Video Ku Saabsan Alaabtan Wajiga aan u Isticmaalay - The Ordinary Review/Update - ISKUFILAN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ •

  • @munacabdi8787
    @munacabdi8787 3 роки тому +3

    Iskufilan abyo inaan ku helay i an so happy walhi ordinary adigaa kaa arkay snpchan wan mahdiyay walhi faidadeeda abyo jazaaklah

    • @iskufilanbeauty
      @iskufilanbeauty  9 місяців тому

      Abayo Muna asc. Waad mahadsantahay. Runti commentigaga aad baan ugu farxay. I am happy to hear that sis thank you.

  • @hautehooyooms2994
    @hautehooyooms2994 4 роки тому +4

    Welcome back my skincare guru MaashaALLAH!!! You are right, like everything else skincare routine needs a consistency.

  • @faisamohamoud2901
    @faisamohamoud2901 4 роки тому +3

    Loving the old school Somali music intro! Its about time you shared this!!!!!!!!!!!! Love love!

    • @esthernweke7321
      @esthernweke7321 4 роки тому

      Ive got the Ordinary Skin Peel. Here's how I use it, to get best results.
      I use a dermaroller/microneedle and repeatedly roll the dermaroller across my entire face, especially over my cheeks, chin & forehead (sometimes repeatedly over these areas).
      Next stage, I drip the Ordinary Skin Peel all over my entire face, especially over the areas I just dermarolled/microneedled, then *rub it in* so that the solution will soak in better & deeper into the skin and so the Solution will work x10 better and be more effective, (it will initially sting at first, and for some it will sting for a while after you applied, but this happens to every first time user, it's nothing to worry about!! and means it will penetrate and focus on areas and skin in need of work) just try to ignore the sting and pain remember what they say *beauty is pain* , ALSO DONT FORGET to rub some over your neck/area.
      Next Stage - I usually do this routine on the night-time, so the ingrediants can do their "magic" overnight over my entire face while I'm sleeping away/during the night. (I leave the ordinary solution/red solution over my face all night and wash it off the next morning before college/uni/work).
      *I do this skincare routine every night without fail!*
      I put in my earphones and listen to relaxing music, sounds or even listen to podcasts till I eventually fall asleep, your skin will be impeccable when you wake up next morning, wash it off, after 10 mins after washing off the next morning your skin will transform into smooth light skin, so you can go into work/college, university or school with 10/10 skin, heads will *TURN!*
      FOR EXTRA points to get smooooooth skin, flawelss, after washing Yor face the next morning, I then rub The Ordinary Glycolic Acid solution onto my entire face and you an leave it on all day as it soaks into your skin soothing it after.
      Your skin won't be perfect straight away, but will be 90% a improvement and guarantee 6 days later, your skin will be smoother than a slide, no lumps or bumps, and your overall skin-tone will be flawless and seamless as one, all over your face. Enjoy, and can't wait for you to try this routine, and reply back to me/with your results, *GLOW INSIDE AND OUTSIDE* sister!!👍🏽 xxx 💞💕💞💕

  • @aasmacaydiid5225
    @aasmacaydiid5225 7 місяців тому

    Shukran wall ❤

  • @filsancadey1397
    @filsancadey1397 4 роки тому

    Masha allaah sis Sahra welcome back 🙌❤

  • @Muslimahrandomstuff
    @Muslimahrandomstuff 4 роки тому

    I always wanted to try this brand thank you for sharing your honest opinion. Mashallah Abaayo

  • @Yaboy.22
    @Yaboy.22 Рік тому +1

    Maansha Allah

  • @jwz5193
    @jwz5193 2 роки тому

    Masha allah wlhi wllo faiido wacan ayan kahelay thanks xabbti

  • @ummaryam1
    @ummaryam1 4 роки тому +1

    Mansha’Allah sis thanks for sharing with us!

  • @ubahahmed1740
    @ubahahmed1740 3 місяці тому

    Wa mahdsan tahsye abaayo qaali waxn Ka codssn lahaa inad had awoodo nogu qorato sid aad u isticmasheye oo aye isugu xigaan❤❤❤plz

  • @phatushhaji7051
    @phatushhaji7051 2 роки тому

    Masha alllah tabarakaalllah abaayo manta igu horeyso waana ka helay keep going 🥰🥰🥰🥰

  • @samiraahmed1548
    @samiraahmed1548 4 роки тому +8

    Yes!!! Plz tell me what the moisturizer you use that adaan ku saqajamin is, I want in? 😂😂😂

  • @jamalyusuf3661
    @jamalyusuf3661 8 місяців тому

    Masha allh

  • @aminan3088
    @aminan3088 3 роки тому +1

    Wow Masha Allah I just love u Abayo omg you are so good with your topics! You are funny, and know your topics! Love the Music intro what is the name? You’ve got yourself a new subscriber :)

    • @iskufilanbeauty
      @iskufilanbeauty  3 роки тому

      Thank you Amina :) I got the music from a UA-cam channel, but I really don't remember the name of it. InshAllah if I ever remember, I'll reply to this comment in the future.

    • @ramlocabdiqaadir1478
      @ramlocabdiqaadir1478 2 роки тому

      @@iskufilanbeauty abayo wajiga xasasida leh iyo saliida leh Malamarinkara

  • @anisacabdicali7398
    @anisacabdicali7398 Рік тому

    Masha allaah ❤❤

  • @saqeeyboss1788
    @saqeeyboss1788 3 роки тому +1

    Keep going my sister ❤️

  • @amrankhadarmahamed3448
    @amrankhadarmahamed3448 2 роки тому

    Insha allah qli tnx

  • @anfacaxmed5859
    @anfacaxmed5859 3 роки тому

    Mashllah walashay

  • @salmasalleban1310
    @salmasalleban1310 4 роки тому

    Manzha allh wllo hore usoco oo ha soo LabaN

  • @Queengirl-m2y
    @Queengirl-m2y 11 місяців тому

    Thanks sweet ❤

  • @مريممريدي-ص3ي
    @مريممريدي-ص3ي 3 роки тому

    Wcs abaayo msha allaah barasha wngsn abaayo waan kugu cusbhy abaayo soo dhawow

  • @lifeofbahja
    @lifeofbahja 3 роки тому

    Ma sha allah habibty ❤️

  • @naciimoahmed2709
    @naciimoahmed2709 3 роки тому

    Asc abaayo thanks companyga magaciisa iisoo sheeg

  • @Ladanjaamac7649
    @Ladanjaamac7649 2 роки тому

    Maasha allah hbo horey usoco

  • @manalabdirahman1035
    @manalabdirahman1035 2 роки тому +1

    Wad mahad san tahay abayo manta ayaan chanelkaga kuso biray wax badan kaa fa id nay horay u soco lkn su'aal alaabta dry skin miyaa lo is timcali karaa

    • @iskufilanbeauty
      @iskufilanbeauty  2 роки тому

      ha abayo dry skin baan ahay aniga xita. thanks sis

  • @naadiyaawale9108
    @naadiyaawale9108 4 роки тому +1

    Maa Shaa Allah I tried this product I love it thanks for sharing sweetie, also it is not expensive, by the way you have beautiful skin of course you do take care your self 😍Somalida waxay tiraahdaa gabari waa gacanta ku hayn

    • @iskufilanbeauty
      @iskufilanbeauty  4 роки тому +1

      Thank you, Naadiya 🧡 I am so glad that you got try them and yes I like that it is so inexpensive but good quality. Somaali waligood been mey shegin 🤣🤣😘😘

    • @najuucadey4062
      @najuucadey4062 2 роки тому

      Abyo somli joga mlga hela

  • @shukrishacni5270
    @shukrishacni5270 8 місяців тому

    Snap ka isheeg abyo mash ❤❤

  • @nadifaibrahim9308
    @nadifaibrahim9308 5 місяців тому

    Somali waxaa lagu dhahaa kala kalar sahra

  • @caderashid9188
    @caderashid9188 4 роки тому +5

    Asad xajiyo ayan kaso arke abayo masha Allah

  • @jamalyusuf3661
    @jamalyusuf3661 8 місяців тому

    Wll maxa u fiican wajiga salida leh finanka ayaa mad madow igaga taga waxn marsata shifanyo bes maxn u isticmala oo u fiican kasoo hadal wajiga salida leh mhdsnd

  • @SarOosh7
    @SarOosh7 Рік тому

    Mahadsind sista alaabtan inaan tijaabiyo wan raby lkn shaki aya iga jiri. Lkn markaan daawady video aad ayuu ii caawiyay.. sidoo kale waxaad leedahay magacayga oo kale 😃. waxay ila tahay inaad carabi si fiican ugu hadasho.. 😂 I hope you won’t say that were in Saudi Arabia too 💃🏻😅..
    masha Allah your videos are helpful keep it up…

    • @iskufilanbeauty
      @iskufilanbeauty  9 місяців тому

      Hi sis. Thanks for your comment. And welcome to my channel. I am so happy this video helped you. And maya waligay Saudi Arabia ma adin lol but inshallah waan raba inaan ado.

  • @barlinyusuf8803
    @barlinyusuf8803 2 роки тому

    Masha alah abayo

  • @roodojamac8845
    @roodojamac8845 4 роки тому

    Maashaa allah hbo sahra

  • @deyman82
    @deyman82 10 місяців тому

    M.a❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @sadocasan5358
    @sadocasan5358 8 місяців тому

    Wll mult peptide ha serum see loo isticmala

  • @lailaismail1317
    @lailaismail1317 3 роки тому

    Abaayo xage jogta orginalkisa ma iso dhiibtid

  • @ladancookingandbeauty7617
    @ladancookingandbeauty7617 3 роки тому +1

    keep going sister

  • @Humblegirll
    @Humblegirll 3 роки тому

    Asc wll tik tok kaa soo arkay waan iibsanaya thnks saa id uga helay 🥰🙏🏼

    • @iskufilanbeauty
      @iskufilanbeauty  9 місяців тому

      MashAllah. That’s good abayo. So dhawow.

  • @mahikonjo5325
    @mahikonjo5325 3 роки тому +2

    Wll wajigeyga salid ayuu leyahy ee man isticmali kara kuwan???

  • @roodoarab6684
    @roodoarab6684 2 роки тому

    Abaayo indhaha korkooda xidida yaryar ku leeyahay

  • @nololwcn2658
    @nololwcn2658 10 місяців тому

    qali way iga dhiijisay sanka marsaday way i daloolisay maan wadaa mise waan joojiya😢😊

    • @iskufilanbeauty
      @iskufilanbeauty  9 місяців тому

      Abayo asalamu calaikum. Waad mahadsanthay. Badana hadu product dhib ku keeno wa la jooji durbadiba maxa yelay dhibkas maqaarkaga uma fiicna

    • @nololwcn2658
      @nololwcn2658 9 місяців тому

      @@iskufilanbeauty hye qli mahadsanid wlhi waxn sameeyo garan maayo aniga dhan sanka haar xata wajiga way igasoo galaysa dhabanada taash kuyeeshtey🥲 teeda kale qaliyeey qof xaamilo ah ma marsan kara tolow AHA iyo retanol hada mintska ayaan saxay waanan marsada 10mnts kabadan laguma dhaafo awal dailay marsan jiray hada lkn twice per week marsada mahadsanid qli isku filane alleh hakugu filnaado wliga cidna haw bahan🫂♥️

  • @ruuruumohamed4440
    @ruuruumohamed4440 3 роки тому

    Maadama aad dhahday Waa wacanyay waan dalbaday abaayo

  • @zaamuudahir7138
    @zaamuudahir7138 Рік тому

    Asc xbbti manta igu ka horaysa wanan ka fa,iday jazakalahu khyr welcome back sido kale congratulations rabi Baby ga yar ama baby da yar miday tahayba ilahay ha kula koriyo 🫶🫰

    • @iskufilanbeauty
      @iskufilanbeauty  9 місяців тому

      MashAllah abayo. So dhawow. Amin macanto. JazakhAllah kheyr. 😊

  • @salmanura836
    @salmanura836 3 роки тому

    Abayo mcn waxa iso shegta ordinary ka kaan haraha lo istacmalo

  • @salmanura836
    @salmanura836 3 роки тому +2

    Sadaxdaba wan so gadanaya please tell me how to use it

    • @iskufilanbeauty
      @iskufilanbeauty  9 місяців тому

      Abayo sorry for the late reply. Badana productiyada ordinary waxa la isticmala Habeen iyo malin. Lakin waxad ka akrin karta isticmashoda kartonka lagu ibiyo.

  • @fatiinhajji
    @fatiinhajji 4 роки тому

    mansha alla so dhowoow wlo qali hada kugusoo biirY

  • @khadrotahliilcabdule2539
    @khadrotahliilcabdule2539 3 роки тому +1

    From wafaa qalanjo

  • @hanilaki3105
    @hanilaki3105 2 роки тому

    Thanks wanso wada gatag 🥰

  • @sabiriinnuurmaxamed8056
    @sabiriinnuurmaxamed8056 4 роки тому +2

    From asad hagio

  • @nasrakiin4187
    @nasrakiin4187 2 роки тому

    masha alaah isoo boqo ana❤❤❤❤❤

  • @Happ147
    @Happ147 Рік тому

    Abayo Birmingham jogaa wanku cusbahy 2 weks joga vitamins intee lagu haya abayo

    • @iskufilanbeauty
      @iskufilanbeauty  9 місяців тому

      Abayo waxan jooga usa aniga lakinse onlineka waad ka dalban karta.

  • @fardosamahamed3971
    @fardosamahamed3971 Рік тому

    Asc abyayoy granaactive retinoid seloisticmalaa maxeykacawisa dadka pls isojawab

    • @iskufilanbeauty
      @iskufilanbeauty  9 місяців тому

      Abayo Fardowsa asalamu calaikum. I am sorry waan ka maqna UA-cam channelkeyga. Marka hadan arkay commentigaga. Ma fahmin su’ashada abayo.

  • @sudajibril7117
    @sudajibril7117 Рік тому

    oily skin ayan ahay wanan ku wareeray wajigayga. Markast waa salid

    • @iskufilanbeauty
      @iskufilanbeauty  9 місяців тому

      I am sorry to hear inaad ku daashay sis. Abayo I can tell you a few products that may help. Lakin marka hore miyad ii shegi karta waxad isticmashid hada.

  • @boqoradapuntland9819
    @boqoradapuntland9819 2 роки тому

    MAhadsanid qurxy

  • @adoza7567
    @adoza7567 4 роки тому

    Marki Igu HoraY Channelkga ArkaY WaYaY Wana Ka HelaY Masha Allah Abayo HoraY Usoco❤️✋

  • @luul.andabdalla1097
    @luul.andabdalla1097 3 роки тому

    Mahadsanid

  • @umurayaanchannel4643
    @umurayaanchannel4643 3 роки тому

    Mahsa alha

    • @iskufilanbeauty
      @iskufilanbeauty  9 місяців тому

      Thank you walaalo. Sorry for the late reply.

  • @najmafarah7535
    @najmafarah7535 3 роки тому

    Abayo ijwb plz wajiga gadudka ah mid ufcn maku jira

  • @anfacaxmed5859
    @anfacaxmed5859 3 роки тому

    Waan so gatay

  • @MabsuudAbdliahi
    @MabsuudAbdliahi 10 місяців тому

    Wll nin mamarsankara plz iisheg😊

    • @iskufilanbeauty
      @iskufilanbeauty  9 місяців тому

      lol ha of course. Wajiga wa waji. Nin iyo dumar ba wala wada isticmalikara

  • @riyaaqxaji7458
    @riyaaqxaji7458 3 роки тому

    2bada ordinary e isku eeg mxy kala yihin hpt

  • @yasminomar4673
    @yasminomar4673 3 роки тому

    Wll intee kahelaa

  • @nuuramohamed1126
    @nuuramohamed1126 3 роки тому

    Abayo mcn waxad kaso hadasha tatcha skin care plz❤️❤️❤️❤️❤️

    • @iskufilanbeauty
      @iskufilanbeauty  2 роки тому

      oh I love Tatcha. inshAllah maalin baan subin doona sis. thanks

  • @basraabdi1456
    @basraabdi1456 3 роки тому

    Walalashay qorta midibakeeda ka duwan tahay jidhka maxan mariya plzzz

  • @spamacc6891
    @spamacc6891 2 роки тому

    Abaayo iisheek aniga Landon joogaa. intee ka helaa

    • @iskufilanbeauty
      @iskufilanbeauty  9 місяців тому

      I don’t know Qaali. Aniga onlineka ayan ka dalbaday

  • @hanahassan-hm3vu
    @hanahassan-hm3vu Рік тому +1

    Abyo wajiga salida leh waxyalaha ufican isheg oo somaliya ka helikaro

  • @roodoarab6684
    @roodoarab6684 2 роки тому

    Plze maxaa marsadaa

  • @ikramhassan15
    @ikramhassan15 2 роки тому

    Idhaha hoostooda i barar san abayo wax u roon isheeg

  • @AlishaMaxamud
    @AlishaMaxamud 9 місяців тому

    Inte ka hela abyo aniga salida igu badan mana aqan waxaa marsado pls iso jawab😢❤

    • @iskufilanbeauty
      @iskufilanbeauty  9 місяців тому

      Abayo hada maxad wajigaga marisa? Intan ku sheegin waxa ku cawinkara.

    • @AlishaMaxamud
      @AlishaMaxamud 7 місяців тому

      Abyo sorry hada arkey wlhi mida kle aniga hada waxaa ma marsado❤

    • @AlishaMaxamud
      @AlishaMaxamud 7 місяців тому

      Waxa marsado dhan waa iga haleynayan wajiga

  • @fam3573
    @fam3573 2 роки тому

    Asc sister mantaa baa iigu horaysaa UA-cam kaga lakin 1 sano bad ka maqantahay ku soo laabo faaido baad noo haysee

    • @iskufilanbeauty
      @iskufilanbeauty  9 місяців тому

      MashAllah abayo. So dhawow. Aad baan kaga Mahad celinaya commentigan. Inshallah waan rajeynaya inaan ku so noqdo. Thanks sister.

  • @aishaosmanabdi7413
    @aishaosmanabdi7413 2 роки тому

    Asc abayo si lo istcmlo no sharaxa adigo raali ah

  • @hamdaziicd686
    @hamdaziicd686 3 роки тому

    Wll Xage Lagalo Xiriiraya

  • @mulki286
    @mulki286 10 місяців тому

    Hadhow mayska dayn karaa

    • @iskufilanbeauty
      @iskufilanbeauty  9 місяців тому

      Ha waad iska deyn karta. Mar walbana waa fican inaad ku Tijaabiso meel yar intaad wajiga dhan aad marin

  • @simandhiico5804
    @simandhiico5804 2 роки тому

    asc byo wajiga dry ah malooo istimcaali karaaa anigu waxan istimaala faa iza wajigiina wuu iga halaabay oo waxaa iga soo ba ay haaro byo isoo jawaaba

    • @iskufilanbeauty
      @iskufilanbeauty  9 місяців тому

      Wcs abayo. Yes abayo dry waji aniga aya iska leh. Wa lo isticmali Kara

  • @NajaadaliNuur-wn5wx
    @NajaadaliNuur-wn5wx Рік тому

    Sis meeqa saac bu wajiga kuusaarnaanaya

  • @Mm2..4-n3x
    @Mm2..4-n3x 3 роки тому +1

    Nairobi aan joogaa abaayo halkee baan ka iibsanaa abaayo ii soo jawaaab?

    • @iskufilanbeauty
      @iskufilanbeauty  3 роки тому

      Abayo asc mesha nairobi laga helo ma aqani qaali. Online baan ka so gaday aniga.

    • @Ikram__
      @Ikram__ 3 роки тому

      BeautyHubKe

    • @Darwiish733
      @Darwiish733 Рік тому

      @@iskufilanbeauty walLala salaan sare xagee kala soo xidhiidhaa ❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @iskufilanbeauty
      @iskufilanbeauty  9 місяців тому

      @iskufilan snapchat walal

  • @munachanne
    @munachanne 3 роки тому

    Asc wllo meel lagaa soo xidhiidho noo sheeg

  • @zubeidayusouf6840
    @zubeidayusouf6840 2 роки тому

    Wl anigu waxan isticmalay ordinary naicinamade 2 week ban isticmalayey cuncun iyo finan ban isku arkay ma normal ba mise wan iska daaya

    • @iskufilanbeauty
      @iskufilanbeauty  2 роки тому +1

      abayo iska daa . iska jooji hadi aad saas isku aragtay. waxa laga yaba inaad allergic ku tahay.

    • @zubeidayusouf6840
      @zubeidayusouf6840 2 роки тому

      @@iskufilanbeauty haye wl mahadsanid

  • @hodanahmed-ci6to
    @hodanahmed-ci6to Рік тому

    Abyo qof dry ah ma isticmali kara

  • @sheekhcali6369
    @sheekhcali6369 2 роки тому

    Abaayo qof isticmala cream yada laysku cadeeyo ma isticmali kara oridinary ga mize wa haliz blz isheeg abaayo

    • @iskufilanbeauty
      @iskufilanbeauty  9 місяців тому

      Abayo marka hore waxan Kula talin laha, inaad iska jojisid creamadas because wey xunyihin teda kale aniga ahan waxan ku dhihi laha ha isticmalin ordinary until aad joojisid. Maxa yelay harsh chemicals aya ku jira creamda la isku cadeyo so you don’t want to damage your skin.

  • @aishaosmanabdi7413
    @aishaosmanabdi7413 2 роки тому

    Asc abayo ina I kla sharxdo u baahanay ee snpk I sheeg

    • @iskufilanbeauty
      @iskufilanbeauty  9 місяців тому

      Abayo sorry for the late reply. My snap is @iskufilan.

  • @ifrahapdillahiciise8550
    @ifrahapdillahiciise8550 2 роки тому +1

    Xppty finan I dhibay hadda igu yaalan madmadaw igaga tageen ila wadaag blze wax iga biinaya

    • @fatimamohamud7555
      @fatimamohamud7555 Рік тому

      Abyo maisticmaashe hadaa Somalia joogto waadhelikarta so maisticmashe

    • @ifrahapdillahiciise8550
      @ifrahapdillahiciise8550 Рік тому

      @@fatimamohamud7555 kuma fhmin abaayo somalia mjoogi reer somaliland ahy hargeisa joga

    • @iskufilanbeauty
      @iskufilanbeauty  9 місяців тому

      Abayo vitamin c iyo sunscreen malinkasta marso.

  • @najmaabdirahman3963
    @najmaabdirahman3963 3 роки тому

    Abyo wlhi shalay bn tiktok kaasoo arkay wajigaygana waa kala kalan plz iiisheeg ma isla marsan karaa 3daba

    • @iskufilanbeauty
      @iskufilanbeauty  9 місяців тому

      Ha abayo. Aniga waan isla isticmalayay. Lakin aniga waxan marwalbaba marsada Vitamin c iyo sunscreen

  • @zuhayrali3372
    @zuhayrali3372 2 роки тому

    abaayo wajigaa aya iga gadud noqonaya ma infacayan

    • @iskufilanbeauty
      @iskufilanbeauty  9 місяців тому

      Abayo hada prodcutga aad isticmashid maxay Kala yihin. Badana waxa fiican inaad Hal product isticmashiid ila 7 isbuuc.

  • @sahrayu2080
    @sahrayu2080 2 роки тому

    Apyo quf pimples makabena

  • @hawaabdalla1463
    @hawaabdalla1463 Рік тому

    Abyo please inaa kulahadla rabaa snapkagana waa waayey please intee kaahelaya

  • @aishaosmanabdi7413
    @aishaosmanabdi7413 2 роки тому +1

    Snapka wuu so bixi wayay

  • @sadiaabdulaahi1582
    @sadiaabdulaahi1582 2 роки тому

    abayo oil face ah maisticmaali karaa

  • @mym3057
    @mym3057 2 роки тому

    Salidaha korka ama jirka lagu qurxiyo agadaan

  • @ridaamohamed9149
    @ridaamohamed9149 Рік тому

    Abaayo intee kahelaa

  • @hodanyasiin3913
    @hodanyasiin3913 2 роки тому

    thank Sis Waa iga farxisay wlhi imnka soo gatay Wajiga haaro ku leeyahay waan tijaabinayaa inksto oo dhakhatar daawo iso qoray lkn Tan waa Tijaabinay Tuu dhakhatarku waa HiQuin 4% Qofkii talo isiin kara You wellcome 😍

    • @umuamiira6911
      @umuamiira6911 2 роки тому

      Please sida ku darento isbadal ah ila so wadag

    • @aliabdilaahi5896
      @aliabdilaahi5896 2 роки тому

      Hodneey meel aan kaala soo xiriiro iisoo qor

    • @zahraabukar4382
      @zahraabukar4382 2 роки тому +1

      Abaayo waxan ku shegaye ordinary iyo chemical ama cream iscades hadi liska marsado hilibkaga go,aya be careful pls

    • @sheekhcali6369
      @sheekhcali6369 2 роки тому

      @@zahraabukar4382 abaayo gbdh bn ahy ee hda marsado dawooyin laysku cadeyo Ma marsan kro miya abaayo iso jwb

    • @aminafarah644
      @aminafarah644 Рік тому

      @@zahraabukar4382 mya abyo ha iskugu dhawaan iska joji dawada

  • @Happ147
    @Happ147 Рік тому

    Number kga iso sheg abayo

  • @aishadahir369
    @aishadahir369 3 роки тому

    Intee laga hela wllo mogdishu ayan ayan jooga ❓

    • @alwiyanaji5977
      @alwiyanaji5977 3 роки тому +1

      Aamac fashion xamarwayne luuqa koodka

    • @Mm2..4-n3x
      @Mm2..4-n3x 2 роки тому

      @@alwiyanaji5977 walaal ma ii tilmaami kartaa aad baan ugu baahanahay

    • @najuucadey4062
      @najuucadey4062 2 роки тому

      @@alwiyanaji5977 abyo Anba wa ubahnhy inte ka hela

  • @farxiyabashir1160
    @farxiyabashir1160 2 роки тому

    USA jooga abayo intee laga helaa

    • @iskufilanbeauty
      @iskufilanbeauty  2 роки тому

      onlineka sis. The ordinary ama Sephora waad ka heleysa. ama Ulta beauty

  • @Ali73397
    @Ali73397 3 роки тому

    Igusoo yaaca

  • @Sahankasomali
    @Sahankasomali 2 роки тому

    Abyo snpchat waan wayeey sawiro kuma sarno

  • @hothanjaamac5096
    @hothanjaamac5096 10 місяців тому

    ³SANO KA DIB BAAN ARKEE HADA MAA LAGA BAXAY TOLOW MISE WAAN DOONTAAA😅😅

  • @halimaismail6739
    @halimaismail6739 3 роки тому

    Teenage maisticmalikaraa

  • @kowsarabdikadir4469
    @kowsarabdikadir4469 3 роки тому

    Whiten maleeyahy

  • @mawliidaxmed3802
    @mawliidaxmed3802 Рік тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 somaligiiba kuguba Adage

    • @iskufilanbeauty
      @iskufilanbeauty  9 місяців тому

      😂😂😂 aad baan ufiicanahay iska key daa lol