u❤
Ck cadi maha sax waa ku doleynaa
Washamsi diyaar hello risaq hala bilabo intuu kaharayo omar legend
Intuu leeyahay waxan ahay Kanadian, maahan nin quman weli.
Ilaahay ha caafiyo.
Kanada waaa meesha uu ku badbadi karo dee somali dawlad xoog leh ma jirto
@@Mirhan777
Qadarta Rabi ciduna kama badabaadi karto, Wixii laguu qoray way kuhaleelayaan xitaa guri dariishado la'aan ah hadaa kudhuumato.
Dadkaan noocaan ah waxa waalay waaba dibadaha iyo diinta oo ay kadheeraadaan.
@@saidhashi2856 kuwa wadanka joogana yaa waalay ee sigaarka dartiis naf ugoonaya sheeko hada anaa ku dhahaaya waa Canadian ninkaan 😂😂
@@saidhashi2856 hde dal uuu san aqoon bu ku xanuusadey dal kle waa ku noolan jirey o uu yaqaney aqoonsi ka hystey waa ku khsbn yhy meeshu ka y8mid bal inu sheegto madama u waraaq aqoonsi ka helayo mida kle america qarada la yirahdo dadki lhaa waa lga tirtirey waa dad aduunka isaga yimid waxa ku nool cidi maleh waa lgu kla so horeyey
Comments wu xidhaay xarifka lacagta xaday 😂😂
Video kasta woo xiraa commentiga😂😂😂
Ninkas buuqbaynuku furayna maryihiisa hala carare😂😂😂😂aynu waa
Alxamdulillah Oomaar 🤲❤️
AlXamdu lilLaah calas’Salaamah.🤲🏽🤲🏽🤲🏽
Waa la badaly😂😂asaga ma ahn😂ee waa robot
Alxamdulillah wall Oomaar welcome back ❤️❤️🥰
Oomaar legend xafidulaah wll anagabo madaxaa noo saarantahay
Mansha, Allah wa wiil codkara
Maxamed cabdiqadir cawa teah washwash sey midayah uga tumanoyanleee😂😂😂
Ck 2 days aniga waan walangaaray waxaan qalqalbeey nagaliyeen haduu caafimaaad qabo waa ILaaheey mahadiis
Ck DE LÉGENDKA 🔥🔥🫡
Haa wllhy waa wiil qalbi furan shanta soomali wayn waa usimantahy anaga xataa hadaan somalida D5nahay ethiopian eirlain ban sodirnay😂 siloobad baadiyo allow ku caafi runbadanaa
King Ck legend waa ku wadanaa cam Beck Bro
Cumaar wa qofka xaqa laga galay hadu Doona ha cafiyo anagase cafin weyna
Finaly Reer commentland waan guulaysanay alxamdulilah ❤
King ck keep going libaax
Kuwii dhahay
Oomaar ayaa waashay
Maxay
Been iyo wahiibnimo
Suuqa geliyeen
Beeni raad male
Welcome back
Omaar mar kale
5 ta Soomaaliyeed
Ayaad xidig u tahaye
Xushmad ku nooloow
Team K D S ismujiya❤
Kkkk😅😅😅alx allha ugu daabee waajiiga omaar can argane
MASHA ALLAAH ALXAMDU LILLAAH ILLAHEEY HA USIYADIYO WALAKEN OOMAAR WLH AAD AYAN UGU FARXAY ASAGO CAFIMAD QABO HADOW SO HAFLAY ❤❤❤❤❤❤❤
Ck wan kuwataa😂😂😂😂😂😂😂
King ck wan ku wataa❤🎉
Wan ku tagera ck from puntilnd 😢❤
😂😂😂😂that’s right we won’t believe no one Other than our🇸🇴 brother Omar💙
Oomar inu ropet ahen waxa ku ogaday wali dadki dhibateyay uu heestaa welcome back omaar ❤
Oda xaayow wlleee ma sahlana😂 oday xaayow isn't easy 😂😂😂😂
MNATA saa u faraxay alxm 😢❤
Somali kaliya ma ahee xataa Ajaaniib
Luuqada kale kuhadashaa
Kahadashay Arinkaagee wllkyow noolow
Wllo subscribe isar
Washamsi Halagu qado Mamaxamed cabdi qadir
Maxamed abdiqaadir imaanka allaha ka qaade wiilkan ka leexo xaqiisana allaha ka so saaro
Yesss for sure Washamsi
Ckyow lacagtaa nala raadi😅😊
😂😂
Wa kuwadaa ck❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Team washamsi is diyaariya
Mohamed Abdiqadir aan Ku qaado washamsi
Omaar is back m.a❤🎉 lkn buuq aan ku futno ninkii xumaa😂😂
Godoomiyaga Norway Omaar 😂😂😂😂😂
Omaar Hadda masaan ayuu OK ku yahay mase weli waxbaa ka si ah?
❤❤❤❤Haddaa jeceshahay barashada English-ka nagu soo biir
Allaha xafido omar ❤🤲
Alaaha ka qabto cadawg oomar bar bar
Best youtuber king CK.
Ck wa iga qoslisay wle 😂😂 Hda rer comment nahy manharno wle 😂😂😊
CK Alain’s aa hada soosaratay gidaarka secamal 😂😂😂😂😂
Oomaar waa la dhibaateeyay waxaa lagu furay buuq iyo bahdil ilahayow badbaadi
Allxamdulilaah hadaad caafimaadqabto yaa oomaar
From Djibouti ❤
Balan wye lacagte wuuu kenii😅😅
Wllo subscribe isar
Md Abdiqadir Wa Shamsi halagu qaado
اللهم انصر اخواننا مسلمين في فلسطين 🇵🇸 وفي كل أنحاء العالم كله يارب العالمين حسبي الله ونعم الوكيل حسبي الله ونعم الوكيل ❤لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم ❤
qofkan mahan oomaar barbar 😢😢
Zxb qali waxaad tahay wax garad wllht
Walaahi waasax cabdixafiid aniga x adaa eraygaas nigadakuhayay
Waa Tuug taam washamsi away😅😅😅😅😅😅
Mala yeelatas away omaar 😝 😂
Allaha ka qabto shartooda 😊
ar ck keya 😂😂😂😂
Omar kiriishow wll UA-cam cadanyaale oo marayaa 413 wll shere ahowt isamee
Oday xaayow wakuwadaNaa warkaagu waa xadiis
Waaba ka shakiyey mrkii wxa la weydiyo ayuuba meelkala isku qadaqdyey😂😂uf
Alx. oomaar❤❤❤❤❤❤
Ck nio kick kuma heeno ee caawa soo gal
Somalia 🇸🇴 maxay tahay xaasid nimada video gaan 15k ayaa daawatay maxay tahay 2k like 👍 ma sidaa ayaa Somalia ku tihiin
Kkkkkkk waa sax
Oday xaaayow waa ku wataa😂😂