Walahi wa na warerisen qofna waxu ku dhaha wajiga dhaqida badan ka yarey qofna waxu dhaha dhaqida badi wa yab sabun ha ku dhaqin hadana ku dhaq uu qofkale ku dhaha dhakhtarkana lacagta luu naga gurana malinkista bac dawo soo wataa😫😫😫😫
Ma biyo kulul bas ban ku dhaqi kara abyo mise biyaha xata ayago qabow wan ku dhaqi kara anu nabro idhibene dhaqso iso jawab abyo biyahana mana cabo lkn wan bilabi hada ka dib
Inta caraarty ee 4 litter oo biyaa soo cabty farta taaga walhi horta ayaamahan maxa finanka kaa yareey laha show waa biyaha 😂😂
Aniga markipo biyihii ku orday
Hhhhhh
🖐🏼😅
Apayo ana hadda finan iskaga tag la e biyaha wax maku taren qli please iso sheg
@@micheleshorts1504 ana kula mid qaar wawayn iga soo baxeen dusha sare wajiga
Masha Allah thanks abayo
Mahadsanid abayo 🥰🥰🙏🏻🙏🏻
Nice advice
Walahi wa na warerisen qofna waxu ku dhaha wajiga dhaqida badan ka yarey
qofna waxu dhaha dhaqida badi wa yab sabun ha ku dhaqin hadana ku dhaq uu qofkale ku dhaha dhakhtarkana lacagta luu naga gurana malinkista bac dawo soo wataa😫😫😫😫
apaayo warun lkn casharka iyo wuranka badso quranka dawo ka ficani ma jirte
Thx wlshey mahdsanthy Allah kaa abal mariyo
Wll wad mahadsantahy noso gali wajiga waxa lagu dhaqan karo dadka nabraha iyo saliida leh scrubyada ufiican eey ku dhaqan karan wajiga
Thanks wll
masha allah
Abaayo nooso gali waji dhaqyada wan sugeyna inasha Allah
Mahadsanid ❤💖💖💖❤❤❤
Thanks xili fcn aa u baahanaa aa soo dhigto
M.a thnks xppti wan ubahna
Shukri massalla u ekaa masha allah
Tnxs sis mcneyy
Thank you wll waa run taa
Mahada senid wll wane tijabin dona in sha allah
Thank you for sharing queen
M.A abayo
Asc sister sidhee indhaha godgodka kasohadal
Masha llh my quen samidey
Thanks abayo tiktok aya kasorace
Masha Allah hormar wacan qali jizakalah
Abaayo nabraa I wareeriyay ee markee iga baa ba,baan wee igu soo noqdaan ee mxaa sameeynaa abaayo
Aniga waan ubaahanahay abaayo
Thnk u
m.a wadkumaxadsantaha walashy
Masha Allah waan tijabinaya wlshay shukran
Ana nabro iyo waji salid
Before after always beautiful
Abayo ifarx anig ay saliidleh mxn ku dabey iisheeg
my sista waji dhaqyada noo so same🙏
Wallaley xagen kaala soo xirikaraa
Abyo MCN ifrax aniga ayaa nabaro iyo saliid iskaga cal wayey maxa kudaweya pls isheg abyo🙏
Abowe instagram kugu deo dira waji dhaqyo ka dhamenayo
Xaqiiq wllhi
Abaayo waji dhaqa soo sameee😢😢😢😢
Quruxey waji finka ku yaal maxa lama rinkara oo fuduud
Msha allh xbbti noso badi haraha maxa dawo u ah
Ma
Abayo walhi ani wan ku wa reray qof ba wax bu ileyahay is ticmal
Abaayo m.a nosobadi ma arkin
Harah so gali
Xbbti fatiminka wake la cunayo
Qurux tahay markasta
Quruxley Masha Allah
Asc ifrh abayo aniga wijiga wax lagu cateyo radinoya xulbadana wey cayilisa marka wax anku cateyo wajiga salidana ugu dhameyo sheg
Wllhi apayo amba wan raba Taz wayo wajiga saidu u naaxay noso jawab apayo
Ana waxan ku naxiyi isheega hhh
Wllo xagaan kaala soo xidhiidha
noo soo samee wllo mcneey
Ma biyo kulul bas ban ku dhaqi kara abyo mise biyaha xata ayago qabow wan ku dhaqi kara anu nabro idhibene dhaqso iso jawab abyo biyahana mana cabo lkn wan bilabi hada ka dib
Apayo intasujuuda Aya finna igasobixeen finki halkeya igasobaxanba Madow Aya iskubadlayan abayo waxa iga babiya Mada garanasa
Abayoy indhaha godgodka see logababiiya
Iniga xitaa wan ubaahnaa
M.a mhdznd ikhtii
Asc
Wllisheegemxbarta
babiya
Apyo mcn aniga fiinan madamadowa ayaa laygu saliday
Noo sheyg aby nosamye
Abayo ku soo dar kuwo kale
abaayo.aniicaawi.waxankacawnayaa.nabroaandhamaadlaheyn
Maxaa isticmaashaa bayo
Wall kiniinka qalajiyayaasha magacood
Alla abyoy ana saasa
abyo noo dir mcny wa xanuun
Abaayo dawada finanka
Xulbad haigu sheekin waxan ersanayo waa xulbad anoo wajikeeygu fin lahyn baan ayan marsaday ilaa al anka waaan kasari lahy
Abaayo wxaaad isticmaashaaa alabta faatiii
@@yaasminsiciid6575 abayo faatii neutral miyaa adiga ma isticmashy iso jawb waan arky aydoo la xayaysiinyo wlibo muqdisha la keeny xita qaali waye ani inan aado mar ayan rby lkin mahubo sidey igu noqon donto
Xulbad aaaaa wajigeyga 3 beri ayaa mariyay nabar iga so bixiyay yaa Allah
Abaayo xulbada sliida dadka leh uma roono miyaa
Anaa ubaahan
@
Waji dhaqaan rabaa abyo nayrobi bnjogaa fin iyo gaduun baa idshaydey
Wallo anjucawiyo ilsoxarir
@@fossiibrahim4643 abayo i caaawi iiso sheeg
Sidaas ayan ahy byo
Apayo wajiga iga barar san kaso hdl
Abaayo plz midka somaliya lagaaga so dhiibo magaciisa inta iigu soo qor
Allaha ii caafiyo mudo 10yrs fininka waa iga baabi waayeen qoftii I aragta wey iganaxaysaa isoo duceeya
Wall ana kushegayo ilsocarir sas Aya Ahani jiraay
@@fossiibrahim4643 isheeg abyo
Abowe qasil marso
Diinsi marso iyo qasil wa qalajiye
@@fossiibrahim4643 wll ii sheeg adoo mahadsn
Abayo so geli waji dhaqyda
Na so tus
Wajiga salida leh maxa lagu dhaqan karaaaa
face wash
Noso gale wxa lagu dhaqo
Wllhi malawaxa Salid iyo sokor lan macuno
Abayo haa video noogu soosamey plz
Mahad sanid abayo
Anigalee maxan isticmalaa
Mahadasanid
Masha,alah