Alaabta ugu fiican e the ordinary aad ka isticmaali karto iyo sida lo isticmali.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 141

  • @najwadayib605
    @najwadayib605 2 роки тому +5

    Mahadsanid abyo quruxey sana no cawisid ilahy ha ku cawiyo we love you ❤️🧖‍♀️🥰🥰

  • @maryanmaryan2349
    @maryanmaryan2349 Рік тому

    Mashallah adnah allah haku cawiyo abyo

  • @queenlisa9730
    @queenlisa9730 2 роки тому +2

    Asc abyo mcn please isojawab please cerave hydrating cleanser creme Lavant e hydrating side loisticmala io xilege laisticmala 🥺

  • @Simaarts-7
    @Simaarts-7 2 роки тому +6

    Abayo hyaluronic acid niacinamide alpha arbutin lactic acid retinol argireline same routine malo isticmaali kara

  • @anuushali9099
    @anuushali9099 Рік тому +1

    Inta daqiiqadod oo lagu jogayo nomad shegin hno

  • @malyunali6928
    @malyunali6928 Рік тому +1

    Abaayo vitamin c kalugu marsankara iso jawab adigo mahad sanid 🙏

  • @hodanhashiadanabdule648
    @hodanhashiadanabdule648 Рік тому

    Mahadsanid wallshey

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 Рік тому +1

    Waa kugu xirnahay thanks you so much wlhy xbbti❤❤❤😫😘😘😘🫶🏾🫶🏾🫶🏾

  • @ShugriMohamed-zx9lu
    @ShugriMohamed-zx9lu Рік тому

    Abaayo wajiga qaleelka ka soo hadal pls waa ii muhiim pls😢

  • @sabaxibrahim2634
    @sabaxibrahim2634 2 роки тому

    Dheeman tahya ilhy hku Xafido abyo mcn

  • @aminasuudi6280
    @aminasuudi6280 Рік тому +1

    Qof saliid leh ma isticmali kara😊❤

  • @lakiawed2355
    @lakiawed2355 Рік тому

    Shukran abaayo hadan bilaabay skin care aad ban kaaga faa,iday

  • @simonsiman7129
    @simonsiman7129 2 роки тому +1

    Jazakallah sister

  • @shukrisharaf3523
    @shukrisharaf3523 2 роки тому +1

    Masha Allah

  • @SiciidoMaxamed-u1h
    @SiciidoMaxamed-u1h 7 місяців тому

    Abaayo kasohafal Icona london waxay uficantahay

  • @zahinaismail
    @zahinaismail 2 роки тому +4

    MashaAllah abayo mahadsanid aad iyo aad anoo caawisaa

  • @ayantowhif3179
    @ayantowhif3179 Рік тому

    Inteh lkahela alabtan sis

  • @lugayar9163
    @lugayar9163 2 роки тому +1

    Mahadsanid wllo ❤❤❤

  • @aishamohamedduale1882
    @aishamohamedduale1882 2 роки тому

    Shukran.

  • @mrburhaan2361
    @mrburhaan2361 Рік тому

    Tnks so much

  • @inaomar2151
    @inaomar2151 7 місяців тому

    Maya daawo mamarsan mana rabee xasaasiyo iyo waji saliidaa idhibay

  • @hiboascwllofadlanqaybihika6297
    @hiboascwllofadlanqaybihika6297 6 місяців тому

    Asc wllo qali waxad ishegata foox wajiga sidelo marsada balsobadh walal

  • @umucadnaanumucadnaan3805
    @umucadnaanumucadnaan3805 2 роки тому +2

    Good

  • @ubaxfaysal6430
    @ubaxfaysal6430 Рік тому

    Zhukran mcnto

  • @naciimanura
    @naciimanura Рік тому

    Masha alaah qali

  • @najaxqamaar9155
    @najaxqamaar9155 2 роки тому +3

    Mnshs allha Xppti qali

    • @Tajira15
      @Tajira15 2 роки тому

      Asc dad ka 50+ cal mawhaysa

  • @amiramohamet608
    @amiramohamet608 2 роки тому

    Mahadsanid abyo

  • @HodanAbdulahi-h7k
    @HodanAbdulahi-h7k Рік тому

    Asc my sistey❤❤❤

  • @kaltuunmaxamed7137
    @kaltuunmaxamed7137 2 роки тому

    Sadexda udambeya edtidhi walayku darikara qali iso qor way idhafeen si an ubadho uso iibsado aadban kaga mahadcelinaya sida quruxda badan nogu faidaynayso anaguna wanu ku shergaraynaynaa insha allah

  • @marwa5017
    @marwa5017 2 роки тому +4

    Walaal macaan aad baad u mahadsan tahay waxaad ka warantaa dadka salidodu saaidka tahay moisturizerka ugu fiican ay isticmaali karaan

  • @ifraaxxasan9754
    @ifraaxxasan9754 Рік тому +1

    Abayo waxan joga muqdisho waxaan rabaa inad icawiso

    • @ifraaxxasan9754
      @ifraaxxasan9754 Рік тому +1

      Aniga uurka ayaan saaid uugu gubtay oo aad ayaan u madoowada kadib waxan istec malay qasqas waligey mamarsanin waa markii iigu horeyay kadib wajigii iyo korka waa ikuwa naaya abayo maxan sameyaa wax dabiici ah dabigaa alaha dhafe

  • @samiirasiid2937
    @samiirasiid2937 Рік тому

    Asc abaayo waan kale helnY productigaga waan kale helay inta bdnna soomaali wax Tayo Leh mayaalo

  • @siamabdiris99
    @siamabdiris99 2 роки тому +2

    Sensitive waxy marsankaran so gali plz

  • @zuhayrali3372
    @zuhayrali3372 2 роки тому

    mashallah abaayo shugran waxbadan kabartay

  • @kaltuunmaxamed7137
    @kaltuunmaxamed7137 2 роки тому

    Mahadsanid wll qali noso sharax wax wajiga lagu cayiliyo

  • @Na-OO-l2b
    @Na-OO-l2b 2 роки тому +2

    Xagee laga helaa Cosmatics mise Farmashiyaalka kee laga helaa Wllshy The ordinaryada

  • @nihaalaxmad360
    @nihaalaxmad360 2 роки тому +1

    Masha allah abyo wad Nagu ogtahay alle haku dhowro 🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤️❤️❤️❤️❤️ℹ️

  • @hodangaraad4501
    @hodangaraad4501 Рік тому +1

    Skin care waa raba lkn lacag ma awoodo
    Sun cream iyo b5+ kaliya haystaa😭😰

    • @myqueennasra
      @myqueennasra 8 місяців тому

      Intee laga siiyey abayyo anba waa raba ina so gato

  • @Themysterygirl814
    @Themysterygirl814 Рік тому +2

    Abaayo dhib Baan kasomaray lakiin hada natiijo fiican Baan ka hayaa maasha alaah waana kuu duceyaa I love you

  • @saciidamuxsin5339
    @saciidamuxsin5339 Рік тому

    Aby skin care oo body soo sameey

  • @sihaammahamed8651
    @sihaammahamed8651 2 роки тому

    AH BH SOLution dulduleelka ba,isaa isheeg byo

    • @namrahani-skin
      @namrahani-skin  2 роки тому

      Madmadowga. Dulduleelka waan kaso hadlayaaa qaali

  • @bishaaromuxamed2830
    @bishaaromuxamed2830 Рік тому

    Baaye haaraha wax bi iya soosheeg

  • @bushramohamuud2345
    @bushramohamuud2345 Рік тому

    Abaayo Caren ban marsanayey wan joined midabkeygi iso noqday lkn wxn ahy oily skin mararka qar qaleyl darema juguguc yaryarna wan leyhy oo garka iyo nakiyo harerihisa Mr ka wxd iga cawisaa skin care fcn fudud anan sii baden wayo anaga somaliya qli nogu imadan plz iso jwb

  • @beelodagan3554
    @beelodagan3554 2 роки тому

    Clinelle night cream abayo ka waran plz iso jawab abayo mahadsanid

  • @arawellaali8352
    @arawellaali8352 2 роки тому

    First one 😍😍😍😍

  • @hodanahmed1329
    @hodanahmed1329 2 роки тому +1

    💖

  • @arawellaali8352
    @arawellaali8352 2 роки тому +6

    Ordibary fake iyo oroginal maxa lagubkla grnkara sis

  • @ifraaxxasan9754
    @ifraaxxasan9754 Рік тому

    Abayo xaged jogta Adiga

  • @سميهاسماعيل-ط7ب

    Waa mahad San tahay abaayo❤❤❤❤❤😊

  • @siamabdiris99
    @siamabdiris99 2 роки тому +1

    Xbty wxa kaso hadasha gidigod ma la isticmalikara mise mlinba mid aya istcmalasa

  • @amiraosman5350
    @amiraosman5350 Рік тому

    Dulduleelkii makaa bi'iniyaa

  • @safamo24
    @safamo24 2 роки тому +1

    Abayo caffeine solution kaso hadl

  • @sacdiyosadio1567
    @sacdiyosadio1567 2 роки тому

    Abayo ilkah jalah maxa lagu nadifiyaa

  • @muhacawad1072
    @muhacawad1072 2 роки тому +2

    Niacinamide 10%+zinc1% weeki inte jeerba lamarsan kara sister

    • @aliyaali6854
      @aliyaali6854 2 роки тому +1

      You can apply it daily siz.... morning and night

  • @ayaanmohamed5844
    @ayaanmohamed5844 2 роки тому

    xirira

  • @nasraabduwaahid3170
    @nasraabduwaahid3170 Рік тому

    Abyo indhaha hostoda maxa marisay fadlan kaso hadal

  • @hibosahal1862
    @hibosahal1862 2 роки тому

    Wllshy mahadsanid lkn waxan rabay inaan kula hadlo senkuguhela

  • @nawaalshariif9070
    @nawaalshariif9070 2 роки тому

    Mcney waa kuubahanhy isoo jawab nooh😰🙏🙏

  • @yacindaher9262
    @yacindaher9262 Рік тому

    Asc hn waxa ou ax n'a labakaga

  • @hooyomacaan8415
    @hooyomacaan8415 2 роки тому

    Abaayo adoo mahadasan haaraha iga caawi bal intiiina garayso wax lagu daaweyo

  • @shukrihassan7621
    @shukrihassan7621 Рік тому

    Abayo wajiga qalalan ma la marsankaraa

  • @hiboali1808
    @hiboali1808 2 роки тому

    Abayo anigu finan wan laha lkn hada way iga dhamadeen lkn wajigeyga manuurayo micnaha dhalal malaha keen kubilaba igula talin lahayd

  • @nimcociise4355
    @nimcociise4355 Рік тому

    Asc wllo casaan ka wajiga ma iga bi.inaaysa

  • @farxiyabashir1160
    @farxiyabashir1160 2 роки тому

    Abayo kulikood midkeeba gorme isticmaalaysa ileen way badanyiheen wxaana dhahday week hal mar marka sidee lo isticmaala

    • @namrahani-skin
      @namrahani-skin  2 роки тому

      Kuli muhiim mahan in a gadato kaa rabto hal ama labo. Sidiii lo isticmaalo na waan shegay qaali hal hal baan u sheegay

  • @umucadnaanumucadnaan3805
    @umucadnaanumucadnaan3805 2 роки тому +1

    100 100

  • @clownxiao.398
    @clownxiao.398 2 роки тому

    Abaayoy horta waku salamay facewash fiican igu caawi wajiga dulduleel aan ku leeyahay alaabtan waan tijaabinaa qurux

    • @nimcoaadan973
      @nimcoaadan973 Рік тому

      اَلسَلامُ عَلَيْكُم وَرَحْمَةُ اَللهِ وَبَرَكاتُهُ‎ wll maxad iskaga biisay dulduleelda anigay idhibeene

  • @shamsoali2085
    @shamsoali2085 2 роки тому

    Ariin dhiib badaan igu heyso waa wajiga ah aan raabaa in an waax kaa weydiyo ee inte kala soxeriraa abayo plz isosheg

  • @abshirabdiweli6039
    @abshirabdiweli6039 2 роки тому

    Abaayo xagaad kadalbato lacagteedu waa imisa meeshan joogo waa qaaliye mahadsanid

    • @namrahani-skin
      @namrahani-skin  2 роки тому +1

      Ani Sweden ayaan jogaaa Waa na raqiis abayo

  • @nimcohaype6173
    @nimcohaype6173 2 роки тому

    Abayo xagan ka helayana

  • @asia408
    @asia408 Рік тому

    Woll talefankag is

  • @nazriinahmed470
    @nazriinahmed470 2 роки тому +1

    Hppti cream ka moisture fican noso gali please 😢 🙏

  • @saabrinabdi6330
    @saabrinabdi6330 2 роки тому

    Intee laga heli kara abaayo

  • @salmaali8162
    @salmaali8162 Рік тому

    Finan iyo madmadowgis leba i dhibay aniga 😭😭😭

  • @anisaabdi4593
    @anisaabdi4593 2 роки тому

    Sunscreen wagija qalalan loisticmalo isosheg abayo

    • @namrahani-skin
      @namrahani-skin  2 роки тому +1

      Waaa so dhigay kol hore video yada hoose fiiri

  • @fartunamin5413
    @fartunamin5413 2 роки тому

    Waxa badan horta wa ka faidesaney qeer alah ku siyo lakiin xabiibti iskin kerka waa ku cusbahay wana ku warerey si goni mii cawin karta qaliyey nabaro aa mar walbo iga so baxa haran wey iga tagen salid ayuu leyahay wajigeyga

  • @arawellaali8352
    @arawellaali8352 2 роки тому

    Haydrolic acid iyo niavimatr iyo alpha arbtun malaysla isticmli kars

    • @namrahani-skin
      @namrahani-skin  2 роки тому

      Haa abaayo alpha iyo vitamin waa laisla isticmaali karaa

  • @bellaasmrchocolate5442
    @bellaasmrchocolate5442 2 роки тому

    Abyo midka tush tush ta originalka iyo fake sidee lagu garan karaa

  • @israaxmed6006
    @israaxmed6006 Рік тому

    Retinol qof aan 25 gaadhin ma marsan karaa

  • @munamuse77
    @munamuse77 Рік тому +2

    Skin care hada barado diyaano iyo doorno wa ka maar mesaa😊

    • @najahadam1025
      @najahadam1025 Рік тому

      Abyo karemada laysku cadeyo wn dayay marka meeqo malin ka dib baan bilabi kara odinary hada skin care ban samaysta

    • @munamuse77
      @munamuse77 Рік тому

      @@najahadam1025 anytime aa bilaabi karta lkn waa inaa u sabarta hore natiijo kama arkesid waqti ee qadanee 😊

    • @munamuse77
      @munamuse77 Рік тому

      @@najahadam1025 aniga xitaa daawo is cadees aa isticmali jiry Alhamdulilah hada ku dhawaad hal sano skincare aa isticmaalaa MashaAllh

    • @rahmaabdullahi7623
      @rahmaabdullahi7623 Рік тому

      ​@@munamuse77 abyo midabkii hore maku so noqon aniga joojiyy

    • @NajaxAdenn-uw1xi
      @NajaxAdenn-uw1xi Рік тому

      @@rahmaabdullahi7623 haa hdd usamirtay uguyaraan 2weeks ugu badnaana 1month wll

  • @Mama-je3es
    @Mama-je3es 2 роки тому

    Alpha arbutin kwrn😫🥵

  • @luulomar1467
    @luulomar1467 2 роки тому

    Vitimin c iyo ordinary ma isku isticmalikara abayo wajiga hoos igaga jira

    • @Na-OO-l2b
      @Na-OO-l2b 2 роки тому +1

      Abaayo Ordinary xagee laga helaa isheeg

    • @NajaxAdenn-uw1xi
      @NajaxAdenn-uw1xi Рік тому

      @@Na-OO-l2b Sephora wll iyo onlineka hdd yurub joogto wadnkii hdd jogtana aad ubahnthy anaa kuso dhibaya oo aadan yurub joogin wyo wxn garanaya baahida😢uu qofku uqabo wxn la xayaysinayo ee wcn aadna ka faideysid

  • @farhiacabdi2680
    @farhiacabdi2680 2 роки тому

    abayo indhaha hosdota madowga mida lo isticmalo xaged kadalbaty

  • @natashaabdihis2856
    @natashaabdihis2856 2 роки тому

    Harah waxa uficana isheeg wallo serum yad ordinary aha haro badan ayan leyahay anigu wajigaagu waa dry skin

    • @namrahani-skin
      @namrahani-skin  2 роки тому +2

      Waan so dhigay 3 video o haraha kusaabsan qaali fiirso video hoose

    • @barniabdi8415
      @barniabdi8415 Рік тому

      @@namrahani-skin sifiican looma arko swrada aad soodhigtay qaali

  • @saidahassan9845
    @saidahassan9845 2 роки тому +1

    Ordinary peelong solution ka nabraha ay bi'isa iyo salida eajiga way yarenesa anigay iga babi'isay
    Ordinary alpha arbutin ka aya ah kan madowga babi'iya nabaraha haraha ay reban ayu ufcnyahy haisku qaldin

    • @namrahani-skin
      @namrahani-skin  2 роки тому

      Ordinary peeling solution nabro kuguyaalo xitaa lama marsado. Peeling solution wxaa logutalagaly madmadowga ey nabraha rebeen iyo wajiga kala nooca. Alpha na wxaa logutala galay haaaraha iyo hyperpigmentation marka peeling solution adoo nabar leh hamarsan hadii wajiga kagubanaa

    • @saidahassan9845
      @saidahassan9845 2 роки тому

      @@namrahani-skin wan marsaday dhib makala kulmin gogle ban ka aqriya akhbarta alpha nabraha madowga ay reben bay ufcntahay peeling nabraha io salida wajiga u sitcmala

    • @namrahani-skin
      @namrahani-skin  2 роки тому

      Abaayo Mcn peeling nabar loguma talagalin marku kuguyaalo qaali. Nabar ka marku qalalo ayaalogutalagaly in la marsado. Peeeling ayaa ba magaceeda ladhaha o wajiga eyey kaqadaa madmadowga. Acid yaalka dhan na xitaa alpha na madmadowga iyo wajiga kala kalarka iyo haaraha aya logutalagaly. Madowga nambraha reeban xitaa wa hyperpigmentation. Marka fin cusub kuguyaalo hamarsan

  • @khadiijoxassangacal1717
    @khadiijoxassangacal1717 2 роки тому

    Abyo dhigror le yahay wax uron isheeg dawo kimo waku wareray

  • @sagalabdi1100
    @sagalabdi1100 2 роки тому

    Abyo caffeine solution 5% EGCG the ordinary maxaa ayadana loo isticmaalaaa please 🙏

    • @namrahani-skin
      @namrahani-skin  2 роки тому +1

      Indhaha hoostooda madowga

    • @sagalabdi1100
      @sagalabdi1100 2 роки тому

      Mahadsanid xbbti wlhi dhaqso ayay kusoo jwbee isma laheyn Allah ku xifdiyo

  • @ashaibrahim2655
    @ashaibrahim2655 2 роки тому

    In box me please

  • @udgoonudgoon5568
    @udgoonudgoon5568 2 роки тому

    Dadka creamka.marsado.neh mxy marsan Karan oo kuwan kamid ah abyo

  • @ayaanmohamed5844
    @ayaanmohamed5844 2 роки тому

    abyo xagnklaso

  • @jamila253
    @jamila253 2 роки тому

    The ordinary alaabteeda talaajada miyan galnayna waxan maqlay in retinol talaajada la dhigo ma saxbaa

    • @namrahani-skin
      @namrahani-skin  2 роки тому +1

      Maya abaayo talajo uma bahno lakin hadaa rabto waa gashan kartaaa

    • @jamila253
      @jamila253 2 роки тому

      @@namrahani-skin waa mahadsantahay abaayo 🥰

  • @ayaanmohamed5844
    @ayaanmohamed5844 2 роки тому

    lanbrkga isotura

  • @katrahassan9093
    @katrahassan9093 2 роки тому

    ❤️❤️❤️❤️